36BOS SORAN LAMIGA BALCAD IYO XAMAR ISKU XERO WANA DHUL JANIS AH ONA SARAN LAMIGA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 20

  • @fartundahir3802
    @fartundahir3802 20 днів тому +2

    Masha Allaah Waa dhulki Awowgey ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 20 днів тому +1

    Maasha Allah ❤❤❤

  • @musbaxdaofficial677
    @musbaxdaofficial677 8 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @shiinelucky9604
    @shiinelucky9604 20 днів тому +2

    Wan jclahey dhulka udhaxeyo balcad ilaa suqaxolaha lkn reer awoowyashey wlh gacana utagey

  • @shiinelucky9604
    @shiinelucky9604 20 днів тому +1

    Good job

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 20 днів тому +1

    Mahadsanid

  • @shiinelucky9604
    @shiinelucky9604 20 днів тому +1

    M.a

  • @AbdullahiRaageShardi
    @AbdullahiRaageShardi 20 днів тому

    500 calaa boos haleyga siiyo

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 20 днів тому

    Asc wrb ma dhinaca daarasalaam miyaa mase waa suuqa xoolaha

  • @AbdullahiRaageShardi
    @AbdullahiRaageShardi 20 днів тому

    2500 meeshaas majoogto sxb

  • @rocky4066
    @rocky4066 20 днів тому +1

    BEENTA AAD QOREYSID CINWAANKA KADAA LAAMIGA MASAARNO DHULKA.

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 20 днів тому

    Ma dhinaca daarasalaam mase dhinaca suuqa xoolaha

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 19 днів тому

    500 uu u qalmaa uma qalmo 2500 qaaliga ka badiseen

  • @raalliyo5952
    @raalliyo5952 20 днів тому

    Dhulkaan Hg aa uska leh😂

    • @fartuunmuhammud7469
      @fartuunmuhammud7469 20 днів тому

      Habar gidir miyaa leh?

    • @safim8984
      @safim8984 19 днів тому

      Intee ka yeelatay habargidir
      Dhageyso waxa owdhahaayo ninka

  • @Daqare666
    @Daqare666 19 днів тому +1

    Reer hiindooy wax lagama.gato lamana dhax dagi karo hadhoowee kula imaanaayaan unukaa leh iyo goofkii Rati weyn goofka magaca ma.laga.badali karo
    Booska anig maa gatay mise reer Rati weynaa leh

    • @boosteeyorooble5287
      @boosteeyorooble5287 15 днів тому

      Booska magacaaga ku qoro, balse deegaanka magaciisa lama badeli karo !!!
      Reer Ratiweyne-na way ku saxan yihiin inay diidaan in magaca laga badelo, shirkad ganacsi (Daarusalaam) magaceeda in deegaan loogu magacdaro waa khalad weyn 💯

    • @Daqare666
      @Daqare666 14 днів тому

      @boosteeyorooble5287
      Waxaa ku waydiinaa deegaanka Galmudug ee xamar ku dhaxyaal goofkaas dadkii lahaa maxay u diidi waayeen in laga badalo magacooda

  • @shiinelucky9604
    @shiinelucky9604 20 днів тому

    Sorry