Wareysiga Cali Cumar (Cali Balcad)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Wasiiru dowladda Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Cali Cumar Cali Balcad ayaa difaacay heshiiska iyo iskaashiga militari ee ka dhaxeeya Soomaaliya, iyo Masar, isagoo sheegay in Soomaaliya ay u madax banaan tahay dal walba oo danteeda ay ka aragto inay iskaashi la sameyso.
    Mar walba nagu xirnow
    🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe www.youtube.co...
    🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan: / voasomali
    🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: www.voasomali....
    🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook: / voasomali
    🟠 Ku xirnow barteena Instagram: / voasomali
    🟠 Nagala soco Twitter: / voasomali
    VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.
    Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

КОМЕНТАРІ • 15

  • @abuudeeq200
    @abuudeeq200 3 години тому +3

    Cali balcad ✌️

  • @GOLELYRICS
    @GOLELYRICS 2 години тому +1

    VOA 🔥

  • @DjMüllar
    @DjMüllar 2 години тому +1

    GUUL DOWLADA SOMALIA GOB IYO GOBANIMO CADOWKANE ALLAH JABIYO DUCADA AN BADINNO RAACAD DOWLADA SOMALI ISKA DHAAFA QABIILKA XUN CADOWKINA ISKA DIFAACA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 2 години тому +1

    Guul Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul Xisbiga kulmiye Guul Walaalahayo Federal Republic of Ethiopia 🇪🇹 ❤❤❤❤❤❤

    • @hasnanoordeman5828
      @hasnanoordeman5828 12 хвилин тому

      Amxar udaba daq ado ilahey somali ka digay ilaheyow somalinimo iyo islam nimo nagu dil

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 4 хвилини тому

    ❤❤❤somaliya hanolato midnimo qabyalad hadacdo mar walbo ey Somalia 🇸🇴 so kabato wa markasto cadawgeda badto itobiya marki ugu horesay an xurnimada qadanay 4sano kadib werar ayey so qaday wana ku jabtay waxey ka cabsata Somalia 🇸🇴 o awod yelato itobiya xaar ayey ku fadisa somaliya awodedi iyo midnimadedi wa so laban donta somali danteda wa fahmi donta itobiya haxaliso arimaha daxdeda hadi kaleh mamul gobaled itobiya aya citirafi donta somaliya sida amxarada iyo oromada iyo tikrega iyo somali galbed ogadeniya

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 2 години тому

    Dawlad iyo Radio guba waa fadhi ku dirir.

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 3 години тому

    👋 Weriye Cuud.

  • @CabdiqaniSiciid-p1l
    @CabdiqaniSiciid-p1l 2 години тому +1

    Ok

  • @yusufmohamud1237
    @yusufmohamud1237 3 години тому

    عجب

  • @CabdiqaniSiciid-p1l
    @CabdiqaniSiciid-p1l 2 години тому

    Asc

  • @dhaqandhowrsomaali8746
    @dhaqandhowrsomaali8746 Годину тому

    Waxa IGA su'aal ah; Howl iyo Shaqo. maxey ku kala duwan yihiin sida wasiirka ku bilaabay hadalkiisa

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 2 години тому

    Kkkk iska hadloow ina higare kkk qunsuliyad maaha ee waa Safaarad Buuxda Ethiopian Embassy in Hargeisa Republic of Somaliland 🇪🇹 iska daa in aad xidhee soo hadalqaadkaasi ayaa wax kaa raacayaan failed state somalia ha ku waalanina Jamhuuriyadda Barakeysan ee Somaliland Guul marwaliba Maasha Allah ❤

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 40 хвилин тому

    HUBKA GABOOBAY EE XASHIISHKA AH EE DAGAALKII MASAR IYO ISRAEL LAGU GALAY AAD MAGACA SOOMAALIA KU SOO DAWARSATEEN CIIDAN MUDAYSAN MA JIRO E QABIILKIINA "HAWIYE "AYAAD KU HUBAYSEEN E MAXAA PUNTLAND U DIIDAYA IS HUBAYN . SOOMAALIA MARBA QABIIL BAA DAWLAD SHEEGTA OO RABA IN UU INTA KALE U DAWLADEEYO.😅😅😅😅😅😅😅😅.

  • @yasinismail2733
    @yasinismail2733 3 години тому

    Hhhhh 😂😂😂😂 safaarada Ethiopia ee somaliland pawer afkaa ka dhawraysaan wariye been waxba laguma faa iido ee runta ka sheega wararkiina dhex dhexaadnimo ayaa war baahintu ku horu martaa wax la og yahay ayaa sidaas doontaan u dhigtaan shame on you VOA