"Raga Hogaanka iyo Siyaasada aan ka sugayno waxay u bateen Dameero"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 63

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 місяці тому +4

    Maasha Allah reer Boorame Illaahay ha idin xafido ISAAQ hadaan nahay waan gumawnay ee Illaahay no barya toloow waxa Kulmiye u shaqeeyaa waa sixran yahiin Yahuud baana sixirtay ee CULUMADU QURAAN ha ku akhriyaan dhamaan degaanada Somaaliland waa maalin Jimce ah imaqla walaalayaal Somaaliland iyo Somaaliba Illaahay ha xafido Aamiin

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 3 місяці тому +1

      Gun iyo wax bakhtiyeyba adaa ah Isaaq Gobta Somali oo dhan
      Gadabuursi waa Geed hadh leh
      Car garo waxaan uga jeedo Geed hadh leh hadaad in uun caqli leedahay

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 3 місяці тому +1

    Mashallah

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 3 місяці тому +1

    Bakh bakh bakh
    Beeenale
    Ingiriis aya kusheegay
    Macaaaaaaaaaaac

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 2 місяці тому

    WALLAAHI waa runtii kulmiye soo hadal qaadkiisaaba xaaraana

  • @salahjuma4313
    @salahjuma4313 3 місяці тому +2

    beelwaynta Samaroon oo dhan is badalka JSL waa ka kow waa Wadani waa Xisbiga Rajada iyo Badbaadinta Qaranka S/Land insha'allah waad u aayi doontaan . Alxamdulil'Aahi

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому +1

    Wadani baynu soosaaraynaa waynu badbaadinaynaa dalkeena iyo dadkeena.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому +1

    Samaroon Dad gobanimo iyo Dun xariira

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому

    Yes muuse dameer 1

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому +1

    Guulaysta

  • @MohameddekNouh
    @MohameddekNouh 3 місяці тому

    Waa tashi wanaagsan hadaad kaga dhabaynhaysaan codkiinu wax ha idiin gooyo

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 місяці тому

    Codkiina sista isbalka wuxu xambaarsan noloshii shacabka iiyo wadanka ee mustaqbalkeena

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 3 місяці тому +1

    Dalku wuxuu u baahan yahay badbaado, dadkuna waxay u baahan yihiin isbedel

  • @mop01-r4f
    @mop01-r4f 3 місяці тому +1

    Ku saliya nabiga ❤

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k 3 місяці тому +1

    Hhhhh dameeer

  • @rocky4066
    @rocky4066 3 місяці тому

    Waa in layska qabtaa wixii waddanka duminaaya oo halis gelinaayo guuleeysta

  • @shukriali5770
    @shukriali5770 3 місяці тому

    Muse ha noollaado beenaalayaal waddani waa isaaq waan ojollahanahy ha noollaado

    • @ahmedismail4241
      @ahmedismail4241 3 місяці тому

      Isaaq nimadu diin maha ee wadanka dad aya inalalee isaaq nimo mel laguma garo walalo

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 3 місяці тому

    Abgaal Nin saaxibul caqliya

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 3 місяці тому +1

    Xilibaanada kaadi la boodka ah, e golaha wakiilada Somaliland waa kuwo iimaanki ka tegey oo uu daasad ka noqday, waxa cadowgu 3 bilood 100 doolat iyaga oo qaata bishi 4 kun oo dooral, waxaa la ma acaan ,100 doolar.yashuuu yaahuu yaahuu yaahuu

  • @aminamohamed5568
    @aminamohamed5568 3 місяці тому

    Allaa kariim

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 місяці тому

    Rag waxaa uliita ciil kama kore wayse noqotay qaranimadeenii isbel waa inaynu keenaa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 місяці тому

    Xisbiga waddani waa ka gobsan yahay Xisbiga kulmiye caayda reeraha caado ka dhigay

  • @moyusaf7435
    @moyusaf7435 3 місяці тому

    Gobanimo asalkii reer somaliland dheh

  • @KhaalidBaade
    @KhaalidBaade 3 місяці тому

    Mida kale inad riyotto inad seexata Ka horle

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 3 місяці тому +1

    Aslcaleykum beenaale beenaale beenta jooji xamar tegi meyno dooran mayno wadani muuuuqadisho taga soomaaliland ha noolaato guuleysta guul.iyo.gobanimo ilaahow cadawga umada Reer Soomaaliland cadawgeena jebi alaah maa aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Hunguri gii wadani yaahuu yaahuu yaahuu .

  • @mohamudbarre3448
    @mohamudbarre3448 3 місяці тому

    Wadh wadh. Wasiir sidaas lagu helimaayo

  • @alielml8735
    @alielml8735 3 місяці тому

    Rag warkiisa. Cadaystaybuu warankiisu. Wax mudaa
    Haloo midoobo
    In kulmiye gobolkan. Laga baafiyo

  • @Subxaaaaanalaaah
    @Subxaaaaanalaaah 3 місяці тому

    No more cabasho qaran majiree waa qaaxo low niiicniiclay samaroon😊Awdal isteeed soodhaweeya

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому

    Eraygani waa dhaxalgal,marka xukuumadii dalka waxay bartay waxa kadsran waxay baday waxakasiidaran waxay soowado waa inla islaayo oo qalalaase dhaco.

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 3 місяці тому

    Fanaankii Maxamed cismaan MAXABE OO NIN OSAY AH AHAA SOO WADA SHAQAYNAY MAANTA WAXA SOO KICIAY MA YARA

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 3 місяці тому

    Waa dameero kale

  • @khadraibrahim7968
    @khadraibrahim7968 3 місяці тому

    Kuwa da a sacda Muuse iska cesha❤

  • @taherjamac228
    @taherjamac228 3 місяці тому

    Codbay ka sheekaynayaa waar laba dameer isma dhaamaan ee tashada

    • @AliGuelleh-t8g
      @AliGuelleh-t8g 3 місяці тому

      War reer kan ma walanyahy war ma Isaac's Ayaan weligod u talinaya! Ax jibril.yonis waa xayawaan!

  • @dacar2345
    @dacar2345 3 місяці тому

    Gaajo dumar kkkkk afar afar dumar ah guursada

  • @mahdihayaanMohamoud
    @mahdihayaanMohamoud 3 місяці тому +1

    Mᴀᴀɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀᴀʜ ɢᴜᴜʟ xɪsʙɪɢᴀ ᴡᴀᴅᴀɴɪ ɪɪɴsʜᴀ ᴀʟʟᴀᴀʜ

  • @rashaail4191
    @rashaail4191 3 місяці тому

    Alamaxaa ftaaf fawashu shaqeeya dalka buuxa walee kaba shaagle baa n daahin iyo qurjiile qaawsne waxa laka bixi jhuwanyee marka. Ictiaafku yimaado af qadhmuune oo dhami wuu dhimayaaa huwan huwan dhashay alee wadani oo huwanka buuxdo ma daahiro

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 3 місяці тому

    Adeer cabasho waxba tari mayso wlhi land waalagu kala baxaya waxooga suga horgaladan waxba badali maayaan

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 3 місяці тому

    Hoyada wadi was

  • @CabdisalanmuhumedJibrir
    @CabdisalanmuhumedJibrir Місяць тому

    Good waa kaa hadalka loo baa hanyahy ninqoyanbiyo
    Iskamadhowro samaroonow amba noqda ridii markaloo bahdo la iibgaysa nayay inigoo xiniinyaha niliqabtay ayaad
    idinkuna xilbad sugaysaan war ragnoqdo doqon ta iskadhiciya magac samaroon baad disheen masamirtan Málaha mise gajad kabaqay saan walaahi
    Gadabursow hadad talabo qadiwaydan misharsilacad
    qadatane
    intanabada misharka ku ilashanay say borama nabada jogimay san inigaa
    Niligabilay qudhisyahy bakhtigad
    Cuntaane naabadu mee

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 3 місяці тому +1

    Dameer waligaa baad dameer xaarle ahayd afka ka xaara waa lagu ogyahay

  • @MahamedAwcabdi
    @MahamedAwcabdi 3 місяці тому

    Aaway cisbiga aad dooransysaa sawta sl duntay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 3 місяці тому

    Xaaraan cunayaashii oo is urursaday

    • @sultanc.kariim9366
      @sultanc.kariim9366 3 місяці тому

      Xayawan baad tahee odayasha nooga aamus muse waanu nacnay huuno hanagu qabsbin awadal cod uyaalaana majirto lkn waanu soo dhawaynaynaa maalintuu gobalka yimaado

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 3 місяці тому

    Wadani somaliya ayuu idinku dari
    Nabiga ku saliya Samorooneey

  • @flipofiqey
    @flipofiqey 3 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 3 місяці тому

    War tuuguu eega

  • @khadraibrahim7968
    @khadraibrahim7968 3 місяці тому

    Yaan lainaga helin ku ridid

  • @khadraibrahim7968
    @khadraibrahim7968 3 місяці тому

    Kuwa da a sacda Muuse iska cesha

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Kuwani waysmahadiyen

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому

    Ilbaxnimo waa taa kuwo Garoowe ka qayliya oo yidhaa Awdal ha is xorayso sidii laascaanood ,cida la gumaystay ee somaliland joogta ma dhoobo daareedii intoo la karbaashay oo dhishiike dabada loo qabtay ilaa badhan la eryaday bay moodayaan halkan waa lawada leeyahay cod iyo doorasho ayaana lagu kala adkaadaa Awdalna maaha laascaanood oo dawladii siyaad bare ka luntay oo raadinaysa

  • @flipofiqey
    @flipofiqey 3 місяці тому

    REER awdaal waa goob weeye walaahy ee sorry hadan nahay isaaq waxba nahaysta....
    Sidabu nahay baryaahan anagaba dawakhsan Oo yaaban
    EE hanasugiina walalayaal
    Taashada IDIINKU Oo anakana
    Na badbadiya wanu wareersanahay waalee😂😂😂😂😂

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 місяці тому

    Waar isaaqa wax yar mooye waa wa waasheen qayaalad cunfi baa ku dhacay muusena waa sii rogey waxa ku waasheen cadaw

  • @KassimAre
    @KassimAre 3 місяці тому

    Waax iska celiya walahi jibuti ayaad qoxoti kunoqonasiin

  • @hassanmohammed4015
    @hassanmohammed4015 3 місяці тому

    Isaga sobaxaye miyaydindhiman mise waydindhuuman

  • @KhaalidBaade
    @KhaalidBaade 3 місяці тому

    Afdhaqmuune hooyada Aniga iga badbadi bal ay ay dhalay ana weliga dusha Ka saaran

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 3 місяці тому

    Waar gudabuusi sayidkii baa idin sheegay waa wada ooyaeen wax dilayana ma arkeynin buu yiri sayidkii markaa baroota joojiya tashada waa Kala qubantihiin

  • @anabhassan8361
    @anabhassan8361 3 місяці тому

    Hadalkiinu wuu batay hadaad wax doonaysaan siyaadad lakaalaya oo walaalihina isaaq idinka oo an qaylin wax laqabsada oo qaranka gargaara qabyaalada joojiya

  • @YasinMohamed-jn4by
    @YasinMohamed-jn4by 3 місяці тому

    Meenaale