Deg Deg Reer Caabud waaq oo Qaniimaystay Hub Ethiopia Galmudug keentay Taariikh culus

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 сер 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 38

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 Місяць тому +7

    Hanbalyo tolkay Mr geesi yaasha ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +3

    waaw mareexaan maanta illaahay baa u hiiliyay waa dad waligood dawlad ahaa waa wada sirdoon waxba madhaafayaan guulaaysta tolkay mr hubka inoo haya

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Місяць тому

      Wey eedi doonaan oo reer cabaad weyne iyagoo cabaadayo ayaan idin arki doonaa

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc Місяць тому +2

    Waar hubkan waxaa iska leh habar shaydaan oo aan dhiiga mareexaan, leelkase, iyo cumarmaxamuud, kadhargin,subxaanallaah ,wallee sirmaqabe saab ayaa biyo u celiya,guuul Guuul iyo gobonimo reer cabudwaaq, aamiin aamiin yaarabi idinleeyahay feejignaada waligiin!❤❤❤

  • @user-qj7rj8be7n
    @user-qj7rj8be7n Місяць тому +3

    Rer caabudwaaq guul

  • @hibo7569
    @hibo7569 Місяць тому +5

    Bravo bravo bravo bravo 🇸🇴 ♥️ 🇸🇴 ♥️ 👊👊👊👊🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @farhiyahassan3648
    @farhiyahassan3648 Місяць тому +2

    Xaq baa soo if baxay alxamdullilh⭐️🇸🇴🇸🇴🇸🇴⭐️

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 Місяць тому +2

    axsan caabud waaq
    شكرا

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 Місяць тому +4

    Great news. Thank you for sharing us this story

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +2

    Waa guul shacabkaas ay gaareen .

  • @AbdiWaahid-b8d
    @AbdiWaahid-b8d Місяць тому +1

    Waa xalaal waxa ka imaaday ithopia reer cabudwaq guul iyo gobonimo ayaa idin lyhy wax ithopia laga keenay maxey naga soo jireyn

  • @khadiijasaid1516
    @khadiijasaid1516 Місяць тому +1

    سبحان الله وبحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماتك

  • @user-yn1kt6uh9v
    @user-yn1kt6uh9v Місяць тому +1

    Maanashallah guuleyasat waligiin reer cabudawaaq guul iyo gobanimo Soomaaliya dadka difaaci Karo waa mareexaan .
    Hubakaas waxa loo Soo Gatay shacab masakiin ah h/gidir waxa ay wadaan waa dalkeena in uu shisheeye gacanata u galiyaan ( Nisa waa nijaaso)

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Місяць тому +3

    Waa xaq SAA ayagaa lagu laun lahaaye

  • @fadumomohamud2077
    @fadumomohamud2077 Місяць тому +2

    Guul gobanimo reer cabudwaaq galmudag guuuul

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Місяць тому +2

    Alla maxad caqil tahay reercabudwaq waa wadenigiin waruntaa runbadna shegtay

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +2

    Xasan ilaahabaa ka shifay.

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Місяць тому +3

    Hubkaan xasan gurguurte iyo ma had hilible ayaa soo iibsadey

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 Місяць тому +1

    Ilaahay baa ukeenay

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 Місяць тому +2

    Hubkaasi dadka ugu amaan Sanaa ayaa gacanta kudhigtay

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Місяць тому +1

    Wcs walalkey allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh

  • @zakinice59hakim
    @zakinice59hakim Місяць тому +2

    Rer cabudwaaq cabsi cabsi

  • @MuhiyadiinOsman
    @MuhiyadiinOsman Місяць тому +3

    Xasan lacg ayuu urursanayà dalna waxba kama oga

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 Місяць тому

  • @cumargeeddi8013
    @cumargeeddi8013 Місяць тому +3

    Dadkii hubkan wadey meeyey iyo darawaladii baabuurta iyagaa og meesha uu ka yimid iyo meesha loo wadeye

  • @user-eu5cu8kx7r
    @user-eu5cu8kx7r Місяць тому +3

    MAREXANOW GUUL IYO GOBONIMO
    HUBKAS ADINKA LAIDIN SOO IIBSADY WAA GUUL HADII AAD GACANTA KUDHIGTEEN GACANTINA YAAN LAGABOXININ

  • @labatanjirowibrahim8367
    @labatanjirowibrahim8367 Місяць тому +1

    Adigu ma aaminsaneed in warka Gurguurte oo ah itoobiya isdegaalan nahay run yahay

  • @SHUAIB-AHMET
    @SHUAIB-AHMET Місяць тому +2

    Tolow yaa loo sitay hubkan 🤔🤔🤔🤔

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 Місяць тому

    Away ayaga keensadeen hadii aysankeensanin dowlada hakuwareejiso

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому +2

    Niisa hubkeeda diyaarad ayaa qaada kan waxaa loo wadey qabiil

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j Місяць тому +3

    Dadkii lagu weerari lahaa ayaa qabsoday

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Місяць тому +2

    waa been itoobiya iyo xasan munaafaq dagaal kamadhixeeyo adeer tuugaan isagaa hubkaan lahaa daarood baana lagu laayn lahaa illaahay baana fashiliyay alxamduillaah illaahay baa mahadaa iskaleh

  • @nucmannucman-wc6ji
    @nucmannucman-wc6ji Місяць тому

    Mas lax miya ninkan

  • @mahadociise25
    @mahadociise25 Місяць тому

    Armay ayaga keensadeen hadii Ayman keensanin dowlada meeykuwareejiyaan jooji beenta suuqa ah

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Місяць тому +1

    Warya xidigaha tube hooyada was kala tag umada beenta waradka was warya xidigaha tube hubka jabuti waxa so dhibay ismail omar geel islantis xasan gorgurde marxun xamza ba lo so dhibay dagal bay ka dhacey hayada nisa oo hogaminayo xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantis sanbolshe qoor qoor mahad argixisada damajid dhar baxo kul ba ku dhacday metykodi dhawacodi hayada nisa lamiga ayu buxa jab xogan ba garay argixisadi damajid oo hogaminayo xasan gorgurde marxun xamza ismail omar geel islantis qoor qoor mahad sanbolshe

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 Місяць тому