Waxaan soo Tahriibay 2016kii Waxaan kala kulmay dhibaato Fara badan haddii maanta la i yiraahdo Lacag intaa doonto qaado oo tahriib ma Qaadan lahayn oo waan arkay nolosha tahriibka✊
soo dhameystir wll aniga waan bixi rabaa muqalasna mahaysto Nairobi ayan jooga i really need your help ninka uu sheegayo ee muqalaska u ah tolow muu nagu xiro aniga iyo wallkey baa bexeyna bisha soo socota abowe please na caawiya we really need guidence
Ani mar dhaw baxaya insha allah
I'm in Brazil soogaliya Part 4 & 5 thnxs
Brazil maa jogtaa sxb
Zxbkey mahadsanid. Barnamijkan waa barnamij wayn oo qiimo leh. Waxan rajaynayaa inad noosoo dayn doonto Qaybaha kale ee haray. Mahadsanid.
Waraysigganba weriyaha ma fiicna ee la waraystaha ayaa fiican
Waa nasiib aduun inaan Addis Ababa ilaa Houston TX dhib la'aan Ku imid allhamdulillah
Idinkana khibrad iyo adayga Allah ha idinku dhigo iyo Wax aad ka bogsateen
Halkeen kala soo xidhiidha wll
Walal muqaal waqti badan soconayo sogali mahadsanid
Fadlan wllo barnaamij yada noocaanookle ah soo badi,
Please we need part 4 quickly thank you
Barnaamijka waa mid xiiso badan soo badi oo qeybaha xiga noogu soo dar adoo mahadsan
Aad iyo aad u mahadsan tihiin inta kale waa rajeynaa in aad soo dhameystirtasn
This is crazy Walaahi
Yaqee sobadi nio aadbanu uguxidhanahaye
Iyaaaaah , wiil iyo gabar.generstions khatraaay jah wareerkaan xuu yahay.iyaaah
Soo badi sxb daqiiqadaha
Soodhamaystira sheekada intaanan tahriibin
Nabadoonkana igusoxira
Waxaan soo Tahriibay 2016kii
Waxaan kala kulmay dhibaato
Fara badan haddii maanta la i yiraahdo Lacag intaa doonto qaado oo tahriib ma Qaadan lahayn oo waan arkay nolosha tahriibka✊
Anigaa hada somarayo brazil aya usosocdaa todobaadkan wallahi
@@amirmohamedabdi6687 ILAAHEY ha kugu guuleeyo bro hadafkaaga koley dhibka nin ragga baad u tahay ee rabi tala saaro
@@amirmohamedabdi6687 Lanbarkaaga ama fBgaaga ii sheeg walaal. Anna waan socdaa.
@@amirmohamedabdi6687 mabaxday
Plz part4 soo daa waanagu kala jadhay
Mahadsanid waxan suuganba waa parta 4
Xamar wadajir.
Barnaamijkan dhiirigalin miyaa mise wacyigalin 😳koley ani masoo bixi karo tahriib cabsi cabsi wye 🥺😄
Wakhtiga uu sheegayo wiilkani waxaan filaya inay tahay 2016 meelaha lkn hada way furanthy zhpkay oo aan isku guri deganahay 2bil ka hor wuu galay ana bisha sagalad ban rajaynaya insha alh nin walba nasiib kiisu qaadaya
Lanbarkaaga iisheeg wll.
Waa sidaas Lipaax Allah noo fududeeyo Aniguna hdaan baxaya inshallah
@@ahmedsaid8622 aamin sxb qli
@@baylood.germany inaan isku mar baxaynaa laga yaabaa zxp
@@ahmedsaid8622 gormaa baxaysa wllo meel lagala xariiro pls
Sayid suni waa walaalkay
Full Soo giliyaa mise naga dhaaf
soo dhameystir wll aniga waan bixi rabaa muqalasna mahaysto Nairobi ayan jooga i really need your help ninka uu sheegayo ee muqalaska u ah tolow muu nagu xiro aniga iyo wallkey baa bexeyna bisha soo socota abowe please na caawiya we really need guidence
Vise maa hesheen
Sxp anigaba kenya joogaa ila soo xiriir isku waqti baan nahaye Emailkaaga iii soo dir
@@saabiriinabdullaahi2430 abayo xager kala soo xariiraa
ApYo ilazo xirir kakuna joga ane wa iz rceynaye
@@saabiriinabdullaahi2430 adoogbar mabaxaayo pls emailkaada ireeb
Wiilkan waan ka caloolxumaday allow Somali u sahal
OMG it's sensitive story please part 4 to________Z quickly 🙏🙏🙏🙏🙏
Number mukhalasiinta mid kamida noosheega
War soo wada daaya intaa qiimeyneyno cajiska nagadayeee
sxp aad umhdsnthy lkn part4 so dadaji pls🙏 hore usocona waan ku leyhy
Channelka aad 3 usbuuc ka maqan tihiin naga dhaafa plz
Prt 4 iyo qeybaha kale noo so geliyo musalsalka kii fahad yasin cml weye e 🤣
Wlhi Ben mashegin
Aniga so maraya wadada weak so socata so baxayaa i.n
Nio Ecuador pa joga Ilaso xirir
Ilahay kacabso mabaxaysaa
@@abshirmohamett wallo pleas e-mail isheeg
Waan kacajisnay sidaad ulasoo daahday xisahaan uheenay ayaa yaraaday waxaan waqti usamee
Wll inankan ciwankisa isi adigo mahadsan
Midnimo Tv Idinkoo Mahadsan Yarkaan Soo Tahriipay Waa igu Xirtaan In Uu I caawiyo ugu Baahanahayee
Sxp anigaba hadan Raba inan wadada somaro please an isla so xidhidhno
@@amirmohamedabdi6687 intee lagala so xariraa ugaas
@@ayanlemoha4414 asc
Toos usoo daaya deee
Waxay musalsal cml nola dhaqmeysane😢
Plz part 4 so bobsii daqi qadaha nh so bobsii
Isnha allah 2023 ayaan wadadaas mari rabaa, hadii aad diyaar tahay aan is raacnee ila soo xariir
Shp anaa socdo
Ina keen sxb sare
Intee joogtaa bro?
@@hajifarhan2229 Nairobi
Intee kaala soo xariira marka isku meel ayaan joognaaye.
5👋
Qaybihii hore xge ka heli karaa
ua-cam.com/video/YVDZ0rMPOs0/v-deo.html
Cajib
Sayidsuni aderkay weyee 2015-2016 dadkii ba ahaa
Adigo mahadsan warbixinta so dhamaystiran sbabato ah dad bdn ba ubahan inay wax ka ogadaan
Abti qeyba dhan isku soo dar dar ee soo gali part 4 immediately
Part 4 do first
Sxb wacane maxaad kuqosli baaquli boy waaye sxb. War niyooo ileeen jabkan ayaa soo martay.
oo waxaan aad musalsal ka dhigteen maxeey tahay markaa yaab.
part 4 laso dhaqsada
❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️❄️
Part4 nogu so dhaqso
Wariyaha Caadi Maaahan waa nin Degan
Part 4 plz
Sxpow wxaan oo gab gabka usoo daynasyso waamaxay shekadi Fahad yasin kwadaaye
Nio bro qaybta sadexaad noo soo dir
Musalsal kadhigte, qaybta xigta goormee soodayni? aan tvga kadaawadee
Sxb ana sosocda wadadaa kiso jiraa ila America insha Allah Qashka hada wan fahmay il isii fuurtee majirto
Sxp halkee iskala so xidhidhna anigaba todobadkan ayan sobaxaya
@@amirmohamedabdi6687 Anna waan baxayaa lanbarkaaga isii wll.
Soobadiya qaybihiisa kale
Part 4
Soo wada fasax ama dhereey video bro
Sxp qeybta 4aad so geli
Inaan baxaan rabaaye somaliayy mxaa igula talin lahydeeb
Zhp tahrip ama wa raxese ama tadaY noqe maka badana
Aniga ayaa tahriibay wll koleey kugu lama taliyeen sababtoo ah
Waa xaalad nolol iyo geeri u dhaxaysa
Saan ulasocday kkk
Edit garaynta miyaa idinku adag intaas maxaa ula daahaysaan qaybaha xiga 4,5.
Nooso dedeji qaybta 4aad ama halmar noso wada dhig
War ninyow sheekadda ha nagu kala go’eyn soo wadda qeybaha kale oo dhiman.
Soo daa intii kale na Bowe.
Waar haaye saxiib waxan si macno leh usoo daaya ama naga daaya waxa ama wakhtiga yar kordhiya
Muqalaska nambarkiisa iso dir kkkkk
Walhi waa sheeko heeso leh
War you have to look for old man
Waar hadaad sharci heshay ninkii in sharfay raadi oo soo salaan una mahad celi
Report maa iidin ka gubina naaga daaay thee ciyarta maxa tahay bila baada iska maqantihinee😲
Part4😭
Part4 kudhamestit
Group latin america ah baan sameeyay
Soo dalbada
Xagee kasoo dalbadaa
Xagee wllo
This tahriib is totally nonsense.