Asc wll waxaan raba ina aan yutube channel furto waxaan haysta Samsung 2025 form two ahay markaa waxaan jeclahay in aan routine,safaradayda fasaxyada aan u baxo nolosha miyi wax badan raba in aan soo gudbiyo waana baqaya wllo markaa maxaad talo igu siinaysa wllo 20225 in aan yutube furto raba cerigaabo jooga ❤😢
Waad ku mahadsan tihiin daawashadiina
Ha Hilmaamina SUBSCRIBE & LIKE
Thnx Legend meel fiican ka gaaray👍
Hore u soco ayaan ku leeyahay bro. ✊
Edo horu soco
Thanks zhp ❤
Horey usooco
Good JOB
❤❤
Sxp sid loo sameeyo video dhiskiribshan
Markaad video-ga soo dhigayso waad arkaysaa wll, title-ka ayuu ka hooseeyaa
Sxil infinix note 40X ma ku bilaani kara
Wali ma tijaabin, lkn waxay ila tahay in cameradiisu ay fiican tahay, waa ok waad ku bilaabi kartaa bro
Asc wll waxaan raba ina aan yutube channel furto waxaan haysta Samsung 2025 form two ahay markaa waxaan jeclahay in aan routine,safaradayda fasaxyada aan u baxo nolosha miyi wax badan raba in aan soo gudbiyo waana baqaya wllo markaa maxaad talo igu siinaysa wllo 20225 in aan yutube furto raba cerigaabo jooga ❤😢
Waa si fiican wll, instagram igalasoo xidhiidh wll ⬇️
instagram.com/mr.dayib
Wll plz UA-cam ayan ahay meel aan kaalasoo xidhiidgo isheeg wll
instagram igala soo xidhiidh wll ⬇️
instagram.com/mr.dayib
Adbad umahdsanthy wll
Nh youtubar baan ahy ila soo xiriir dan ka le yahay pro thanks
instagram igala soo xidhiidh bro ⬇️
instagram.com/mr.dayib
Mr dayib zxb reer burao miyaad tahy. School miyaad dhigata
Waan qalin jebiyay wll, ciyaal school miyaan u eekaaday 😂
@MrDayib haa sax waad qalin jabisay miyaa
Youtabe muuqal loo duuba baqayaa cuput wax ka fahmi waya youtube jecelahy mglada dhex muqaal ka duubysa qarash baxyna so hadal😢
Sxb maka qadeysaa waa adiga waqtibadan galinayee youtubka
Wali may karin qadadu wll LOL
Shp waxan kaa rabaa sida loo samaysto sabnyl muuqaal an saaro iyo waxa ugu wacan ee an ku samyn karo
Appka “Canva” Ayaad ku samayn kartaa wll xitaa CapCut waad ku samayn kartaa