CHALLENGE CUSUB PIZZA CUNOW TEAM CAPTAN BAARA 😂😂..........

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 301

  • @ibraahimizack1270
    @ibraahimizack1270 2 роки тому +19

    Kusaliya xapiipkeena muxamad scw The best person ever the most knowledge able and The most shine all created prophet muxamad ❤️🕋

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 2 роки тому +72

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤ﷺ❤
    like sara❤💓🤲

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 2 роки тому +25

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 2 роки тому +112

    Hadaa u jeedo magaca Nabigeena Muhammad ❤️ﷺ❤️
    like saar 🥺❤️🤲☝️🕋

    • @faraxmedia9755
      @faraxmedia9755 2 роки тому +1

      Asad hagio ii share garee sxb. Waa new UA-camr

    • @lataliyeshow2588
      @lataliyeshow2588 2 роки тому

      waa kubaryaa 100 dollar isii asadow nabi muhamad dartiis yaa walaal hooyadaa mcn iyo aabaha mcn dartiis 100 dollar kaliya wll waa codsi

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 роки тому +39

    Hadaa u jeedo magac Nabigena Muhammad ❤ﷺﷺ❤ like saar 🥺❤🤲🕋

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 2 роки тому +14

    Wllhi baaba jey iyo kabtan baara waa laba isfahansan waanigu heesta Wllhi keep going 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @Goat_zaki
    @Goat_zaki 2 роки тому +14

    MUUJI JECELKA AAD U QABTO NABIGEENA MOHAMED KUSALI
    صلى اللة علية وسلم
    Scw scw scw scw scw scw💔💯

  • @mohamedapdulleahmed3868
    @mohamedapdulleahmed3868 2 роки тому +16

    Kabtan baraa Mel uusan ku jirin ma nuureyso kulaha marabi😂😂 Ciyarta raggu lahaa baa Yimi babajey

  • @somaliboy708
    @somaliboy708 2 роки тому +6

    Baara iyo Baabajey Waa isku Jeclahy Wlhi Qosol miiran Waayeh😅😅😅🥰🥰

  • @HamzaAhmed-ej2et
    @HamzaAhmed-ej2et 2 роки тому +14

    Keep going brothers love from Uk 🇬🇧🙏🏾 funny show 😂😂😂

  • @cabqariarchitectofficial8041
    @cabqariarchitectofficial8041 2 роки тому +17

    Captan baara very funny 😄 😆 🤣 waan kuwataa bro. Big fun. Challengan cml soo badi.

  • @ayaanlemaxamed2084
    @ayaanlemaxamed2084 2 роки тому +17

    الشخص اللقي هو الأكثر قدرة على المعرفة والأكثر تألقًا جميعًا من خلق النبي محمد صلى الله عليه وسلم❤💯

  • @burhaangeedi8655
    @burhaangeedi8655 2 роки тому +15

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 cabtan waa funny waan fuuuray wllhi kilyaha ixanuunay

  • @Isma_lp
    @Isma_lp 2 роки тому +12

    Ma garanayo qofka akhrin dona farintan
    Laakiin waxaan alle🤲🏻 wax kaga baryaa inuu ku siiyo farxad ku ilowsiisa qaraarka maalmaha🌿💎

  • @mascutt_10
    @mascutt_10 2 роки тому +7

    Captan You make me feel laughing
    Saa noga farxisid rabi hakaga farxiyo

  • @LEO-xi9rk
    @LEO-xi9rk 2 роки тому +14

    CAPTAN babajey iigu salam 😢❤

  • @saabanstudio9016
    @saabanstudio9016 2 роки тому +1

    Ad ayan uuu qoslay wahihi markad is heshaan adi iyo babaje wa fanii

  • @ahmatmohamat4214
    @ahmatmohamat4214 2 роки тому +8

    ninkà mursal ladhaho isla wayni ayuu ku jiraa ee kaptan usheeg inuu ilaahy ugu necebyhy dadka isla weyn🙏🙏🙏

  • @mohzan-dekh
    @mohzan-dekh 2 роки тому +4

    Alla captankaaa wax wakle waye 😀😀😀

  • @osman_hajji27
    @osman_hajji27 2 роки тому +4

    Kaptankeyga wlhi habeen kasta chalangigan ayaa halkaan kaso raadiyaa wax kale nooso badiya adiga iyo teamkaga One love🙏🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 2 роки тому +11

    Keeps goings my brothers captan baraah and babajey and MURSAL go forwards another's levels challenges 200k coming soon insha allah 💯💪💖💖

  • @realapdalla1419
    @realapdalla1419 2 роки тому +10

    Amazing lets go guys 200k coming soon❤️🔥

  • @randrarandra9345
    @randrarandra9345 2 роки тому +4

    😆😆😆😆qadafi iyo captan baara marwalbo uwac

  • @dybala1000
    @dybala1000 2 роки тому +3

    Bara waan ku wataa lpx

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 2 роки тому +1

    Wlhi BLLHI BESTI. SHACTIROOLE WYE KABTAN PAARA 😅😅😅😅😅😅😅

  • @faraxmedia9755
    @faraxmedia9755 2 роки тому +23

    Haddad u jeedo magaca Nabigena Mohammed scw love isaar. Subscribe iisaar respect 🙏🙏🙏🙏

    • @B_R114
      @B_R114 2 роки тому

      Scwcwscw

  • @ahmednormohamed5284
    @ahmednormohamed5284 2 роки тому +4

    Captain baara Babajey meel naga saaar nio

  • @wll___mamiza4834
    @wll___mamiza4834 2 роки тому +2

    Baba jey dhip badanaa labadiiba halmar Buu israaciyay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdiwaxidshekhcumar7547
    @abdiwaxidshekhcumar7547 2 роки тому +1

    Kabtan baraa marku is xanaajinayo yaana run loo maleyn barnamishka ayuu ku maceyaaa

  • @ccasiisxasancabdi9544
    @ccasiisxasancabdi9544 2 роки тому +3

    Sxip...Timir kasoo.dhig tookadaaan😅😅😅😅

  • @mryamhussain5087
    @mryamhussain5087 2 роки тому +13

    Ma keep going captan big fun kuu ahy ❤️

  • @gureycadeoffacial2578
    @gureycadeoffacial2578 2 роки тому +3

    Cunugaan yoo imaan kulhaaa ar captain baraa😂😂😂😅😅

  • @yaphidmohamed2910
    @yaphidmohamed2910 2 роки тому +9

    13:55 qolada nadaafada maa nasoo dhax gashay @kaptan abaraa 😂😂😂😂😂

  • @abashassan3514
    @abashassan3514 2 роки тому +2

    Baaba iyo baara big legends qosolk iga dhameysen challnge xarfaha ino balamiya shabalaza.ababala iyo idirisk

  • @xasansalaad831
    @xasansalaad831 2 роки тому +6

    🤣🤣🤣🤣🤣muhiimada cunitaan ka ma ahan ee funny ga

  • @dr_atikaibrahim4199
    @dr_atikaibrahim4199 2 роки тому +4

    Captan Baara 200k inshallah guul ku rajenaya🤘🏻♥️♥️♥️♥️

  • @ideliro2058
    @ideliro2058 2 роки тому +3

    Mursal mxu wiilka moha la dhaho u yasaa wuu la hdla isboojen plyo qnjo weyn

  • @adamabdihassan641
    @adamabdihassan641 2 роки тому

    Video qosolkiisa wato waye hhhhhh Captain Baara horay u soco sxb

  • @maryanjaabiri2947
    @maryanjaabiri2947 2 роки тому +5

    Kii ugu horeeyay

  • @ayanjacfar749
    @ayanjacfar749 2 роки тому +4

    wllhi waaa furay🤣🤣🤣 i can’t wait for tomorrow night inshaAllah💜🫶

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 2 роки тому +3

    Anigaaa ugu horeeyo caawa

  • @farhiyahussien5198
    @farhiyahussien5198 2 роки тому +1

    Hhhhh wlhi kaptan baara funny waye

  • @naajicade4700
    @naajicade4700 2 роки тому +1

    captan manoli wa furay wlhi --wahamnsanaya kulha🤣🤣🤣🤣

  • @munnaali7108
    @munnaali7108 2 роки тому +3

    Hhhhhhh challenge aad uqosol badan waye kan 😂😂😂

  • @raliaabdikontoma9783
    @raliaabdikontoma9783 2 роки тому +1

    MashaaAllah keep gion my brother captain bara

  • @cadka_lyrics
    @cadka_lyrics 2 роки тому +1

    Keep going legend please 🤣🤣🤣

  • @munahashi6261
    @munahashi6261 2 роки тому +4

    Ani maa ugu horeeya 🎉

  • @abdifitahahmed3243
    @abdifitahahmed3243 2 роки тому

    Adbaan ugu faraxsanahay chanalka inu sare uqadmay asxabta intan & inkabadan view badiya

  • @naimafarah3728
    @naimafarah3728 2 роки тому

    Malagaaa qabanaaaa kulahaaa
    Ar kuwaaanaaa ummad ma tuhiin wlhi
    😁😁🤣😂

  • @maryamaibrahim8024
    @maryamaibrahim8024 2 роки тому +5

    Lagarde respect man

  • @najuupea567
    @najuupea567 2 роки тому +1

    wiilka kle hal xibo xitaa ma cunin😳

  • @doolchannel4135
    @doolchannel4135 2 роки тому +2

    Baaba iyo baara baryahan iyaga iska leh social media

  • @kalsoonisiinaftaada5192
    @kalsoonisiinaftaada5192 2 роки тому

    Maasha allaah maanka waxoo aad iyo aad ugu ekyahay baaquli boy dhana natashaa allaah haku xifdiyo abti

  • @abdiabshir217
    @abdiabshir217 2 роки тому +6

    Captan bara😂🔥✌

  • @faadumoxasan798
    @faadumoxasan798 2 роки тому +1

    Kkskkkk alla cawa qosol ikuma harin

  • @c.raxmaanyare5247
    @c.raxmaanyare5247 2 роки тому +1

    Paapa waxat samesaa lasdiga calosha sokat gadip dhagax iyo warqa iyo maqas ku dheyla

  • @khalidcabdi5733
    @khalidcabdi5733 2 роки тому +4

    200k coming soon 🤩🤩

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 роки тому +3

    Funny 😂😂Captaino Baara😂

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 2 роки тому

    Kabtan baara waaa kuwataa wllhi waad iga qoslisaa

  • @kikiidoyoulove484
    @kikiidoyoulove484 2 роки тому +3

    Baara wax kalaa tahay😂🤣😂🤣😂🤣👏👏

  • @abdifatahsiisi334
    @abdifatahsiisi334 2 роки тому +6

    captan waxan sugnaba waa part 6 horey usoco barnamij fcn aya kentey😂

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 2 роки тому +2

    Cunuga yariiiska baaquli boy muuu la dhashay aaad ayay isugu egyihiiin.

  • @NoorBehrozz
    @NoorBehrozz 2 роки тому

    Wlhi m.a hbeen kasto anoo qoslin ma seexdo captain keep going bro

  • @beelofowzi3803
    @beelofowzi3803 2 роки тому

    Alla noso badiya kabtan bara iyo baba jeey

  • @hamdiomaer9153
    @hamdiomaer9153 2 роки тому +1

    Ciyaar ka xaraapeesan waligey ma daawan kaptan hapeen danpe Marshaale kusoo dar ishlaH😇🥰🇸🇴

  • @B_R114
    @B_R114 2 роки тому

    waa idiinsaarnay madamaad naga codsateen Akhiyaareey

  • @Julio-ce1yh
    @Julio-ce1yh 2 роки тому +2

    Captain Qosola iku dishe wlhi Hurda I Qapate kulaha afka wuxu kusii xadooya😂😂😂😂😂

  • @omarA1
    @omarA1 2 роки тому

    Baaba jeey io captain baara the true comedian 🤣🤣🤣

  • @maahirmatankajcylka6432
    @maahirmatankajcylka6432 2 роки тому

    Captain baara gabdho caag tuur ka dhig bajiyo iyo leeflow u keen

  • @khalettmed6986
    @khalettmed6986 2 роки тому +3

    siham tahliil ❤ilove u

  • @allyhaji1902
    @allyhaji1902 2 роки тому +1

    kabtan hhhh cunuga dhuuntu biyo kuwata kulahaa waxlee ugu dhex furmooyo shuruuuruq

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 2 роки тому +1

    Baaba jeey. Wabara tay guuul

  • @mousamooge8228
    @mousamooge8228 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkk kabtan bara introwga miyuu ka xishoooda horta

  • @nuurhusein2736
    @nuurhusein2736 2 роки тому

    Captan baara isdaji dheeftaadu wey kusogari doontaahe insha Allah

  • @burhaanboyofficial
    @burhaanboyofficial 2 роки тому +3

    Captan baara guul 200k

  • @salmaantaliye8418
    @salmaantaliye8418 2 роки тому

    Bara Wan ku salamay waxan rajeyna Malin un in an kula kulmo waxan ku ahay qof an jeclahay o an tagero hor mar wacan

  • @zizosomaligamer2991
    @zizosomaligamer2991 2 роки тому +3

    Iam first keep going 😂❤

  • @AbshirgggAbshir
    @AbshirgggAbshir 2 роки тому

    Cunuga qadaaf meshaan yaa keenay kkkk aabahiisa yaa yaqaano

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 2 роки тому

    War fananki da yara ee rapka away kkkk legend kas funny waye kuso dara

  • @Saaaboooyy12
    @Saaaboooyy12 Рік тому

    Kabtan baara iyo baaba jey qosol ay iga dhamaysay

  • @somalia641
    @somalia641 2 роки тому

    Hadaad ujeedo magac nabiga moxamed sallahu callayhi wasalim like saar

  • @naimoalisiyad1527
    @naimoalisiyad1527 2 роки тому

    Wallahi sanuqoslayay kal iyo laab sofni kabtan cadi matihit sobadiya Hhhhh

  • @badribaari101
    @badribaari101 2 роки тому

    Best challenge an pizza🍕 qosol iguma harin wlle

  • @calikeeyeew5436
    @calikeeyeew5436 2 роки тому

    Wlhi kaptan waad iga qosul siisay Wlhi aniga iska morogsan

  • @sahradaahirsahradaahir6581
    @sahradaahirsahradaahir6581 2 роки тому

    Baba.iyo captan. Qolsol aan lafuury😁😁😁

  • @mumtasmumtas2446
    @mumtasmumtas2446 2 роки тому

    We love captain baara.
    Wlhi it's funny baaara...
    Walalky ..
    Go ahead....

  • @clsalaanaxmed8809
    @clsalaanaxmed8809 2 роки тому

    Captan para iyo baabajey salan sare lkn kayari uu Ladahaya bahasha wixi danbe la socda ✊

  • @halimasacdiya5480
    @halimasacdiya5480 2 роки тому

    kkkkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 kabtanka qosol & amakaak aya igu disheen yaq

  • @anisoabdi9854
    @anisoabdi9854 2 роки тому

    Waryaa captan baara cunuga guul guulka kada waa ilmayar hadii kale showgada dibdambe uma dawanyaayo

  • @nasteexakaneeco6224
    @nasteexakaneeco6224 2 роки тому

    Pizza daaan run miyaa 😂😂
    Taag taage waye iyada dhan 🤣😂

  • @mireyare8895
    @mireyare8895 2 роки тому

    Baraa wlhi funy waye waa idinku hestaa bb baraa baba

  • @abrahamyare1702
    @abrahamyare1702 2 роки тому +1

    Kabtan Baara Fanny waye wlhi Nosoo Badi walalka

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 2 роки тому

    Wacaleykum salam 🥰

  • @salaxkadiil6319
    @salaxkadiil6319 2 роки тому +2

    Hhh cawa inta wara ku dhacey

  • @abdirizakqoslaaye6415
    @abdirizakqoslaaye6415 2 роки тому +3

    PLZ ASXABEY KABTAN BAARA MAALMAHAAN WAA update chalange yo qosol miiran ah ayuu la yimid PLZ 200 k iyo 300k wax uu u Qalmo ma ahan PLZ ugu yaraan 5000 K Gaarsiiya
    Kabtan BAARA Keep going 😂😀 qniga wax ku qoslaa ::: Nin lacagta saliida dhiipay cml u cunoyaa bee iyo Adiga Run run u cunoysa😂😂😀a my pro pin ku qabo PLZ mar walpo comment Ka dhiiptaa walina ma arag

  • @jinizaaye7161
    @jinizaaye7161 2 роки тому +1

    Kabtan cwy qsol igu dishy baaraa hbyn wlba sero ku rjynaa sdaa nooga qosliso

  • @mohaofficial7449
    @mohaofficial7449 2 роки тому

    Wlahu qosolka aduunka waaye challengigkan 🤣🤣🤣

  • @yussufalihussein346
    @yussufalihussein346 2 роки тому

    Ar baaba iyo baara qosolkaa iga dhamayseen wllhi 😂😁

  • @bashirabdirahman5161
    @bashirabdirahman5161 2 роки тому +1

    6:55 dalaq 😂😂😂

  • @faadumomaxamed8292
    @faadumomaxamed8292 2 роки тому

    Wallaahi funny waaye