Waxaan hubaa in hadii dadka wax fahansan ay soo galaan baraha bulshada aan wax badan fahmi doono Hadaan nahay dhalinta aan dawlada ku dhax jirin Hadana mar xalada wadanka la yaaban
Agaasime Waxaan Rapaa inaan Kula Wadaago information ku saabsan hey,adda oo Hdda ku soo mororty Qaasatan mahad salaad markii laga qaaday oo sanbaloolshe loo magacaabay Waxaana naga maqan Xaquuq 7 bilood ah waana Qeybta Xuuraan ka ah ee ila soo xeriir
Maraykanka oo aan deganayn wadanka marka xarumo yer laga reebo sidee ugu xog ogaal badin karaa dadkii deganaa wadankaas ? bal suashan jawabteeda hala igu caawiyo wllo thanks all.
Thx, sida aad update nooga Dhigtid, specially the young generations😊
Qeybta xigta kusoo xiji
Sidee loo dhisi karaa sirdoon aan hub wadan oo bulashada nuucwalbo ey tahy kamid ah sida jaamaaacadaha ,macalinta,schoolda,dugsiyada,haweenka dukaanleyda,ciyaal banooniga,culimada, isgarsinta ,suuqleyda vanacasatada ah, goormeese qaadan kartaa hey adaas in lagu dhiso
Musalsalka kaliya ee taxanaha aan lasocdo xalqad ima dhafto masha allaah hore usoco ustaad❤❤
❤❤❤ agaasime la soo dhaqsahaay barnaamijyada❤
Mahadsanid Agaasime
Expert c/salaan guuleed
Thanks agaasime
Xogta Qaranka yaa kuu fasaxay Inaad Soo bandhigtid? Mas'uul matihid haddii aad Xogta Qaran bixineysiid?
Waxaan hubaa in hadii dadka wax fahansan ay soo galaan baraha bulshada aan wax badan fahmi doono
Hadaan nahay dhalinta aan dawlada ku dhax jirin
Hadana mar xalada wadanka la yaaban
Marka Dowladda hadda dalka maamulsho waa mid hogaamiye kooxeed hiilsanaayo Itoobiya ayaa dhisay. Maana ogeyn taas. Allow na Amaanso.
Asalamu calaykum ku bilow masuul 😢
Maraykanka taa xaq usiiyay in uu muwaadin soomaliyed wadankiisa ku dhex dhagaysto
Xataa sirdoonka wadamada kale de ku dhex jooga kamaad hadal
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ustaad waxaa uqalantaa talyaha nisa in laguu magcaawo
xagee kaala soo xidhiidhi karaa mudane ?
Agaasime Waxaan Rapaa inaan Kula Wadaago information ku saabsan hey,adda oo Hdda ku soo mororty Qaasatan mahad salaad markii laga qaaday oo sanbaloolshe loo magacaabay Waxaana naga maqan Xaquuq 7 bilood ah waana Qeybta Xuuraan ka ah ee ila soo xeriir
Maraykanka oo aan deganayn wadanka marka xarumo yer laga reebo sidee ugu xog ogaal badin karaa dadkii deganaa wadankaas ? bal suashan jawabteeda hala igu caawiyo wllo thanks all.
Adduunka kama jirto sirdoon hubsan, magaca sirdoon waa wax ( qarsoon) hadii hub loo dhiibo waa in magac kale loo bixiyaa.
Downloads noofur wll
Mahadsanid:
Waa maxay sababta soomaaliya inteeda kale wali uga howlgalin nisa
maamulada kale mid walba haydad sirdoon u gaar sameestay
Mhdsanid masul
Ar wuxu doqonsanaa! Dhulka hawiyuhu kulaha keliya ayey kashaqaysaa!
War sugbo, xiliga maxaakiimta dowlad iyaga baa ahaayeen intee san ethiopia iyo dabo-daliifyadeeda. Maxaakiimta Gadaal shooda dalku dowlad ma laheyn. Hogaamiye kooxeed yo ayaa isgu haystey.
Nacalad baatahay ninkii shacabka somaliyeed laayay baad leedahay waxuu la dagaalamyay haraadigii maxaakiinmta😊😮
mudane wan ku sugayna ino so boobsi qeyba ha hakle mahad snid🙏
qabiir waa kusalaamay runtii waxaa tahy aqoon yahan kufii..sirdoonka
Yaa adiga kuu fasaxay inaad ka hadasho arimao sirdooon
Jaahil aan waxba garaneyn ayaad
Tahay, nss sirteeda lama bixiyo.
Mahadsanid agaasime.