Abwaan Gamadiid: Gabayga Allahayow Na Guulee

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • Waa gabay hal-abuurku tiriyay 2011. Xaaladda Soomaalida qaarkood ayuu kaga hadlayaa.

КОМЕНТАРІ • 32

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 роки тому +4

    Abwaan Cabdiwaxid waa gobo gobi dhashay waa geesi Somali asal ah my favourit abwaan masha Allah Allah daayo

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +3

    Hibada eebe ayaa bixiya guul waarta ifka aakhirana janooyinka wacan ☪️🙏🇸🇴

  • @ibrahimali827
    @ibrahimali827 5 років тому +3

    Hadal waa la kala goyn ogyahay waana shay garahe, guulawaa la kala tuuguli ogyahay waan gun dhabayaaye❤❤❤

  • @freshair2224
    @freshair2224 5 років тому +3

    Mansha allah waxaan hubaa inaad halyey tahay balse soomaali baa ku ciishaye Allah garab hakusiiyo

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 5 років тому +3

    Alle ha noo xiftiyo markasta meelkasta abwaan gamaadiid aamiin ya Allaah

  • @SataarXasan-tt6zb
    @SataarXasan-tt6zb Рік тому

    Abwan Alha ku xifdiyo

  • @cabdifataax4206
    @cabdifataax4206 6 місяців тому

    Gabaygu waa hibo wayn oo ilaahay bixiyo

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 років тому +9

    Gob baa tahay garasha dheer,
    Midhah geedkaadkaad ka guratid
    Lebiga geedaha u dheer
    Guudkiisaad laacaysaa
    Guruxa dhaafsiinaysaa
    Gun waxa soomaali baday
    Geddaa ay tahay ka dhigay
    Iyadays kala gaabisoo
    Gonduhun bay eegaysaa!
    Garaadkii baa ka lumay!
    Godkeeday gacan ku qodan
    Iilkay is wada geynaysaaa

  • @mohamudaliabi5890
    @mohamudaliabi5890 4 роки тому +2

    Maanshaa alaah ilaahow noodaa abwaankayare wadanigaa

  • @mohagurdanshe2304
    @mohagurdanshe2304 6 років тому +1

    Abwaan ABDI WAAAHID GAMADIID SXP ALLAHA KUDAAYO horta codkiisa waan ku xaareystaa mar illahay heyla kulmiyo

    • @user-ew5xq4cx8j
      @user-ew5xq4cx8j 4 роки тому

      Allahayow naguulee guulaysto adiguna taariikhda ku qoridoontee waa loo awood sheegay

  • @cabdimaaliksiciid6806
    @cabdimaaliksiciid6806 4 роки тому +2

    Guulayso gama diid

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 5 років тому +3

    Asalaamu Calaykum Walaal aamin yaa Rabi all Somali unity in shaa Allah and all Muslims❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤

  • @mohamedmnur4670
    @mohamedmnur4670 3 роки тому

    ALLAAH HAKUGU XAFIDO ADDUUN IYO AAKHIRABA HALYEEY MUDAN TIXGELIN

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 5 років тому +3

    waa sifiican

  • @kheyrjecel58
    @kheyrjecel58 7 років тому +4

    Cabdi waaxid ilaahayow xifdi adun aakharaba amin

  • @bashiirali05
    @bashiirali05 6 років тому +8

    Ninkan ha la taageero si uu gabayo badan nooga tago waayo waa nin dihin gabayna ka buuxo

    • @isxaaqmaxamed854
      @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +1

      Bashir A Ahmed Nin eebe wato miyuu bini aadan uu baahda adeer?

    • @yasminaden1330
      @yasminaden1330 3 роки тому

      @@isxaaqmaxamed854 m.mm
      Hmmm
      Mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmlm.mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmlmmmmmmmmmk

  • @muunacabdilahi4534
    @muunacabdilahi4534 5 років тому +1

    alle hayna guuleeyo dhamanteen Aaamiin aamiinnnnnnnn

  • @c.raxmanmuuse3361
    @c.raxmanmuuse3361 6 років тому +2

    Maansha,Allaah ilaahay ha ku dhowro walaale

  • @rahmasalim5457
    @rahmasalim5457 5 років тому +4

    Masha Allah caadi maha caagil iyo qurux Allow barakee waa wadani. Allaha ha xafido aamin yaa Rabi ❤🇸🇴❤

  • @somkhayrmedia3251
    @somkhayrmedia3251 3 роки тому

    Gabaygan wax baa kasi ah abwan ku qaar aan gudnyn io waa xagee buu shegshegyaa caydu xasha

  • @canabmusse1866
    @canabmusse1866 5 років тому +3

    Aamiin aamiin aamiin ya Allaah

  • @LEON-nv8ux
    @LEON-nv8ux 2 роки тому

    👍👌❣💖❤❤❤👍

  • @samiirabintudaahir5954
    @samiirabintudaahir5954 5 років тому +1

    aamiin yaa rabi

  • @kapalasportmedia2591
    @kapalasportmedia2591 4 роки тому +1

    Waaaw

  • @saidahmed7784
    @saidahmed7784 5 років тому +2

    Qaaraan gudnaynba hello ,guuf ku raadsadaye
    😂😂😂

  • @user-mc2gs3ze2r
    @user-mc2gs3ze2r 6 років тому +2

    mashalah