DEG DEG MD FARMAJO OO U JAWABAY MD XASAN SHIIKH. IYO GURIGII HOOYOYINAKA OO RAYSUL WASRIHI QABSADAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 96

  • @Aminodhyman
    @Aminodhyman 2 дні тому +12

    Farmaajo mansha Allah ilaahey ha noo soo celiyo markale insha Allah gul somalia ❤🤲🤲👍👍👍

  • @deeqoibrahim3495
    @deeqoibrahim3495 2 дні тому +4

    Waa la fahmi waayay madaxweyne farmaajo I feel sorry for farmaajo

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 2 дні тому +8

    Viiiiiiiii madxweyne farmjo Masha allhhh allxmduliilh allxmduliilh ❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoAden-j3v
    @SacdiyoAden-j3v 2 дні тому +7

    Mashallah tabarakallah Faraamjo waa nin rageed🦁🦁🦁👑👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🩸🙌

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 2 дні тому +6

    Masha Allah farmaajo we love you 🤲☝️🦁🇸🇴🌎🤲☝️👑🌹💎💯👈🫶♥️🫶♥️

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 2 дні тому +2

    ❤❤❤❤ Masha Allah madaxene farmaajo Allah xifdiyo ❤❤

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому +3

    Fromaajo guul iyo gobanimo❤❤❤❤

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 2 дні тому +3

    Xabibul malayiin
    Qofkii naceeb waa qof didaan qatanimo iyo midnimada somaliyeed kuqustaa suriyaa
    Ilahay hano xafido farmajo markalee yaa rabiii❤❤

  • @jasminaden4772
    @jasminaden4772 2 дні тому +7

    Faramajo filada ka soo bax maxaa ka danbeyay😢

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 дні тому +1

    Wadani aamin ah mw Farmaajo 2026 for villa Somalia inch Allah 🇸🇴❤️🫡

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 дні тому +2

    Xigmad Masha allah Waa wuxuu sheegay walee

  • @abdilahiosmanosman6869
    @abdilahiosmanosman6869 2 дні тому +3

    Yes formajo

  • @Umo580
    @Umo580 2 дні тому +3

    FARMAAJO WALA BAY XABAALIHI WALAQUFAY MATADII HOOYO OOYEESA 😭😭😭😭

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 2 дні тому +5

    Xabibul malaayiin madaxweyne farmaajo Aadban u taagera wlhi wax ii galo ma lahan is ka daaye in is ku qabiil nahaye farmaaajo wa ninka kaliya Aan ka arkay Amanada Qaranka umada soomaaliyeed nin xifdiya Amaan ah tuug Aan aheyn sida Xassan maafiyo farmaajo wa ninka kaliya wadani ah soomaali nimada jacel qab soomaali nimo leh Aan shisheye u niikin nin oo u sujuudin oo leef leefin siyada Xassan maafiyo Alle ha ino so celiyo madaxweyne Xabibul malaayiin Farmaajo Insha Allah

  • @awooweabdullah522
    @awooweabdullah522 2 дні тому +3

    baarlamaan lagatay oo aan allah kabaqayn ayaa xasan doortay.waa musiibo kuhabsatay dalka iyo dadka.war soomaaliyeey allah barya in uu nagadulqaado xasan sheekh iyo damuljadiid.

  • @najma649
    @najma649 День тому

    Allow soo celi mar kale xabiibi malayiin Allow ku xafid farmaajo❤❤❤❤❤

  • @فتحيةعبدالقادر-ض9ح

    Maashaa allaah walaal waxaan ku xasuusinaayaa maxaa ku jira calamadaha aaqir samaanka waxay aheyd dadka waxay rumaynaayaan beenlowga runlawgana way beeninaayaan

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому +2

    SOOMALIYEEY DE HÀDAYDUN GUBIN GURYAHA TUUGTA GADANAYSA DHULKA LAYDIN KA BARAKICIYEY‼️ BANAAN BAXA OO DIFAACA HOOYOOYINKA DULMIGA LAGULA KACAY😢

  • @MohaCumar-o6f
    @MohaCumar-o6f 2 дні тому +1

    Man sha alah

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 2 дні тому

      ALLAAHU. AKBAR.. FALILAAHI
      ❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳

  • @allawaynninkiiaaminaaawoodleh.

    That's True, xasan Burbiriye iyo Farmaajo oo ah Badbaado qaran.
    Simple is that.

  • @mohamedmuse925
    @mohamedmuse925 2 дні тому

    Fadlan qosolka ka daa

  • @Mahmeedahmed-b5z
    @Mahmeedahmed-b5z 2 дні тому +1

    XASAN TUUG WADNKA KAGBTA ALLHI KMABAQO WADNKI BAHDLEY 😮😮

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 2 дні тому

    Hey Xanze marxuum
    U dhis xafiisyo kale wasaaradaad sheegaysid

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. День тому

    1:13 Waa Doowlad yaableh.
    Danbi dhacay, Baa loo digayaa, Birri na, Danbigii Baa dhici, Ama Mid ka Daray.
    Marka Shacabku waa 2bo.
    1. Xinle Qabiil iyo .
    2. Qalbi caruur.

  • @yuridanhaaji1101
    @yuridanhaaji1101 День тому

    GURIGA,,HOYOYIN,MAXAA,RISIL,WASARAHA,,FARAHA,UGALIYEY,,MUU,WASHEY

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Ilaahoow qoomka xaraashka nagaqabo iyo kuwa boobka wada qaranka nagaqabo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому +1

    XAMSE TUUG ALE KU DULIYEE😡. WAAKUWEE XAFIISYADA DAWLADU SHEEGANAYSO ⁉️

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому +1

    XASAN IYO XAMSE MANOO SHEEGI KARAAN WAXAY KU TAAGEEREEN HAWEENKA DALKA ⁉️ WAR AY TARAAN BAAD SHEEGIYE, WAA KUWAA DIBA U TUURAYA BANAANKA😢. WAR MOORYAANTAAN HAGAX HA LAGU GARAACO.

  • @aniisam7521
    @aniisam7521 2 дні тому

    Inqilaaba xasasn

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Ganacsatooy kafeejignaanta hawada beentaa ee xasan shiiq dhilka danta guud uu inkagagadanayo waalagaasoocelaa insha alaah

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 2 дні тому

    waar hoyoyinka xaaqooda siiyaa

  • @abdilahiosmanosman6869
    @abdilahiosmanosman6869 2 дні тому

    Adiga Iga raliya wll

  • @aniisam7521
    @aniisam7521 2 дні тому

    Hzla inqilaabo dawladanv

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Tolaaahiyeey xasan shiiq iyo xamse lugadheere aloow nagaqabo

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 День тому

    Astaqfurullah dheh dadka xanunka qabilka ku dhacay dheh ama qaba

  • @abdilahiosmanosman6869
    @abdilahiosmanosman6869 2 дні тому

    Adiga ayaa kamida kuwaa aadsheegayso

  • @HalimaCumar-kk9cw
    @HalimaCumar-kk9cw 2 дні тому

    Mac sokor caleen shaah

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 2 дні тому +1

    Kolay anigo kasoo jeeda ssc ma jecli farmaajo wayo sabab daraaded no comments for dhulbahante marku dhahay oo cadowga ii so raaci donaa guul dalxoreye

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Waxaan dooranay badbaado qaran marabno burburin qaran

  • @hirediriye2521
    @hirediriye2521 2 дні тому

    Liberal minded leader

  • @shaaficicali-x1i
    @shaaficicali-x1i 2 дні тому

    Farmaajo waxa kaliyah ee neceb siyasiyiinta xolodonka ah kuwaso oow udiiday iney xadaan hantida qaranka somaliyed qof walbo oo somali ah ayaa hantidaas waxku leh waa ninka kaliyeh ee dowladii dhexe kadib madaxweyne lagu tilmaamikaro waayo shacabka somaliyed ayuu wuxu tasay amaano iyo hantida qaran inuu ilaaliye uga yahay farmaajo shacabka somaliyed manecbee waxa neceb dowladaha shisheeye ee uu dalkan ka yureynayay insha allah 2025 ilaa 2050 ilaahow farmaajo waa rajada shacabkan dhibateysan eebow inoo soceli shacabkeygana waxan leyahay dalkan cadaw ayaa heysto nucuu doonaba ha ahaade aan iska dhicino

  • @bby6
    @bby6 2 дні тому

    Adunkan waligay ma arag Hassan qabuure faagte qof ka doqonsan o kalita o ka caqli xun lakin waxa yab ah kuwa wali ugu yera Hassan dalxoreye nefkan adun iyo akhiro an garaneyn

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 2 дні тому

    faramajo wuxu shegayeey weey sobaxdaay hadalxigmadaysaan faramajo ugu imoow madax weynayasha yaan qabiil laagu doraan cidii wadanka wax u tareeysa badeeni xitaa xsaan bixii faramajo gacmahaa shisheeye ayuu nibcaa

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. День тому

    11:47. Maxaa dhiman kulahaa.
    Itobiya News Waxaa laga dhahay.
    Awoow-Yadeen, Wax eey Nagala Dardaar meen, Baanu Maata Fulinay. Oo Noo hirgalay. Badd iyo Dhul Aanu Xalaal u leenahay.
    🤔 Waxa noo dhiman Garan maayo. 1sano Kadib, Hadeey San Kenya Wax qaadan, Ama Dal Ajanabi ah. .
    God baanu ku dhacnay. Inta uu Dhulka noojiro, Iyo Darbiyada, Mada Goosiga leh. Baanu Sugeeynaa. Lakiin Gudkii Madoowaa Waa lagu Riday Somaliya.

  • @fardusa411
    @fardusa411 2 дні тому

    Xildhibaanadii ayaa inkaar ku dhacday oo Burburis qaran noodooray

  • @RodaJama-g1i
    @RodaJama-g1i 2 дні тому

    Xaga xoolaha dad badan mo oga deegaamada Daarood oo xoola dhaqasha kudambaysa Xassan xaraasha waa mid cunaqabateen ah dadkuna kuma baraarugsana balsi feecan u iftiini!!!

  • @MohamedHirsi__999
    @MohamedHirsi__999 2 дні тому

    Beentaa maaha brother

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 2 дні тому

    faramajo maxa last celiyaa wixii u cidaan dhisaay xasan shikh aya burburiyeey wax qabadku waasi badaan lahaa hadii faramajo ladayn laahaa

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Qayaanoole xasan shiiq waxad kufaanee madaxdii kaahoreysay ayaa kashaqeysay siiba farmajo iyo xasan Cali qeyre

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 День тому

    Hadu si fiican u shaqayn laha oo dalka iyo dadka kala fogaday isu keni laha manta legacy bu ka tagi laha lakin nasib darro dal boob iyo dadki oo kala tagay ayu ka shaqayay

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому

    GURIGA HOOYOO YINKA MA XASAN AYAX BAA ISKA LEH ? SOW MAAHA HALKA GURI EE DUMARKA SOOMAALIYEED EE DHIBAN KU BADBAADAAN ?

  • @abdifatahsarhan7108
    @abdifatahsarhan7108 2 дні тому

    Farmajo iyo xassan weey u muqaatay barlamankii wax doranaayey in aysan isku dhaweyn oo nin nah u yahay dhise nin nah u yahay dumiye maantay tagaan tahay wixi u farmajo ka digaayey kaxaxaabiya somaliyey idinka dhibka idinku dhacaaya doortay ee u adjeeysta dhabanaanada idinku socoota waa billahi towfiiq asc wr wb

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. День тому

    8:34 Iyo Anigoon cafin.
    Aduunka RABIYOOW, Nooga soo saar baan dhahay. .Dhaxal na uga dhig camal🤔.

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 2 дні тому

    HADALKAN XAMSE WAA HADAL DOQON CADOW IYO NACAS.!!!

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 2 дні тому

    Mama Patuulo Xamsa dhahool waxna kama bixin kartaane ogow wax aad ka bixin kartid walee Diaspora waynu imaaneyna ❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌❌

  • @naimamohamud8871
    @naimamohamud8871 2 дні тому +1

    Cimraanow dacaayada madaxda iska dhaaf waa iga waano dhaxdhaxaad noqo una duceey dadka iyo dowlada

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 дні тому

    Hawiye waxa u dawlad u rabin wa satan o kale maxa laga raba Majerten iyo Puntland xaq e u layahin in e ka goan reer Damero Hawiye Haiti Moryan

  • @KhadarDahir-mm7xc
    @KhadarDahir-mm7xc 2 дні тому

    Tug hamza

  • @AmalGlk
    @AmalGlk День тому

    Sxp waxaad kahadlayso qaybo badan ayaa sax ah
    Lakin cidna ha gaalaysiin
    Adna yaan dambi wayn kaaraacin

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 дні тому

    Xamse marxuun hooyo ma dhalin miyaa asaga

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Guul iyo gobonimo hooyadii nadhashay naladhalatay noo dhaxday dawladnimada ku dhisan tahay oo ayaka la aantood eysan dawladiba dhismeen in maanta layiraahdo inaan Jiif no ayan kaxishoonay

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 2 дні тому

    Xasan Munaafaq Waxaa Ka Yaabay Waxa Uusan U Xusin Madaxweynihii & Dawladii Ka Horeeysay Oo Ka Soo Shaqeeyeen Waxa Uu Sheeganaayo Xasan Nunaafaq Oo Libinta Kaligiis Isa Siinaayo In Uusan Xusin Xasan Munaafaq Asaga Oo Iska Dhigaayo In Uu Asaga Ka Soo Shaqeeyey Beginning To End!! Laakiin Sida Looga Sharaf & Dhaqan Wanaagsan Yahay Xasan Munaafaq Madaxweyne Mohamed Abdulahi Farmaajo!! Marka Uu Sheegaayey Wax Wanaagsan Oo La Qabtay Waxa Uu Ku Xusaa Oo Uu Libintiisa Ku Siiya In Uu Xasan Munaafaq Soo Bilaabay!! Laakiin Xasan Munaafaq Wax Uusan Ka Soo Shaqeeyn Oo Libinteeda Lahayn Ayuu Isa Siiyaa??? Tii Dayn Cafinta Tii Looga Saaraayey Cunaqabadeeynta Somalia 🇸🇴 Saarnayd & Tii Hada Oo Ahayd In Somalia 🇸🇴 Ay Xubin Ka Noqoto Oo Kake Heshay Security Council !! Ka & In Ummada Soomaliyeed Oo Uu Sameeynaayey Identification Card ( Card Aqoonsiga) Oo In La Dhameeystiro Ahayd Identification Card Loo Sameeynaayey Ummada Soomaliyeed!! Intaas Oo Dhan ba Waxa Ka Soo Shaqeeyey Oo Lubintaas Xoogeeda Lahaa Oo Only In La Dhameeystiro Kaliyah U Baahnaa Oo Legacy Gaas Uu Leeyahay Xafidu Allah Mohamed Abdulahi Farmaajo & Dawladiisii Nabad & Nolol !! / Aleyleh Soomali Maryooleey Waxa Ay Heleen Mid Cunaha Haysta Oo Dhul & Dad ba Meel Walba Xaalifuyey !! Waxeey Heleen Xasan Munaafaq Oo Kale Oo Aan Lagu Arag Wax Naxariis & Jixinjix Uu Ahaayo Ummada Soomaliyeed Aysan Jirin ?? Xasan Munaafaq Allah Ka Qabto Wadanka Madaxweyne Han & Qab Sooomalinimo Leh Ma Ahanee Ha Calfan Waxa Aad Ummada Soomaliyeed Ka Dhacaysid Idiiin Ilaahay!!!!

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 дні тому

    Naa mohamed siyaad bare ayaa kusiiyaye kuma siin munaafaqa aad ledahay waa nasiiyey ee batuulo qabyaalada iyo cayda jooji

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 дні тому

    Bur burin qaran waaba la joogaa walee

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 дні тому

    Wasaarada uu sheegaayo meedey Wasaarada gurigeedii kacaanka uga tegey

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 День тому

    Wa cale asaga la so adkasana

  • @shamsocilmi6952
    @shamsocilmi6952 2 дні тому

    Adiga umad dhaxal aa uga tagtay nin dhaxaltooyadi walidkood dhaxaki ey uga tagen ayuu cunay cunaha gala qabto

  • @muussagal2719
    @muussagal2719 День тому

    Lakaha waad codfiicantahay 😂

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 дні тому

    Dal xoreeye= dal bur buriye

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 дні тому

    😂😂😂FARMAJO WAA MAREEXAN GUUL XASSAN SH DAL XUREYE QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB BILILIQO GUUL HAWIYE XASAN SH BIRMADE XASAN SH DAL XUREYE 😂😂😂

  • @maryanAbshire
    @maryanAbshire 2 дні тому

    waar xamsoow hoyoyiinka ha kuu cebobiin ee iskadaa xasaan shikh ayaa kusoo diraay

  • @xamarey8143
    @xamarey8143 2 дні тому

    guriga hooyooyinka markuu maxad ziyaad siinayey hooyooyinka soomaaliyeed geel ma gaarine ari ayaad ku raaceysey galbeed xasan duurka iyo baadiyaha hiiraan ayuu qaadhi dhariiq ka ahaa labdiinuba ma taqaaninn xamar ee dadkii joogey ama dowlada u shaqeynayey weydiiya wax walba gacmaha hala galine

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 дні тому

    Mooryaan xasan xaraash qaran baqti u sajuude badgate waa in dalka laga qabtaa

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 дні тому

    Dowlad tuuga ah xasan tuug iyo xamze doqon dalka halaga.qabto

  • @aasuf119
    @aasuf119 2 дні тому

    Bur burin qaran bay door teen Waa taa hada haysato

  • @shaaficicali-x1i
    @shaaficicali-x1i 2 дні тому

    Habar yahay ahlu naarada ah shalay markii aad dheheyseen adiga iyo cawaantii kula midka eheyd oo aad dheheyseen farmaajo waa mareexan manta waxa dhulka kugu jiidayo ninkii adiga madaxweynaha ka dhigtay xasan baahane intii xilka geysay abaalkodii ayuu mariyay qaarna wusoo dhameyay inta kale ee hartay shaqadooda ayuu wadaa waxanku faraxsanahay dadkii lahaa farmaajo filada kasobax xasan baahane inuu abaalkoda mariyay nin abeeso korsadow adiga u aayi

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 2 дні тому

    Batuulow soomaalinimo ma maantaad xasuusatey hore lagaama maqline soomaali kale haha fine ina adeerkaa iska celi asalmadoorshan xassan baa idiin soo diraye xassan iyo ilma adeeradaa yaa kudhacayee iyaga laxisaabtan saw idinkii unukaaleh lahaa oo farmaajo soobax lahaa meeyey xoogaad farmaajo ugoodiyey maad xassan iskaga celisaan

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 2 дні тому

    ASC viva7up waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
    Addab
    Darro
    Wayo
    Waxay la mid tahay
    Will shaba ah
    Oooo
    La yiri
    Hoyadaaaaaaaaaaaa
    Sooo
    Dill
    Hadduu
    Askarigan
    Amar Ku bixxiso Gurriggi Hooyinka
    Aynu Ku xussusano
    Hoyada somaliyed
    Waxad la mid noqonaysaaaaaaa
    Shababakii yirri hoyadaaaaaa
    So idil ===
    Wayo
    Askarigan
    Hoya dhashay
    Waxuu
    Lugta soo jiid ledihin
    Maxay Ka duwan tahay
    Hoyadaaaaaaaaaa
    So dill
    Dawaldii xallufunta Hantidi dawlada bara kiccin Qaxiye hoyo
    Qaxeye Qabuur Qaxiye mid nool
    War Qabta

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 2 дні тому

    Hassan dhiiqo waa hogaamiyaha ibnul sharmuudiinta somaliya farmaajo waa nin doonayay inuu ibnul sharmuudiinta somaliya ka xoreeyo lakiin ibnul sharmuudiinta somaliya way adag tahay sida looga xoreeyo ayaga iyo horgalada ay sameesteen....

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 дні тому

    Beenlow maras iyo maato oo ogoman baa haben madow ayago hurdaaya katarbil ku xaaqdey damo jadiid allah habaar ididku rid xasan tuug iyo koxdisa umada allah ha ka qabto

  • @BashkaLibaax
    @BashkaLibaax 2 дні тому

    Odagii.xuma.ee.muse.sudi.yalaxow.marku.laha.farmajow.sobax.kusobixima.wa.idnkii.usabinayey.waxasad.kadhaxashen.hawiyow.kaxab.xabiya.waka.masakinti.guryahodiI.dumiyey.xasan.munafaq.xasan.mujrim.xasan.mooryan.alaa.kawen

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 2 дні тому +1

    Waxba kama jiran waxaas faemaajo wuxuu ahaa waa la soo arkay duli kale ayuu ahaa

    • @qaaliyusra7541
      @qaaliyusra7541 2 дні тому +2

      Kuwii kaadhaadhiciyay ayaa maatada barakicinaya

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 дні тому

    YAAB😂. GURIGA HOOYOO YINKU SOW MAAHA MEEL LOOGU SHAQEEYO DUMARKA DHIBAN EE SOOMAALIYEED ⁉️

  • @barlinhandule9346
    @barlinhandule9346 День тому

    Astaqfurullah dheh dadka xanunka qabilka ku dhacay dheh ama qaba

  • @AamaCade6
    @AamaCade6 2 дні тому

    Guul iyo gobonimo hooyadii nadhashay naladhalatay noo dhaxday dawladnimada ku dhisan tahay oo ayaka la aantood eysan dawladiba dhismeen in maanta layiraahdo inaan Jiif no ayan kaxishoonay