DAAWO: Dhalinyaro Xabsiyada liibiya laga soo saaray oo ilmo & Sajuud la dhacay...

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 21

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 День тому +1

    Masalh❤❤❤❤ guul Xasan Dalxoraya

  • @Maria28832
    @Maria28832 День тому +1

    MAANSHA ALLAAHE HADII CADAWGI ALLAAH KA SOO FURTEY DHALINYARADA SOMALIYED TAHRIIBKA JOOJIYA DHALINYARO WADANKIINA JOOGA

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 День тому +4

    Kan Qanjaha-Weyn Arimihii debeda ma halkaas ayuu marayaa?

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 День тому +2

    masha Allah
    one love somali

  • @malyunwarsame6906
    @malyunwarsame6906 День тому +1

    Maashaa Allah Fiqi Allah miisaanka xasanaad ka Allah ha inii saaro

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 День тому +1

    Maschallah taabarakallah 🎉🎉🎉🎉 dowaladall Somalie bajoodha

  • @Manipoi1
    @Manipoi1 День тому +1

    Mashallah. Waa. Alle. Mahadii. Haday. Dowladii. Kkuguleysatay. In. Shacabkeedii. Dibadaha. Kudhibateysteynaa. Ay. Dhaxda. Uxiratay. Siday. Dalkooda. Dhalinyardaas

  • @redback043
    @redback043 День тому +1

    SOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 RESPECT 🙏💯+💯 BAWER 💪 SOMAALIYA 🇸🇴 WE LOVE ♥️🌹 SOMAALIYA 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏♥️🌹🇸🇴🌹👋.😊

  • @Maria28832
    @Maria28832 День тому +1

    WAXA TAHRIIBAYA OO LIIBIYA KU XERNA WAXA U BADAN YAHIIN REER WAQOOYI LAHJADOODA LAGA GARANAYEH MARKA WELCOME TO SOMALIA

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 День тому +1

    Gaz

  • @Miketyson-o2k
    @Miketyson-o2k День тому +1

    Shaydaamo ayaa ku jira magaciisa waa deeq dheeg waxa loo malaynayay inuu dhintay. Alx

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 День тому +1

    Waa iilaa sacuudu dagaal waxino kuwado pétrole

  • @mahadmahadyare5315
    @mahadmahadyare5315 6 годин тому

    Warka musuq ayaa ku jira sababtoo dhibanyasha dhabta ee ku xiran Libiya sidan uma eka timaha ee sida raarka loo dhisay😂😂😂

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 День тому +1

    IOM, European UNION, UNHCR? Ma xishoonayaan daanyeertan damun jadiid. Waar maxaa dadkan ka galay dhallinta la soo celiyay? Ma waxay dowladda Soomaaliya awoodi wayday boqol kun oo dollar oo tickkoodi lagu bixiyo iyo 3 saddex kun oo dollar masaakiinta iyo shaqa abuur la siiyo. Dulli aanan dowlad weligood baranayn

    • @HalimoJusuf
      @HalimoJusuf День тому

      Qabilada oo dhan mise reerka mw iyo urursamale bees

    • @ainanshedayr7569
      @ainanshedayr7569 День тому

      @@HalimoJusuf huunno qabiil kama hadlin ee taliska xasan sheekh baan ka hadlay

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w 18 годин тому

    Somali o dhan hadii magafe logayn lahaa show wadaniyiiin baan noqonlahayn nimanka ayagoo dhulkuuda nacay bay katagayn ayagoo kusojuudayana walakeenay

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 4 години тому

    Maxa lagu farxi bari ayad ku noqon ee

  • @____0934
    @____0934 18 годин тому

    Markay hargaysa jogan somali mha😂😂😂😂 imikana waxay leyihin dhalinyarow somaliyed aya nunahay Ala dadka reer muqdisho nasab waye wlhi

  • @mahadmahadyare5315
    @mahadmahadyare5315 6 годин тому

    Mashruuc been eh iyo dhibanayal leysku ekeysiyo somali yaa laga hela

  • @MusaMunyiva
    @MusaMunyiva День тому

    Maxaa wadanka loogu soo celiyay wadanka soo key ka carareen maahan?