Dad waa dadkii hore ajakis iyo Yacko iyo Baabaje iyo Nimco heybe iyo salaax dheeree iyo Osmaan Cumar Maye iyo Fu aad Wlhy iyo Luujeey iyo jeeerii iyo jeekey gadashiina dad iidinka oo kale Lama arkiin filimanti hore ku Ceshta aniga codka Ahaan
War aan micno laheyn ha ku aakhiro seegina waxa aad ku jirtaan Rabbi raali kama aha gaar oday ajakis waayeel ayaa tahay waxaan ha ku dhiman ee diintaada iyo masasjida gal...waa iga talo...
Macaasida ka socota meeshan iyo shayaadiinta isku imaaday diintii waa laga tagay oo duligaan ayaa laga doortay walibo waxaan waxay ka dhacaayaan wadankeeni ka warama waxaan ka waran hadana hadii tvga Somalia universal laga soo siidaanaayo war maad Allah ka xishootiin macaasida aad faafinaysaan ood ku dhexjirtaan Walibo adinkoo LA faraxsan sidaa qaflada universal waa in ay yeshan dad la shaqeya oo diibta yaqaana kala taliya muqalada ay so gudbinkaraan wayo tvgu waa mid u adegayo umada somaliyeed ee muslimiinta ah ee duulan lagu so qaday melkasta diibtiina hada Dhib wayn ayaa ka taagan malinkasta wax loo dulkaafankarin ayaad arkaysa waxan tvga universal leyahay joojiya sii daaynta waxyaaba xun oo mushtamaca ku fafinaysaan ee duliga ah ee qaflada badan iyi Luminaya mushtamaca ka fiirsada waxas inay wax banan tahay iyo in kale cuntadu waa ino xalaal iyo cabtaanka laakin qaar cuntdada iyo cabitaanka ka mid AH waa INAGA xaraaaaam sido kale musiga iyo niikada iyo dad qaawan ee ee banystay sidaan ma ahan sidan sidi banaynd sidaan waan ka so horjaydnaa aan dhowsanayn aniga waxaan wan ka soo horjeeda waana in lanaca xumanta ay ku jiraan dadkaan macasida ay samaynaayayan waa inaan aan ALLAH dartiis unacana kii awooda inuu la dagaala faaxshadaan ay ku jiraan dadkaan waayo ma ahan wax wanagsan inaan Allah swt iyo rasulkisa scw aad jeceshahay iyo hagaaga umada iyo tan la iskuma wadankaro mana donayno waxan oo kale bal ma idinla ficanyahay sidaan hadii ay caadi idinla tahay hadaba waad hurudaan qaflada aad ku jirtaana idinkuma racayno ogada dad baa aragti dheer Allah siiyay oo arka midkastoo xun wax la dagaalana tusaya waxaan halkaan uga diraaya in ajakis midka ay dhahaan iyo odayaasha wayeelaga musiga utuma iyo waxa LA jira howlahan macaasida La wada inay ka baxaan ayagoo ALLAH ka baqaya sidaan waa duli nimo iyo Qaflo insha Allah waa inan la dabaalanaya hadan awoodno ama aan u sheegna runta ama nacnaa qofkastoo sidaan ah walibo illahay dartiis ayan wax kasta u samaynayna ima nacayna xumankasta shergareya comentigan
Yackooo naxariiis bdnaa fiiri baba jey ayuu garab sinayaaa 🌹🌹🌹🌹🌹 ilhy hakuu naxariisto walal yackoo
Yacko ma dhintay?
Masha Allah... From Moyale xuduxka Kenya iyo itobiya.. One love my legend..
Masha allah ajakis iyo nimco laba ruux an aad u jeclhy suuqa xamarwayne ku arkay ajakis nollow rer xamar hadan nahay wan kugu faana❤👏👏🌷🌷🌷
baba ajakis..cilmi der iyo cibada san. 😘😘😘😘😘😘😘😘
Ajakis runtii aad ayaan u jeclahay maaha hada jacaylkii kale ee cilada ahaa balse waa jilaa iyo qosliye aan aad uga helo daawashadiisa waxan ugu ducaynayaa cimri dherer iyo caafimaad iyo farxad aakhirona jano badhtankeed 🤲🤲🤲🤲🤲✊ taageere jooga Magaalada Borame, Awdal
Rer xamarow waan salamay
Saara abdi muriidi dhere ajakis 🔥🙏🤩❤
Nimco, jiim sameey walahi xasuus aya noo tahay waayo markasta canaad daawado I just wish you to be same body size . You're beautiful nimco
LeGenDs ajakis & nimco heybe 🙏😱🔥✅🇸🇴
Naciimo tageero ween ayaa u ahay wlhi cod dahabi ayee ledahay
Ilahow unaxariiso 🤲🤲🤲😭
Alahakuunaxariisto
Ajakis ixtiram naga mudan
First one❤️
Allah haunaxaristo ajakis
Ilaahey hakuunaxariisto
Mashalaah walalahayga sharafta badan isaara subscribed fadal fadal
Legents ayaa is ku wada imaday waa ni tagernaa ajakis
BAABA ajakis ilaah haku naxaristo 😭😭😭
Allah hakuu naxariisto 😭😭😭
LEGEND
Ajaaaaaa
❤❤❤
Msha allh Ajaa Hadee inderow Sodog ayaad tahee Alle haku barakeeyo ubadka walal
Ala yaraxma😭😭👐
Aad iyo aad filmiyo bar kya kehna wlhi film ilinteda dhameeyay
Ajakisooow gabadhada waa kadheertay see cml qalanjo qoor dheeer
nimco waxaan dhan ma usoo dhashteen kkkkkk waa yaabay
Masha.allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
First coment😛
Soomaliyeey meeqo qofoodbuu kaqosliyaa ajkis liket isku mujiyaa
Am New soo dhoweynata waa dhankiina 💝💝
Asc jakis waladuqowe markan ee jegadaan igadaa sunada rasuulka raac gerka siidaa
Nimco A haybe iyo Ajakis jeeri yackoo jeekay fuaad Alfaghi legends
Scw scw
Baba Ajakis ❤️❤️💯
Nimca heybe boqorada reer muqdisho in badan noolow wllaashey.
❤️❤️❤️🥰
Baba legend.🙏
Dad waa dadkii hore ajakis iyo Yacko iyo Baabaje iyo Nimco heybe iyo salaax dheeree iyo Osmaan Cumar Maye iyo Fu aad Wlhy iyo Luujeey iyo jeeerii iyo jeekey gadashiina dad iidinka oo kale Lama arkiin filimanti hore ku Ceshta aniga codka Ahaan
Xuseen
Legend ajakis
Baba jir o joog
Baaba jey lugmu ugabanyhy wllhi maanta arkey
Ajakis afsomali ayu ku joga Muqdisho
Legends💓
Ajakis waan kusalmay
Hhhhhh wlhai ajakis codayuuleyahey
Masha Allah 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍
😍😍😍😍😍😍🤗🤗
👍👍👍👍
Masuul ajakis wlhi tagere ayaa kuu ahay qof ajakais firsaday ma qosli been dheh heeee
Babajeey🥰
Ajakis fakis lagis
Dad waxaa isku yinid jiayaal ah oo majaajiyaal ah baa joogo
Nasteex
♥️♥️💯
Aba ajakisooow
Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeey
wow
Wll Haddad aragtay faladayda
Allah dartii SUBSCRIBE igu saar
❣👍🙏🙏❤🇸🇴🥰❤🙏👍
👍🙏❤❤❤
Asxabta ajakis iso boqda plz subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏
Waku sare adna isar
Nimco heebe 💋💖
Hi
Walalaha Subscribe isara fadlan
Wr ajakis iyo nimco ma is qabaan 😁
Halkaas iga saxa
Ani wrkaas wax iga saxa wa rabee
Farm asad
War aan micno laheyn ha ku aakhiro seegina waxa aad ku jirtaan Rabbi raali kama aha gaar oday ajakis waayeel ayaa tahay waxaan ha ku dhiman ee diintaada iyo masasjida gal...waa iga talo...
Walaahi maalinkaas ayaad la talisey
xaradheere ka gooba wan wataa heestan
Hhhhhhh
Asc teamka ku xiran ajakis subscribe isaara walalheyga thanks
Waku sare adna isar
Saa u jeclahay lee kaa kehnaa
Macaasida ka socota meeshan iyo shayaadiinta isku imaaday diintii waa laga tagay oo duligaan ayaa laga doortay walibo waxaan waxay ka dhacaayaan wadankeeni ka warama waxaan ka waran hadana hadii tvga Somalia universal laga soo siidaanaayo war maad Allah ka xishootiin macaasida aad faafinaysaan ood ku dhexjirtaan Walibo adinkoo LA faraxsan sidaa qaflada universal waa in ay yeshan dad la shaqeya oo diibta yaqaana kala taliya muqalada ay so gudbinkaraan wayo tvgu waa mid u adegayo umada somaliyeed ee muslimiinta ah ee duulan lagu so qaday melkasta diibtiina hada Dhib wayn ayaa ka taagan malinkasta wax loo dulkaafankarin ayaad arkaysa waxan tvga universal leyahay joojiya sii daaynta waxyaaba xun oo mushtamaca ku fafinaysaan ee duliga ah ee qaflada badan iyi Luminaya mushtamaca ka fiirsada waxas inay wax banan tahay iyo in kale cuntadu waa ino xalaal iyo cabtaanka laakin qaar cuntdada iyo cabitaanka ka mid AH waa INAGA xaraaaaam sido kale musiga iyo niikada iyo dad qaawan ee ee banystay sidaan ma ahan sidan sidi banaynd sidaan waan ka so horjaydnaa aan dhowsanayn aniga waxaan wan ka soo horjeeda waana in lanaca xumanta ay ku jiraan dadkaan macasida ay samaynaayayan waa inaan aan ALLAH dartiis unacana kii awooda inuu la dagaala faaxshadaan ay ku jiraan dadkaan waayo ma ahan wax wanagsan inaan Allah swt iyo rasulkisa scw aad jeceshahay iyo hagaaga umada iyo tan la iskuma wadankaro mana donayno waxan oo kale bal ma idinla ficanyahay sidaan hadii ay caadi idinla tahay hadaba waad hurudaan qaflada aad ku jirtaana idinkuma racayno ogada dad baa aragti dheer Allah siiyay oo arka midkastoo xun wax la dagaalana tusaya waxaan halkaan uga diraaya in ajakis midka ay dhahaan iyo odayaasha wayeelaga musiga utuma iyo waxa LA jira howlahan macaasida La wada inay ka baxaan ayagoo ALLAH ka baqaya sidaan waa duli nimo iyo Qaflo insha Allah waa inan la dabaalanaya hadan awoodno ama aan u sheegna runta ama nacnaa qofkastoo sidaan ah walibo illahay dartiis ayan wax kasta u samaynayna ima nacayna xumankasta shergareya comentigan
Kkkkkk
War waad dhiman rabtaa 🥺
See camal ajakis sharubihii hitler samaystay 🤣🤣
🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂
60 jirayaashaan maay iskaga masaajida
Legend ajakis