BAABA JEY IYO NIMCO HEYBE IYO YACKOO OO JAFOWGII ADUUNKA ISKA JAFAY DAAWO HADAA QOSOL RABTO

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024
  • PLEASE LIKE AND SHARE FOR MORE VIDEOS THANKS
    FOLLOW US:
    INSTGRAM: @ HASSAN SOYA
    FACEBOOK: HASSAN SOYA
    SNAPCHAT: HASSANSOYA
    TIKTOK: HASSANSOYA
    WHATSAPP NO:
    +252617160331

КОМЕНТАРІ • 251

  • @wacanjaamac1335
    @wacanjaamac1335 3 роки тому +130

    Shaadiya sharif iyo baaba jeey noo balami waa iga codsi😂😂😂

    • @zadrunpea3658
      @zadrunpea3658 3 роки тому +1

      Haaa runti waan isku jeclahay labadaas

    • @ramlaliina4416
      @ramlaliina4416 3 роки тому +2

      Baaba jeey channel kiisa booqo meshaas ayeey shaadiyo iyo baaba jeey kashidanyihiine

    • @yuusufjimmy3469
      @yuusufjimmy3469 3 роки тому +1

      Waa iska baxaan lawada qatar ayee kusoo baxaan

  • @basracabdi9745
    @basracabdi9745 3 роки тому +21

    Baabajeey funniest somali man qosolaadathay 😂😂😂

  • @iidmuuse9730
    @iidmuuse9730 3 роки тому +9

    Afar aan kala dhicin ayaa is helay hhh Alle ha idin xafido aaaaamin 🤲 waan idin wata anigu gushiinu waa gusheyda from somaliland

  • @amrancusmaan7414
    @amrancusmaan7414 3 роки тому +6

    Masha allah allah nii xifdiyo wlhi habeenkaan wan jogay waliba meesha lagu dubayy hal daqiiqo an afka isku hayay majirin wlhi ad ban nii jeclahy allah nii xifdiyo adun iyo aqiro ❤🙏

    • @sabriyemanofficial9655
      @sabriyemanofficial9655 3 роки тому

      Wll adigon idhibsan plz 1 subscribe iigu farxi 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @Queenberlula
    @Queenberlula 3 роки тому +13

    Masha allah hore usocda asxaabta xasan soya isoo booqda waxyaabo badan ayaad ka faaidi dontaan channelkeyga

  • @xasanadan257
    @xasanadan257 3 роки тому +31

    Soya team wan idin sitaaa hormar wcn

    • @sabriyemanofficial9655
      @sabriyemanofficial9655 3 роки тому

      Wll adigon idhibsan plz 1 subscribe iigu farxi 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah

  • @qurboyare1488
    @qurboyare1488 3 роки тому +11

    Yackow waan ku wataa sxb dhibka kaa batay waad iga qosolsiisay 😅😅😅😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂🤣🤣😂🤣🤣🤣😄😄😆😅😅

  • @osmanyareofficial7503
    @osmanyareofficial7503 3 роки тому +1

    Soya films wan wataa

  • @ifarahabdirahman2670
    @ifarahabdirahman2670 3 роки тому +4

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Mashaalaah mashaalaah keep going dad aan jeclahay isku imaaday mashaalaah mashaalaah 😍

  • @gabadhiiriyada6756
    @gabadhiiriyada6756 3 роки тому +10

    Baba jey you botubo badan ayu mideyay dad badan isku iman jirin ayu isku kenay👫👫👫👫👫

  • @nasriinmuqtaar1080
    @nasriinmuqtaar1080 3 роки тому +3

    Baaba jeey iyo yackoo funny waanka hela shactiradooda alle hani xafido

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 3 роки тому +10

    Soya kulahaaa sidiii qaniis nimadii u hadal😀😀😀

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin8060 3 роки тому +6

    Masha allah wlh dad ayaaa is heley aan jeclahy

    • @sabriyemanofficial9655
      @sabriyemanofficial9655 3 роки тому

      Wll adigon idhibsan plz 1 subscribe iigu farxi 🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @walaalakjr9179
    @walaalakjr9179 3 роки тому +2

    Walikeey sidaan liigama Qoslin wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 Legends of to the world

  • @abubakarsadiiq6131
    @abubakarsadiiq6131 3 роки тому +2

    hassan soyo bro markaad videoga edit gareeneesid qosolka volumeka codka gaabi si meel hoose qosolka looga maqlo hadii kale videoga ayuu marax ka dhigayaa kaabe Hormar wacan.

  • @abdinasirsaidmohamedchanne1957
    @abdinasirsaidmohamedchanne1957 3 роки тому +1

    Caawa Baaba Jeey kaliyo laab ayauu iga qosliye Hormar Wacan Team Soya

  • @mumtaaschama8617
    @mumtaaschama8617 3 роки тому +3

    Team soya waan Idin tageera🥰❤❤

  • @munoxupey1466
    @munoxupey1466 3 роки тому +3

    Pls qosolka aad sareysan naga daa 🥺😭

  • @umaimamohamedali820
    @umaimamohamedali820 3 роки тому +4

    Team soya dad aan aaminsanhy wlhi horey usocod wangsan hasanow🤞

  • @Mushtaqey
    @Mushtaqey 3 роки тому +9

    Hassan soya wllhi bro funny tahay keep going supportfull 🥰✌

  • @DiinaariDalka09
    @DiinaariDalka09 3 роки тому +10

    24hr gudahod Allah hakaga farxiyo🙏 wll iga farxi 👉🙏subscribed 👈isaar codowgaga🤲🤲 alaah haka 👉qabto🤲8k oo subscribed pleas codsi waye plzI

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 роки тому +6

    Www mashallah nice full family and keep going sir Hassan soya 🤩🤗🙏😷😎

    • @seerabtaagangs4656
      @seerabtaagangs4656 3 роки тому +1

      Wlhi daacad ayaan u qoslay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 baaba jey io yackoow io xasan soya io atariishada

  • @najiibtolkaofficial8503
    @najiibtolkaofficial8503 3 роки тому +5

    Walalhey 🤲aniga fanka 👏wan kabaxay ilahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 15k oo👉subscribe igarsiya inata kalena allow so hanuni amin dhaha🤲pllz

  • @moyusuf7766
    @moyusuf7766 3 роки тому +33

    Jimco wng hasan 😂😂😂manoli 🙋🏽‍♂️

  • @najmomahdihussein5708
    @najmomahdihussein5708 3 роки тому

    Ok mahadsanid

  • @ikranmoha580
    @ikranmoha580 3 роки тому +1

    Msha Allh Waxa Kugu Jeclahay Jawiga Ayaa No Badashaa Mar Wax Cusu Allah Ku Sharfo

  • @somalia80
    @somalia80 3 роки тому +13

    Hadad nabiga jeceshahay ❤❤
    2k #subuscribe igadh sii wll 🙏🙏🙏🙏

  • @maafaraxnaa5665
    @maafaraxnaa5665 3 роки тому +1

    Masha allah

  • @niciimaaadan554
    @niciimaaadan554 2 роки тому

    Yackoo iyo baba Markan isu Arko Waaba iska Farxaa🤩

  • @hiilhooyohiilhooyo4007
    @hiilhooyohiilhooyo4007 3 роки тому +3

    Pls 🙏 ISOboqo waa wiil yar waxan heesta waxyar ubadiya somaliyeyney

  • @malyuunmaxamed9825
    @malyuunmaxamed9825 3 роки тому +19

    Yackoo prank ku sameey hassan waa codsi

  • @ashaluulchunellashaluul4551
    @ashaluulchunellashaluul4551 3 роки тому

    Wan ka qaadney salanta dhamantina bahda hasan soya keep going aadban idin tageraa illahay dartiis baan idin jeclahay illahay ha idin xifdiyo jizaakallah

  • @miimiialihassan8030
    @miimiialihassan8030 3 роки тому +6

    Wllkey xasan mcln jeekee noo soofariisi halkani waaan jclhy inaan idin lakulmo dhamaantiin

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 3 роки тому

    Babajey waa majajilesta weyn masha,allah

  • @nastehoomar8556
    @nastehoomar8556 3 роки тому +2

    Masha Allah dad aan jeclhy

  • @abdinajibshibeelow2303
    @abdinajibshibeelow2303 3 роки тому +1

    Soya wll mcn waxaan kuleeyahay keep kiong

  • @abdirizakabdulaahi
    @abdirizakabdulaahi 3 роки тому +12

    Baaba jeey naga daay bahasha qosalka ayaad naga dhamesay

  • @hayaatabdullhi654
    @hayaatabdullhi654 3 роки тому +1

    Soya wll aaway filimki wadani kaama heynee

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +4

    Fadlan Ruqiyo office subseskreb like share 👍🇸🇴🙋🙏🏾💞💞👌💯

  • @queensimraan2343
    @queensimraan2343 3 роки тому +7

    Me xasan qosolkiza ayaa jeclhy farxad igu nolada

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah

    • @queensimraan2343
      @queensimraan2343 3 роки тому

      @@Somalihappyfamily wn ku saray wll

  • @amaladen2041
    @amaladen2041 3 роки тому +1

    YACKOO😢💗

  • @farhanmahamoud8669
    @farhanmahamoud8669 3 роки тому +1

    Ok

  • @queenzuuzuumsszuraleyy1708
    @queenzuuzuumsszuraleyy1708 3 роки тому +3

    Sxb nabiga Dardiis subscribe iisaar

  • @husseinma9991
    @husseinma9991 3 роки тому +2

    Keep going bro

  • @ayaan__dagan
    @ayaan__dagan 3 роки тому +1

    Xasan soya aniga xita oo gabar ah ayaa ficil kaas sameyn karo baba jey ayaa kabartay 😂😂😂🤣🤣🤣

  • @hanimahamud3974
    @hanimahamud3974 3 роки тому +3

    Masha allaaah asaxabta dhamanti guul wacan hormar ban idin rajayna❤❤❤❤

  • @saidaabdale4906
    @saidaabdale4906 3 роки тому

    Xasanwll huray usoco jaran jaradii labaad ayaa fuushay wll hurmar wacan oo wanaagsan

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 3 роки тому +2

    Walaalayaal waxaan si naxariisleh idiinkaga codsanayaa inaad SUBSCRIBEta igu caawisiin. 🙏🙏🙏 Idinkoo mahadsan..... Ilaahay ha idiinkaga farxiyo idinkuna si aadan filaayn..... Aamiin aamiin.. 🤲🤲🤲🤲

  • @qalanjoluulofficial5785
    @qalanjoluulofficial5785 3 роки тому +1

    Jaceliyaa baaba jeey 😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤💋

  • @apdallanasir.838
    @apdallanasir.838 3 роки тому

    Hassan soya noso badi bro

  • @raxmaruuxi2166
    @raxmaruuxi2166 3 роки тому +1

    Masha allah team soya🥰🥰

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 3 роки тому +2

    Wcs waaaaw big legends💖💖💖

  • @hanadyare8132
    @hanadyare8132 3 роки тому

    Babajey waan kuwataaa

  • @talisoniiniofficial6700
    @talisoniiniofficial6700 3 роки тому +1

    Had cafimad qobto nabeken maxamed scw scw dartiisa iisar supcrip illhay dartiisa iisar 1k waxyar idhiman wll mahdsand

  • @quenanwara9412
    @quenanwara9412 3 роки тому +1

    Baabejeey😍

  • @ayaanjama8912
    @ayaanjama8912 3 роки тому

    Xasan soye horey u soco huno

  • @ilhancaraaye5801
    @ilhancaraaye5801 3 роки тому +4

    Kkkkkkk qosol iguma harin dad qaaliya aadban idin jecele nollada❤

    • @Somalihappyfamily
      @Somalihappyfamily 3 роки тому

      Walaal ilaahay waalidkaaga dambigooda haa dhaafo arsaaq suubana haa siiyo adna hamigaaga haa kuu rumeeyo ee walaal subscribed ii saar ina soo booqo waa hubaal waa ka heli doontaa channelkan inshaa allaah

    • @xananmahamuud383
      @xananmahamuud383 3 роки тому

      Kkkkkk ar baba jeeya inte codka laga fura kulaha

  • @munamoham3511
    @munamoham3511 3 роки тому

    Alha unaxaristo

  • @gardhaalechannel3503
    @gardhaalechannel3503 3 роки тому +8

    *Gabadh uu. dhalay cali raage oo qaliin halisa u gashay si ay isugu bedesho nin 😢halkan ka daawo👉 **ua-cam.com/video/5ENdyLBWPGQ/v-deo.html*

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 роки тому +1

    Wcs walalyaal hore socodah kkkkkkkkkkkkkkk inshallah

  • @ruqiyooffice3664
    @ruqiyooffice3664 3 роки тому +1

    Huray usoco

  • @faatimacawad5377
    @faatimacawad5377 3 роки тому +2

    Keep going

  • @drceelqode3242
    @drceelqode3242 3 роки тому +1

    Sual ayaan qabaa baba jey markow hadlaayo maxaa ka si ah hadal xoogaa marka lafiiriyo waxaad moodaa in yahay heeee?

  • @walaalakjr9179
    @walaalakjr9179 3 роки тому +1

    Maanta Hadaan Awoodi Lahaa 1M oo SUBCRIBED Waan kuu Saari Lahaa 🙏

  • @daadirinhogamer6843
    @daadirinhogamer6843 3 роки тому +2

    Walaal Hami ayaan leeyahay Waxan jeclahay in,aad meel sare kagaaro UA-cam ka fadlan 1.k igaasiiya

  • @sgsoniya1433
    @sgsoniya1433 3 роки тому +1

    Baba jey iyo ifraax balami

  • @lelashankaroonsweed
    @lelashankaroonsweed 3 роки тому

    Manshaa Allaah nimco haybe walashen

  • @dahirsaabir8924
    @dahirsaabir8924 3 роки тому

    Kkkk 🤣🤣🤣🤣 baaba jeey walhi waa qosly bro baaba jeey iyo yacko o and you bro wanidinwataa SEN KU IRRI 🥰🥰🥰 hormar wacn one love ❤️❤️

  • @nimcahaybeofficial1583
    @nimcahaybeofficial1583 3 роки тому +1

    Kkkkkkkkk

  • @haadiali2357
    @haadiali2357 3 роки тому

    Bbajeey sxp waxaaaga ka badbadis waaye
    Nagadaa nio jooji bahasha macaa markaad kaftamaysid waa ku hadloosaaa plz almiino nagayareee

  • @ifraaxshiine5073
    @ifraaxshiine5073 3 роки тому

    Haaa baby baabaaa

  • @klopesluv
    @klopesluv 3 роки тому +3

    Bro i'm dead 🤣😂

  • @niciimaaadan554
    @niciimaaadan554 2 роки тому

    Yakoo Waa Dhibsadaa Hadlka Jilicsan Ee baba🤣🤣🤣🤣mayla Aragtey

  • @mohamedofficial9583
    @mohamedofficial9583 3 роки тому +3

    wllshay iyo wllkey 2k igaarseeya oo subcribe iisaar alle dartiis igu saar wllayaal 🙏🙏 please wllayaal

  • @sundusnuuni4290
    @sundusnuuni4290 3 роки тому

    Xasanow maxaa linkiga usoo dhiki weyse yutuubka baabajeey inta aan aqoon haku yacanee

  • @Saxiibkadunida
    @Saxiibkadunida 3 роки тому

    sxb sare haye masha allah waa ka hele sidaa wax u wado meesha ka sii wad anaga waxaa u taagan nahay oo ah si u soo saarno walaalaha hada ka dib ku soo biiraayo youtube dadka wax soo saarta leh si u soo saarno waana wax naga guan in soo saarno

  • @minaqueen2051
    @minaqueen2051 3 роки тому

    Abowe qosolka ku sodareysid ka dhaaf codkan lama maqlaayo

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 роки тому

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda is 🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 роки тому

    Yacko sudka gulusyada furo ku dheh markad fadhiso hana cebeynin dheh kabo ladarkena

  • @saaraawad6504
    @saaraawad6504 3 роки тому

    Soya Team horay u socda

  • @faaid327
    @faaid327 3 роки тому

    Legendz is Helay

  • @maryanahmed5351
    @maryanahmed5351 3 роки тому +1

    wllo ben ayaad nooshegtay why ayaad nodhahday yahye hanter iyo soya film ayan sameneyna why marka niyada nogadishay yahye beri safar waye atooraha yahye ladirki aoya 8nodhahday😂😂😂😂

  • @naciimocalicabdullahi7989
    @naciimocalicabdullahi7989 3 роки тому

    Xasanow ninka leeleefow utarjuma noosoo sameey adoo mahadsan

  • @feysalmohamet8826
    @feysalmohamet8826 3 роки тому +1

    Waxa u socona gesges kulaha

  • @ilyaas-baaka
    @ilyaas-baaka 3 роки тому +2

    wll waxaan wadnaa faafinta diinta islaamka ee nagu taageer subscribe mhdsnid

  • @sabiriinmohamudmohamed5001
    @sabiriinmohamudmohamed5001 3 роки тому

    Waan kutaageeraa

  • @ziizeck3616
    @ziizeck3616 3 роки тому

    ZOYA BIG ACTOR

  • @najmomusemohammed5566
    @najmomusemohammed5566 3 роки тому

    Wlhi qosolka iga dhamaday

  • @MrMoe612
    @MrMoe612 3 роки тому

    Maasha Allah nimco miyaa ..qofkale baan umaleynayee..

  • @mukhtarcqadir9322
    @mukhtarcqadir9322 3 роки тому

    Caadi mhn

  • @mohamedaamin8060
    @mohamedaamin8060 3 роки тому +3

    Dhimasho ayaa lanii sheegey inaaaaa mesha ku joojisiin ayey eheet wlh

  • @simansamanbadan8344
    @simansamanbadan8344 3 роки тому

    Dad ais hely manta masha allah

  • @سعيدحماده-ط1ك
    @سعيدحماده-ط1ك 3 роки тому

    Masha allha 🤣🤣👌👌🤴

  • @aamasahallah3690
    @aamasahallah3690 3 роки тому

    Masah aallah 😍❤❤❤🌺🍁🌲🍀🍀☘🌿🌾🌷🌵🌷⚘🏵🏵💮🌸🌸🌸🥀🌹💐🌱☘⚘🌿🌷

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 3 роки тому

    Nimco yacko baba jeey xasan zoya qosol ka aduunka 😂😂😂🤣🤣🤣🤣😂😂😂🌹👍nolada

  • @saamo_____qurux1061
    @saamo_____qurux1061 3 роки тому +2

    qaniiis maaatiri 😅😀😄😂🤣😃

  • @abdirahmaanaliqumane
    @abdirahmaanaliqumane 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣 baba jey waa ku wataa

  • @nimcomaxamed3105
    @nimcomaxamed3105 3 роки тому

    Xasan sooya is qabo yaah nimco yaasha marna ma doqowaan lkn atariisho ani igu soo wareeji yaah ok

  • @boqoradaheerxasan6452
    @boqoradaheerxasan6452 3 роки тому

    Xasan.aadan.samatsr

  • @umubashiirchannel8250
    @umubashiirchannel8250 3 роки тому +1

    Yackoow wax garad