"Maanta xadkeenu waa oog "Gudoomiye Faysal Cali Waraabe.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 лип 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 18

  • @Hciid
    @Hciid Місяць тому +1

    NINKA SIDAA U YAALA DHUL NAGU SHEEGANAYA. JAREER CADE

  • @abdulrahmansworld162
    @abdulrahmansworld162 Місяць тому +1

    34 years prank. Dad rer waqoyiga odayashan kale aya cuqdad kuso koriyay dadkodana garad maleh neceb ba lagu wada aburay wa fashiliin. Iska wada marqamayo war dad aqon leh udhibta hoganka xanun iyo cuqdad waxba idin ma taree

  • @Af-yd9fc
    @Af-yd9fc Місяць тому

    Kkk😊

  • @ahmedburhancali
    @ahmedburhancali Місяць тому

    Hayey khatumo

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Місяць тому

    Somaliland waxaanu uguducaynay faysal iyo muuse huwanta gudaha allaah haynaga qabto dhiigyacabkaha hadaysidhaqajiyanaviska celiya

  • @aminaawil8037
    @aminaawil8037 Місяць тому

    Xabada dhulbahanta maxay dad waashay reer land waa dawaqan

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 Місяць тому +1

    CAADOOWGAA GUUDAHAA WAABAA ADIIGA ILEEN WAAX WAALAN WAA WAX WAALAAN .

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 Місяць тому

      Ciilan ma adaa waali cid ku sheegaaya Siyidkii baa idin sheegay in aad tihiin dad waalan oo hadana dhar xidhan. Tedakale,maxaad halkan ka soo doontay hadaanad waalida dhaqanta ahayen. Waxaas oo dhana khaatumo naas dheer ka ahow kimana xasuus nine na ilow oo tuuladaada bilaa biyaha ah ku mashquul

    • @Saajac2024
      @Saajac2024 Місяць тому

      @@shadiaali2750 inaaad waadaa reer mii tihiin , qeeloo dheeer iyoo haadaal baadaan , Reer jiibuutiigii waax inigaa dhiigaaynaa waa caadoow , iyaguunaa inimaa baahnoo ALlah dhuulkoodaa u qaaboojiin . Jahbaad reer mii ahh oo abiyee axmed kaa toocsaadoow. Ayaad tihiin .

    • @shadiaali2750
      @shadiaali2750 Місяць тому

      @@Saajac2024 Adna yaa kaa toocsada Mr prank famliy cidii tuulo ku nool bilaa laydh ah ayaa reer miyiya mr xafajo

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf Місяць тому +1

    waa jirjirole waalan. waxuu ciyaaryaa kadhka wadaniya beenta

    • @abdirahmanomar3224
      @abdirahmanomar3224 Місяць тому +2

      Waa muwaadin wadankiisa jecel maaha sida faqashta wadani oo kale

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 Місяць тому

    Madaxweynaha diinta dhalinyarada difaaca dalka sunta cadawga iyo huwanta waa hogaamiyaha ruuxigaa faysal hala doorto

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Місяць тому +1

    Feysal qalbi caruur nacnacda jooji oo dhulka ragii lahaa baa joogee oo inaga laandheereysan ee aduu qori qaado

  • @1962yusuf
    @1962yusuf Місяць тому

    Afkaaga caana-geel lagu qabay. Asc

    • @Hciid
      @Hciid Місяць тому

      AMXAAR CAANO GEEL MAYAQAAN CABDIISA ISKA DAAYE

  • @arafatsahardid1870
    @arafatsahardid1870 Місяць тому

    ninkan horta Ma madaxwayne nino ayuu utartamayaaa

  • @user-xn8xe5tv9x
    @user-xn8xe5tv9x Місяць тому

    Geeesi 😂