Madaale"Askarigii lagu qabto isagoo Bajaajle jidka lacag uga qaadanaya maxkamad aya lala tiigsanaya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    wallaahi hadaad shacabka iyo hoyoyinkeena ka joji weydaan dhaca adikaa alshabta iyo amxaarada la dagaalamaya kaligiin madaxda tuugada ah ha maqlaano shacabka amxaaradu berito ha gowracdo hadase hub bey siineysaa ina adeerkii aad dhacdaana kaala wareegaya guryaha aad ka dhisateen dhididkooda dhulka aad xoog ku qabsatiina wa leydinkaga qabsanayaa xaqa allaa guda itopiyana shacabka somaliyed ba iskaga filan

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    adaaba tuuga madaaloow inkaarta shacabka iyo hooyooyinkaba haku qabato alle kama qarsoonide hadaba ka bilowday imatinkagii inaad lo, dii gowrac ku jiido markaasey ahayd in lagula gowraco tuugyahow alle iyo rasuul ka furtay

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 місяці тому

    war xilka ka qaada 5sanoo xariga iyo xil ka xayuubinba haleyskugu daro iyo ganaax marku kaso dhamado xabsiga

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 2 місяці тому

    It’s too late

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂stop drama man 😂😂😂😂

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 2 місяці тому

    Ar beenta dhaaf tuug

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 місяці тому

    darawaliinta jawaab laga sugi inay kuqanceen iyo in looga siidaray ba iyaga cadeyn kara iyo in wax loo sar sarifay wixi hore uun oo waxba is bedelen iyaga kajawaabaya

  • @YurubAli-nr1dl
    @YurubAli-nr1dl 2 місяці тому

    Beenta dhaaf wa laidinkululeye Xasan tuug wa in u collages ka dago