LABO TUUGO AYAA IDINKU DHEX JIRTO ISKA SOO SAARA hhhh MAFIA GAME

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,2 тис.

  • @ahmedabdiali1296
    @ahmedabdiali1296 Рік тому +251

    Kuun qoof oo kusalido nabiga scw❤️ malahela☝️

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +115

    Imisa qofood ayaa challenge gaan u xiistay like 👍 saar
    Asad Hagio🔥🔥

  • @Shaqeyste244
    @Shaqeyste244 Рік тому +102

    ☝️ 👑 ilaahay aan u mahad Celino wuxuu nasiiyay nimcada ugu weyn waa diinteena Islamka ☪️ 💖 الله اكبر الله اكبر

  • @Amounabdi9442
    @Amounabdi9442 Рік тому +58

    Qofta koko ah wa very smart ee amiira ku ciyadhay ciyarta😂😂😂😂😂

    • @wardaabdi9708
      @wardaabdi9708 Рік тому +2

      Haaa inee is caawiyan aheed 😂😂😂

    • @nabiilmohamed9193
      @nabiilmohamed9193 Рік тому +2

      @@wardaabdi9708 Ciayarta sida lo dhelo ma aysan u dhelin wax badan ka qaldan GAME MAFIA marki la dhelayo lawada TUUG hal mar mala dorto hal qof kow la dorta bas lkn si kle u dheloyan ayaka

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Рік тому +118

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋☝️

  • @mr.arfahowkampony9282
    @mr.arfahowkampony9282 Рік тому +27

    Inta ila aragtay koko qosol keeda inuu quruxsanhy like😂👍🏼🙏

  • @Jackcadnaan2
    @Jackcadnaan2 Рік тому +160

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤ﷺ❤💝🎉🎉❤

  • @XaawoLul-of2bd
    @XaawoLul-of2bd Рік тому +16

    Yaa alaah wad awoodaa wiljarka kakici asad oosocda😭😭🤲🤲🤲 natusi😢😢 keeb goin aboowe ❤❤❤❤

  • @Maxamedkl123
    @Maxamedkl123 Рік тому +42

    Wax walba waxa ka macaan quraanak Yaa Igu Raacsann ❤🥰👍

  • @mariah..9884
    @mariah..9884 Рік тому +144

    Fikir Igu So Dhacay Asad Labada Tuugo Xitaa Yeysan Is ogaanin tuuga 1aad Iyo Kan Labad Ku Qor Kadib Tuuga Kow Wato Hor Fur Indhaha Dheh Kan Kalane Marku Qofka Kowaad Xiro kadib Kan Kale fur dheh😂 Markaas Xamasad Si Yeelana Labada Tuug Hadey is Ogyihiin Xamasad Maleh 😂😂😂😂

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 Рік тому +49

    Koko is very intelligent ☺

  • @micrajyusuf-qm8fl
    @micrajyusuf-qm8fl Рік тому +13

    Aan ku salino xabibkena Mohammed scw 😭❤️

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому +33

    Ina Neceb paysii😂Azad Hagio Naagta Iga Astur Diin Islaam ayeynu haysanaa shodhe😢❤

  • @asadhagiofans6334
    @asadhagiofans6334 Рік тому +34

    amira khaladay madamo labo tuug tihin ina dad kale doratan ahed adinka kala lexatan lkn amira marba wad ku jirtaye koko haku sii racdo is dhahday god khiyamo haqodin kale weyan cawa 😂😂😂😂😂

  • @KeisGamingYt
    @KeisGamingYt Рік тому +54

    Gacmaha ilaahay hakuu barakeyo hadii aad janalkega boqato 😢😢

  • @faizaali9291
    @faizaali9291 Рік тому +77

    Inanta dhexda ku jirta inta rabta in laga saaro gamek😂💔

  • @seynabahmedseynuu1651
    @seynabahmedseynuu1651 Рік тому +18

    Alla asturku qurux badnanaa qoftan arak aad modo qof koranta ku dhagte😂😅

  • @King_Hazaazi
    @King_Hazaazi Рік тому +25

    inta KoKo taageerto like👍🎉❤

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +84

    The person ever the most knowledgeable and the most shine ✨️ all created prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم ❤️♥️🕋🕋

  • @samiira08
    @samiira08 Рік тому +38

    Jah Koko dhiiga Dumarland kujiro 💪😭❤️😂

    • @SahracaliSahracali
      @SahracaliSahracali Рік тому +2

      Cumeer Wuu Yaabay KuLaha Game ka Gabdho VS wiiLaL maaHa😂 ee Tuuga Laso Qabana😂 waa RunTii😅

  • @abdiwasacmowlid4626
    @abdiwasacmowlid4626 Рік тому +21

    Xabibkeena ku saliya Scw scw ❤

  • @Queen_Qamar07
    @Queen_Qamar07 Рік тому +49

    Amira and koko isn't easy 😂😂

  • @Zakariyadirir
    @Zakariyadirir Рік тому +82

    Finally thanks 𝘼𝙎𝘼𝘿 Favorite game❤

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +12

    Hhhhhh coco waa smart caadi maaha amiira laftigaeeda way fiicnaan jirtay caawa malaha way isku dhexyaacday qof aad u caqli badan bay ahaan jirtay

  • @omarmohamett1523
    @omarmohamett1523 Рік тому +30

    The one and only asad guuleyso prozki🔥✅

  • @halimamohamed7431
    @halimamohamed7431 Рік тому +45

    Asc asad waa ku salaamay please labada tuug warqadooda ku kala qor 1 iyo 2 si aysanba isku arkin tuuga 1 indhaha fur dheh haddana tuuga 2 indhaha fur ku dheh waa fikirkayga inta igu raacsan like ii saar ❤

  • @Anaam186
    @Anaam186 Рік тому +26

    😂😭gabdho cusub funny waye😂😂

  • @hindaabdi5372
    @hindaabdi5372 Рік тому +5

    The best person ever the most knowledgeand the most shine in all created prophet mohammed scw scw may allah bless you💯💯💯💯❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @sumayamohamed3274
    @sumayamohamed3274 Рік тому +186

    Allah is one ❤❤

  • @wizzzaki5146
    @wizzzaki5146 Рік тому +16

    Next asadoo labada tuug mid mid Indhaha ha u furaan iyagaba haisku wareeranee😂😂 saas smee I.a zxp

    • @sadaqabdulahiahmed2321
      @sadaqabdulahiahmed2321 Рік тому

      Ee u furayaan hee tuug indhaha furnaka la dhoho labadaba waa furayane ileen cida la heesto ma ogee😅

    • @wizzzaki5146
      @wizzzaki5146 Рік тому

      ​@@sadaqabdulahiahmed2321tliyow muuqalka xalayo so dhigay sas le kawdy ani❤

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Рік тому +8

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤

  • @hahaydirska
    @hahaydirska Рік тому +6

    Nazrada tugow idhaha fura mrka dhahdey way kalafurtey kadib is ku celisey asadow inta ila aragtey like sara

    • @nnehwhwh3658
      @nnehwhwh3658 Рік тому +2

      Haa weefirsey😂😂

    • @hayysgs8788
      @hayysgs8788 Рік тому +1

      Wey firsey halmar amira argtey idhaha kalafuran 😅😅

  • @ikraanisack1559
    @ikraanisack1559 Рік тому +58

    Waxa ficnan lahed labada tuug midba mar inu indhaha furo see isku ogaan iyaga xita 😂

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Рік тому +14

    I really enjoy your videos Team 27.
    Asad Hagio ✅️
    Ceyda ✅️
    Cumeer ✅️
    Koko ✅️
    Amira ✅️
    Tuugo labo qof ba kufecan. Ha ka bedelin waxbo

  • @awoiraahim
    @awoiraahim Рік тому +5

    Inta koko uxiistay farta taga ☝️👍

  • @xaliimashariif5716
    @xaliimashariif5716 Рік тому +9

    Amazing sidaaan lee ku sii wad pls part 2😂😂

  • @xulkacade8787
    @xulkacade8787 Рік тому +12

    Ku saliya nabiga scw ❤❤❤

  • @mohamedabdilahi3872
    @mohamedabdilahi3872 Рік тому +6

    Azadow Hal Tuug uun ku Daa Barnamijka hadii kalle wey adagtahey in labadodaba lawadda ogaado Zhp From Hargeisa Somaliland ❤❤

  • @somalicreative3096
    @somalicreative3096 Рік тому +19

    Asad ugu horeeyn waku salamay horta mar hadaan islaam nahay Allah subxanahuu watacalaa
    Hal arin ayuu inagu amaanay hadaan umada nabi muxamed nahay taas oo ah inaan wanaaga is farno xumaantana iska reebno
    Ula jeedkayga waxa uu yahay gabadhan walshena ah ee dharka ay xidhan tahay ma aha dhar diin ahan iyo dhaqan ahaanba wanaagsan kolay waxaad dadka u thy tusaale wanaagsan o kudayasho mudan barnaamijyo wanaagsana waa lagaaga bartay sidoo kale caruurbaa kudaawata markaa waxaan ku dhihi lahaa gabadhaas horta haloo caqli celiyo maanta idinka ayaa udhaw talabaad waa inaad udhawrto indhaha dadka kudaawnayo wlshena wxan leyahay wllo sidaan maaha wax wanaagsan caqligu hashaqeeyo........

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 Рік тому

      Waa sax Illahay ajar ha kaa siiyo intaa waa sadaqo walaalkaa oo aad runta u sheegto waa nasteexo aduun ❤

    • @MuxamedWiilkacabdi-rs5yl
      @MuxamedWiilkacabdi-rs5yl Рік тому

      Waa sax arintaas asadoow

    • @Layland_1
      @Layland_1 Рік тому

      Maxa ka gali, its between her and Alllah. Dont judge

  • @UgbaadCali-f5w
    @UgbaadCali-f5w Рік тому +12

    Naaya Dhoongo😂😂 waxay qaawanidu 😳😂😂

  • @abdihasan8888
    @abdihasan8888 Рік тому +5

    Part two asad koko in amrita kusoodar plz😊😊❤

  • @khaalidabdulahi9091
    @khaalidabdulahi9091 Рік тому +3

    Labada tuug markey tahay ayaa fican team 27❤️❤️❤️

  • @hamdaabdirahman124
    @hamdaabdirahman124 Рік тому +3

    Ala asturnaanta qurux badanaa Koko iyo Amiira sidey u qurxoon yihiin arag muda dhaxda ugu jirtana arag ala ilaahayoow 🙌😩

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +7

    Hadaad aragto magaca nebigena suuban muhammed scw Like 👍 saar ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Rayan4-
    @Rayan4- Рік тому +75

    Team qab qab is not easily 😂😂😂😂😂😂

  • @MuxamedWiilkacabdi-rs5yl
    @MuxamedWiilkacabdi-rs5yl Рік тому +2

    Asad hagio please saxiboow koko iyo amiiro qaftaan kale dhar fiican soo qaada dheh hadii kale wax ha lasoo duubin goo home dheh

  • @Sabna76
    @Sabna76 Рік тому +9

    Asad mohamett hagio 😊 number one soomali youtuber

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Рік тому +2

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon I.n

  • @arizonazaki4844
    @arizonazaki4844 Рік тому +12

    Teamka kaliya aan si qalbiyan u taageero❤❤😊

  • @ayaan850
    @ayaan850 Рік тому +35

    Shaxda amira xumaysay markay koko dooratay ayaanka xanaqayba sobobto ah weyba ogayd inay koko toog la ahayd sobob ay udooratay😂😂😂

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 Рік тому

      Waaa doqooon🤣🤣🤣🤣🤣🤣wx mafahmeysoo indirect wx ogushegtee Ann iskaa warejinoo

  • @suldaanboss5376
    @suldaanboss5376 Рік тому +13

    Beautiful guys 🎉Reer Team 27 Waan idin Salamay Wllyaal ✋❤

  • @SomaliSights
    @SomaliSights Рік тому +1

    Ha la iso dhaweeyo waxaan Ahay somali 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedmohamedabdi8702
    @ahmedmohamedabdi8702 Рік тому +5

    Team 27 hadaa nahay inanta qaawan ee xijaabka wadan labo mid hadoorato in ey dhaqankeena dhoorto caruurtena ayaa daawada kinaalka ama in ey noo nabad galiso kinaalka Asad adigaa nooga wakiil ah wllka arintaas

  • @DekzanHussein
    @DekzanHussein Рік тому +17

    15:57 gabarta dhexdu indhaha wey furtey amiiro markey dhaheysey wey na argtey runbey Ahaydbee😂😂

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Рік тому +7

    Qofti surwalka wadatay xly inta sundus umalenowsey Qac Qac😂😂😂😂😂

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +2

    Subxaanalaah abaya sundus abay rabi qabaq dhar asturan qaada abaya qabri baanasu gaaya subxaanalaahsubxaana subxaanalaah abaya intaas waa iga wana hadad aragta hakaxumaan

  • @Keveee17
    @Keveee17 Рік тому +5

    2 tuugo fiican nio cawada wa sugoonaa prt 2 my idol🐐❤️‍🩹

  • @ubaaxnuux5932
    @ubaaxnuux5932 Рік тому +10

    Labada tuug ka soo dhig part 2 khatar weeye 😂😂😂

  • @nimcoaragzan5842
    @nimcoaragzan5842 Рік тому +25

    De Best game 😊❤keep going team 27😊✨👌

  • @caashocuud1
    @caashocuud1 Рік тому +2

    Gabadhaan iyada oo sidaan ah inee wiilasha soo horfariisato waa qalad wllaalayaalow gabadhaan wax u sheega oo dhar xirta dhaha sidaan idinka arkaayo xitaa indhihiina danbiyee ku tahay gabadha is astur dhaha plze team sharaf leh tihiin sidaan malagaaga baran wll gabadhaan dhar soo xiro dheh meesha ragbaa lafadhiyee yuusan alle idiin caroon alle kacabsi idinku naqaanay qoftaan wax u sheega plze sidaan diin ma ahane😢

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander Рік тому +18

    Go forward brother team 27 ❤

  • @xamdacawil6963
    @xamdacawil6963 Рік тому +2

    Asad next koko and amiira iyo Fawsia soo dhig tan kasaar meesha hlaka inankaana soogeli ibra kadarba

  • @ShugriIbraahim-u4t
    @ShugriIbraahim-u4t Рік тому +6

    Amiira iyo koko waa ladariin😂😂😂

  • @zayidkacadeoffcial8017
    @zayidkacadeoffcial8017 Рік тому +6

    Maya labo tuug ku daa lkn labo round samee must be amira iyo Koko ina ku dadhid🎉❤❤😊

  • @AdansheikhaliTeacher
    @AdansheikhaliTeacher Рік тому +1

    Asad haji 2da tuug ayey ku fiican tahy blse dad aftahan ah meesha keen oo koko camal ah maashaa allah.oky

  • @abdirashiid9235
    @abdirashiid9235 Рік тому +85

    Ugu dambeyn qofti Refree ga ageyd wajigeda waan aragnay 😂😂

  • @ahmedzawaaj4293
    @ahmedzawaaj4293 Рік тому +9

    Tan dhexda ku jirta igu daran gabdhaha😂😂😂

  • @ansaafcabdirisaaq3213
    @ansaafcabdirisaaq3213 Рік тому +6

    Laba tuug ayaa fiican nooj❤❤

  • @wardaabiib1446
    @wardaabiib1446 Рік тому +1

    Amiira waa bahal xuno doqona waxan Runbay moodaysa malaha koko aqli leey weyan wlhi manchalah amiira yada qasaarisay koko uf

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 5 місяців тому

      Hda mxa ku caydayna gbrta

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. Рік тому +10

    Gabadha ninka u eeg way furtay indhaha plz soo fiiriya 😂😂😂😂

  • @Ismailkhaatumo199
    @Ismailkhaatumo199 Рік тому +9

    Vaar gabadha dhexda wey furtay indhaha 😂😂

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna Рік тому +8

    Gabdha dhexda ku jirta waa gabar yar bal fiiri kalsooni daradu iyo amni la aan inee dareemeyso ka muuqato walow gabdhaha ku dhinac fadhiyo ee ayaga xitaa asturkii saxda heesan balse wee ku dhaamaan abyo ilaahay kabaq oo quruxdaada iyo sharaftaadaba waxee kujirtaa asturkaase ha fududeysan diintaada iyo dhaqankaada waan ogohy Dhalinyaro tahay oo waad ufududahay hawada inaad raacdid balse wax caadi ah marnaba haka dhigan inaad adigoo ah gabar muslimad oo soomaaliyad qaabkii gaalada u dhaqanto .
    Waxaad moodeysaa dadka aad lafidhidid inee ixtiraam io qadarin kuu haaynayaan bal inee kuu haayaan iskaba dhaafee anaga oo waxyar ku daawaneyno ayaa rabeysaneynin commentiga oo dhan fiiri sidaa asad looga dalbanaayo inuu naga kaa qariyo waxa ugu badan ee negative kaa soo qoraayana waa rag waan ka xumahy hadee niyadaada kujirty ragaad soo jiidaneysa taa cagsigeedana kugu dhacay ee abyo video ga moodkiisa qaldeysaa kuma enjoy gareyn karno anagoo adiga ku arkeeno walley ilaahay kabaq oo naga cishow anaga hana fasahaadin adina wadada qaldan kasoo laabo

  • @sakariyetaaj
    @sakariyetaaj Рік тому +2

    The best person over the most knowledge able and the most shine created prophet mohammed scw 😊😢

  • @sahraclaahi5832
    @sahraclaahi5832 Рік тому +7

    Keep going my brother asad 😊😊😊😊

  • @jamilaachannel9600
    @jamilaachannel9600 Рік тому +1

    Asad hagio wlhie sida musalsalada. Ayan usuga kwrn barnamijyadisa✌🖤👑🥀

  • @FardowsaSalah-vg1np
    @FardowsaSalah-vg1np Рік тому +13

    My Team Marka Idiin Arkaa Farxaa Anaa U Horeeyo ❤

  • @abdikheirkheire2905
    @abdikheirkheire2905 Рік тому +2

    Fowziyo iyo macalimu kusodar gamekan mrki la dela❤

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +7

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤❤❤❤❤❤

  • @XAMAR_SHORTS
    @XAMAR_SHORTS Рік тому

    Hal tuug is the best

  • @MrIsraacraaciye
    @MrIsraacraaciye Рік тому +51

    ILEEN MIDA SUWAALKA WADATAY MIDA DHEXDA KU JIRTO WYE😅

  • @farhahmed4430
    @farhahmed4430 Рік тому +1

    Amiiira ku ciyaartay dheesha iney xeeladeysto laga rabay markaaas koko pulle waa badbadi lahyd 🎉

  • @guledabdiqadir1956
    @guledabdiqadir1956 Рік тому +5

    Amiira waa bila caqli maxay koko u sheegtay 😂😂
    Koko waxay dooratay laba qof oo kle lkn amira waxba ma fahmayso way shegtay 😂😂

  • @magdoqadafi9351
    @magdoqadafi9351 Рік тому +7

    kusali xabibken scw❤

  • @cabdiwasac-oi2ff
    @cabdiwasac-oi2ff Рік тому +8

    Asadow gabadhan kasaar meesha hadayba is, Asturiwayday sida Amira iyo koko😢

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 Рік тому

      Naag surweel kuma qurux badna waana shabahaada raga Illahay ha soo hanuuniyo inta surweelka xirata quruxna mooday

    • @cabdiwasac-oi2ff
      @cabdiwasac-oi2ff Рік тому

      @@halimamohamed7431 waa runtaa wllshyeey kuma qurxbadna

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 Рік тому +1

    Koko wlh qatar waye amira fahmi wesay dadka bareeje

  • @zazamahmed7333
    @zazamahmed7333 Рік тому +15

    Masha All it was funny
    FIKIR KEGA
    Labada tuug yeysan hal mar wada furin indhaha T1 io T2 kuso qor ka dib T1 indha fur dheh marke isku qabtan hdne T2 fur dheh
    Si aysan hadhow isku ogaan marks xarad fcn si yelane
    Thnks bro for you making us funny😂😂

  • @princessafsomali04
    @princessafsomali04 Рік тому +4

    Gacmaha allah hakuubarakeeyo hadii channelkayga booqato😊

  • @ruqiyoxuseen9860
    @ruqiyoxuseen9860 Рік тому +2

    ALLAH JANADA NAGU KULMIYO DHAMANTENA AMIIN YAA RABI

  • @Jibrilosman-oi5xb
    @Jibrilosman-oi5xb Рік тому +8

    The one and only Big legend Asad Hajio

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Рік тому +1

    Woow the is super vidéo koko ok fourn Djibouti 🇩🇯 ❤

  • @inahaipeofficial1018
    @inahaipeofficial1018 Рік тому +6

    Amiira waa La Dareemayaa😂😂inay Tuug thy Wn ogaa😂😂

  • @QdraMuse-on5bi
    @QdraMuse-on5bi Рік тому +1

    Alaahuma sali calaa nabiyinaa muxamad salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo
    @IsmaaciilcabdiismaaciilIsmo Рік тому +6

    Garsooraha Guess your best friend inta igaatay ☝🏿😂

  • @farhahmed4430
    @farhahmed4430 Рік тому +1

    Koko waaaye very smart ciyaarta waxaa ku ciyaartay amiiiraa amiiiro ciyaar mataaqaano reallllly🎉🎉🎉🎉🎉😂😂😂😂😂😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Рік тому +20

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

  • @abasshussein2314
    @abasshussein2314 Рік тому +2

    Siku ya mwizi ni arubaini koko and Amira caught on 🔥 fire.😂😂😂😂.....keep going guys.

  • @HafsoMaxamed
    @HafsoMaxamed Рік тому +3

    10:39 😢

  • @ramlaruun2570
    @ramlaruun2570 Рік тому +2

    Inta ka heshe like sara😊😅

  • @yasuuma14
    @yasuuma14 Рік тому +5

    Labbada tuuga kuhaysanaa asado hawen danbane kooko iyo amiira haka soo reewin😂

  • @albashibrahim
    @albashibrahim Рік тому +1

    i like mafia game keep on going brdr asad hgio