GABDHOW TUUG ISKA SOO DHEXSAAR YAA AH TUUGA | MAFIA GAME

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 січ 2023

КОМЕНТАРІ • 1 тис.

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 Рік тому +570

    Inta Rabta in Qaybo badan laso sameyo is muujiya 😭😂😂
    Team 27 ♥️💪🏻💪🏻💪🏻

  • @muzcapapdirashiid7390
    @muzcapapdirashiid7390 Рік тому +172

    Imisa qofood ayaa muqalkaan ka heshay 👍
    Asad Hagio🔥

  • @user-bh3wy8fj2y
    @user-bh3wy8fj2y Рік тому +443

    😡😰شعب فلسطين يحب شعب الصومال ، أطلب منكم الدعاء من أجل الشعب الفلسطيني المتألم أن يزيل الله معاناة المستعمرين اليهود😪😰

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +113

    Gabdhaha Somalida Ilahey ha shaarfo
    ❤🥺😭🤲

  • @bushramohamed3291
    @bushramohamed3291 Рік тому +162

    Asad walhy maanta dhan waxa ku fakarayay gabdho buu challengas kaso sameynaya maskaxdayda la shqaysa mise saa ku dawanayay dabeecadahaga bartay 😂😂😅

  • @wizzsame2088
    @wizzsame2088 Рік тому +93

    Run ahaantii gabdhahaa fani waye walhi wilasha iyagaa ayaa kaa fanisan walhi🤣🤣🤣🤣🤣 keep Going girl....👧

    • @rahmohasan
      @rahmohasan Рік тому +3

      😂tedakle gbdhaha ma dhaaranoyiin wiilazha dhaar saaid uisticmalan😂 fnny gabdhaha 😂

  • @Asadhagio27199
    @Asadhagio27199 Рік тому +47

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @wizzsame2088
      @wizzsame2088 Рік тому

      Scw scw scw..🖤🕋

    • @Asadhaajio27
      @Asadhaajio27 Рік тому

      Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤️ ♥️

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Рік тому +111

    The best person and most knowledgeable and most shy all Allah created is our prophet Muhammad ♥️♥️♥️😍😍😍♥️صلي الله عليه وسلم

  • @cafiif8
    @cafiif8 Рік тому +251

    3 wiil iyo 3 Gabar kaso dhig barnaamijka😂😂😂

  • @maryammaxmed3381
    @maryammaxmed3381 Рік тому +130

    Part 4 please asaad ya ila raacsan shicibkeena😁😁

  • @Masscanada879
    @Masscanada879 Рік тому +40

    Inta gabdhaha sugesay😭😫🤣💖

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 Рік тому +68

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed scw♥️♥️♥️

  • @kingzultan
    @kingzultan Рік тому +31

    Caawa waa jumce aankusalino
    Nabigeena maxamed s.c.w😘

  • @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372
    @ustaadcqaadirbilaalbilaal5372 Рік тому +29

    Asad walaalkey Allah haku sharfo marka hore mida kale game ka dhaarta halaga reebo ayaaniitana si fiican isku soo astur ku dheh walaasheyna somaliyed sababtoo ah barnaamijkan dunida oo dhan ayaa lagala socdaa wll qaali qimaarka yar oo madaxa u saaran feeraheeda ma qarinkaro markey wax tilmaameyso marka gabdhaha hala asturo Insha allah ileen waxaan camera ayaa duubeyso fadlan walaashey is astur ku dheh waxa si fiican isku soo hagaaji Insha allah guul lajen

  • @OgaalkaMaanta1
    @OgaalkaMaanta1 Рік тому +10

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine all created Muhammad scw 💟💞 صلى الله عليه وسلم 💞💗

  • @fatmayosuf5134
    @fatmayosuf5134 Рік тому +68

    Wiilal iyo gabdho iskujira kasoo dhig sidaasa funny ahe IMK na hakasoo hilmaamin 🤣🤣

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      IMK lee maa usocotaa aa dhohooysaa wiilal Iyo gabdho isku soo dar ?
      Ar adigaa Maxaa kugu Caqli ah 😂

    • @mariishpea7172
      @mariishpea7172 Рік тому

      Ayyy wlh isku dawecad aya nhy alle haku sharfo Imk

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Рік тому

      @@mariishpea7172 hhhhhhhh qooqaa idin haayo 😂🙈

  • @zunduznor6133
    @zunduznor6133 Рік тому +57

    Inta pouse challenge uxiistay is muujiyaa😫🔥
    Team 27❤️

  • @Cumeeryare
    @Cumeeryare Рік тому +6

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet scw ❤️

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 Рік тому +21

    caawa waa jimco aan kuwada salino nabigeena naxariista badanaa ee muhamed zcw zcw 😍❤❤❤❤

  • @EditorjanisHelay
    @EditorjanisHelay Рік тому +60

    Next mix ka dhig wiilasha iyo gabdhaha ceyda cumeer macalimow gabdhaha coco fowsiya najmiita 😂😂😂😂 big game kaa sugaynaaa 😂😂

  • @hanadmohamed5794
    @hanadmohamed5794 Рік тому +15

    Hawa smile kusii jiri laheyd funny ayuu sii ahaan lahaa 🤣

  • @rihaamahmed6288
    @rihaamahmed6288 Рік тому +60

    Gabdhaha aa ka shidan wiilsha aad bey iika qosliyeen😅🤣

  • @halimaahmed719
    @halimaahmed719 Рік тому +15

    Wiilal iyo gabdho isku jir asadoow please 😂❤❤

  • @ridkacade7237
    @ridkacade7237 Рік тому +31

    Prt 2 gabdhaha I can't wait wllhi Amiiro caadi ma ahan wllhi 😁😁😁😁

  • @maryanomaromar7026
    @maryanomaromar7026 Рік тому +11

    isku jir usoo samee wiilal iyo gabdhaba walaalkey cadaw gaaga hajabo team 27 wa idin salaamay mar dhow malaysia baan imaan doonaa muuqaalkiinaan ka qayb gali doonaamuuqaaladiina keeb going asad hagio

  • @daganelmi5191
    @daganelmi5191 Рік тому +17

    Gabdhaha waaba sirdoon caadi aheen 😀 sirdoonka wadanka gabar haloo dhiibò

  • @osmanabdi125
    @osmanabdi125 Рік тому +10

    Amira qof aqli badan waye tuugada hori laga so sari 😂😂❤️

  • @drssayruuqaadam2572
    @drssayruuqaadam2572 Рік тому +34

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammed Scw scw scw❤❤❤❤❤

    • @cabdikilikili
      @cabdikilikili Рік тому +1

      Asc sxp barnamijkaga Ani go Kasoo qebgalin ilaahay imadilo insha Allah

  • @abdiwasacmowlid4626
    @abdiwasacmowlid4626 Рік тому +11

    Xabiibkeena muxumed صل الله عليه وسلم ku saliya Nabigeena Naxariista badnaa صل الله عليه وسلم ❤

  • @wllmollaarab1100
    @wllmollaarab1100 Рік тому +19

    Inta igu raacsan inuu shidanyagay gememka gabdhaha

  • @asmahassan5226
    @asmahassan5226 Рік тому +8

    Gabdhahaaa ka shidan wiilasha Msha Alla ❤

  • @Asadhaajio27
    @Asadhaajio27 Рік тому +5

    The Legend of must be number one soomaali You tuber zxp keey marna walaalkay Asad haajio horay usoco aboowe madaxaad iisaarantahay boowe 🙏🙏🙏🙏💥💥

  • @ubahkeyser8942
    @ubahkeyser8942 Рік тому +1

    Wll asad hore u soco cimri dharaar cibaado leh cafimaad ku ladhan yahay rabi kaaga baryayaaaa

  • @muchahunter12
    @muchahunter12 Рік тому +2

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad scw ♥️💯💞💕💕💕💕♥️🥰

  • @sharmakesiyad2980
    @sharmakesiyad2980 Рік тому +8

    Masha allah wllky waxaan kuu rajaynayaa caafimaad isoo qabo wll first comment😂😂😂😂😂

  • @hamdakayse
    @hamdakayse Рік тому +16

    Ani part one ku haysta teamka ku soo celi part four ❤😂

  • @miskiyuusuf1320
    @miskiyuusuf1320 Рік тому +85

    Inta og gameka wiilasha inuu ku shidan yhy👍

  • @samalehainan7883
    @samalehainan7883 Рік тому +4

    Wow macha Allah team 27 Asad Hagio full Recpect ❤❤🙏💪✌🤘

  • @rahmohasan
    @rahmohasan Рік тому +25

    😂qebta gabdhaha saa usugaaye lee😂 thank you wll asad❤😂

  • @anhaarmohammedabdalla4267
    @anhaarmohammedabdalla4267 Рік тому +21

    "Ku qurxista maalinkiina Saliga nebiga ﷺ"❤️

  • @AnasJojo27
    @AnasJojo27 Рік тому +2

    The best person ever the most know ledge able and the most shine Allah created is prophet Muhammad.(Scw)😍🥰💝❤❤

  • @fatoum4388
    @fatoum4388 Рік тому +2

    Funny weeye sheekadan waanku qoslay🤣 keep going..ASAD

  • @deqosalad947
    @deqosalad947 Рік тому +6

    Noo badi wlhi saaid ugu heestaa barnaamijkaan 🎉🎉

  • @cabdifitaxcaabi1980
    @cabdifitaxcaabi1980 Рік тому +12

    Xaawa smile ka maqan yaqe
    Dhadhanka gameka ey ahan lehed

  • @youssefabdullahi
    @youssefabdullahi Рік тому +27

    Azad anigo codka shacabka uu hadlaya gabdho iyo wilal isku sosame ciiyartan tuga iyo cashabka igu so raca inti rabtay 🤑👍👍

  • @ilhaanilhaanhassan9868
    @ilhaanilhaanhassan9868 Рік тому +5

    Allow qof walba muraadkiisa usahal🤲

  • @prince____darmaa1015
    @prince____darmaa1015 Рік тому +3

    Halmar kusali nabiAg ee ena suuban scw

  • @_aasif
    @_aasif Рік тому +12

    Wllhi I just love koko ❤😂don’t know why
    Fawzia is smart

  • @garaadcartw8535
    @garaadcartw8535 Рік тому +4

    Caawa waa jamce nabiga igula saliya scw

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +87

    A lengend never brings shame ❤ ✅ ✊ Team 27 Asad Hagio full Recpect ❤💙

  • @cljaliilcumar8763
    @cljaliilcumar8763 Рік тому +1

    Talent man waa ku wataa keep going🥰🥰🥰

  • @iqrosiciid5640
    @iqrosiciid5640 Рік тому +1

    Masha Allaah keep going my Brother

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 Рік тому +7

    Nabi Maxammed Kusali "SCW"♥️💥🌍

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Рік тому +8

    Labadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo channel keyga ii soo booqo waa mid diini ah Allaha Ku Siyo kheyr badan,,,,,,

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 Рік тому

    Mashaallah walalkey Asad hagio asc hormar wacaan iinashaallah allah ku sharfo wll qalbi wanagasan team 27 guul wll qalii Allah ku xifidayo aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯💯👍

  • @ridwaanmohmed4668
    @ridwaanmohmed4668 Рік тому +25

    Gabarta la dhahaayo koko team 27 kusoo dara please 😢

  • @ajcomparisons1
    @ajcomparisons1 Рік тому +18

    OMG Asad plz program kaan ha joojinin CID caadiyaa noqoney wllhi😆

  • @bilaanmahamed2642
    @bilaanmahamed2642 Рік тому +23

    Wan ogaa inad sosameyneysid qaybta gabdhaha 😂😂

  • @maxameddeeq1875
    @maxameddeeq1875 Рік тому

    Asad hajio wll aan taagyeero guuleyso sxb keep going my brother

  • @updiftaxsiijey8128
    @updiftaxsiijey8128 Рік тому +1

    Asad setahy ........qeeeer le iso qor an ku farxeee from Kenya wajir county

  • @camper7664
    @camper7664 Рік тому +8

    Hadaad magaca Allah u jeedid like saar
    الله

  • @sadamhussen7922
    @sadamhussen7922 Рік тому +8

    Aloww asad hagio oo lugihisa kusocda natus insha allah 🤲🤲🤲🤲😥😥

  • @sacdiyoaxmadcali6627
    @sacdiyoaxmadcali6627 Рік тому

    Thanks wllky wad aqbashay codsikeenii

  • @mohayare7234
    @mohayare7234 Рік тому +1

    Yutuberka ugu dadalka badan ever iseee asad xagio

  • @mohazhagio19
    @mohazhagio19 Рік тому +3

    Goat 🐐 of UA-camrs Asad Hagio

  • @habiiboxuseen4493
    @habiiboxuseen4493 Рік тому +4

    Asad part 4 soo sameeya 👌👍

  • @mohamedshaafici3274
    @mohamedshaafici3274 Рік тому +1

    First coment like.saara

  • @mohamednurmohamud8765
    @mohamednurmohamud8765 Рік тому

    Grill version so Funy agin wll asad😂👍🏻

  • @Ducayzane10
    @Ducayzane10 Рік тому +4

    Kusalia nabigena maxamed Scw scw scw 🥺 💔 🤲 🕋

  • @king___abdalla8704
    @king___abdalla8704 Рік тому +38

    Greatest of all time social media asad hagio 🐐✅

  • @fatwaqaali4001
    @fatwaqaali4001 Рік тому

    Masha allah gabdhaha weykuso baxen wana ka helay ani ahan siiiba amiiro io ayaan ayaa shidey mesha 😍😍🥰part 2 noso samey oo gabdhahn ah inshallah

  • @mohamedhaji9381
    @mohamedhaji9381 Рік тому

    Asad bro aad iyo aad ayaad u mahadsantahay barnamijyadaada tuuga lagu kalasaraayo ee i noo soo badi barnamijyadaan oo kale ajaanibka ku soo dar bro shaqo wacan

  • @inanaser9917
    @inanaser9917 Рік тому +4

    Next kadhig gabdho iyo wiilal 😂❤

  • @Bilan401
    @Bilan401 Рік тому +5

    Game Kan Ku HyzTa Wlhi❤️😭😂😂😂😂

  • @abdilakshman9938
    @abdilakshman9938 Рік тому +1

    masha Allah game qatar waye horii usocoo sxb

  • @nimcomohamed4349
    @nimcomohamed4349 Рік тому

    Maadsanid walaal Asad 🙏

  • @ASAD.HAJIO27
    @ASAD.HAJIO27 Рік тому +7

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet muhammad❤️❤️❤️

  • @exmaamulaha6947
    @exmaamulaha6947 Рік тому +11

    ayaniita ma aqli dheero wllhi wax ma qiyaasi karto😂😂😂 kuwo kale cadi ma ahan sadalintooda good by😂😂😂😂😂

  • @zakariaabukar5995
    @zakariaabukar5995 Рік тому +4

    War hawo smile aan sugaaye wllhi gamekaan aya kasoo bixi karto🥰😂✊🫡

  • @user-fd1mg3jk6y
    @user-fd1mg3jk6y Рік тому +1

    the best person ever the most knowledgeable and the most shine Alllah created is our prophet muhamed peace be upon him (csw)🙏🤲🕋🧠

  • @zamzamqueenzamia4019
    @zamzamqueenzamia4019 Рік тому +1

    Keep going my brothers and my sisters 💪 ❤ 💯 p2

  • @Malekmedia24_7
    @Malekmedia24_7 Рік тому +7

    Muqaal kaan wxaa kujirta xaqiiqoyin psychology oo ah
    In dumarku ka IQ sareeyaan ragga
    Weliba kuhaboonyihiin baarista io sirdoonka💯

    • @Xidiginho
      @Xidiginho Рік тому

      Isku fikir nahay wllh 🔥

  • @wllibros4313
    @wllibros4313 Рік тому +9

    Barnaamijkaan qof guulaystay malahan pro siiwad waa another level

    • @abdirahimsalman8699
      @abdirahimsalman8699 Рік тому +1

      WALAL QALI ISOO BOOQO PLEASE 🙏 🥳

    • @deeqacismaan3202
      @deeqacismaan3202 Рік тому

      Asad oow foorshada iinaga daa🖐🖕🖐🖕🖐🖕🖐🖕🖐🖕💋🥰🖕🖐🖕

  • @amaalfaysal8197
    @amaalfaysal8197 Рік тому +1

    Legend waxaan sugnaaba waa qeybo kle yeah🥰🥰🥰

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel Рік тому

    Asaad hajio best UA-cam go forwards another's levels this is challenges thief👍💯💯💪😆

  • @aishaali4294
    @aishaali4294 Рік тому +6

    Asad next wilasha iyo gabdhaha Kaso dhig please 🥺😂

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Рік тому +9

    Aan ku sallino nabiga scw

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale Рік тому

    Asag sxb codsi ayan wata wan ogahay wad arkeysa balse ii fuli fadlan gamekan qosolkisa ayuu wataa wlhi kama xiiso marwalbo ayan dawada part two oo gabdhaha ah waliba intaan isku keen iguna salan gabdhaha walalahey ah wan taageera ❤️

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 Рік тому +1

    Masha Allah keep going walahey

  • @mohammedmohamuud2228
    @mohammedmohamuud2228 Рік тому +4

    Wan idin salamay dhamaan team 27 iyo qof waliba okaso muqday UA-cam kiisa asad hagio wllky waxan kaa codsana inaad soo Samaysid pause challenge

  • @mohamoudaarshe6813
    @mohamoudaarshe6813 Рік тому +14

    This chalenge is so funny🧡🧡

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 Рік тому +2

    Kkkkkkkk waaaw maashaa allaah gabdhaha baaba kashidan wiilasha

  • @farhaanmahamed1778
    @farhaanmahamed1778 Рік тому

    Qaybta gabdha ha waa fani xawo iyo gabdho kale noken abti😘

  • @anfacabdullahi-be4sh
    @anfacabdullahi-be4sh Рік тому +3

    dhinaca wiilasha waxaa ugu shidnaa mualimow iyo cumeer dhinaca gabdhahana koko iyo amiira

  • @halimasaadia008
    @halimasaadia008 Рік тому +7

    Jumca Hilwa to all Muslims around the world🌍

  • @haashimyare1466
    @haashimyare1466 Рік тому

    Legend ❤ ASAD HAGIO ❤ horay usoco

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 Рік тому

    Asad hagio wlhi qeybtan aad ayaa ka qosol badan wilasha kuceli markale wlhi waa qosol 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @maxamedabdikariim5382
    @maxamedabdikariim5382 Рік тому +6

    Wlhi barnaamijkan tuuug gabdhaha wiilasha waxa kufican ka qaraaxo badan gabadha 😂😂

  • @mumtasyes
    @mumtasyes Рік тому +19

    Gabdhaha ka qosal badan wiilasha😂🥰🤣🤣

    • @mumtasyes
      @mumtasyes Рік тому

      Ayaaniita keep going🥰

  • @zancho17
    @zancho17 Рік тому +1

    Wll adoo raaliya gabdhaha iyo wiilasha isku dar waan kaa cadsanay