Sxb abdixafid wadanku adu ku bahan yahaya in shallah madaxwaynaha mustaqbalka ilahay haka dhigo wan daremaya dhig somali ayaa kugu jira sidaad oga danqanayso ayan daremaya allah ha ku xifdiyo ❤
Mahadsanid mudane, waxaan isleeyahay haddey dhiiga ciidankeena qiimo agtooda ka leeyahay iney waftigaas itoobiya tagaan maba aayne waxay aheed iney xataa suaal geliyaan heshiiski Ankara oy si cad u jabiyeen sidaa daraadeed soomaliya waxay heli laheed in iyadu ay dublomasiyada ku karbaashto
“Waxaan u muujineynaa mahadnaq qoto dheer suxufiyiinta Soomaaliyeed, side abdihafid kuwaas oo si geesinimo iyo daacadnimo leh u tebiyey runta una cod u noqday dadkooda.”
Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.
Itopia waa in heshiiskaa laga noqdaa waayo ninka heshis lagalaa waa nin bada bixiyay waa in laga noqdaa waayo dhul aya rabtaa ee dekad ma rabto itopia lalama gali karo heshiis xasan ma isagaa dalka leh
Dib u fiirsada falaqeyntiinii horse bilowgii dowladaan in ay wanaagsantahay.manta o xeero iyo fandhal Kala dhacen baad daka isdaadraacinaysan qaata qaladkiina
Dowladu qabiil maaha hadii ay khaldantu waa la dhaleecaynaya si waxa ka qaldan ay u saxdo laakiin xasan shiikh waa adeerkay qofkii wax ka sheega waa qabiilayste saas maraxnimo waaye marka yariisoow dib u dag ayar u dag maraxoow
Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues. The Somali government's statements are contradictory .Hassan Sheikh Mohamud and turkey president Recep tayyip erdogan . Who was as a Somali friend, helped with Ethiopia to take our sea . Made an agreement with Ankara to give Ethiopia Somali sea .
FALDAN | LIKE | SHARE | SUBSCRIBE | COMMENT | GUULAYSTA👍👍
.❤😢😢7
Ha loo duceeyo Somalia 🇸🇴 ❤
Mahadsanid
Grazie abdihafid iyo engineeri 👍
Sxb abdixafid wadanku adu ku bahan yahaya in shallah madaxwaynaha mustaqbalka ilahay haka dhigo wan daremaya dhig somali ayaa kugu jira sidaad oga danqanayso ayan daremaya allah ha ku xifdiyo ❤
Engineer Ahmed Abtidoon , tala waa wareerta tiirna waa jabaa. Waxaan ku dambeya doona ma garanaayo. Engineer waad mahadsan tahay kheer Allah ku siiyo.
👍👍 talyaniga ayaan ka dhawadi warka msh allh allh haku xafido
Subhanallaah Ceeb kawayn umadan somaaliyeed horey umasomarin ,Tuugsiga iwada hooda ,Qabla'aanta,Akhas amxaarki ayanaga yayaqsooday qimo la'aanteena.
Wlh injenarka waa runteesa ilahay kuu waan wax noo dhama haa noo keena
Mahadsanid mudane, waxaan isleeyahay haddey dhiiga ciidankeena qiimo agtooda ka leeyahay iney waftigaas itoobiya tagaan maba aayne waxay aheed iney xataa suaal geliyaan heshiiski Ankara oy si cad u jabiyeen sidaa daraadeed soomaliya waxay heli laheed in iyadu ay dublomasiyada ku karbaashto
Wariye Abdixafiid, sidoo ugu xunyahay waxa dalkeena ka socda codkiisa ayaa laga dareemaa.
Guuuuuul guuuuul
Asc waan in salaamaamay abdi xaafid iyo injineerkaba sida aad wararka aduunka noola socodsiisaan
Saxan sheekh hadii wadanka laga qaban dalka iyo dhulka soomaali waa la weydoonaa
Ma caqligaaga xaarka ka buuxo baa kuu sheegay mase dibira weyne.
@@abdiibrahim316 war adigu maxad kudifacesa?
@ ma badbaa bad ka duwan, miyuusan ahayn kii tii hore difaacay mase caqligaa ku foorara?
Guul raashiya
Allaa kariim
Bravo
WAR RUN KA SHAQEEYA SOOMAALIYA XASAN SHIIKH WAA XARAASHAYAA YE RUUSH IYO UKRAINE WAX NAGANAMA GELINE
Ç Haafid Ninka Kaliya an Ku tash to Nolow pro 🤝
RUSSIA 🇷🇺🔐🤭👏
Sidee warbaahinta Soomaalida u taageeri kartaa dib-u-heshiisinta iyo horumarinta bulshada soomaali ?
Somalia 🇸🇴🇮🇹
Hassan sheekh umadii waa ceebeeyay somaliyeed inkastoo markii horeba ay ceebeysnaayeen markii horeba laakin Hassan hadii wax uuni hadhsaneyd waa baabiiyay,
😢😢😢😢
“Waxaan u muujineynaa mahadnaq qoto dheer suxufiyiinta Soomaaliyeed, side abdihafid kuwaas oo si geesinimo iyo daacadnimo leh u tebiyey runta una cod u noqday dadkooda.”
Mareykan Somalia na 1994 sharaf ugama bixin Somalia waa isku diray oo kaliya
Turki meesha maleh soomaaliya hadhaAfo madaxna mahee waa dad wadanka inlagu dhaco meesha loʻkeentay Allaha nagaqabto
Itoobiya xasuuqii muqdisho ay ka geesteen yaakula xisaabtamay
Hey
Armaad Hadhaw soo gudbisaan iyadoo Gabi ahaanba somaliya la lawareegay cajiib cajiib
😊
Libaax libaax dhalay. Abdixaafid wariye rug cadaa ah
Wararaka dalka waa niyad jab allh no sahlo
XASSAN SH DALKA IYO DADKA IYO DIINTA IYO DOWLADA INUU BURBURIYO AYAA QANDARAS IMARAD KU SIIYEEN XASSAN SH FARO AYAY KA HAYAAN WALAAHI IMARAD TAAS OGADA SOMALIAYEY 🇸🇴
Ok
Engineer ka caawa ma cabsanyahay Sheekadii fadhi ku dirirka ayuu noola yimide
Abdixafidow madaxweynaha mustaqbalka Allaha noogaga dhigo ama mid adiga kula mid ah wa hubaal nin dalkisa, diintisa iyo dalkisa u damqado inabtahaye😢
Xaaladu waa wareey ayeey maresaa
Soomaliya siyaasiin xoola doon ayey gacanta u gashay 😢
Haday ugashay wadanka shakhsi magadikaro dadbasle dhulka dhibkuna kudhacayaa gurigiisa hagado
It is sad
Doorka saxaafadda ee Soomaaliya ma u aragtaa mid wax ka beddeli kara xaaladda amni iyo siyaasadda dalka? Enginerki fadlan
Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said
I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.
Maa turkiska aduunka laga dacaweeyo maa sidii kenaya looyaradii loo qabto lacagatan shacabka soomaaliyee Alan u aruurin looyadadii hore
Dad an aqoon laheen wadani aheen waxaey sameyaan lalayabi maayo
Wadan burbursan heshiis wakhtigan magalikarto ee bililiqaa lawadaa
Asc cabdixafid warkan ukursi dhigtay
Itopia waa in heshiiskaa laga noqdaa waayo ninka heshis lagalaa waa nin bada bixiyay waa in laga noqdaa waayo dhul aya rabtaa ee dekad ma rabto itopia lalama gali karo heshiis xasan ma isagaa dalka leh
Dib u fiirsada falaqeyntiinii horse bilowgii dowladaan in ay wanaagsantahay.manta o xeero iyo fandhal Kala dhacen baad daka isdaadraacinaysan qaata qaladkiina
A
Bti foon markan arko warban helaa
Asc
waheedhe reerkan waxa kawada guan dalkan in gacan galiyan jamaame 14 sano nikaa fadhiyay 60 kilomotir anadin 300 kilomitir uduulay shabaab sidhaxma rayo hadaan talada goroowe loohos fadhisan waxba majiran
Wariyaha Kaliya qabiilka kaga qiima badan dowlada somali walee adi iyo abdirsaaq atoosh reer muqdisho Uma gambataan any way keep going ilaa naarta 😂😂😂
Dowladu qabiil maaha hadii ay khaldantu waa la dhaleecaynaya si waxa ka qaldan ay u saxdo laakiin xasan shiikh waa adeerkay qofkii wax ka sheega waa qabiilayste saas maraxnimo waaye marka yariisoow dib u dag ayar u dag maraxoow
Su aal ayaan idiin eaydiinayaa Cacdi xaafid iyo injineered Awaaay baaslimasnkii Muxuu ula Xisaabtami waayeen Madaxwaynaha oo ay Diidiwaayeen ugana doodi wayeen hiishiis yada lala galaayo Ethiopia
I have question.,Awwaay baalamsnkii Somalia maxay u fadhiyaan meeshaas oo ay u hadali layahiin ileen Dadka ayeey matalaan
Cabdi Xaafid I have a requeste ma ka Samayn kartaa barnaamish balamasnka somalia why ay UGA hadli la yahiin hishiizyada iyo qaladaadka dowlada.
IYAGA WAXAY CIIDAAN 06 JANUARY 2025
Soomaaliya ha sheeran waad fashilmaysaan
Daarood waa faqash waa cudur ku dhex Jira Somalia iyo Somaliland
Ogaadeen uliita
Dowladeena maxay ula gadin waysay Ethiopia oo iga baxi waayeen heshiiskii ankara was ka baxnay oo Ethiopia ayaada burisay
Fashil weyn ayaa ka jira wasarada arimaha dibada nin jecleysi waka adisababa nageysey
Walaaal ci xaafid siyaasada somaliya kaqayb gal shacbiyad Balaaran ayaad haysataa
Afkii baa juuqda gabay
Somalia's foreign minister Ahmed Fiqi said
I categorically refute claims that has been granted access to the Red sea.These assertion lack any foundation. Somali remains committed to protecting its sovereignty and ensuring transparency on national issues.
The Somali government's statements are contradictory .Hassan Sheikh Mohamud and turkey president Recep tayyip erdogan . Who was as a Somali friend, helped with Ethiopia to take our sea .
Made an agreement with Ankara to give Ethiopia Somali sea .
Insincere cabdixaafid dhiiqow lugaha kula jiraa ee adiga yuusan adiga ku gelin
Ci xaafid wax ayaad kaqaban kartaa siyaasada kaqayb gal