Degmada Gubta maxaa looga tegay Xalay Murusade nacayb mase wax kalaa jira?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 тра 2024
  • Ігри

КОМЕНТАРІ • 46

  • @duqowacademy7426
    @duqowacademy7426 Місяць тому +5

    Walllahi waad ku saxabtahay ❤ dadku waa inuu iskutashataan !!

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +2

    Waa raga war cad xaqa ka hala maashallah tabaraka 💚 habo

  • @ZeinabJimaale-tu3mf
    @ZeinabJimaale-tu3mf Місяць тому +2

    War Murusadow indha fura way loga tagay gubta Urusade aya iska lehmiya war Murusade Wake Up

  • @nasrahassan921
    @nasrahassan921 Місяць тому +2

    Xildhibeen ku sheegyadu sow ma ahayn inay shacabka ku baraarujiyaan shuruudaha laga rabo dadka si ay degmo u noqdaan...

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому +1

      Waa run kuwa ugu liita ayaa na matalo

  • @somalisomlia6720
    @somalisomlia6720 Місяць тому +2

    Anoon qabiil caayeen oo ale kaboqaya hawiye markeey doowlada qabtaan maxeey qabiil iyo cidooda ugu waashaan soow ma oga soomaaliween f gedo ineey masuul ka yihiin mesi doowlad mataqaaniin 35sano soomaaliya idinkaa halkaas dhigay horumar malihidin madax fiican markeey timaado maseer maxaa idinka qaldan umada markeey dhibkooda bato ale wuu dhameeyaa dadkaan umada Dilaya doowlad adag beey ubaahan yihiin naga daaya qabiilka soomaali waxeey rabtaa madax cadaalad ah noo

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    Waasaas habo murursade waa dhiiranaan jire madaaray eylahurdan

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Sax habo waa run

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Habo ❤️ yar scw abdirisaaq kabayare

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 15 днів тому

    Nimanka hawiye cida mudulood lamid ma.ah mudulood afgooye ilaa xarar dheere aay is heestaan xamarna intaas ayee ku dhax jurtaa habargidir matabaan ayaa ugu sukeeyso murusadana ciil buur xawaad lana buula burto hamarna waa la wada leeyahay waxaa beeniyay 1991dii duwladihii ka dan beeyay ee demogaraadig ahaa ee todoboda ahaa gidigood duqamagaalada waxeey ka dhigeen mudulood sadax muqawamadood oo islaamiyiinta ahaa ayagana gidikood waxay ka dhigeen mudulood kuwaan hoos ayee u sii dhikeen waxeey kasii dhigeen reer matan cida xamar leh duwladahaas ayaa cadeeyay nin aan mudulood aheeyn xamar duqmagaalo in uuna ka noqo neeyn waxaan u mahad celi neeynaa xukumadihii kala danbeeyay ee xaqa soo ahaa sameeyay oo dagaanka in uu mudulood leeyahay cadeeyay ilaah qeer ha ka siiyo. Somali hanoolaato. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SacdiyoCali-bk8zp
    @SacdiyoCali-bk8zp Місяць тому

    Abwaan.waaŕunbadneed.yaa.ladagi.karo.mursade

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰💖💘💞💜💙💚❤💘

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 Місяць тому

    Magacaaga haddaanba lagugu qabsan ayaa Illaahay Mahadiis ah..
    Soomaali qof walba , qofka kale ayuu ku tilmaamaayaa, waa naneceb yahay.

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 Місяць тому

    Jaaniski Mursade Soomaray
    Kamay faa,iidaysan
    Dayniile ayaa saaxada ka baxayso oo Daaro salaam ayaa liqayso

  • @bisharonur8100
    @bisharonur8100 Місяць тому +3

    Aqlaaqda Allaha kuu toosiyo
    Allaa yahdiik afkaaga,sameyso

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому +3

      Aqlaqada ka maqan maxay tahay bisinka muxu sameyay

  • @abdulahiesse5946
    @abdulahiesse5946 Місяць тому +2

    Saxiib radia baraarug waa jiraa wuxuu kafuran yahaym puntlaand.?

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 Місяць тому

    Wlaahay gubta waa meel wayn

  • @user-yd6fw3vy8i
    @user-yd6fw3vy8i Місяць тому

    Wiil runtashega

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    Murusade waxuu ka yimid galgadood asagoo goosasyar ah dhulka wacdaanka uu dagay ruux ayaa ka dhintay wacdaanki ayaa u diiday in uu maydka dhulkooda ku duugo murusadoo meeyd sita a maleele oo malaaq reer mataan ah ayaa dajiyay ee galgadood ayee ka yimideen waxaana ugu sukeeysa ceel buur hamarna sida dadka kale ayee u yimideen waa ka soo horeeyeen dagaanka mudulood ayaa leh intakale waa yimideen mudulood waxaan lugu dhaxjurin aggooye ilaa xaradheer caasimadana daxdooda ayee ku jirtaa xamar dhankaa uga bax daba goof abgaal waayeb

  • @hoggaansane9275
    @hoggaansane9275 Місяць тому

    Kkkk😂

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 Місяць тому

    Qabiilku waa noocaas ,macnihiisa was in dadka laayo lagu dhaco macno kale maleh

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 Місяць тому

    Waxaas waa lagaga aqoon badnaa ma aa dhacay hore adigoo uga hadlaya OO leh idinku cidna waxba haka suginina ee isku tashada lama maqlin

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому

    Isku tashi Loo baahan lacag waa heystaan

  • @user-nz9dp1cm9e
    @user-nz9dp1cm9e 10 днів тому

    MuruAbgaalow iskaqabo hadaad ka gaartaaye shalaaygi cabdule raage noo sheegay oo ahaa maxaad warqado ugu sameeyn soo galootiga markuu carada kaa sasabanaayay soomanow samada qabo saa cadaan kuma suknaateenesad oo meeydh u raran yahay oo wadaan dhul kiisa in uu ku doogto u diiday maleele oo malaaq reer mataan ah a dajiyay galgadood kama sukeeyo murusada soomaalida kale ee timid ayuu la midyahay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 Місяць тому +1

    Sax

  • @qoraneqorane8484
    @qoraneqorane8484 Місяць тому

    Habargidir oo dhulkii murursade degmo looga dhigay.lafoole waa dhul wacdaan cismaan.

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Garsbaley murusade ma lahayn dhul abgal ahay

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому +2

      ​@@Sucudi862
      Maya.
      Garasbaalwey waa GOOF MURUSADE.
      Yaa waayaye Abgaalka degen GARASBAALEEY?

    • @abdinasirabdullahi1037
      @abdinasirabdullahi1037 Місяць тому

      Anigu waan yaabaye Soomaalinimadu miyaa laga baxay? Mise Colaad ayaa wali la isku qabaa ma ay that lama ilbixine Soomaaliyeey markaad hadleysaan in meel walba la idinka la socon karo xasuusnaada OO Qabyaaladda u badalay Soomaalinimo haddii la waayo Soomaalinimo Dal kale ayaa qaxooti lagu noqonayaa marka badda hala ilaaliyo Qaranimada na ku faana kursiga markuu qof Qabiil kaaga ah uu hayo kaliya ayaa Qaran la yahay haye OO Hadda Soomaalinimadu ma wax lagu wada siman yahay baa mise waa lagu kala sareeyaa

  • @mahadhussein283
    @mahadhussein283 Місяць тому

    Gubta daynile soma hoos tagto taliye

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Waa meel weyn inay deynil ka tirsanaato wa qalad deynile way ka wentahy dagmoyinka kle

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew Місяць тому +2

    Madaxaweene hawiye waxba maqabto so adigii dhahay... yaa ina maqaar yarow...kk farmaajo kaarka saaro

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 Місяць тому

      Xassan ayaa Madax weyne ah
      Dalkii wuu Kala gooyey Dhiiqo ayuu dhex fadhiyo

    • @saidahmed-vt4ew
      @saidahmed-vt4ew Місяць тому

      Ina maqaar yarow ma og tahay in dowlad hada tobara
      Bar 15 kun oo ciidan ah lakin adiga ciidan uma taqaanid kkk insha allah ceelbuur an Ku xureyneynaa

    • @MIDNIMOJANAQOOW
      @MIDNIMOJANAQOOW Місяць тому

      Ina dameeeaaloow.
      Waxaas hakuu danbeeyaane, KABAD iyo LIIJAAN suuqa KAARAAN meeqa ayey ka joogaan?
      Nabadeey.
      Maakaal iyo Macsaro.
      Moxog iyo waanbe.
      Jac, naq.

    • @saidahmed-vt4ew
      @saidahmed-vt4ew Місяць тому

      Yaa abgaal intaan iska fiireye ey HG qaadatay. Goofkaanyi. Yaa maqaarka intee Ku wareeynaa. Ina maqaar yarow.

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      @@MIDNIMOJANAQOOW adi point kama hadashid miyaa waxan malin walba isku midka eh aaad qorayso ina iska dhaafto from murusade

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 Місяць тому

    Murasade.meel.uusan.gaarin.60.Sano.ayaa.seedigood..R.wasare.markaasad.colaad.ayaad.uqaadeen..farmaajo.wsa.khaleynaa

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому

      Naa edab yeelo seedi seediga ma naqaane mesha siyaaaada taale asba khyre mu turinow ma nin mel cidla ka dhasha jiro tugsi ma ahan

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 Місяць тому +2

    Dawladiinii buu xasan riday isagoo ka caqli badiyey khayre khasaare wax cusub ma aha inaad calaacashaan shalay zayidka hoostiisa ayaa jacfar la taagneedeen idinkoo weerar ku ah qofka gabadhiini jiiftay shame on you.

    • @Sucudi862
      @Sucudi862 Місяць тому +2

      Qaldkas mara galnay mar kale sa dhacayn