XAADOOLE IYO XAMAR CIDA ISKALEH:-"Hawiye iyo Habar Gidireey sheega oo ku dhawaaqa cida Xamar Iska le

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 жов 2024
  • XAADOOLE IYO XAMAR CIDA ISKALEH:-"Hawiye iyo Habar Gidireey sheega oo ku dhawaaqa cida Xamar Iska leh waa taqaanaane" Xildhibaan Xaadooole oo si Kulul uga hadlay Dooda Xamar.

КОМЕНТАРІ • 100

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 4 місяці тому +19

    Xamar reer walbo guriga uu sharciga u heysto ayuu leeyahay

  • @abdiwahabshelmi1990
    @abdiwahabshelmi1990 4 місяці тому +6

    Wa yaab nin dhan Oo Xildhibanima sheganaya hadane Aan aqoon qaab hadalwanaagsan 🥱

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 4 місяці тому +7

    Exactly xamar banana uga baxa xamar dadka leh waa ogaanysaan💪💪💪💪✅

    • @maden7818
      @maden7818 3 місяці тому

      Soomaaliya qabiilka kaliya ee isbaarada u taalo waa Abgaal weyna ka diideen madaxweynaha Xasan sheekh inay Isbaarada qaadaan.

  • @abdifatahbashir-cr2lj
    @abdifatahbashir-cr2lj 4 місяці тому +3

    Xamar ninkii xoog badan baaleh Hargidirbaana ugu xoog badan

  • @Mahaadcade
    @Mahaadcade 4 місяці тому +7

    Lan dhere Lan dhere dhalae xadole nolow❤❤❤

    • @maden7818
      @maden7818 3 місяці тому

      Xaadoole waa tuug isbaariiste ah ee wax kale ma heysaa?
      Isagoo baarlamaanka ku jira ayaa 2 isbaaro u taalaa waa mooryaan.

  • @sahrociise
    @sahrociise 4 місяці тому

    ❤❤❤waxab hadalen bought waxu yallaah unknown cadalaah ciidaleh Xamre

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 4 місяці тому +2

    Xaadoole guulayso xamar dadka waa kuwa yimid iyo kuwa loogu yimid

    • @maden7818
      @maden7818 3 місяці тому

      Macno yaridaa abgaaloow.
      Hal magaalo oo abgaal ay kaligood daganyihiin oo dhisan ma ii sheegi kartaa?
      Jiingado ayaa kadhisane.
      Jifo kasta waxaa u taala isbaaro lacagahaas wax horumar ah kuma qabtaan aan ka aheyn inay:
      1) inay Qaad ku cunaan
      2) Dhilo u isticmaalaan
      3) Qoryo ay ku gataan oo dhexdooda isku dagaalaan.
      4) Qamaarka 1xbet ay ku dheelaan.
      Cismaan Xaadoole waxaa u taala labo isbaaro waxayna u taalaa ceel cade oo meelna wuxuu ka qaadaa 32$ meelna 10$.
      Jifooyinka abgaal waxaa qiyaamuhu u dhacaa ayagoo isbaaro qaadanaayo.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому +1

    Xamar , dadkii lahaa qwy deggan yihiin waana somalia oo dhan, laakiin adiga waxaan kuu sheegayaa inaandan ku dhumin ee qaladka ku socda abgaal, kolleyna gubadley mungaabna ma jirin 1985kii.madaalana ma jirin, laakiin qaladka waxaa iska xasan sh.

  • @warsamediiriye3743
    @warsamediiriye3743 4 місяці тому +4

    '' Mudulood waa in ay garteyda bixiyaan oo ay ogaadaan in aan ahay ninka loogu yimid intaas ayaan idin dayeynay ee hadaad bixin weysaan intaas ayaan idin dayeynay waa in aan anaga la baxnoo sheegno''. Gudoomiyaha gobolka waxaa leeyahay gobolkey kuu soo galayaan hadii waxyaalaha qodoood dhacaan cidee iska fiiri.'' XAADOOLE waa calool waramay oo waa u gar dhigtay Abgaal iyo Hbar Gidir. cayaar hala dhaafo Xamar waa ay idinka badan tahay Soomaali oo dhana waa ay qaadaa naf ayaa ku soo laabatay quruduna waa ummad wada dagan iskuna og sida wax yihiin. dhul la wada leh lana kala leh .

  • @MarwanAlii-g1p
    @MarwanAlii-g1p 4 місяці тому +1

    Ha u bixinine wa tuugadii shabelaha dhexe oo xildhiban laga dhiga

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 4 місяці тому +3

    I am sure Somalia 🇸🇴 will never be a stability unit they change the capital City

    • @MohamedBarrrow-mh5gg
      @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

      Stability macnaheedu ma fahmin, waayoo in la bedelo waxba tarimeyso. Waayoo meelaha kale, dad kuwan kasii liita ayaa jira ee waxaa loo baahan yahay in si wada jir ah ninkasta u difaacdo hantidiisa. Xamar ninkasta sharci ayuu ku deggan yahay, waama si sharci in loo wada difaacdo.

  • @MohamedJimcaale-jh4mp
    @MohamedJimcaale-jh4mp 4 місяці тому +1

    Xil xaadole guuleyso waligaa guul

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac 4 місяці тому +1

    Waxaan maqlijiray qof walba markuu xanaaqo buu lahjadiisa saxdaa ku hadlaaa

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 4 місяці тому +1

    Waxaana xilibaan ah ah dowladnima dhimatay

  • @abdiahmed9716
    @abdiahmed9716 4 місяці тому +1

    Walaahi hadalka barashoo rabaa
    Inuu iska aamusa ayaa u fiicnayd

    • @nuurcalinuur7584
      @nuurcalinuur7584 4 місяці тому

      Nina afkuu ku dheereyaa nina gacantoow ku dhereeyaa ninkaan war lamasoo barin ee sida farta looga hadloow soo bartay midakale hadl badan haan mabuuxiyo jaaaw

  • @HubiyeCusmaan
    @HubiyeCusmaan 4 місяці тому +1

    Waa xoolo inuu hadlo kuma
    Haboona mid kaan oo kale
    Waana meel ka dhac dadka
    Magaalada ku nool waa wada
    Walaalo qoladii meel inta quruxsata dhista oo degmo
    Loo aqoon sado waxey mudan
    Yihiin in lagu daydo oo la dhiiri
    Geliyo si ey magaaladu udhisanto
    Maahee xamar anugaa iskaleh
    Waa la iskala tegay adeeer
    Ee wax la imow dadku ku qancaan

  • @asawirbukhari5130
    @asawirbukhari5130 4 місяці тому

    إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم أجرنا في مصيبتنا واخلفنا خيرا منها

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 4 місяці тому +1

    Abgaal Madaxwayne nimada Hawiye waa loo kaltamaa.

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 місяці тому +5

    waxas oodhan dhulboobka xasan sheekh wado bay salka kuheysa ee dadka dhulkoda halo daayo

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 4 місяці тому +1

    Xsmar cidna jama lijid anaa xamar ku dha shay duur mashane wax kale kama jiro ee qabyaalada dowlada. lagumanoqdo

  • @Buuwe114-ob7je
    @Buuwe114-ob7je 4 місяці тому +1

    Waxaan oo kale ayaa inta shaati kuu Soo gashta kuleh masuul ayaan ahay waa xoolo Dhar loo galiyay

  • @AminamahamedIbrahim
    @AminamahamedIbrahim 4 місяці тому

    Unukukale lee hay somaliland aya ka qaylinaysa putland na ku daysay qaraxaga tuurta ku qaado

  • @sahrociise
    @sahrociise 4 місяці тому

    qayaladan balance dayah haweyah xamer malahaden waan ku cabawe doontahqarela baa yaalah Unka Nashalaha

  • @beerkaaicadaaday2057
    @beerkaaicadaaday2057 4 місяці тому +1

    War tanoo kale kooxdaan Xasan baa soo diray, gabdho yaryarna xabsiguu ku guray oo ku eedeeyey shacab iska horkeenid yaab badanaa.

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 4 місяці тому +1

    Reerihii dameer ka xamar ku wadi jiray baa hada dowladeynaya aduunow xaalkaa'ba

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 4 місяці тому

      Ha walhi yaab dameraha xita bacbey kuxirijiren abgaal si ay magalada u qurmin hadana wa argta karaanta ay degan yihin wa isku dhex qurmen

  • @AliXaaji-s4h
    @AliXaaji-s4h 4 місяці тому +1

    Nacalaa hawiye kutaala waxaasaa siyaasi idin ah

  • @hersijama6905
    @hersijama6905 4 місяці тому

    Federaalow xaal qaado xumaanta qabiilka Soomalida waa mid ad u hooseeya ma aha Mogadishu oo kaliya waa meel walba. Xaadole hadalkiisa waxa uu kula hadlayaa ABGAAL iyo HABAR GIDIR oo uu leeyahay anagaa iska leh Xamar. nacayaa dhaqanka qabaliga Soomaalida

  • @aadamabdi6148
    @aadamabdi6148 4 місяці тому

    Muqdishadiina. Qaata caasimada baydhabo ama garowe halagu wareejiyo....

  • @deeqdeeq0
    @deeqdeeq0 4 місяці тому +1

    Wallee mar dambe layguma gaado dhulkaan waa dhul dowlo ee halaga baxo wax soomaalinimo la dhahaayana majirto hadee madax isu sheegii sidaan u hadlaayaan .

  • @CFCsomaliNews
    @CFCsomaliNews 4 місяці тому +1

    Xamar waxa leh rer xamar walasha cun tuug

  • @Jamac20
    @Jamac20 4 місяці тому

    Caasimada halaga raro muqdhisho mooriyan baa isku haysata hargeisa halaga dhigo caasimada umadda somaliyeed

  • @حبيبهعلي-م4ف
    @حبيبهعلي-م4ف 4 місяці тому +1

    Waxuuh yitih xadolah cagmihiyah dad an ah ad isuh dayeysin kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @CaliXassan-w5n
    @CaliXassan-w5n 4 місяці тому

    ABGAAL CISMAAN XAQIISA NIN U DOODA WAA FIICAN YAHAY LKN XIL. XAADOOLE TOLKEEGIYOW MA DR.XABEEB MIYUU RABAA MISE QURAAN SAAR MARKUU HADLAAYO QOF WAALAN BAAD U MALEYSAA ABGAAL CISMAAN QURAAN LA GAARA XAADOOLE SIDAAN FIYOOBI MA JIRTO

  • @maxamedaxmed3361
    @maxamedaxmed3361 4 місяці тому +1

    kan waaba eberkii ,

  • @HappyDominoes-ef3pk
    @HappyDominoes-ef3pk 4 місяці тому

    Xamar runta hadaan ka sheegno Reer xamar Eelaay iyo jareer baa kusoo horeeyay lkn hada somali oo dhan baa degta haba kala badnaadeene

  • @Hussein_Mohmd..
    @Hussein_Mohmd.. 4 місяці тому

    Lph labo maahin legend well done

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 місяці тому +1

    halaso xidho xildhimaankan hadikale halasii daayo shacabki laxidh xidhay waxas cadaalad maahe shacabku markay cawdan xabsi ladhigo halka masuuliyiinta qabyaalad marku kiciyo lacimaamado

  • @atakar26
    @atakar26 4 місяці тому +1

    Ninkaan shuute goormee la horgeenaa

    • @abdisalanali6346
      @abdisalanali6346 4 місяці тому

      Shuute asigaa xishoo ninkaan kuma dhaco xitaa ma fiirin karo ee riyada kabax😮😮😮

  • @baladomar7798
    @baladomar7798 4 місяці тому +1

    Xilibaan TikTok 😂😂😂 xamar waa lidiinka guuraa ee ku xaara

    • @Maria28832
      @Maria28832 4 місяці тому

      Guura yaa idin rabo

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Guryaha bililuqada ah ka bax, Xamarna ma dhisin adiga iyo beeshaada. In degmo xilligaan inuu magacaabo xasan sh.ayaa qaldan.

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 місяці тому +2

    Xil,xaadaoole waa qabyaladii oo garafati xiran

  • @saadaqsaadaq7738
    @saadaqsaadaq7738 3 місяці тому

    Dameereey xamar banankiis aada leedahay cooska iyo qoryaha aad xamar keeni jiray awoowgaa ayeeyadadana Caanaha adigana tuug usc keentay aatahay Waad ogtahay ama weeydii aabahaana xamar yaa loogu yimid unukaaleh ilaaheey haniigu salado cudur iyo mucjizo tuug tuug dhalay unukaaleh unukaaleh dameereey

  • @saciidcismaan5960
    @saciidcismaan5960 4 місяці тому

    Wa xilibaan diyaar u ah in uu reerkiisa difaaco. Halka xilibaanada qaar ey ka xishoonayaan qabiilkooda

  • @Joseph_abukar
    @Joseph_abukar 4 місяці тому

    Guul mudulood Xamar unukaaleh

  • @nuurcalinuur7584
    @nuurcalinuur7584 4 місяці тому

    Run miya kama dhibcaan ah ayuu.lasoo istagay xil xadoole

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 4 місяці тому

    Xamar, ma fahmin adigana waxaan idiin sheegayaa inaaneyn jirin qof sheegan kara, waa caasimaddii ummaaddan ee yaan lagu ciyaarin.

  • @قققققوه
    @قققققوه 4 місяці тому

    Mooryaan.xilibaan.noqday.waa.arin.layaab.leh.kkkkk

  • @farahkuriya5283
    @farahkuriya5283 4 місяці тому

    Ar mahadli kartide h
    Adal ximintisna mataqanide amus

  • @Gashanle02
    @Gashanle02 4 місяці тому

    Guleyso adeer

  • @musabh9741
    @musabh9741 4 місяці тому

    Waxaana xildhibaan ka ah somaliya aan hadal wanaagsan ku hadli karin

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 4 місяці тому

    Kkkkkkkk damerkan maxa loso xiri wayey ala maxey been iska dhadhiciyen abgal karaan kuma dhex urten hadi xamar ledihin mitisbiyaje

  • @bima9383
    @bima9383 4 місяці тому +2

    War adiga xaadole waxad tahay Jarer weyne maxakagalay Habar gidir iyo hawiye

  • @abdullahiisseabdi1987
    @abdullahiisseabdi1987 4 місяці тому

    Xaadoole
    Nimaan Tala jirin haduu taliyo nimaantagi jirin ayaa tago

  • @II-vd4ih
    @II-vd4ih 4 місяці тому +1

    Galmaax Yoonis walaahi waa soo jeestay Xamar hadii edab lagu joogi waayo walee sida Tutsi loo xasuuqay dad badan waa la xasuuqi doonaa.

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 місяці тому +4

      Xamar nin walbo gurigiisa ayuu leeyahay waxba ha is waalin hadii kale darbigaa sawir lagaaga qaadaa

    • @magolabdulle5811
      @magolabdulle5811 4 місяці тому

      ​guriga la dagan yahay maahan xaalka, xilka Xamar waaye reer abtigey fadhiga ka kaca adinkoo dadka dulmin Xamar xoreesta.

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 місяці тому

      @@magolabdulle5811 xaa la xureeyaa nin walbo gurigiisa qori ayaa u yaalee

    • @MohamedOsman-z2p
      @MohamedOsman-z2p 4 місяці тому

      @@magolabdulle5811 warkaan darbiga sawir in leygaga qado ayuu ku dambeyhaa

    • @II-vd4ih
      @II-vd4ih 4 місяці тому

      ​@@MohamedOsman-z2p dadka maanta guryahooda xooga lagu heeysto sida maanta u hadleeyso ayeey u hadlayeen 1984 laakin 1994 hadii la weeydiin lahaay Xamar yaa leh sidaa uma hadleeyn 2024 hada adiga sidaa u hadlaayo jaanis ayaad heeysataa oo edab ku joogto Xamar hadii kale 2034 ayaad shalaay meel la fadhin taariikhda waa is qortaa.

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 4 місяці тому

    Kani waa doqon😂liito waa caqliga hawiye iyo jahil kahaysto dowladnimada

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 4 місяці тому

    Subaana Allaha waxaasaa doiwlad sheeganaayo tuug tuuv

  • @abobasement346
    @abobasement346 4 місяці тому

    waxan hubah in aad berih sih fican laydin dawan donoh markay bilabatoh xabaduh sih tosah unukah leh xamar ku socdah

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 4 місяці тому +1

    Yahuu wakaas ninkii abgaal ugu caqliga badnaa

  • @CumarxaashiCali
    @CumarxaashiCali 4 місяці тому

    XILDHIBAAN. SHARAF. LEH. SOOMAALINNIMO. CADDEYSTAY. ADER. XAQ. IYO SHARCI. AYAAD. KA HADASHAY. GUUL IYO HORUMAR. SOOMALI. WEYN

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 4 місяці тому

    Salaad cali jeele 2 ayaa yimi maalinba mid noo keena aan xataa hadalka aqoon oo majaajileya caku reerkii abgaal ahaawaa wada salaad cali jeele

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 4 місяці тому +1

    Wa neef weynaaday oo dameer ah

  • @YaasinMaxamud
    @YaasinMaxamud 4 місяці тому

    Galmaax soo bax waa reer mataan ayaan u maleyhaa galmaax waa in lagu ixtiraamaa degaan ka muqdisho abgaal marka laga yimaado galmaax aa leh

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 4 місяці тому

    Madaxda somalida sidii yuu bar maxay ugu hadlan

  • @FarxiyoCabdulahi-h1v
    @FarxiyoCabdulahi-h1v 4 місяці тому

    Xoolonimadaan waa u dhasheen

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 4 місяці тому

    Abgaal necebka loo qabo hadu fahmo ey eydhalay waa baxaa welle

  • @alcadaalachannel3675
    @alcadaalachannel3675 4 місяці тому +1

    waa ceeb hg iyo AB xamar iyaga kaliyah malahn qof kastoo soomaali ah buu kadhaxeeyaa cidna gaar uma lahan lkn maamulkeeda cid baa leh

  • @FalconAirline
    @FalconAirline 4 місяці тому

    dad ke ku soo dortey 😀😀

  • @khaledali5093
    @khaledali5093 4 місяці тому

    Anaga reer somaliland hadaa naha wali raja leenay marka xamar isbaarooley utaliso aan xitaa aqoon diin/ciidan iyo maadi toona aan lahay

    • @Maria28832
      @Maria28832 4 місяці тому

      Warya afkaaga edab u yeelo saa snm hargeysa u leedahay usc muqdisho ayaga leh

    • @NimcoFf
      @NimcoFf 4 місяці тому

      ​@@Maria28832waa faqash isku diraysa xamar iyo hargaysa looma jawaabo anagaa ku leh xamar hawiyaa iska leh ama ha kala yeeshaan ama hawada yeeshaan waa dhul reer leeyahay

  • @abdullahisaffa3375
    @abdullahisaffa3375 4 місяці тому

    Kuleelka jira jaahilnimo suud aalaqaatay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 4 місяці тому

    adkaatay wa In garaad jaamac garaad cali loo diro abgaal iyo habargidir si u garta uso gooyo waayo dhulbahante mayaqaan cali garleh caydiidna garleh

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 4 місяці тому

    Morryanka hawiya 😂😂

  • @shuuriyecali8176
    @shuuriyecali8176 4 місяці тому

    Qabyaaalad ayaa qaaday ninkaas

  • @أمعبدرزاق-ع3ط
    @أمعبدرزاق-ع3ط 4 місяці тому

    maxakudhiman hanjawadada wasaid

  • @قققققوه
    @قققققوه 4 місяці тому

    neenfkaan.yaaumada.kahor.warejiya..yaaxibaan.kadhigay.walee.siyaasada.somaaliya.weyluntay

  • @meyremeyre8078
    @meyremeyre8078 4 місяці тому

    Geesi geesi dhalay habar kintir runta ma jeclo lakin gus markuu galo ayee miirkeeda soo laaban sidee ugu fakareen xamar yaa leh mudulood wake up dadkaan dhul balaarsi ayee wadaan hada wax ka qabta intee hg balaaran guuleeysta mudulood cismaan

    • @Maria28832
      @Maria28832 4 місяці тому

      Xayawaan nacas abgaal baa tahayeh waryaa ma hg waa rag garmeed miya gartan ragii idin xoreyey weeye xaarka damerkisa guri jirtey adoon daarood baad aheyd nacas abgaal

    • @deqawarsame-ml7fm
      @deqawarsame-ml7fm 4 місяці тому

      Too late habargidir koonfurta xamar o Dhan iyaga leh ilaa iyo balcadna ibsadey degmada daruslam Iyaga leh abgaal bahahin karaan ad ku urten kkkkkk

    • @meyremeyre8078
      @meyremeyre8078 4 місяці тому

      @@deqawarsame-ml7fm oo sidaas hadaa taajir u tahay xeryaha dowlada masaakiinta hg malinba cagaf cagaf lagu xaaqo maa dhul u iibisaan faanka iyo falaq falaq ma daaysaan habar kintir maxishooto lakin wee baqdaa qaniiskii ceydiid gabar abgaal ayaa ku cibaadeeysatay waa balan dhulkii dhagaxa inaa kuu celiyo mudulood power ⛮