In ku dhow 20 sano ayaan la noola school kii ayan dhameyey iyo jamacadii anoo qaba xanuunkan riyo maalmeedka. Hada Alxamdulilah Allah ayaa iga qaaday mudo sanad ah, si joogto ah uma aanan sameeynin, mar mar dhif ah mooyee. Waxaana ii badalay in aan Allah xuso markasta Alxamdulilah. Waxaan isleeyahay markii aan yaraa waalid aad ayuu ii kontorooli jiray marka maan heli jirin waqti aan ku cayaaro markaas ayaa qayaali isku maaweelin jiray.
Video kan wa sugaye wlh hbn hore gabdha marke ku wedinesay ban wx kala dhax baxt inkasto wx badn rabo in lika jawabo hadanh live ina so qabsado wka baqa fulynimo le tnx ustad 😊
Dhipaatada ugu weyn ee i haysato waa taas riyo maalmedkaas xataa maskaxdeyda inyar ma nasato awal sifiican uma dareensaneem lkn hada waa kasii darayaa Allah waxaan ka baryaa in uu iga dulqaado inta aan isku buuqin 😢mahdssnid wll adna❤
Ustaad salim psychologist men who are very smart man🧠 10 sanoo soo socoto latitaha nolosha oo ah proffiser ayaan noqeynaa inshaa allah dadaal wll salim wxa badan baad naga caawisaa oo ku saabsan nafteena. Na bartee psychologist i like you ❤
Ani waqti badanbuu iga qaadan jiray lkn hada xal yar aa i anfac mar walbo aa arko maskaxdee oo ku mashquulsan waxaan jirin waxaa isku dayaa ina tasbiixsada badalka fikirka alx hada way ii surtagashay wuuna is dhimay waqtigiii fikirka iiga bixi jiray
Salim waa ku salamy wll su.aal aan ku waydiiyo marka mawduuc ama baŕnaamij ka hadlaysid muhiimadu ma waa in uu qofku is ogaado in uu xanuunka leyhay mise waa xalka .
@SalimOmer wll mahadsanid ani marka muuqaladada arko waxan gartaa dhibka I haysta kadibna wn ka murugooda waayo wax xala uma hayo dhibka I haysta markaste wn iska indho tira dhibka I haysta
Ustaad dhib ayaan qabaa kaas oo ah dad ku majecla in ay ilashekestaan meelkasta ooantago xataa hadii aan isguulka kabedesho ama aan iskudayo in aan anigu asxaabsanaysto qofka aan lasaxibo wuu igu ag caajisaa ama hadii qofkale noyimado aniga waxan ku khasbanahay in aan aamoso wayo malafahmayo sheekada Saas darteed ustaad waxaan kadhaxlaa markasta oo xidhiidh bulsho uu isomaro xanuun aad ubadan Waxaan jeclahay markasta in aan guriga iska joogo ooaan cidinna isoboqan talefanna aan la iga sowicin is guuladana bishiiba midbaan kabedeshaa
Wll wxn wxa ogata in kaliga ay ku hay San dad badan ay sidada oo kale yihiin haysku arkin dadka bulshada dhex gali kara inay ka fiican yihiin Waxa jira wax aad adigu ku fican tahay dhibkaga ha u firin dariiqa negative ee u fiiri positive alx dheh wxa jira qof dhibtiisa aan ogayn meshii uu wax ka bilaabi lha aan ogayn anyway alx dheh ilhy u dhawow buug akhri naftada wax danteda Dan ugu jirto u qabo guriga inad iska fadhido oo dadka ka dhuumato xal ku noqon mayso go on isbadal cabsidada burburi ilhy talo saro ana wn kuso ducayn wll day dreaming killing your peace
Ma umalaynayo daydreaming inaan qabo lkn mid baa jirta ,mar allaale iyo markaan is dhaho wax qabo ,ha ahaado goal nololeed ama hawl kale oo muhiim maskaxdaydu waxay bilaabaysaa inay ka fikirto ,sawirto islamarkaana waqti badan la qaadato shaygaas ,fikirkaas ma aha mid aan joojin karo ama control li karo isla daqiiqada aan kaligay noqdo waan bilaabaya ,tusaale ahaan waxbaan qaban rabaa maskaxdaydu waxay sawiraysa halkan waxaas ka bilaabi lahaa ,sidaan u bilaabi lahaa iyo xittaa dhamaadka waxaas . Mararka qaybtood waxaa dhacda intaan waxaa marba gees ka eegayo ee aan ku mashquulsanhy inuu waqti badan aan dib uga dhaco waqtigii aan ugu talo galay 😂tan waa dhibta ugu weyn ee i haysato ,lkn wax khiyaali ah oon sawiranaayo maaha waa marka aan rabo inaan wax ku dhaqaaqo ama qabto. Waryaa ila mid ah oo ilaa uu wax sawiro aan talaabo qaadi karin😬
sidoo kale waan iska arkay sidaa anigu siiba waxaa isii raaci jirtay inaan wixii inta wax adag iila muuqdan aan kasii cabsado lakin alxd waxaa ilaa maskax-keyda kusoo riday hab ama qaab aan uga hor tagi karo waadna tijaabi kartaa hab-ka ama qaab-ku waa in markii wax aan la gaarin ama lasoo dhaafay ey maskaxdeyda soo galaan oo aan oogaato inaan maqanahay isla markii maskaxdey-da waxaa u sheega in aan “la gaarin waxaas “ anigoo dhahaya wali lama gaarin” dib ayey ugu laabaneysaa hadane markale ayaa u sheegaya kadib wixii waaba hilmaamayaa taas oo ah midii aan rabay inaad tijaabiso ayaan rajeynayaa
Jasaka alllhu khayr ustaad , waxaan la noola khiyaalkana mudo dheer , waxa aan ku baraarugay waxan inuu yahay xanuun habeen dhawyd oo aan dawanayay live kaga intii ka danbaysay habeenkaas markastoo aan is arko anoo xaladaas galayah waan iscontrolaa wax ka kale ban isku mashquuliya sida tasbiix ama in aan wax uun qabto .
Ustaad wad mahdsantahy aniga over thinking inaa ahy iyo day dreamer aa kala aqoon san la ahay waxa sameeya hoosha itaalo aa manta dhan qaabka ukala hormarin laha iyo waxa niyada ka sawirana kan qabo kaas samee kan kle ku xiji marka day dreaming miya mise waa over thinking 🤔

Cudurkan Wxu iga guray marki an ogaday in dad badan qaban ani lee is modi jiray lkn wxn arkay wx yabo badan oo run ii noqday wxi an sawirto badan kod run bey i noqday so wxn bilabay wx i anfacaya in an sawirto
Aniga ano dhisanin qayligas oo ah nafteda waxyabha ee rabto oo heysnin maba seexn kro ano ku dhax jiro aba sexda ano ogen😅inee jiro thy maba umlynenine😢
- La talin Khaas ah
shorturl.at/0BtZ9
- La Talin Bilaash ah
forms.gle/MSzWF2iKUnRroDsK6
- All My Links
linktr.ee/Salimomer1
Instigramka marhore fariin kaga soo diray ustaad
In ku dhow 20 sano ayaan la noola school kii ayan dhameyey iyo jamacadii anoo qaba xanuunkan riyo maalmeedka.
Hada Alxamdulilah Allah ayaa iga qaaday mudo sanad ah, si joogto ah uma aanan sameeynin, mar mar dhif ah mooyee.
Waxaana ii badalay in aan Allah xuso markasta Alxamdulilah.
Waxaan isleeyahay markii aan yaraa waalid aad ayuu ii kontorooli jiray marka maan heli jirin waqti aan ku cayaaro markaas ayaa qayaali isku maaweelin jiray.
kontorooli wuu keeni kara sax
Waaan ka xumahay inaan hore ugu xidhanayn chanelkan allxmdulilqah se maanta ayaan si rasmi ah ugu soo biirey Wall mahadsanid si wayan waliba
Video kan wa sugaye wlh hbn hore gabdha marke ku wedinesay ban wx kala dhax baxt inkasto wx badn rabo in lika jawabo hadanh live ina so qabsado wka baqa fulynimo le tnx ustad 😊
Hada ma ka cabsaneesid miyaa😂
@MunocabdirashiidMunocabdirashi Ma Ana so qabsady he wa qoral leye kk
hhh wan ku sameeyey wll
Aad bad ugu mahadsan tahy daqiqad kasta o ad nala so wadagty wallka jazaakallaah❤️
Dhipaatada ugu weyn ee i haysato waa taas riyo maalmedkaas xataa maskaxdeyda inyar ma nasato awal sifiican uma dareensaneem lkn hada waa kasii darayaa Allah waxaan ka baryaa in uu iga dulqaado inta aan isku buuqin 😢mahdssnid wll adna❤
Saliga nabiga aqri malin walbo qalbigana inaa dajiso isku day riyooyinkaas we kuu rumowayan
Jazakallah qeyr Salim ❤
Ustaad salim psychologist men who are very smart man🧠 10 sanoo soo socoto latitaha nolosha oo ah proffiser ayaan noqeynaa inshaa allah dadaal wll salim wxa badan baad naga caawisaa oo ku saabsan nafteena. Na bartee psychologist i like you ❤
habenki marka sii seexanyo lee isku seexiyaa intakale marmar dhif eh arka wax caadi umalenye thanks ustaad
Thanks ustad muqaladaan noso baadi Alle qeer haku siiye mahadsanid 😊
Thanks wall sidee iskaga daayaa
Waxaan u haystey wax iska dabiici ilaa aan hada ka ogaadey😮
Waad mahadsan tahy wll aniga iska yaabay oo waxaan is arkay anigoo darsi dhageysanaayo oo aan wax jirin iska sawiranaayo marwalba waxaan swrtaa waxyaabaha aan jclhy ee aan waligeyga sameynin mrkaan smeey isdhahana waan jareeryaa wadnaha wuu iga raacmaa tnxs wll hdeer meesha ay iiga timaaday waan oghy
Thank you
Saalim ciladaas weeba iheesata inkastoo 4 taan bil quraan xifdis galay oo iga kala yaraadey oo wax aqris badan oo jogto ah markaan sameeyay hada wee iga kala yaraatay meshe iiga imaaday maan fahan saneen ileen cidlada ee iigu dhalatay hooyadey kaligey ayey idhahay xaafada adeerkey oo ciyaal badan joogan ayaan jimco dhaaf u dhihi jiray iiwad Mahadsanid walaal
Ada mudan wll
Ani waqti badanbuu iga qaadan jiray lkn hada xal yar aa i anfac mar walbo aa arko maskaxdee oo ku mashquulsan waxaan jirin waxaa isku dayaa ina tasbiixsada badalka fikirka alx hada way ii surtagashay wuuna is dhimay waqtigiii fikirka iiga bixi jiray
Mshallah - si wacan ba sameesey
Xataa waxaan gaadhaa in aan habeen kii siseex do iyadoon hurdo ihayn si aan u is ticmaalo riyadaa khayaaliga ah maxaa uxala
Talooyinka muqaalka raac wll - tasbiixdana badso
Salim waa ku salamy wll su.aal aan ku waydiiyo marka mawduuc ama baŕnaamij ka hadlaysid muhiimadu ma waa in uu qofku is ogaado in uu xanuunka leyhay mise waa xalka .
labadaba wll - xalka muqaalka dhamaadkiisa ayan ku sheegey - lkn dhibtu waxa ay tahay dadku wey kala duwan yihiin waa muhiim inaa garata meesha uu kaso raacay iyo faaida aad ku qabto - kadibna aad ku dadaasho inaa faaidadaas meel kle oo caafimad ah ka hesho - markaas waa ka maarmi karta mala awaaalka - marka muqaalada noocaan ooo kle ah wey dhib badan yihiin wyo hal xal ma jiro
@SalimOmer wll mahadsanid ani marka muuqaladada arko waxan gartaa dhibka I haysta kadibna wn ka murugooda waayo wax xala uma hayo dhibka I haysta markaste wn iska indho tira dhibka I haysta
Ustaad dhib ayaan qabaa kaas oo ah dad ku majecla in ay ilashekestaan meelkasta ooantago xataa hadii aan isguulka kabedesho ama aan iskudayo in aan anigu asxaabsanaysto qofka aan lasaxibo wuu igu ag caajisaa ama hadii qofkale noyimado aniga waxan ku khasbanahay in aan aamoso wayo malafahmayo sheekada
Saas darteed ustaad waxaan kadhaxlaa markasta oo xidhiidh bulsho uu isomaro xanuun aad ubadan
Waxaan jeclahay markasta in aan guriga iska joogo ooaan cidinna isoboqan talefanna aan la iga sowicin
is guuladana bishiiba midbaan kabedeshaa
Wll wxn wxa ogata in kaliga ay ku hay San dad badan ay sidada oo kale yihiin haysku arkin dadka bulshada dhex gali kara inay ka fiican yihiin
Waxa jira wax aad adigu ku fican tahay dhibkaga ha u firin dariiqa negative ee u fiiri positive alx dheh wxa jira qof dhibtiisa aan ogayn meshii uu wax ka bilaabi lha aan ogayn anyway alx dheh ilhy u dhawow buug akhri naftada wax danteda Dan ugu jirto u qabo guriga inad iska fadhido oo dadka ka dhuumato xal ku noqon mayso go on isbadal cabsidada burburi ilhy talo saro ana wn kuso ducayn wll day dreaming killing your peace
Qofki uhoreeye aan arko oo noloshyda frta ku fiiqay baa noqtay inaan ooyo Uma baahnyn lkn way dhacdy inaan wax xsuusto ma rbin lkn way dhacdy khiyaaliga dhibaato iguma hyso kaliya wxa dhibato igu hyso inaan dadka dhexgalo oo hadlo
Thankis abowe mcn ❤❤❤
mashallh 🎉
Bro Mahadsanid ❤
Ada mudan wll
Ma umalaynayo daydreaming inaan qabo lkn mid baa jirta ,mar allaale iyo markaan is dhaho wax qabo ,ha ahaado goal nololeed ama hawl kale oo muhiim maskaxdaydu waxay bilaabaysaa inay ka fikirto ,sawirto islamarkaana waqti badan la qaadato shaygaas ,fikirkaas ma aha mid aan joojin karo ama control li karo isla daqiiqada aan kaligay noqdo waan bilaabaya ,tusaale ahaan waxbaan qaban rabaa maskaxdaydu waxay sawiraysa halkan waxaas ka bilaabi lahaa ,sidaan u bilaabi lahaa iyo xittaa dhamaadka waxaas .
Mararka qaybtood waxaa dhacda intaan waxaa marba gees ka eegayo ee aan ku mashquulsanhy inuu waqti badan aan dib uga dhaco waqtigii aan ugu talo galay 😂tan waa dhibta ugu weyn ee i haysato ,lkn wax khiyaali ah oon sawiranaayo maaha waa marka aan rabo inaan wax ku dhaqaaqo ama qabto.
Waryaa ila mid ah oo ilaa uu wax sawiro aan talaabo qaadi karin😬
sidoo kale waan iska arkay sidaa anigu siiba waxaa isii raaci jirtay inaan wixii inta wax adag iila muuqdan aan kasii cabsado lakin alxd waxaa ilaa maskax-keyda kusoo riday hab ama qaab aan uga hor tagi karo waadna tijaabi kartaa
hab-ka ama qaab-ku waa in markii wax aan la gaarin ama lasoo dhaafay ey maskaxdeyda soo galaan oo aan oogaato inaan maqanahay isla markii maskaxdey-da waxaa u sheega in aan “la gaarin waxaas “ anigoo dhahaya wali lama gaarin” dib ayey ugu laabaneysaa hadane markale ayaa u sheegaya kadib wixii waaba hilmaamayaa taas oo ah midii aan rabay
inaad tijaabiso ayaan rajeynayaa
@hakraofficial379 waad is hilmaansiisaa miyaa gartay mahadsanid.
Aniga waan qoraa ,se markaan qoro kadip aad iiguma mashquuliso wixii maskaxdu .
Aniga teyda dhib uma arko ❤sabbto ah naiga marka wax barana yay qof wax igu dhiiriyo mahelin ❤waxa maskasdeyda kasawirta anigo carurteyda ku dhirinaya wax barashda sawirkas aan hesta
Jasaka alllhu khayr ustaad , waxaan la noola khiyaalkana mudo dheer , waxa aan ku baraarugay waxan inuu yahay xanuun habeen dhawyd oo aan dawanayay live kaga intii ka danbaysay habeenkaas markastoo aan is arko anoo xaladaas galayah waan iscontrolaa wax ka kale ban isku mashquuliya sida tasbiix ama in aan wax uun qabto .
Mlin walbo sama fale ahy business woman wa ahy sidokle caan wn ahy oo youtuper wan ahy intaas wa qiyaali oo every day an sameyo 😢
Sorry 😞
@@Zara13s Anoo New Zealand 🇳🇿 jooga oo UA-camr ah waliba tourist ah baan Sawirtaa Somalia yaba kuma nooli😕
Anigu 24 jirbaa ahy 15sano baadiye baan ku qaaty waxan kuriyo jiray anoo walidky wax taray wlahy intaa iga yaryar waxbarsho kudaray hooyday magcalo dajiyey
Sagal sano magala jogaa waxba yarbarty dadki wan isfahamiway waxan ilaa iminka riyadas beentaaban isku maawilyaa haa hadii riyo benaha sbab to ah nafisbaan kale
Wll istiqfaarta malin walbo aqri kun iyo ka badanba saliga nabiga ku dar riyoyinkaga we ku rumowesaa
Thank u ustad
Aniga yaranteyda wax dhib maa arkin school leygum pull garen lkn waxan iyo waxkadaran baa maskaxda iga dhibey
Pro xanuunkan aniga hada ayuu ihaaya ee maxaa iskaga daaweya
Nolasha caadiga ah waxa ka jeclahay tan daydreaming ka ah dhibkas ilaa yarantaydi i haysta
Wll wllhi dhibtadaa saihysta waxan ahy 22 jiir nolosheyda waxan kunolaa khiyali ilatali wllkey
Mid ka darn baa i gu badalmatay intensive negative thoughts 😢ka so hadal please
That daydreaming It keeps me sane!
maybe - but don't over do it
Wllhi dhibkii i heystey baad toos uga hadashey😢
Ustaad wad mahdsantahy aniga over thinking inaa ahy iyo day dreamer aa kala aqoon san la ahay waxa sameeya hoosha itaalo aa manta dhan qaabka ukala hormarin laha iyo waxa niyada ka sawirana kan qabo kaas samee kan kle ku xiji marka day dreaming miya mise waa over thinking 🤔
Thankas
WELCOME WLL
Inta badan Aniga nolosha khiyaaliga ah waxaan sawirtaa markaan wax dhageysanayo, runtii waxaan dareemayaa meshii aan rabay inaan gaaray, sida dhageysiga waxyaabaha sida music iyo waxyaabo lamid. laakiin xiliyada kale ma sawirto nolosha khiyaaliga ah. su'aal, Music iyo waxyaabaha kale xiriir miyey la leeyihiin sawirashada Nolosha khiyaaliga ah ee mustaqbalka ah?
Haa. Music saaaaaaid wye - iska dhaaf music - maskaxda wu dhawaca
Zxp ani waxuu uhaystaa mudo sanad ah waxaan Mar walba sawirtaa anigoo helay scholarship caalami ah ka dibna wax soo bartay oo ah ganacsade wayn
Laakiin sawalba waan ugu dadaalay hadana ma helin 😢
OOOh sorry wll
Yaraantay ilaa hada baan daydreaming sameeyaa ❤yaraantay ayaan kalinimo soo arkay
❤❤❤❤❤
🙏🙏🙏
wlhi garanmaayo waxaan ku idhaahdo waa mahadsantahy ustaad
ustaad su`aal aan raaciye waa maxay farqiga udhaxeeya overthingiga io daydreaminka?
Overthinking waa fikir saaid ah oo arin ku haysta ka fakareesid ama xal raadineesid lkn Daydreaming waxaa sawiraneesa wax aan ku quseen oo khayaali ah - perfect ah - riyo qurux bdn
Ustaad ani alxm 😢
Yaraantaydii baan bilaabay marka duhurkii seexo la idhaho baan samaysan jiray nolol been ah wana ku weynaaday saan isaga gooyo waan wayey😢
Xuska ilaahay badso tan labaad jimicsi badan samee maalinkii waliba labada galin, hadaad wax akhris ama shaqo bilaabi kartana ku darso
M allah sxp wad so dahde
sowwy
Caruurnimdina kaliniman ku qatay social anxiety wan qaba lkn wan iskla qabsaday daily life kaygay ka mid thy malawalkasi
SORRY TALAYOOYINKAAS RAAC OO TIJAABI - TASBIIXDANA BADSO - INSHALLAH WAD KA ROONAAN
@SalimOmer hye wll
sidoo kale waan iska arkay sidaa anigu siiba waxaa isii raaci jirtay inaan wixii inta wax adag iila muuqdan aan kasii cabsado lakin alxd waxaa ilaa maskax-keyda kusoo riday hab ama qaab aan uga hor tagi karo waadna tijaabi kartaa
hab-ka ama qaab-ku waa in markii wax aan la gaarin ama lasoo dhaafay ey maskaxdeyda soo galaan oo aan oogaato inaan maqanahay isla markii maskaxdey-da waxaa u sheega in aan “la gaarin waxaas “ anigoo dhahaya wali lama gaarin” dib ayey ugu laabaneysaa hadane markale ayaa u sheegaya kadib wixii waaba hilmaamayaa taas oo ah midii aan rabay
inaad tijaabiso ayaan rajeynayaa
Isnt the same as mental musterbation
Cudurkan Wxu iga guray marki an ogaday in dad badan qaban ani lee is modi jiray lkn wxn arkay wx yabo badan oo run ii noqday wxi an sawirto badan kod run bey i noqday so wxn bilabay wx i anfacaya in an sawirto
Mo,alomuu mahadsanid
Ada mudan wll
Any one can tell me background nasheed
Aniga ano dhisanin qayligas oo ah nafteda waxyabha ee rabto oo heysnin maba seexn kro ano ku dhax jiro aba sexda ano ogen😅inee jiro thy maba umlynenine😢
Wll jousk kaso hadal
Live ka gorma la so galah
Wan kujiraaa😢 markan. Isku. Buuqsanhy. Hadan. Ku jiraaa.
ooh wan dareemi kara - Allah hku fudeediyo
0:11 maalin walba vedio soo duub
Inshallah wan dadaalin
Mahad sanid walal
Ada mudan wll
قانون الجذب
Inshallah