10 Dumarka dabeecadahan leh Ha Guursan

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024
  • =========================================
    I make reaction and inspirational videos every week.
    Connect with me on social media:
    Instagram: / ayub.axmed
    Snapchat: ayubaxmed1
    Facebook: / ayubaxmedmedia
    My gear:
    Nikon DSLR camera.
    Software:
    Sony Vegas Pro 19
    Sony vegas pro 13
    After effects CC
    Adobe Premier Rush
    Background sound:
    Videohive.com

КОМЕНТАРІ • 162

  • @naazlineon2692
    @naazlineon2692 2 місяці тому +15

    Anoo dumar ah baa muuqaalkaan daawaday wax qalad ahna kuma arag 100% waa xaqiiqo waxa aad sheegtay wll rabbu haku xafido

    • @AliKhan-Somali
      @AliKhan-Somali Місяць тому +3

      Qof Dumara oo run sheegaysa baa tahay.
      Waa baraarujinaya

  • @nimoco401
    @nimoco401 2 місяці тому +18

    ماشاء الله شكرا أخي العزيز أيوب جزاك الله خيرا ❤

  • @farhiyashilaabo6012
    @farhiyashilaabo6012 2 місяці тому +30

    Nag ban ahay wana dawan raba maxa kabadali karta, waliba eega ma ahe Bari ban qurecda kuduban raba Insh Allah waxba ka odhan maayo hda😂❤

    • @Nayza.678
      @Nayza.678 2 місяці тому +3

      Naa wll ha ilaawin kaaley inaga rif 😭😂

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому +1

      Mid matihid indhaheygi😂😂😂😂😅😂

    • @XanaanYaasin275
      @XanaanYaasin275 Місяць тому

      Intaan daawado ayaan waliba tun iyo irbad😅 boorso ka sameysanaya😂😂

  • @Iqraahmed-in7gf
    @Iqraahmed-in7gf 22 дні тому +2

    Ayuuboow aad bd u mdsanthy samankana wy bateen wxaasoo kale iyo kuwo kadaranba lkin hal wx bn kaa codsanayaa nimankana saasoo kale research ugu soo samee i.a si ay uga faaidaa gabdho bdn 🫡🥺

  • @RoodaAbdiHassan65
    @RoodaAbdiHassan65 Місяць тому +4

    Masha'Allah ilhy haku barakeeyo.

  • @XanaanYaasin275
    @XanaanYaasin275 Місяць тому +7

    Waan daawanaya ka wrn nina ma ihi😂mida kle umaleyn maayo nin aabayh iga jecl inuu jiri doono adunka ❤illow idaaaa oo ii ilaali ❤😊

  • @aliliban45
    @aliliban45 2 місяці тому +15

    Garaadso inta aad guursan kaliya looma baahna inaad iska dhisto lacagta ama maaliyada mesha ugu muhiim san ayaa ah i aad iska dhisto caqliga iyo garaadka oo aad udiyaarsan tahay caqli ahaan iyo maliyad ahaanba lkn hasamaynin sida raga qaar sameyaan lacagta kaliya uuun iska dhisaan garaadkana eber waxa guriga kala wada waa garaadka iyo maliyadaba

  • @nuridinahmed5188
    @nuridinahmed5188 Місяць тому +24

    Guurka ma sahlano runti. Waligey isma Oran xaskaaga ayaad kala Tagi dontaan. After 8yrs of successful marriage and having 2 children, today we’re no longer together. My sincere advice to young generation is be careful who you’re choosing to marry.

    • @hodanabdihamid5104
      @hodanabdihamid5104 Місяць тому +2

      With out reason miyaa wll

    • @c8kk9kkjj
      @c8kk9kkjj Місяць тому

      😊P

    • @sahramuuse4678
      @sahramuuse4678 Місяць тому +1

      Calafkina intaas ku eke

    • @nuridinahmed5188
      @nuridinahmed5188 Місяць тому

      @@hodanabdihamid5104 waxan safar shaqo ku imid US xaki iyo caruurtina wexey nasiib uheleen ineey adaan Australia. Halki larabay inaan nolosha mideeno ayee garabkeyga kabaxday.

    • @najahmohamud6336
      @najahmohamud6336 Місяць тому

      Calafkiina intaas ah

  • @hidocali4651
    @hidocali4651 2 місяці тому +29

    Aniga aabahey manecbi 19 jira ilaa hadane waxba imasiinin waxaan xasusta ano 4jir ah ayaan aad uxanunsaday markasa layirahde inantada dawey hadhimato hadee rabto ayuu igu dhahay ilmo wee igabatene 😢kaas aabe miyaa saas aso ahba iska xiririya aan walid ahaan uuraadiyaa ❤

    • @maryammohamed4395
      @maryammohamed4395 2 місяці тому

      Abaayo i sorry wllh😢 iska dulqaado

    • @user-sl9qr8qj1b
      @user-sl9qr8qj1b 2 місяці тому +4

      XppTi Hduu xunyahay io hduu WNgznyzhyba Waa aabe Adi mabadeli karTid ilaahybaa kuu dooray zi kaztuu uu kuLa dhaqmo xaquu kugu leeyaHybaa kaWeyni izka xidHiidhi Adi Ha jariNeH hdii uu zhalay adi ku dayriyey adi Wxaaz oo dhan izka iLoW aabo alway aabe Weeyee QlpiH damiirkaaguna kuziinMaayeee inaad goysideH

    • @user-is1cn5uc7p
      @user-is1cn5uc7p 2 місяці тому +2

      Abaayo adiga wanaaji si u xumaatii hore o uga shalaaayo Adi baari unoqo asaga maalin cafis kadalban doone

    • @mamanidirisidiris2918
      @mamanidirisidiris2918 2 місяці тому +3

      Adi Afar sano aa jirtay ino ku dhahay Ha dhimato see ku ogatay

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому

      Sorry 😢

  • @Ikran_isse4890
    @Ikran_isse4890 Місяць тому +2

    Mahdsanid macalin ayuup qofka kiliya an taladisa qato o an ku xiranahy ilhy haku sharfo bowr❤❤

  • @HodanIbrahim-ds7hh
    @HodanIbrahim-ds7hh 24 дні тому +1

    Sc Allah wakiil dadku isku mid maaha wllo ayuub khayr alle haku siiyo.

  • @happyhjmc1975
    @happyhjmc1975 Місяць тому +1

    Waalid caasi Alle iga dhinin lkn cid booska iga maran ii buuxisa maan helin hadan wali garabka walidkey ayaan ahey guurkan wax fudud ma ah waxaan ogahay qof bari haddii ay wax ka lumaan aan bari meel uu u laabto aan heysan sifudud kuma guursanayo daacadii lkn waalidku waxay xaq uleeyihiin inay ilmahooda buuskooda u buuxshaan ilmahana waxaa ku waajib ah inay buuska waalidku kuleeyahay u buuxsaan Allah na xifdiyo dhamanteen 🤲🤲Mahadsanid ustaad👏👏

  • @Raage11
    @Raage11 2 місяці тому +5

    Ayuub wad mahadsan tahay walal si gooni ayan rabaa inan kula soo xariiro adoo rali ah fursad ma i heli kartaa

  • @CamaarCabdinuur
    @CamaarCabdinuur 2 місяці тому +3

    Aaad baad u mahadsantahay ustaad Ayuun Hoygaaga Jano Rabi Haka dhigo ❤🎉

  • @JamaldinOsmail
    @JamaldinOsmail 2 місяці тому +3

    Thank you very much brother 🙏

  • @maymuunomer3829
    @maymuunomer3829 2 місяці тому +1

    Ma.allh barakalah ustaad ayuub allh haku xafido hana ku barkeeyo 🤲

  • @MariamAhmed-st9tz
    @MariamAhmed-st9tz 2 місяці тому +2

    Mashallah Ayoub Ahmed mahasanid hn Allah haku sharfo

  • @YasmineMoho-oo3eu
    @YasmineMoho-oo3eu 2 місяці тому +2

    J'apprécie vraiment vos conseils soyez richement bénis.
    QU Allah vous récompense en triple, Qu Allah vous prête une longue vie pleine des joie et du bonheur. Laissez moi vous dire vous êtes quelqu'un très important dans notre communauté . Walalo nolow intey nolol jirto.
    Love you sake of Allah bro.
    l advised you never give up your motivation because many of us need ❤️ ❤❤❤

    • @user-ff2ey9bw9d
      @user-ff2ey9bw9d 2 місяці тому

      Qu le bon Dieu accepte votre invocation envers notre frere 😊😊

    • @user-ff2ey9bw9d
      @user-ff2ey9bw9d 2 місяці тому

      Qu le bon Dieu accepte votre invocation envers notre frere 😊😊

  • @ruuni2
    @ruuni2 2 місяці тому +5

    waxan ku duceysta bo nin abahey cml ah san u jacelahay abahey le saxiba nahay bo abehey alow i deyso abahey ❤

    • @Binthlm
      @Binthlm 2 місяці тому +1

      Aammiin

  • @farduscabdi7891
    @farduscabdi7891 2 місяці тому

    Masha allah sidii ugu fiicneed ayaad uga hadashay talada aad na siisay hadaa gabdhaha yaryar nahay Mahadsanid ustaad ❤

  • @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
    @KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 2 місяці тому +1

    Masha Allaah ustaad Ayyuub allahakaajiriyoo

  • @dr.khyriabasheir5064
    @dr.khyriabasheir5064 Місяць тому +3

    Ayuubow waxyaba media ka socda hada waa wx aan casbi uga qaaday inaan xidhidh dhan sameeyo , oon guurkii ka baqo .

    • @mohamudisse769
      @mohamudisse769 Місяць тому

      Try me huuno

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому +1

      Waa la yaab maanta waxa socda

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 25 днів тому

      Email kaga iso dir wll, si number kayag kugu so diro ​@@mohamudisse769

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 25 днів тому

      💯 alle haynoo gar gaaro swt , nasiibka iyo qadarkana hayno wanajiyo. ​@ayubAhmedPodcast

    • @dr.khyriabasheir5064
      @dr.khyriabasheir5064 25 днів тому

      ​@@ayubAhmedPodcast
      💯 alle haynoo gar gaaro swt , nasiibka iyo qadarkana hayno wanajiyo

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali Місяць тому +1

    Noloshaada goaama aad qaadato kuwooda ugu muhiim ayuu guurku ka mid yahay.
    Qofka aad Noloshaada u Xulanaysid ma yahay Qof kuu Qalma? Adigu se Ma u Qalanta waa Muhiim .
    Hadaa luusar aan wax baran, Shaqaysan. ....
    Waa darsi Muhiim ah

  • @user-hx6wx9lx9i
    @user-hx6wx9lx9i Місяць тому

    Waad mahadsantahay ustaad ayuub cashiradaadu dhadhan gooni ah ayay ii leeyihiin ❤

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 Місяць тому +2

    Jahwareerintaan raga iyo dumarna way sameeyaan

  • @SUHAYBJOKEF2021pk
    @SUHAYBJOKEF2021pk 2 місяці тому +2

    Mahadsanid ustaad sidaad mar walba wax noogu shegto waan kaaga mahd celinaya ilhow ayuub hanoo wayin

  • @firdowsaoriginal
    @firdowsaoriginal 2 місяці тому +10

    masha allah wll , anoo gabar ayaan haddana mawduucyadaan xiiseeyaa, qodobada badankoodu anigu dood kama qabo , lkn qodobada dembe sida gabadha aan ninka wacaynin oo kale anigu dhib uma arko , tusaale ahaan gabdho waxaa jira ninka ay xiriirka la leeyihiin ka suga inta uu asagu soo wacayo ama lasoo xariirayo ayadoo daqiiqad walba niyadda ku haysa .
    nasteexo yar : ragow gabadhaha haddii iidnaan qodob kala hadlayn maalin walba saacado fara badan call halla saarnaanina , waayo intay kaa xiiso dhacdo ayey ku dhibsanysaa .

    • @muqtaarmaxmuud3892
      @muqtaarmaxmuud3892 2 місяці тому +1

      Talo wanaagsan

    • @aliliban45
      @aliliban45 2 місяці тому +1

      Talo wax Ku ool ah runtii sis

    • @theironlady6009
      @theironlady6009 2 місяці тому +2

      Anu waan Wacaaa oo damaceyga maba qarin karo but I’m strong hdaan daremayo inaan sharafkeyga ku haboneyn meesha masii joogo waan baxaaa markuu gartana waan ku raaxeysta calacalkiisa sabab Aad meel aan laggu sharfeen kujoogto majirto but sabab aan ku jeclaan karo wey jirtaa Nimanka soomaliyeed Naag adag maba Rabaan mid iska daba naacleysa bey wada Doonayaan

    • @firdowsaoriginal
      @firdowsaoriginal 2 місяці тому

      @@theironlady6009
      Mayee qofkii kuu qalma un baa la isu jilciyaa , mid aadan ka helin waxna kugu soo kordhin karin in lala hadlo baaba khalad ah .

    • @sucaadmohammed7568
      @sucaadmohammed7568 Місяць тому

      Walahi waa run anigoo saaid u xiisaynayo oo doonaya hadalkiisa hadana inaan waco hayhaatee ka tahay😂
      Ninku waa inuu i daba ordaa hadii kle sooy

  • @user-hamda-ali
    @user-hamda-ali 2 місяці тому

    WALALA NOO SOO BADI podcasts sidan Khayre Ale ha ku siyo ❤

  • @ShafiMuse-wf5ox
    @ShafiMuse-wf5ox 2 місяці тому

    Ninyahaw waxaan jeclahay dhiirigalinta dhalinn yarad ee saaxiib dhiiri galin noosoo diyaari waad mahad san tahay baraadaa❤

  • @Ikraamaxmadshire
    @Ikraamaxmadshire 2 місяці тому +3

    Toloyin wanaagsan wlhy😢 allaah haa kusharfo

  • @cabdiraxman7734
    @cabdiraxman7734 2 місяці тому +1

    Asc wll ayuub waxan raba inan kula so xiriro sideen qiso illa afar sano ihaysata ayan la talin iyo xalin u bahan

  • @fadumohassen1856
    @fadumohassen1856 2 місяці тому

    M.a tabarakalaah jasakalahu kheiran

  • @mohamedosmanabdullah218
    @mohamedosmanabdullah218 Місяць тому

    Thanks macalin waa sidaad usheegtay

  • @jaamacBashiir-cx2jz
    @jaamacBashiir-cx2jz 2 місяці тому

    M.a ustaad ayub Allah haku xifdiyo

  • @MaxamedSaabiyo
    @MaxamedSaabiyo 2 місяці тому

    Mahadsanid macalimuu

  • @user-oj4kz3bj8p
    @user-oj4kz3bj8p 2 місяці тому

    Allaha ku xifdiyo Ustaad

  • @AasiyoGeedi-kk4uq
    @AasiyoGeedi-kk4uq 2 місяці тому +3

    Ilhy iguma kenee siwalba oo ciyalkayva abohod xunyahay abihii waa xunyahay madhaheen

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      Allaha ku sharfo sax sidiina kale isu dagaala laakiin ilmaha ka dhowra

  • @enamustafemahdi
    @enamustafemahdi 2 місяці тому +1

    Masha Allah wll ayuub hore u’soco

  • @cafiyomohamed7623
    @cafiyomohamed7623 2 місяці тому

    Mahadsanid wllo

  • @fadxiabdi-qs8wy
    @fadxiabdi-qs8wy 2 місяці тому +1

    Zxpoow cashirkan horay baad noo sisay xasuusa one year ago remaber 😢😢❤

  • @calicabdi45
    @calicabdi45 2 місяці тому +1

    That is the reality.

  • @user-nt6fd2ie9e
    @user-nt6fd2ie9e 2 місяці тому +1

    Janatulfirdowso alle ha ku geeyo

  • @user-yy3fn4lw5q
    @user-yy3fn4lw5q 2 місяці тому

    Mashlah ustaad

  • @HODAN-um2lm
    @HODAN-um2lm 2 місяці тому

    Shukran

  • @SucaadaQaasim
    @SucaadaQaasim 2 місяці тому

    Abti ayuub
    جزاك الله خير الجزاء

  • @FadxaFarah
    @FadxaFarah 2 місяці тому +1

    Dumarka dhankooda waa aragnee raga kaa sugoonaa 10 dabeecad ninka leh ha guursan 😂😂

  • @hooyomcn1682
    @hooyomcn1682 2 місяці тому

    Masha Allah 🎉🎉❤

  • @AyaanSaalah-i1y
    @AyaanSaalah-i1y Місяць тому

    Boy of the boy

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 2 місяці тому

    Mash Allah ❤❤❤

  • @kowsarabdullaahi8823
    @kowsarabdullaahi8823 Місяць тому +1

    Ayuuboo qofkii qalad galaba laga tago ,miyaad leedahay, xadiga insaanimo waadba naga saarta

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      Maya wll markaan hadlayo waxaan la hadlayaa dad wax fahmaya hada qiyaanadu qalad ma aha beentu qalad ma aha intaa wixii kansoo haray waa laga xaajoon karaa labadaas qofku ku talagal ayuu u sameeyaa awoodiisa insaaniyadeedna wuu iskaga ilaalin karaa

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 2 місяці тому +1

    11:11 kuguma raaciin waanad ku qaldantahay taas , waana dulmi qof aan wanaag lahyn in wanag laga sheegana maaha.

    • @user-kl4uf6pj5q
      @user-kl4uf6pj5q 2 місяці тому +2

      Sax lkin hataa hadu xunyahay abaha waain ilmhaaaga qalbigoda ilaalisa hada usheeg qasaaro faido maka helisid abahodna caasi kunoqonaayaan adina booska abaha aad geesay ayee kugenayaaan ilamahaaga wanag usheeg hadu xunyahay ayaga oganaayo lkin adi ha hor cararin midaasna dumar badan kuguuldareestay

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому +1

      Marka nin aan talin jirin talada loo dhiibo nimaan tagi jirin baa taga wllo markay ilmaha tahay qofkaa kala tagteen xumaantiisiibinaad u sheegto maxaa ka soo kordhaya oo ka ahayn inay aabahood caasi ki noqdaan taasoo aakhiradooda iyo aduunba halaynaysa ileen waa waalide kuwa xabsiyada ka buuxa qurbahan ayey joogaan sidii waalidka loogu dirayey daroogo iyo dhac noloshooda ku dambeeyey

  • @mrkaka653
    @mrkaka653 2 місяці тому

    Shirkan walaal ayuub

  • @nasrasaid4665
    @nasrasaid4665 2 місяці тому +1

    Ayuubow see na yeshay hee caadiyaa noo jafteee noo dhaqaalee bo😂😂

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 місяці тому +3

      🤣🤣🤣raali ahaada markan hanlanigu qaato

    • @Mariya-o2n
      @Mariya-o2n 26 днів тому

      ❤​@@ayubAhmedPodcast

  • @RidwaanFarahmohamud
    @RidwaanFarahmohamud 2 місяці тому

    Xaqiiqo wlhi 👍

  • @ahmedyuusuf5375
    @ahmedyuusuf5375 Місяць тому +1

    Wxan dareemayaa dhamaan dumarka commentska ka dagaalamaya inay calaamadahan isku arkeen, kadibna ay u arkaan in ragii lagu dirayo.
    10 qodob hal aan tuuro kuma jirto

  • @Hhaysdhibinwaliga
    @Hhaysdhibinwaliga Місяць тому +1

    Tolow ragaas kumananka bixiya aniga xagay iga maraan 😂

  • @nucimamajama7901
    @nucimamajama7901 Місяць тому

    Klaya aniga kaliyag baa gursanayaa sabta qof kale jawabtiisa iyo weydiintiisa mxaa ii galiyay ragaa war gabdha guirsada hadaa baaqdid cimrigada kabaqayaa adigana

  • @FarhatAbdi-ef4tw
    @FarhatAbdi-ef4tw 2 місяці тому

    Waano dhaxal gal ah ❤m.a

  • @CaamirAbdi10
    @CaamirAbdi10 2 місяці тому +1

    Techar was ap kaga igu cawi please 😮

  • @kingakram1737
    @kingakram1737 2 місяці тому

    Saxiix

  • @ayuushahmedelmi8191
    @ayuushahmedelmi8191 2 місяці тому

    Really 😊

  • @dhowrsan.1
    @dhowrsan.1 Місяць тому +1

    war ayuubow see wax yeeshay xeythy wariiif nimadan maxaad raga noogu direysaa bisinka kolkolin waan rabbaa 🙈🤣

  • @BariiraPodcast
    @BariiraPodcast 28 днів тому

    ayuubow rabitaanka maxaa keena waa wax ku arkay asaga balse haduu yahay qof bilaa ixtiraama, bilaa naxariisa waqti isiin isaguna xiriirka dhab ka ahayn horusocod dhankiisa kasocon iisheg maxaa ku rabi karaa oo kula joogayaa ? Rabitaanku ma sikalo loo yaqan baa jira

  • @yoonisrb4229
    @yoonisrb4229 2 місяці тому

    Runtii waxaa xaqiiq ah hadalada aad ka sheegtay dumarka lkn dumaroow waxaan dhaqan adiin maaha ee wax kabadala awal

  • @sihaammaxamed8889
    @sihaammaxamed8889 2 місяці тому +1

    38 minutes 😮😮😮

  • @user-ut3io6wo8j
    @user-ut3io6wo8j 2 місяці тому

    Axmed waan Ku tageer lkn badanka taloyinkagu waxa ay ubadan yihiin dhinaca raga maxaad dumarka ula talin waydaa 😢😮

  • @user-fd5yc7py6r
    @user-fd5yc7py6r 2 місяці тому

    😂 ma naag baa kusoo xumeysaay

  • @saffaali1091
    @saffaali1091 2 місяці тому

    Qaabka aad u hdlaysid wll qofka dumarka neceb astamihiisa leedahay. Gof dhamaystiran ma jiro qofkastana dabi waa galaa ee nimanka gabdha haku dirin

  • @CaliInaxuseen
    @CaliInaxuseen 2 місяці тому

    First person

  • @zahrahussein6386
    @zahrahussein6386 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 місяці тому +1

    Dumarki garanay ee nimankina away ilayn inta badan iyaga gabdhaha ka oohiya

    • @AhmedDaariq
      @AhmedDaariq 2 місяці тому

      😂😂😂 dumarku intay dadka dulmiyaan ayay iskaa ooyaan 😂😂😂

  • @user-cw4yu6ug2z
    @user-cw4yu6ug2z 2 місяці тому

    gebedh diin iyo dabecad leh astamahan wey ka fogthy

  • @user-fd5yc7py6r
    @user-fd5yc7py6r 2 місяці тому +1

    caqli maalihid xoolo aabba la aanta ma iyada dooratay gabadhu Imisa aabahood ka tagay Ama dhintay Ma iin baad uga dhigi kuwaaaga yaa u balan qaaday inaanay abbo la aan noqonayn Ciilqabe dumarka neceb badanaa oo iska dhigaya ninka wax sheegaya

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 місяці тому +2

      Gabar adiga kula mida dhan dumarnino iyo dhanka soonaalinino aanse kula caqli ahaynoo kaa caqli wanaagsan ayaaba miiska podcast aan ku duubayey dhinaca kale ka fadhiday, qofku marka waaya aragnimadu ku yar tahay runtana uusan qaadi karin awoodisa caqliyeed darteed ma fahmi karo waxyaaba badan, adigase laguuma dan laha ee horay uga soco.
      Thanks!.

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Місяць тому

    ninkaan naftiisa say jeclaan lahayd inay gabadhi uladhaqmilahayd ayuu kahadlayaa midakale gabdhahaa intooda badan aabalaan aaba la aan ayey koreene yaabadanaa

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      Mid sidaan dabo ii ah wllo waa ii joogtaa taasna ma aha midaan social media ka sasabanayo Allaha kaa cafiyo

  • @munaosman-we8sg
    @munaosman-we8sg 2 місяці тому

    Ragana kaso diyaari walal ado mahadsan dabecadahan iska ilalino

  • @qamarmidabasal
    @qamarmidabasal 2 місяці тому

    Horta gbr aan aabahed la noolen mrkd ledahay oo isku wada qadeysid wxa dhici karta gbr aabahed dhintay wxa jiri karta gbr hooyaded iyo aabhed kla tageen iyadana qof wngsn ah adiga iyo omar inshaar mrkd gabdhaha ka hadleysan si cfmd qab ah uguma hadashan dad wx so gudbinayo bulsho bdno intaas ah dhagesaneyso ayad tihin wxd afkina so marineysan mankina so mariya wlhi wilkan la yiraahdo aadan sahan wx wlbo qaab dhax dhaxad oo cfmd qabto ayu uga hadla iska hdlka wlga fcnyhy bal kwrn barnamij aad so jedisay wax alla wax laga fa.idayna anan jirin qasaaro moye gbr wa sas gbr wa fulaan ilhow adiga xuman ka nasahan😢

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      Nin 15 sano reer leh 20 ku guursaday caruurtiisu qaan gaar tahay iyo nin doobnimo 30 ku gaaray isku garaad ma aha wllo markuu ninku 3 ka badan guursado sheekadiisa fagarahan keen, hadaadan waxba ka faa’iidin dabcan run aan sheegay ayaad dhibsatay kharaarkeedana anigaaba weli liqi la’😀

  • @nagaad5509
    @nagaad5509 Місяць тому

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 2 місяці тому

    Qofki janis uhelo bulsho dhaqalo kaabadan oo damer midkiinaa unoqdo ciyalkodana ciyalkaga kursi wax barasho kukulmaan mesha uguhoreyso kaa bartaan midibkoda ha ahaato inhadhow isbadali doonan ciyaladi usisheegaan midkod bulshadi inuu dhex gelin aqon afka isago ganacsate ah dhar iibiyo hadalki bulshadaas aqonin ciyalki gumeste afkis iney bartaan intaanba labagarin inlawanajiyo hata hadi isyaryareyso maba weeyneysid waxa soosocda wax kuusheego wax wax kuushego maweeydid wax wax kusiyaa weeydaa

  • @870mx
    @870mx 2 місяці тому

    Ayuub suaalbaan rabaa inaan kuwaydiiyo
    1)yaa xeeldheer jacaylka iyo kalgacaylka ?

    • @user-tx5wy6tc2s
      @user-tx5wy6tc2s 2 місяці тому

      Kalgacalka waa wax loo dhasha jacaylkana waa abuurla

  • @xoriyo7349
    @xoriyo7349 2 місяці тому

    Taa u dambeysee 10 naad ayuubw ragga badankood baa sameya runtii in gbadhaha maskaxda ka qabsdaan

  • @nafisofaarax2934
    @nafisofaarax2934 24 дні тому

    Abowow haday gabadhu call kugula hadli waydo micnehedu saas maha dadka kale hadaan iskaba dhaafo aniga call ka ma jecli waligayna call nin haday u badato 30daqiqo ka badan kuma hadlo sababtuna waa in aanba ka baqayo ninka aan talefanka kula hadlayo marka qoraalka ayaan jeclahy in aan kula hadlo qofka
    ma qaladbaa marka

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  15 днів тому +1

      Nafiso, sida caadiga qofku markuu qof jecel yahay wuxuu jecel yahay inay qofka toos isu maqlaan, qoraalka lama ogaan karo maxaa runa maxaase been ah.
      Call ka dheer waxaan aaminsanahay wakhti lumis iyo dan la’aan inuu yahay waa kugu raacsanahay, baqdinta ayaa is weydiin mudan.

    • @nafisofaarax2934
      @nafisofaarax2934 15 днів тому

      @@ayubAhmedPodcast ani abwe raga aad ayaan oga baqaa ma aqaano sababta ilaahada qof in aan meel la istago iska dayee xitaa waxaan ka baqaa call ka dheer marka waan kala saari la ahay ma xishood baa mise waa baqdin

  • @HothanHapy
    @HothanHapy 2 місяці тому

    Ragana kasoohadal mclin 😢

  • @suhuurqurux4541
    @suhuurqurux4541 2 місяці тому

    Waxyaabaha beryahan danbe inagu soo batay gabadh about la,aan soo kortay haguursan gabadhu ma ayadaa doora tay aabo la,aanta gabadh kastaaba way ubaahantay aabo grab unoqda iyo gaashaan gadarkaa kala kaxeeyay ama hadhinto ama hakatagee qofna necba waalidkiis

    • @NawalOmarAbdalla
      @NawalOmarAbdalla 2 місяці тому +2

      Qaali hada waxa un kahadlay gabadha xiqdi iyo xumaan laga buuxiye cuqdad aabo la an lagu shubay inaydhib kuyelan doonto mustaqblkeda

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      True wllo waase hadal faahfaahin intaa ka dheeraada i baahan inta aan leeyahay waa iska hubso inaysan ahayn gabar hooyadeed rag nacsiisay aabaheedna inuu xun yahay qalbigeeda laga buuxiyey gabar aabaheed dhintayna kama hadlin

  • @mamanidirisidiris2918
    @mamanidirisidiris2918 2 місяці тому

    Wll ayub wan ku Tagera modona wan kugu xeranahay Lakin Taloyin an ka rabay Mel an kala Soo xirirayona ma Lahan

  • @Canab-oj8yu
    @Canab-oj8yu 2 місяці тому

    Asc

  • @ubahhashi7870
    @ubahhashi7870 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂

  • @SahracabdiGoox-l6z
    @SahracabdiGoox-l6z Місяць тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @nastehoabdirazhid1281
    @nastehoabdirazhid1281 2 місяці тому

    Subxanllhy

  • @saaraali9688
    @saaraali9688 Місяць тому

    waanadaan iyo dhiirigalintaan aad is dhiirigalinaysaan runtii waxa tahay in aad nimankiina isu sheegtaan been bayna ilaa tahyay inaad gabdhaha kasheegaysaan mahabro waxa soo dhalaad kahadlaysaa mise gabdho inama ah

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  Місяць тому

      Been hadaan rabo in wax kuu taadiyo kuwa banoo kale ayaa jira waxa aan anigu ogahay re maalin walba fariimo ii soo dhaca bulshada iga soo gaara ayaadan wllo arkin laba dhan ayaan wax ka kala aragnaa

  • @muhiadianosman5202
    @muhiadianosman5202 2 місяці тому

    Sidee shaqo ku helaa? How to find a job
    ua-cam.com/video/RzBm_59yHRo/v-deo.html

  • @fadxiabdi-qs8wy
    @fadxiabdi-qs8wy 2 місяці тому

    Zxpoow cashirkan horay baad noo sisay xasuusa one year ago remaber 😢😢❤

  • @CaamirAbdi10
    @CaamirAbdi10 2 місяці тому

    Techar was ap kaga igu cawi please 😮

  • @ramloraali1358
    @ramloraali1358 2 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @fadxiabdi-qs8wy
    @fadxiabdi-qs8wy 2 місяці тому

    Zxpoow cashirkan horay baad noo sisay xasuusa one year ago remaber 😢😢❤

  • @fadxiabdi-qs8wy
    @fadxiabdi-qs8wy 2 місяці тому +1

    Zxpoow cashirkan horay baad noo sisay xasuusa one year ago remaber 😢😢❤

    • @ayubAhmedPodcast
      @ayubAhmedPodcast  2 місяці тому

      Kkkkkk one year ago aaaaaa ma xasuusto waxaan xalay ku casheeyey waa laga yabaa in ah isku dhowyihiin qofobada qaar