Skincare| Empties| Hates, and Favorites … So Far 🤍 || Itssawo||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 вер 2024
  • Naya walalo Iska waran💕 thank you for your support.
    Wax kasta oo aan ku sheegay muuqaalkan waxa aan ku dhejiyay linkiga.
    I have post the links of everything I have mentioned in this video.
    (The first link is my Amazon store front i could earn small commission if you purchase from it💕)
    amzn.to/3OnybB4
    www.asos.com/p...
    www.asos.com/p...
    www.asos.com/p...
    Instagram ​@itssawo
    Snapchat @awoxih

КОМЕНТАРІ • 248

  • @mammyabdi4557
    @mammyabdi4557 Рік тому +7

    Nayaa walalo are you! I'm very happy to see you here wallahi ❤❤

  • @hodoelmi5122
    @hodoelmi5122 Рік тому +6

    I love your content. MashaAllah tabarakaAllah ❤

  • @ilhanmohamed5846
    @ilhanmohamed5846 Рік тому +6

    Naaya cawo kkkkkk waalaahi fariid weeyan. First of all i loved your content. As a skincare enthusiast i welcome you. If i may explain little bit more about the la roche posay cicaplast cream that didn't work for you, it shouldn't be use regularly. It is balm and can be use to correct a condition. Either a skin irritation, a skin barrier that need a quick treatment, tretinoin irritation, slugging few times a week or soothing if you get a sunburn etc.. And yes The ordinary niacinamide serum does ball up under other products. Hope that helps

  • @najmanur2512
    @najmanur2512 Рік тому +4

    I'm so happy to see u here ❤❤❤ we need a part two

  • @RaaniyaMohamoudhaji
    @RaaniyaMohamoudhaji Рік тому +1

    Naya Walalo ma UA-cam ba lahayd
    kumaan ogayne welcome Naya Walalo❤🎉

  • @najmaabdullahi56
    @najmaabdullahi56 Рік тому +4

    Nyaa walaalo welcome ku leeyahay I'm happy to see you 😊 ❤

  • @Moneyismyfamily
    @Moneyismyfamily Рік тому +3

    M.a Awo u finally started UA-cam👍😍Thanks to Allah🤲We’re so lucky to have u here,Keep doing it the good thing hbbti🎉😍👍👌I ❤️the way u explained everything😊Thanks for useful info about the skin care😍👌👍

  • @hamdixiis6389
    @hamdixiis6389 Рік тому +5

    Makeup ku soo dar abayo blz ❤ thank you so much ☺️

  • @istahilaj
    @istahilaj Рік тому +2

    Welcome to UA-cam macnto i really love your content ❤❤❤

    • @itssawo
      @itssawo  Рік тому

      Thank you so much!!

  • @drshayaat555
    @drshayaat555 Рік тому +3

    Naa walaalo Masha Allah inoo soo badi skin care morning and night iyo adoo marsanaaya Sido kale routinadaade ❤ tnx and I love you wllo ❤❤

  • @cawocumar7711
    @cawocumar7711 Рік тому +1

    Nayaa wlll UA-cam kaaga sidaan u raadin jiray walhi maantuu iga soo hor baxay

  • @suwara863
    @suwara863 2 місяці тому

    Skin care ayaad igu dhirigalisey lovely thnk you 😘

  • @AyaanMohamed-k3e
    @AyaanMohamed-k3e Рік тому +1

    I’m so happy to see u here naya walalo❤❤❤❤

  • @ferah6945
    @ferah6945 Рік тому +2

    Waw naya wllo thank you so much wakhtigaga iyo cawintada ba

    • @itssawo
      @itssawo  Рік тому

      You are welcome mcnto 💕

  • @Akimsusac
    @Akimsusac Рік тому

    Naaya walalo welcome to you tube masah allah wan ku jeclahay Sharafey ❤

  • @ifrahsaman9880
    @ifrahsaman9880 Рік тому +2

    Naya walalo we missed you🥹

  • @ruqiyafaysal4597
    @ruqiyafaysal4597 Рік тому +1

    Quruxdaydii Allah hanooka daayo la’aanta abaar walal❤❤❤

  • @QuenKawsar
    @QuenKawsar Рік тому

    Nayaa walalo welcome I happy to see in youtube ♥️♥️♥️

  • @ondui3436
    @ondui3436 Рік тому +1

    KabaaaaaX Awo Wa is keentay🥰4G’s Na Kama maqna🥰Tnx xbbti❤️😘

  • @MaryamMohamudJamiL-de6lv
    @MaryamMohamudJamiL-de6lv 3 місяці тому +1

    Fariid walahi

  • @Phatimaahlaa
    @Phatimaahlaa Рік тому +2

    It's really great ❤ your skin care products

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 Рік тому +1

    Mashaa Allaah wax badan baa kaa faa iday soo badi nigh skin care and day soo geli

  • @ayaanitawaaaye3797
    @ayaanitawaaaye3797 Рік тому +1

    Naya walalo welcome ❤❤❤ love you

  • @israqueen9662
    @israqueen9662 Рік тому

    Naya wallo Welcome to UA-cam 😍😍

  • @Aishah-
    @Aishah- Рік тому +13

    Nayaa walalo I’m purchasing whatever you like I’m going where you going😂 we have the same type of skin combination Love you walalo and thank you♥️

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 Рік тому +1

    Masha Allah wllo wlhy waan jeclahay qofka skin care

  • @naciimoburhan830
    @naciimoburhan830 Рік тому +1

    Soo wad naaaya walaalo sharf baad leedahy ❤️

  • @Anab44
    @Anab44 Рік тому

    Wajiga waxa kuu marsan qurux waa MashaAllah

  • @itsmonnaa3075
    @itsmonnaa3075 Рік тому +18

    We need Part 2

  • @farahjama2184
    @farahjama2184 Рік тому +2

    Nayaa wallal😂 we same face but Iam in somalia I didn't get what you have mrkaa qlbi wxayalaha dalkii laga helo noosheeg aniga wxa kudheerahh iam sensitivity iyo wxayalaha aan kska ilaaliyo hdaan bilbyaa ❤❤ love you😊

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 Рік тому +1

    Nayaa wlaalo waxa u fiican skin oils ka ed istacmaashy noso sheeg Part 2❤

  • @naimamahamud1990
    @naimamahamud1990 Рік тому

    Nayaahee walalo inoo soo badi ❤️

  • @naemaabdi3135
    @naemaabdi3135 Рік тому

    Ku jeceliyaa huno mcneey thanks for making UA-cam channel coz i wonna watch your videos whole tha time
    Please soo badi videos ka

  • @AsmaAdawe
    @AsmaAdawe Рік тому +1

    Love to see u naya wllo😍😍❤️❤️❤️

  • @hanajrde4924
    @hanajrde4924 Рік тому

    Naya walalo dar ilaahay kuu jecelahay🥰 hore u soco❤️ u inspire me so much🥰

  • @jamiilaabdilahi4487
    @jamiilaabdilahi4487 Рік тому +2

    Naya inader
    Wad nuuraysa masha allh 😍😍from TikTok , instagram , WhatsApp n Snapchat 😂❤

    • @itssawo
      @itssawo  Рік тому

      Hahaha Dee that’s how you know family 🤧

  • @farhiaabdi166
    @farhiaabdi166 Рік тому +1

    Wllo mahadsanid ❤i loved the video

  • @mumtazinaiqsaad3980
    @mumtazinaiqsaad3980 Рік тому +2

    Night treatment noo soo same qlli❤

  • @Muslimah536
    @Muslimah536 Рік тому

    Wan ku faraxsanhy ina UA-cam timi So keep going sister haka caajisin , inshaAllah hormar fiican ka samayn doonta 👸🏻❤️

  • @nazriita
    @nazriita Рік тому +1

    Nya walalo Mahadsanid 🥰❤️

  • @fardowsamahamed481
    @fardowsamahamed481 Рік тому +1

    Hadan hablo nahay wax yaabahan cml wn ubaahany noso badi naya wllo😆 I like it 👌

  • @rahmamohammed2294
    @rahmamohammed2294 Рік тому

    Wow mashaallah UA-cam ayaad furatay...I am gonna be your first subscriber ❤😂 love you girl

  • @amuun_ahmed_11
    @amuun_ahmed_11 Рік тому

    Omg naya walalo wa ku faraxsanahay ina UA-cam kuso biirto 😢❤❤

  • @nimcokunkaroon3320
    @nimcokunkaroon3320 Рік тому

    Alla wanigaaa ku soo heley alxmd UA-cam kaaga raadinaayey in badan qali😅

  • @thesomalifamily
    @thesomalifamily Рік тому

    exuviance tijaabi shirkadaa wllhay waad kahelaysaa ❤

  • @ikramindho370
    @ikramindho370 Рік тому

    Welcome ❤️ naya wlalo

  • @supergril
    @supergril Рік тому

    Naayaa walaalo halkaane majoogtey naa alaaah dartiis baan ku jeclahy guul wacan❤❤😂🎉

  • @luckyahmett2604
    @luckyahmett2604 Рік тому

    Welcome huno ❤

  • @hawamohamed4194
    @hawamohamed4194 Рік тому

    We need part2 nayaa wllo 😂❤❤

  • @hanisaciida3367
    @hanisaciida3367 Рік тому +1

    Naya wll please noo soo badi video ❤ I love you so much ♥️💖

    • @itssawo
      @itssawo  Рік тому +1

      Igu hale qali ♥️💗

    • @shugri_7773
      @shugri_7773 Рік тому

      Waan ku sugna anytime wll 😊❤

  • @khabarqaliabdi2455
    @khabarqaliabdi2455 Рік тому

    Wllo welcome we need you 👸🏼❤️

  • @israhassan4925
    @israhassan4925 Рік тому +1

    Hhhh naya wllo waxa laga wado ma fahmin❤ waxn raba ina kula aadaago skin kayga waxa ka qaldan wajigayga ma mariyo wax girim ah xididana wan lee yay sabbto ah skinkaaygu waa qafiif dhaaf hadii wax talo hayso ila soo wadaag 😊 i hope ina massegkaa iga soo jawbto

  • @nadiacumarcabdalla1528
    @nadiacumarcabdalla1528 Рік тому

    Wallalo wajigaga saliid mu leyahay

  • @mullaaxo3652
    @mullaaxo3652 Рік тому

    Waa runtaa Ordinary-gu waa khasaare caadi ah kkkk waxba mataro

  • @ikranmustafe6410
    @ikranmustafe6410 Рік тому

    Naya walalo welcom welcom ayn ku leyahy lm happy to see you inan run ku arkan kasi jeclanlaha ❤😘🎉🥳

  • @qumaneyyy
    @qumaneyyy Рік тому +1

    Nya wllo routine kuso xigsi😂

  • @DEKAELMIIBRAHIM-vn4wt
    @DEKAELMIIBRAHIM-vn4wt Рік тому

    Naaya wllo part 2 please ❤

  • @habonitaa3149
    @habonitaa3149 Рік тому

    Naso gali treat sa u samayso iyo sida aad iskula marsato ❤️❤️🔥

  • @Ruruu120
    @Ruruu120 Рік тому

    Welcome hapo wa farxe marka kugu arke UA-cam ka video TikTok ga aad io ad ujeclay ❤️❤️love you welcm awo

  • @nasraahmed7122
    @nasraahmed7122 Рік тому

    Nayaa wllo nosoo badi weliba night routine kaaga skincare

  • @user-yk5ok3mb6m
    @user-yk5ok3mb6m Рік тому

    Mansha allah nayaa walaalo

  • @muwahibahmed232
    @muwahibahmed232 Рік тому

    Omg 😮 look who I found it's Awo 😊

  • @hodoadam1672
    @hodoadam1672 Рік тому

    Thanks inader cawooy❤️❤️🫶🫶for taloyin kaga skincare ka

  • @samsamnuur5750
    @samsamnuur5750 Рік тому

    Nayaa wllo mcn waan ku jeclahay walhi ilahay Hanooo kaaa daayo

  • @iqrakediye2777
    @iqrakediye2777 Рік тому

    Part 2plz wllo ❤😢

  • @zahrahussein2703
    @zahrahussein2703 Рік тому

    naya walaalo waan ku salamay wax badan manata na bartay thnks❤

  • @NusayraQorsheel
    @NusayraQorsheel Рік тому

    Welcome hbbt🎉🎉🎉🎉

  • @naleeyAbdi
    @naleeyAbdi Рік тому

    Please makeupka aa rabnaa soo galin xapipti ❤

  • @faatimaabdirisakabdullahi64

    Naayaa wllo ile UA-cam bey lhyd

  • @ikhlaashaybe6188
    @ikhlaashaybe6188 Рік тому

    Mnsha allaha naya cawo horay usoco wll ❤️👸🏻

  • @AwoMohamed-kg8pu
    @AwoMohamed-kg8pu Рік тому +2

  • @asmamohamedyusuf1459
    @asmamohamedyusuf1459 Рік тому

    Naayaa wllo 🎉🎉🎉🎉 bagaad halkan timi

  • @umuakram5275
    @umuakram5275 Рік тому

    Cawoy Cawa unba anigo UA-cam Wareegayo ku arky😂😂so dhowow Qali

  • @nasrakiin4187
    @nasrakiin4187 Рік тому

    Masha alaah nay wlalalo igu soo darso ana❤❤❤

  • @SahraAli-z4z
    @SahraAli-z4z Рік тому

    ❤naya walo waku samay iwaran mata o axada ayan kuso biray meshan wayo halki ayan kaso racay inabti quruxey

  • @__sunxxs_3567
    @__sunxxs_3567 Рік тому

    Abaayo inoo so badi waanka helay 💯

  • @hamdasaed3957
    @hamdasaed3957 Рік тому +1

    Masha allah wlhi qalbi wx badan bn kaa faaiday wx badan oon lacag u uruursanayey wlhi 😂

  • @FaraxCabdi-k6y
    @FaraxCabdi-k6y Рік тому

    Naya wallo wan ku jaclahay❤ walhi

  • @NimoFuad
    @NimoFuad Рік тому

    Naaya wllo wa ku nuuray wax I waraystab ada jire❤️😂😂

  • @Bilcan
    @Bilcan Рік тому

    Wad Mahadsantahy wll so badiiii so dhawoowna💗

  • @rayaanali1443
    @rayaanali1443 Рік тому +1

    Wllo xamaamu maqribiyada fiican london nosoo gali please

  • @user-ww2ci7mt5g
    @user-ww2ci7mt5g Рік тому

    thanks wllshye waad noo faa iidsaye no so badi qali

  • @Runeeeyyyyyyyy
    @Runeeeyyyyyyyy Рік тому

    Naya Wllo videoyada noso badi Mahadsanid 💞🥰

  • @Queen-pb9kg
    @Queen-pb9kg Рік тому

    Naya walalo ❤

  • @najmabille7975
    @najmabille7975 Рік тому

    Ma karafon isticmal plz codkaga lama maqalaye❤

  • @nihamkhalid6135
    @nihamkhalid6135 Рік тому

    Ayy habo halkana ma joogtey congra so dhawow❤🫶

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 Рік тому

    Nayaa wallo mahadsanid wan ku jeclhy 😘nosobadi

  • @Sahrahussein-j5r
    @Sahrahussein-j5r Рік тому

    walaaalo soomalia maka heli karaa

  • @mariumabdalla476
    @mariumabdalla476 Рік тому

    Naayaa wllo intana ma joogtay🥰🥺😍 intro gaas yar baan kugu jeclahy eed ledahy (naayaa wllo)😂

  • @HoodoKaappa-fk2dn
    @HoodoKaappa-fk2dn Рік тому

    Naayaa wllo welcome❤😂

  • @Nadiaoffecail
    @Nadiaoffecail Рік тому

    Abyo sida nabraha liskaga daweeyo noo sheeg ama. Oil face ka sida looga hortago😢

  • @mushtaaqiinmohaollow8971
    @mushtaaqiinmohaollow8971 Рік тому

    Nayaa wllo horay usoco qurux badaney🔥💯❤

  • @itsshudaa7
    @itsshudaa7 Рік тому

    Cawooy kwrn beauty of Johnson sunscreen

  • @whosnana792
    @whosnana792 Рік тому

    Naya walalo anu wan ❤😊❤

  • @alishaaxmad5732
    @alishaaxmad5732 Рік тому

    Naay wllo halkan maad jogta😅

  • @maanmohamed-tu3kx
    @maanmohamed-tu3kx Рік тому +1

    Naya wllo TikTok wan ka resanenah halkan nah hanoga cararin 😂❤

  • @naimorashiid5140
    @naimorashiid5140 Рік тому +1

    Welcome xppti

  • @نمو-و1ج
    @نمو-و1ج Рік тому

    viva darwiiiiiiiiih ❤❤❤

  • @amiirahusseinali141
    @amiirahusseinali141 Рік тому

    Nayaa wllo UA-cam matimid❤

  • @khadrayanmahamed9031
    @khadrayanmahamed9031 Рік тому

    Nayaa wllo im loves ❤