Uruuri dhalin o midba midka kale ka aqoon duwan yahay macnaha midwalba aqoon gaara leeyahay isna weydaarsada Habka ugu haboon e xaalada wadankena aydun wax uga bedeli lahayden waxey ka caawinaysa taasi inad talaaboyin ad hore uqaadid Aragtideyda¤
Waxan la yabay Facebookeyga iyo Instagramkyga ayaan waxa comments badan oo an Ku taageerayo Qadiyada falastiin oo an qoraalo badan oo duco iyo dhiirigalin ah u qoray ka dib isbuuc ayeey iga xirdhaayeen oo an isticmaali kari wayay
Aadanoow walaal waxaad na tidhaahdaa un bayna maamusha hadaynu diidnana aakhiraynu u dhaadhacaynaa tolow muuse ma u dhaadhicin doonaan se horumar ma gaadhsiin kartaa un laanteed
Asc sxb Adan Suaal? Waxan jooga wadanka dibadisa(Europe) waxan raba aadna ugu bahanahay buugta aad turjunto ado mahadsan waxan raba inad iga caawiso mesha aan ka heli karo ama aan ka dalban karo thanks 🙏🏽
Suaal ayaan ku waydiin lahaa! Dhalinyaro badan ayaa kugu xidhan misna waxaad la wadaagaysaa sida aan loo soo heli karin haday fal danbiyeed ku kacaan sida dil, xatooyo kufsi afdoob ama argagaxiso nimo Hadii aay adeegsadaan xeeladaadan aay ku soo bareen kooxaha argagaxisada ah ee aad la shaqayso oo ay cid dhibaato u gaystan bal ka waran?
Guriga ayuu kuugu yimid quraankii ee ka faaidayso oo 30minut kaga faaidayso barashada quranka adoo gurigaaga jooga
ا.القرءان ٢.العربيه٣.الحديث ٤.التفسير
٥.التجويد
chat.whatsapp.com/HpiZxtW2BkHKNeKkq0spWg
Mahadsanid in badan...
Adan sahan one of our best leaders 🔝🔝✔️✔️
Waryaa af soomaali waad garanaysaa maxaana kuudiide inaad afkaada hooyo hudashado
Caaq baat tahayee dhalashadaa waa cad kuguyaal ee afkaada hooyo kuhadal
Mararka qaar wax aan saa uweyneyn inad ku nashquusho walaga fiicanyahay ee danahaaga ku toos
@@abdimalikali1930 war ileen tanoo kle imika mxaa ku caayeesa ninkan gardaro badnida wlalow qofka hda wax usheegeesid adoo caayin loo sheega adoo wnag wax ku sheegi kara caay mxaa ku faleee bro
Allh cimriga haku dheereeyo caqligana haku barakeeyo wll aadan sahan🥺♥️🙏
Mahadsanid wll aadan sahan aad iyo aad baan ola socda barnaamijyadaada
mahadsanid wll alle ha ku barakeye
Galadu yeyna basaasin enaga Muslim ahaan Aadan saHan hore usoco wallkaYga Muslimka ah☺
Shukran Wll falastiin iyo suadi arbia kasoohadL pls Allah yaxfadik
Habka ay inoo ugaadh sadeen si ka ba'an ayaan u ugaadhsan karnaa, waa haddii aan is kaashanno
Maasha allaah aadan ma noogu sameyn kartaa videodaada english subtitles maasha allaah adiguna waxaad ka mid tahay raga faraku tiriska ah ee maanta islaamku heysato yaqaanana sida loo hadlo warkaagu waa inuu gaaro
umadaas islaamka ah ee cabursan ma ogtahay hadalka rasaasta waa ka xanuun badan yahay
Muslimiinta caalamka oo dhan waxaan la jeclahay wixii qeyr ah oon maqalo iney nala maqlaan
Jazaakallahu kheyran aadam
Ilaahow qofkasta oo muraadleh muraadkiisa oo kheyr ku jiro waafaji intii xanuunsan xanuunka Ka korqaad intii caafimaad qabtana caafimaadka usiyaadi آمين
ua-cam.com/video/C7N6ZVi81Lk/v-deo.html
Walal aadan wa ina darenkada ka muujidaa naceybka rasuulkena ee kasoo kordhay gaalada
Aadan yare waad mahadsanatahay wll waxaan jeclaan lahayn inaad xogaa codka kor noogu yara qaado
M.a horay u soco noo soo badi muuqaallada sirdoonka
Manchallh allah haka jisyo mariyo walal aadan waxanad so badhysid misana no hibaynayso
Wall mahadsanid ceebteedii baa ii sheegtey
Wll waxaan ahay wiil raba inuuu noqdo hogeemiye kabadala xaladan ay ku sugan yihiin islaamku ama somalidu ee tolow maxaa igu caawin lahayd mahadsanid🙏
Uruuri dhalin o midba midka kale ka aqoon duwan yahay macnaha midwalba aqoon gaara leeyahay isna weydaarsada Habka ugu haboon e xaalada wadankena aydun wax uga bedeli lahayden waxey ka caawinaysa taasi inad talaaboyin ad hore uqaadid
Aragtideyda¤
Ha quusan
Waad samayn kartaa✊
Wax badan akhri hadaad doonaysid hogaamiye inaad noqotid
@@naimaosman9925 wllo anagaa dhowr asbuuc kaHor aas aasnay Dhalinyaro somaliyeed oo dalkooda utashatay i.n Wana guuleysan!!
Asc adam khadar cali nin nool tahaye hore usoco 🥰😍💯💪🏻
AadaNow Pweh allaHa KuSHaRFo😍❤waxaa Noosoo Galizaa wlle GuGii caRaBTa iyo burburkooDii🖐🖐❤❤
wan kugu racsanhy ugaas
Wax badan in an ka ogaano aynu dooneyna dhamanteen
Allaah ha kuxifdiiyo aadan
Walaalo buugaagta aa tarjuntay halkeen ka halynaa 🙏
Thnks wax bdn baan kaa faaiiday
I am American boy and I like this guy he is Somali hero
adeer waxaa ha noogu sheekayn
CodsiH ka timiH
WalaL ka walL barnaamij cusub
Ururka xamaas walaaL qali
Ee falastiin ka dagalamah❤👆
Waa FikRad cajiiba wlle
Walaal hadlkaaga ma fahmine ii jilci
Aadanaw falastiniyiinta xamas barnaamuj kasoodiyaari bro
@@sidiiqqumanemedia4644 wuu kadiyaariyay
Kuman fahmin sxb
Walalayal SUBSCRIBE ii sara ilahay waxad ku faraxdan if iyo aakhiraba alle haydin siiyo inad igu caawisan
Adan is the one of the most important leaders in somali
Wcs Aadan Sahan Allow Kheyr Ku sii😰😪😪😥😢Qofka Kaliya ee Xaqiiqada Naga Dahsoon Noo Cadeeya😥😍inshallah wan iska ilaalin Doona😍
Keep going zhp Aadan sahan
جواك الله خير يا ادم خضر
Maasha allaah jazaaka allaah khayr wllo
Masha allah jazakumulahu khayr hno
Thanks brother..adaan 💯👍👍
thanks ustaad
Aadanoow buugaas nagasoo dadaji adigo mahadsan
Alle hana xafido🗣️
Asc inta jecel nabigeena muxamad oina kasoo jeedo diinta ceristan ka like
halkaa kaga hay zxp
xagaan kaahelikaraa
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
mahadsanid macalin
Aadan zxb mawduucj kan ka horeeyey ma haminysayna
Waxkastoo macaan waxa kamacaan hadlaka Allah adaa igu raacsanthy subscribe isaar ale dartiisa wll mahsanid♥♥
Thankz for every thing
Leader of islam🤩🤩🤩
Sahanka xogaha ❤️❤️
Keep going brother
Waa mowduuc aad ufiican reeer film howshaan waa lasocdaan
Mahadsanid wll.aadan 🙏😊
Alleh ha ku zharvo Adan sahan
Mahadsanid wll
Asc wll taariikh dii abdil malik ibnu marwaan ka so hadal adigoo mhd sn
Hadalka iyo qisooyinka maansooniyada hada moran nagagama jiro
Walalkay aadan sahan taagero kuu ahy pro
alaah hanoosahlo xogeheeniiba shishweya gacanta kuhaya
AllaH ku xafiido wll qali'-----🤩🤩
wll aadanow barnaamij nooga diyaari aasasihii ururka xamaaz
Wan kugu raacsanahy
Maracadde show ayaad ka halaysaa yaasir carafaad hogaamiyihi igu weynaa
Aadan zxp buugaagtaada gaalkacyo mala helaaa
Google map ka aya kmd ah tilaab wlba aad qaado hlkd joogto secn secn ayuu u save grynaa xitaa hdn adga shidnin ama adn istcmln search location ka
wll aadam waxaan rabaa buugtaad turjumtay iyo inaan ku saaxibno
So much thanks SX.
Waad mahadsantahay wll
Wall mcn is ialali Allah haku ilaliye
Ninki la badbaaday dilkii maansuunyada
Ninki allah amina xaqiqdana daah ka fayda allah ba la jira bro
XASUUSIN SALIGA NABIGA SCW SCW SCW SCW ❤❤❤
Horta ani waxaan ka yaabay maalin dhaxdaas baan is iri selfies iskaga qaad snapka kadib waxaanba ku arkay sadax xagalka iyo isha maasoniyada calaamada u ah hadana app kale ayaan iska sadax xagalkii ku arkay wlh ilaa hada waan yaabanahay wax walba waa nalagala socdaa😭 ilahayow naga qabo shayaadintan
Aamiin lkn waxay inaga qaadayaan ban jirin
😂😂
M.a Allah waa muqaal xogo Bdn daaran waxaan ubaahnaa buuga wll Aadan sidee ku helikaraa?
Wll Aadam horta buugaagta aad Turjumtaan Muqdisho lama keeno miyaa?
Aden sxb marka hore wad mahadsan thy. Tan xigta sxb bal wxd noradisa barnamijyo kusabsan gugii carabta plz 🙏
M.a ❤❤❤❤🥰
Sir baan ayad ka shaftay...shahanka xogaha ....moqdisho ayan jogaa ee ..buuga sirdoonka la turjunay inten ka helaa...walal adam
mahadsanid wll adam
43 second no views keep goin
4:48 xilagaas talafonada cagliga badan majirin
Asc walal aadam marka hore walal wad mahadaantay saad noogu hagardaamantay markaste aad Wax cusub noosoo gliso walal lakin buugaagta walal Ila xilima soobaxayaan
Runta ayaa ah maanta waa lays gaadayaa waliba basaasnimadu maanta waxay gashay in taleefankaada lagugu jaajuuso.
Waa in aad feegjigneetaan soomaaliyey
Mahadsanid
Muuqaal aan waxbadan kafaaiidey
Keep going adan sahan
wll buugta ad turjumteen halke kaa hela waxan daganahy burco ee
Wll side ufahantay siraha mansooniyada bal maxay Laguna diliwayay
Anu sirdoonka wn ka helaaye wll inoo soo badi😊
Wcs Walloh Adan
Aadan sahan aad ayaanu kuu jecelnahay walal qaali
Sxb waxan ku waydiinayaa luuqada carabiga miyaad ku hadashaana waa iga su aale ????
Adhaxda inta aan lagaa jabin qunyar soco dhulka in kugu filan wadaad
M.sh aadbaad umahadsantahy wlhi wll waxbadan oo muuqaalkan kusaabsan nio intaananba mobil smart phona sifiican ubaran baan dar allle isaga weydiiyey si buuq maskaxeeda.
Buugaaz basaasinta goormeed noso dhigaysa akhi?
Keep going🙏🙏🙏🤗🤗🤗
Ma jeclin inaa naladhagysto ee hadan SIM card wxa information nagareebay waan qaadanlahayn ee markaan SIM card furanayso adiga intaa information buuxa lagaa qaado ayaa dhaxal sugahaaga kasii qoranayaa waa yaab
Asc wll aadan markaynu eegno dhankasta waynu ka basaasanahay inaynu boogo yeelanana ma rabno waayo dhamaanteen hanbaynu leenahay aynu rabno inaynu diinteena iyi dadkeenaba ugu shaqayno gaalkana kula dagaalano, waadna ogtahay oo technologyga waynu u baahanahay oo kama maarano markaas miyaanay ahayn inaynu ku dadaalo inaynu ikhtiraacno aaladkasto oo wax basaasta inaynu barano si aynu u jabino ama shucaac loogu furilahaa oo aynu isla hubkood iyaga ku layno
Waxan la yabay Facebookeyga iyo Instagramkyga ayaan waxa comments badan oo an Ku taageerayo Qadiyada falastiin oo an qoraalo badan oo duco iyo dhiirigalin ah u qoray ka dib isbuuc ayeey iga xirdhaayeen oo an isticmaali kari wayay
*Buugii aad turjumaysay mee wllo aadan waadigi lahaa buugbaan turjumayaayemhdsanid
Aadanoow walaal waxaad na tidhaahdaa un bayna maamusha hadaynu diidnana aakhiraynu u dhaadhacaynaa tolow muuse ma u dhaadhicin doonaan se horumar ma gaadhsiin kartaa un laanteed
Keep goin
Asc sxb Adan Suaal? Waxan jooga wadanka dibadisa(Europe) waxan raba aadna ugu bahanahay buugta aad turjunto ado mahadsan waxan raba inad iga caawiso mesha aan ka heli karo ama aan ka dalban karo thanks 🙏🏽
Waxad ka so hadasha xalada ka tagan Fransiska
I am Firts wll aadan
Zhp buuGa aad turjuntay xagaan ka heleya iisoo jawaab haday kusoo gaadho
LEGEND
Aadanow hadan somali iskadaayo oon afka kle samaysto yaa uturjumaaya mise kolayba shirkadooda waa laga helyaa somali sidu uu igu turjumo afka soomaliga taana waa kaftan
Af maay Ku hadal
Suaal ayaan ku waydiin lahaa!
Dhalinyaro badan ayaa kugu xidhan misna waxaad la wadaagaysaa sida aan loo soo heli karin haday fal danbiyeed ku kacaan sida dil, xatooyo kufsi afdoob ama argagaxiso nimo
Hadii aay adeegsadaan xeeladaadan aay ku soo bareen kooxaha argagaxisada ah ee aad la shaqayso oo ay cid dhibaato u gaystan bal ka waran?
Aadan khadar cali waxad tahay indheer garad walhi
Wax badan dareensan
HADII AAD XIISEESO BARNAAMIJYADA TAARIIKHA IYO SIRDOONKA NAGU SOO BIIR
ua-cam.com/video/LSEyX9ooqjM/v-deo.html
MUQAAL KU ANFICI KARA