Mansha Allah waxaan rabaa insha Allah inaan #Arooskayga han ku soo casuumo waxan sidaa darteed inaan ku soo casuumo is u habeenka dhaaska u uga tuumo Arrskayga waa fanaan codkiisu mucjiiso yahay gaaygaan soomaaliyeed waa fafaanka ugu cood macaan alle codka u kuugu deeqay alle haku baraakeeyo diyaar igu sii noqo waa soo dhawyahay aroooskaykiiye all fanaan nimcaan hilaac
Heestan waxaan u hadyeeyay sxbkay Jamaal Timo jilic iyo Dumaashiday Xafsa. #Dhisma_Oodhaqma 🙏
Inaa taagero nimcaan number 1 ahay maliiga dareema 😅
Nimcaan hillac fun
Waan ku haystaa sxp Reerkii lagu Nasto noqoda
Keep going salaan sare
Woow magacaygii 💋❤️🥰♥️
Hafsa 😍 Jamal
Babrook sxb Jamaal timo jilic
Jah xafsa magcayga
First viewer 😂. Waligey hees san uguma so hormarin magaca hafsa iso jeetey 😂😂
thnks sxbkay nimcaan hilaac aniga iyo marwadayda waakaaga mahadnaqayna thnks sxb
Frxd kuwaaara zxp Jamaal xafsa ubd khyr qabo kalahela
Hambalyo brother jamal timojilic iyo xafsa. Heesta anoo arooska ku socda oo gaadhiga iska wata uunbay igu so dhacdo macalaa laxanka mar uun baa wada duubay. Congratulations 🎊 once again.
Ustaadkaygii alla ha ku barakeeyo
Nimcaan hilaac fanaan aan ilaa xiligiii fanka uu soo bilaabay soo taageerayay!! Noolow mr Nimcaan hilaac ❤️🩸🫡
masha allha wallkeyga jamal timjilca allha isku kiin daayo❤
Oyayaay jamaal Timo jilic hambalyo wllyal
Wllky nimcaan I'm big fan for u since i was 12 years u my idol god bless you brother
As you trying to prove your english, you stuck in the mud
Machallaha allaha ha barkeeyo zxpkay Jamal iyo xafsa
Masha allah HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO huuno allaha barakeeyo
Mansha Allah waxaan rabaa insha Allah inaan #Arooskayga han ku soo casuumo waxan sidaa darteed inaan ku soo casuumo is u habeenka dhaaska u uga tuumo Arrskayga waa fanaan codkiisu mucjiiso yahay gaaygaan soomaaliyeed waa fafaanka ugu cood macaan alle codka u kuugu deeqay alle haku baraakeeyo diyaar igu sii noqo waa soo dhawyahay aroooskaykiiye all fanaan nimcaan hilaac
Nimcaan hilaac wayadaan laguma haayo
Legand Nimcaan ✌️❤️
Wonderful our young legend am proud of you my brother
Nimcaan hilaac fanan dhal gobeeda baad tahay wllo allaha ku sharfo 👑💪🙏💚❤💙
Fanaan io bar
Hampalyo my Sami ❤️
Heesta muqaal ka an sugenay ma tanaa legend
Number 1
Mashallah Very wonderful ;
Legend always Legend ❤
Nimcaan ❤
Subax wanagsan wll nimcaan
Woow
www Nimcaan hilaac legend wan ku wataa sxb mcne🥰 arooskiyo aroosadana waxan lee yahay hambalyo isku waara oo kala hela ubad qeyr qabo🫶🥰
Hamblyo gurigiinu guri Nagi guulow ka yeel
❤
Walshey io ninkeda miyaa laso qaday😊