C'est une chanson d'amour mais très philosophique qui sera toujours écouté par les somaliens autant d'années qui y seront Fardoussa Ahmed horey u socoo
Heestan inbadan baan radinayay waa hees daren hadlaysa qofkuna udhagaysan karo Marka jacaylka ku xumaado ee anu wali ka qancin AMA anu go’aan ka gadhin qofka ku jira nolashiisa. Waxkalana maahe jacaylka ayaa ku dhigaya qof wax walba biyo laan ku liqa marar badana wuxu ku dhigaya meel aanad u qalmin, lakin talada ino wada qabyada ah waynu dhamaystiri doona
Waa Erayadii Alle ha unaxariistee Abwaankii Philosopher ka ahaa Ahmed Siciid Diriye Afgudhiye.
Qoraxdi dhacdiyo qacwaday yidha qosol iyo cadho ayaan kala qarinaya...
Qalbi ku dabcay iyo aqli kaa qancay ugar qadaya.. Inan qoys Wada dhisniyo Inan wacdkaqubo qarar iyo goo'aan kama Qadan wali tala iqabyaaa👍👍👍👍👍❤❤❤😍
C'est une chanson d'amour mais très philosophique qui sera toujours écouté par les somaliens autant d'années qui y seront
Fardoussa Ahmed horey u socoo
Qalbi kuubogay iyo
Caqli kaa qancaan
u gar qaadayaa
Halkaas waxaa kucad in qalbiga iyo caqliga kala madax bannaan yihiin sidookale waxaa jiro xumno badan oo sidaas ah
Cajiibsanaa.
AHUN abwaan Afgudhiye.
Hadii heesaha lala saxiibayo heestan waan la saxibi lahaa
Oraahdaas way iga gadan tahy
😢
Heestan inbadan baan radinayay waa hees daren hadlaysa qofkuna udhagaysan karo Marka jacaylka ku xumaado ee anu wali ka qancin AMA anu go’aan ka gadhin qofka ku jira nolashiisa. Waxkalana maahe jacaylka ayaa ku dhigaya qof wax walba biyo laan ku liqa marar badana wuxu ku dhigaya meel aanad u qalmin, lakin talada ino wada qabyada ah waynu dhamaystiri doona
heestan kama xiisa dhaco ❤🎉 👏 26 /July 2023
Sidoo kale😢😢
Ereyada Axmed saciid diitiye (Afgudhiye)
It's really a song with its pain and it's what people I know have today but it's their luck
Aniga hadda ayaan dhagaysanayaa waana childhood memory heestani cajiib
Xanuun badanaa jacaylku 😭Caawa heestaa igu socota 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
🎧2023.feb.10😭💔
Still wactch after 9years
24 lulu 2023😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔💔
Naxariistii Jano AF gudhiye
Aamin
23.07.2023
Fardoussa
Tala' ii qabya
+Dahylon IMA Jr. Thanks bro
allha unxrsto AbuwaaN Afgudhiye
Aamin
1/11/2023
28 July 2023 malin sabtiyh😢 alla jacyl muxu dad wax kudhigy😊
Nice song
Oww..
Fardows axmed xirsi
Abdiaouled@87