Maalaayacniga kala fadhiista meesha aqoona ma lihidine. Muuse wuu tartamayaa adeer ee ka badiya si kale uu ku tagayaa wallaahi ma jirto. Ama ina xaashi ha ku soo diro ama mid kale.
Meesha ku kala dareera markaad qaxwihiina qaadataan, waa heesihii ugbad mooge cudhay iyo ictisaam oo shaadh kale ah ayaad la shire timaadeene, cod ha ku helo maad tidhaahdaan ama dalku xaalad dagaal buu ku jiray muse u daaya waasde, ma phase 2 gacan libax baa hadii lo dhiibo waayo maxaa dhacaya?
Dhibka iyo waji gabaxa ku dhacay Somaliland waxaa hooyo iyo aabo u ah ina Biixi iyo ina Kaahin, hala waydiiiyo Wixii siilaanyo ku wareejiyay halka u geeyay
Manshaallh tabarikalaah allow no door
Masha allaaah tabaarakalaah somaliland guuuul Somaliland hanoolaato
Aqoonyahan waxa uu ku dhintey
Somaliland
Dhalinyaradan waa ciyaalkii Mahamuud xaashi oo shaadh kale loo soo galiyay ,
Aqoon yahanow xalqado jiri lay suso ururiyey
AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG AKHAS 😂😂😂😂😂😂😂😂
Masha Allaah❤
BEENTII. OO AQON ISKU. BADEYSHEY. CEEBTII. QARNIGA
Dhulbahante waligii muu rabin som land maanta ayey uugu fiicantahay ku soo gariira m madaxweyne biixi aqoonyahanaw xaal qaado 😂😂😂😂😂😂😂😂
Ciyaal Caqliga Naga Xadaya 😢😢😢Aqooni idinka Dheer. Dawlada Midwaliba Maaha inuu kuafdheerado Xishooda oo Kafadhiista Dunida.
Waddani shaadhadh badanaa 😄
😂😂😂😂 AQOON YAHAN OOW BA😮 MA AFARTAN CAGA BARUUR AYAA AQOON SHEEGTAY😮😮
Illaahay hana dhaafiyo kulmiye kala qube waa runta
Waa in la soo xushay adeer
REE AWDAL TATIS HA SAMAYS TAAAA DOWLADA AY LEEE YI HIIN awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia awdal tatis of Somalia 🇸🇴
Shacabka Been Ha Sheegin ee Cadee cida kusoo Diratay Somaliland waa Nabad baa ka jirta ilaahay Siiyey .... استغفرالله العظيم...قالوا بلى..
War iska dhafa qayaliga iyo riyada beenta ah
IN SHAA. ALLAA. M. MUUSE AYAA. SONOQONAYA. SILOBADBADOYO. SOMALILAN
KUWANI WAA KOOXO AY SOO ABAABULEEN CADAWGA SOOMALILAND WAXAYNA KU HADLAYAAN AFKA XISBIGA WADANI TAASINA WAA NUSQAAN IYO CADAAWAD FOG BALSE WAXAAN LEEYAY
CODBUU KU FUULAYA MUSHAXA AAD WADATAAN CODBUU KAGA DEGAYA MADAXWAYNE MUUSE
KURSIGUNA MAAHA MADAL LAYSU DHIIBO EE WAA LA TARTAMAA
muuse shani ayaa saababay
Gurigii hooyadoodba kamay bixine aqoontaxagay ka keeneen
Kii wanaag keena waa la caayaa ilaa bilaa caqli baa tihiin way idiin dhamaatay iidoor waa jabaysaan xaqdaro baa ku kacdee waa idiin dhamaatay
Maalaayacniga kala fadhiista meesha aqoona ma lihidine. Muuse wuu tartamayaa adeer ee ka badiya si kale uu ku tagayaa wallaahi ma jirto.
Ama ina xaashi ha ku soo diro ama mid kale.
SHACABKA REE SOMALILAN AAAWAY AKHAS CALEEG AKHAS CALEEG MEEEL LAGU KALA TAGAY
AQOONEY. SSB AYAD. XANUNKAQTEY. GUUSHA. AYAAD. KU XANUUNSAYEY
Baaqiinu waxa uu u laxan egyahay heesihii qaar ka mid ah "Xidigaha" loo soo dhiibay!
Maalin pasta dadweynaha qaybo kamid ah ayaa runta ogaanya intaasi dib waxa ay u eegaysaa dalka dadka iyo siduu ahan jiray muuse waacadaw sabab haduu muwaadin yahay dadka maanta cod muu waydiisteen
WAXAAAN JOOOGAAA HARGAYSA DAMEEER WALBA HA SOOO HOR IS TAAAGO SHACABKA REE SOMALILAN EE BAAAA BA AY 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
.adinkaa aqoonyahe maad maalintii buurta kahadashashaan
Kkkkk aqoonyahankii garzxajis ee wadani qaaaq wixiinu waa hunqaaco
Waxaasu waa dhamaatay oo muusa cunay qayaalad isku dir ka fogayan qayaalaf cunfi meel xun baa maraysaan waa burburteen iidoor iska erya muuse
Gudoomiyaha jamacada edna adam mustafe wasiirka,
Dhashii faqash taay ma taasaad keenteen
WAAA YAAAAB OOO WAY SO KU SHOB DAB DHAX MAAAADAY UU BAAAN MAQ LI JERAY WAAA TAN MAAAAN TA HAY SA TA SHACABKA REE SOMALILAN WAAA YAAAA BA
Dunida...kamaydhicin..madax.wayne.dhu.kurani..haynagu.daalin
Meesha ku kala dareera markaad qaxwihiina qaadataan, waa heesihii ugbad mooge cudhay iyo ictisaam oo shaadh kale ah ayaad la shire timaadeene, cod ha ku helo maad tidhaahdaan ama dalku xaalad dagaal buu ku jiray muse u daaya waasde, ma phase 2 gacan libax baa hadii lo dhiibo waayo maxaa dhacaya?
776
Dhibka iyo waji gabaxa ku dhacay Somaliland waxaa hooyo iyo aabo u ah ina Biixi iyo ina Kaahin, hala waydiiiyo Wixii siilaanyo ku wareejiyay halka u geeyay
Waa afkii ciro /xirsi ka shaaheya waa bilaa camal dhalintuye.
Waxaa dadka mar dambe ha la hor imanina hebel u codeeya hebebelna haw codaynina taasi dan maaha
Waa dad dhinac ka raran
Walee kornayladii way inala lumeen shit
Beenaale maadiga ayaa aqon yahan
Illahay ka baq adne adam university ayuu gudoomiye ka yahe
Beenaale aqoontaadu mataasaa soodigaa waxa bakharikarila
Bee.naale..afqadh.muune
ninkan ina dhafiya