CABDIRAXMAAN CABDISHAKUUR WARSAME WAA SIYAASI DAACAD AH OO RUNTA AAN LA GABAN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 35

  • @seed3966
    @seed3966 День тому +2

    Aac aad iyo aad waa saxan yahay cabdiraxman c ✅✅✅✅✅

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q День тому +2

    Xildhiban cc,shakur warsane WA sax hadalka kuwa ganacsatafa iyo xassan gurgurte Ka mid yahay aakhiro Aya sugayse 😮

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День тому +2

    Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa nin aan runta la gaban wuxuuna gudanayaa waajibkii loo idmaday ❤❤❤.

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 День тому +2

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan xildhiban abdirahman Shakur warsame wa runtis qaburihi meydki dadki dhintay bey qufanayan umada somaliyad hantidodi waxa dhacey odeyga 80jrka xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid wa tuug fashilan tay sas ogo wlkn abdulahi balwan iyo somaliweyn

  • @HassanHassan-zz3ko
    @HassanHassan-zz3ko День тому +1

    Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur waa siyaasi runta jecel.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d День тому +1

    Hantida iyo iimaankaba ilaahay ha ka qaado.
    Xasan-baahane iyo intay shuraakadayihiinba.

  • @seed3966
    @seed3966 День тому +2

    🫵🫵🫵. Dad muwaadiniin go'aan leh haday jiraan xilka haka qaadayn xasan maxamuud qaab xumada uu ku shaqeysanayo waa masiibo soomaali ku habsatey runtii

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 День тому +1

    Geesi geesi dhalay Allah ka baqaya diinta yaqqan.
    Cilmikala leh
    Bi idinn Allah wu istahila in uu Madoxweeyno Somaliyeed noqdo.

  • @abdirazakali333
    @abdirazakali333 День тому +1

    MOORYAAN SEMPRE WAA MOORYAAN KULIGOOD THEY ARE SAME.

  • @MAOmar-oy2uh
    @MAOmar-oy2uh День тому +1

    runsheege aan gaban ee wixii jira soo gudbiya

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv День тому

    Geesi guul insha Allah will ✅️

  • @ahlamali9484
    @ahlamali9484 День тому +1

    😢😢😢😢😢Allow Alle 😢😢

  • @abdirashiidriyo9966
    @abdirashiidriyo9966 День тому +1

    Siyaasi dalka iyo dadka u baahan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День тому +2

    Sidee qofka waxaa laga sheegayo dal ku hogaamin karaa? Xaa ku ceeb ah ar Xassanoow wax maqal iscasil sidaan si ma aha Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa kaa saxan yahay.

  • @mhashi7824
    @mhashi7824 День тому

    Cabdullaahi
    Xasan saarka qof iyo cod waa in laga tumaa inta uusan soo afmeerin jiritaanka dawladnimada Soomaaliya.

  • @kosafare-om5mc
    @kosafare-om5mc День тому

    👍👍👍

  • @abdinuromar5575
    @abdinuromar5575 День тому +1

    asc waa runtaa waxaa ilhay ka rajeeneya inoo noqdo abdiraxaman madaxweyna mustaqbilka.balwan arenta teri wa kugu racsanahay

  • @IstahilAbdulahi-n7d
    @IstahilAbdulahi-n7d 21 годину тому

    Waa sax waa nin weyn wuu af gobaadsadyi

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 День тому +1

    XASAN QABUURE FAAGE XASAN XAABSADE KAMA BAQAAYO MIYAA INUU KU DHACO DADKA UU BOOBAAYO XISHOODA. XASANOW WAR KA JOOG ILLAAH YUUSAN DUNIDA KUUGU CIQAABIN WALAAHI DADKA OO XAQ LAGA GALO WEY SOO BAXDAA.

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 День тому +1

    Somali RIP 🇸🇴😭🇸🇴😭😭🇸🇴😭

  • @BisharoNor-tq7fu
    @BisharoNor-tq7fu День тому

    Somali dadtoda ma yaqanan xasan lee ku Fican wayo shacabka Somaliyed waa ma libanayasha lagu libano Cabdiraxman Cabdishukur waa right person lkn Somali ma raban

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 День тому

    Dhulboob HSN DHIIQO lacagta u jeebka kushubanaya oo miyuusan cadab kacab sanayn ama cansar kaqaado iimani lagaqad ILLAHAY wadanka hakaqabto

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 День тому +1

    Hantida waxaay ku heleen jid xaraan ah.
    C C Sh shaley muxuu sameeyey, ama sameynayey.
    Dhaliisha uu u jeedinayo Xasan Sheikh waxaan aaminsanahahy iney run tahay.
    Laakiin C C Shakuur wuxuu leeyahay bad recorded, ma ahan wax aan ka sameynayo, taariikhdu waa Qoran tahay.

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d День тому +1

    Xaaraan ayuu 5 farac u sii dhigayaa???
    Naarina waa kaa danbaysaa.

  • @HishaamHaashim
    @HishaamHaashim День тому

    ❤❤❤dax❤❤❤

  • @mahdibihi5095
    @mahdibihi5095 День тому

    Dowlada cusub oo imaani doonta wain lagula xisabtama oo dhulka laga sooceliya tuugada iyo tuug kalkal

  • @haweyoyusufyusuf6191
    @haweyoyusufyusuf6191 День тому

    Tasoo run noqatana.ilah.inaga.oge.aqiray.hogeen.aduna.wala.soqabanaya.darod.alaha.soceliyo.bI.idni.laah😊

  • @yusufcumar3515
    @yusufcumar3515 День тому

    Wariye oo jeego u jaran adiga waaye

  • @Queen222-q6p
    @Queen222-q6p День тому

    Ba

  • @aasuf119
    @aasuf119 День тому

    Kuwa dhulalkaa gadanaayo baa kasii daran damiir xumidooda dad xoolahooda dhacaaya xasbanallah

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 День тому

    Xasan lala hadal oo lala hadal balse waxna dhegaysto mana xishoodo.
    Xaalkiisu waa sidii ninkii tuuga ahaa ee islaantu caruurteedii kutidhi waryaadha adhiga tuug baa kudhex jira ee tuugiina yiri habar bayska hawhaw lehe heeladda inoo tuma.

  • @AbdulkadirMusse-k1f
    @AbdulkadirMusse-k1f День тому

    Asc hadal han ma buuxsho somalidu waxa africa ka reebay qabiil waxa loo bahanyahay in lasameeyo maxkamad dartuuri ah si loo joojiyo madaxda tuugada

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder День тому

    Sidee qofka waxaa laga sheegayo dal ku hogaamin karaa? Xaa ku ceeb ah ar Xassanoow wax maqal iscasil sidaan si ma aha Cabdiraxmaan Cabdishakuur waa kaa saxan yahay.