FASHIL CULUS:-Dal Sidaan ah Qof iyo cod ma lagu qaban karaa, Maxaa shacabka Beenta Loogu Sheegayaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 лис 2024

КОМЕНТАРІ • 7

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 3 години тому +1

    Suldan C/lahi Balwaan. Reerka Xamar Somalida kale iyagah Xasan shiekh u sacab tumayay kana xigsanayay, somalida kale. Canaheeda ha cabaan

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 12 секунд тому +1

    Somali RIP🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 години тому +1

    Asc ma sha alaha wlkn abdulahi balwan may ma mwne xasan munafaq qaburah meydka dadka dhintay qufanayo canshurayo miya dorasho qof cod qabanaya may ma mwne xasan munafaq hantidi umada somaliyad dhacayo oo guryahodi cagaf cagaf mariyo miya dorasho qof cod ka garsinayo may ma mwne qabiladi somaliyad qoryaha isku dhibayo hubka sharci darada qamriga iyo xashishka ka ganacsada wnne xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban wlkn abdulahi balwan shacabka somaliyad ee muqdisho jogo yey u codani dorashada muddo kordhis mwne xasan munafaq labada marxun xamza doqn cali xoosh horgalada argixisada madaxtooyada villa damajid

  • @zeinabhassan6517
    @zeinabhassan6517 Годину тому

    Balwanwaloodayay xasandhiiqo xamar dhulka ilaahaykeenay ooalaagoglay haduubto waxsoomali ooxamardAn iyoxaajokalahmajirto

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 години тому

    wasaaradu maxay tahay oo dhuka wasaarada gadan karta hadeysan ogeyn xasan iyo kuwa gadaaya dowlad daacad ah ay timaado kuligood oo xsan ku jiro maxkamad ayaa la soo taagayaa balaayo aanan aqoon meeshey ku jiri jireen ayaa nasoogashey oo baahan sodon sano wax bey dhacayeen ilaa hadana ma dhargin

  • @MMA-b7u
    @MMA-b7u 3 години тому

    Hadalkii Caasho Koos
    Somalia waxaa wax laga doorta oo demoqradiyad lagu doorta, hadii ilaahey yiraahdo 2 cisho kadib ba ka dhacaysa, Dalka?😮 aan ka soo jeedno ee xildhibanada u nahay baa madaxweynaha iyo golahood shacaba'ba baarlamaankood'ba labada aqalba ku doorta😂

    • @ayanlemohamed5956
      @ayanlemohamed5956 3 години тому

      Ilaahay ha gaadhsiiyo somaliya one man one vote,waa muhiim qofku inuu doorto ciduu is dhaho kan aa dalka &dadkaba horumar gaadhsiin kara
      Unfortunately hada ma u malaynaayo in ay next ten years ka dhici karto .
      Xukuumada hada joogtaana waa ogtahay ee mudo kordhin aan cayinayn bay u socdaan