IFRAH OO CASHO SHARAF NOO SAMEESAY WAA HABEYNAA WAANA HALEYNAA CASHADA hhhhh

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 535

  • @zamush
    @zamush 3 роки тому +568

    Waa naga dhaxeysa aniga iyo asad dhibka marka dadka sida qaldan yee wax ufahmin

    • @maiil5704
      @maiil5704 3 роки тому +3

      Xusein PEPE cunaaye cali muuse hhh allaha ku daweeyo lkn kisto bahasha hakamuuqato yaqay kaftan waaye hhh

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 3 роки тому +1

      Yessssss

    • @hackerboykhadar7715
      @hackerboykhadar7715 3 роки тому +1

      👍

    • @xushmad3500
      @xushmad3500 3 роки тому +3

      @xuseen Pepe ma bixin miyaa Adoo safaran ku ogaa

    • @daauudalasow2401
      @daauudalasow2401 3 роки тому +2

      Sxb qof wngsn ayaa thy bro asad somali dhan ayoo wll u yahay

  • @umujuweriya2021
    @umujuweriya2021 3 роки тому +186

    Adigana mar casuum gabadha
    Prank ayad ku dishee inta ila qabto ismujiya👍

  • @khaalidpogba6858
    @khaalidpogba6858 3 роки тому +126

    Hadaad nabigeena muxamed scw ila jeceshahay like iisaar walaalo✌🏾✌🏾

  • @abdimaalikmire340
    @abdimaalikmire340 3 роки тому +76

    Asad hagio inta qalbiga kajecl like

  • @boy_boys4320
    @boy_boys4320 3 роки тому +126

    Tageeraha asad hajio aan ahay weligeyga like mahelin inta nabiga jacel like isaara plz😍🤩🤩🤩🤩❤

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 3 роки тому +86

    Aawey dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara

  • @hamisarechannel1163
    @hamisarechannel1163 3 роки тому +128

    asad hagio farxada saan wajigiisa uga jeedo ifrax ayuu kaheley inta igu racsan like

    • @areyousingl9133
      @areyousingl9133 3 роки тому +8

      Kadaa wllo saas hadhihin inanta wuu soosaarayaa
      Haduu calafku isugu jiro taa ilaahay ayaa og
      Se ilaahay asad xaaji sawjo saalixa haku arsaaqo

  • @maryanitamaryanita1586
    @maryanitamaryanita1586 3 роки тому +36

    Kusali nabiga illaah ajar hakaa sidee scw

  • @farahtayin
    @farahtayin 3 роки тому +100

    3:07 Anaa Yaabay, Dilaaga wayn, Xuseen Bebe, 😂😂. Joking

    • @نيهال-ع5س
      @نيهال-ع5س 3 роки тому

      Haa warine dilaaga qountada xuseen🤣🤣🤣🤣🤣

    • @xanaanqali2248
      @xanaanqali2248 3 роки тому

      Cunaaga wayn huseen pepe😂😂😂

  • @iqraofficial6557
    @iqraofficial6557 3 роки тому +36

    Away dadki nabiga jecla like saaraaaa🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mkp00j05
    @mkp00j05 3 роки тому +60

    the one and only youtuper Asad Hagio✌️✅

  • @cadeboy5917
    @cadeboy5917 3 роки тому +7

    Walaal kusali xabibkeena mohamed salayhu calayhi wasalam 🥰🥰🥰❤❤❤🕋🕋🕋

  • @mbtkanna5662
    @mbtkanna5662 3 роки тому +9

    DILA WEYN HUSSEN BEBE CONGRATULATION 510K 🎉🎉🎉

  • @areyousingl9133
    @areyousingl9133 3 роки тому +4

    Asad xaaji ❤️❤️ilaahoow rabiyoow raxmaanoow sawjad saalixad ah mudiicad ah ku arsaaq ilaahoow sanadkan iska aabulo nimada kasaar asaga iyo inta ladaalaadhacaysa iska aabulanimada daalkiisa

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 роки тому +13

    *Ifraah khaliif waanu taagersanahay hadaanu nahay team 27* ❤

  • @asalibashir5886
    @asalibashir5886 3 роки тому +7

    Mash Allah ifrax cunto oo karie ka duceyso wilashen 🥰🥰😍🥰❤one love asad iyo abdullahi aremhena iyo hussein

  • @sultansomo3618
    @sultansomo3618 3 роки тому +6

    I love this family including Ifrax happy... Keep going ifrax happy

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 3 роки тому +11

    Ifraah Qaliif Inan Qalbi Wngsn😍

  • @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922
    @sowdaabdiulqadirabdidaahir1922 3 роки тому +9

    Haa wali singal ahy 😢😂😂Asad Abwe ilhy cfmd tama ha ku siiyo ❣❤

  • @zakarieabdi5658
    @zakarieabdi5658 3 роки тому +5

    2:56 HEESTII SOCDAAL🤣🤣

  • @fabalaherzagovin4359
    @fabalaherzagovin4359 3 роки тому +9

    LEGENDRS ARIMAHEENA HAGIO ASAD HAGIO ABDULLAHI HAGIO GUULEYSTA 🏆❤️😍🧠⏲️😍🦁👑✔️

  • @maryanyw
    @maryanyw 3 роки тому +3

    I went to look up that song. Geedi shambow. 💥💥👌👌👌 thanks asad.

  • @fadumoabdulaahi1027
    @fadumoabdulaahi1027 3 роки тому +12

    9:06 gabalka cake ah garanta ku wadid Asadow ma xafadaah la adaysaah 😂😂inanta waxay tiri Asad xafadiisa u socdaah kaftan lee waaye asadow Fans kga nahay nagu qaato 😂😂

  • @maahirmacow7647
    @maahirmacow7647 3 роки тому +10

    HESTA SOCDAAL MAAN MESHAAN KA MAQLY MISEH DHAGAHEYGA WAAYE😀😀😀😀

  • @honabasbarre7009
    @honabasbarre7009 3 роки тому +6

    Walalo qalbi wanagsan asad,arimahena,hussen babe wan idin jeclahay dhamantin

  • @mahadcqaadir5502
    @mahadcqaadir5502 3 роки тому +11

    Ar Xuseene Walahi Waa Funny🤣🤣🤣

  • @farxaannimcaan8426
    @farxaannimcaan8426 3 роки тому +2

    Nabiga halagu saliyo 🤲🤲🤲

  • @mohamethmk5710
    @mohamethmk5710 3 роки тому +9

    WAA HABAYNAA WAANA HALAYNAA
    ANA COMMENTIGA 🤣🤣🤣

  • @muniiralhaddadi997
    @muniiralhaddadi997 3 роки тому +3

    Asad hala soo haray cake inteeh uwadaa pepe maskin waaye asad dilaa weyn thy🤣😋 I love you wll asad team 27😍❤

  • @FADSO
    @FADSO 3 роки тому +4

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN

  • @abdilahisaidofficial6513
    @abdilahisaidofficial6513 3 роки тому +2

    Ascm culimo isjecel alle haydin siyo cimri dheer oo suban farxadana waxa laga hela waa salada ani adi iyo faniskaagaba guul waarta inoo rajaynaya 🥰🥰

  • @amalabdullahi6894
    @amalabdullahi6894 3 роки тому +1

    Ilaahey ha idiin daaweeyo walaalaheyga qaaliga ah masha Allaah

  • @sundusart3375
    @sundusart3375 3 роки тому +6

    Masha Allah inama dayadii keep going wllo yaal 👍💚💬❤

  • @maxamedc.casiis6594
    @maxamedc.casiis6594 3 роки тому +3

    Masha allah

  • @joker_____poi1601
    @joker_____poi1601 3 роки тому +3

    Asad waan ku tageraa pro ilahey lugahaaga hakuu soceliyio ❣❣❣🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @ahmedthayto388
    @ahmedthayto388 3 роки тому

    Woow asad zxp xafidu allah adi & ifraaxba
    Karaamaan idin haya

  • @mudancalinuur4323
    @mudancalinuur4323 8 місяців тому

    2M ifraax an aragno Asadow xallay wax soma aadan dhigin saas channel kaada kuwii hore u fiirsnaaye 2 year ago🎉

  • @nour.husseini
    @nour.husseini 3 роки тому +10

    10 minutes iyo 3k unbelievable legend💪✌

  • @sacdiyojaxaf7352
    @sacdiyojaxaf7352 3 роки тому +2

    MASHA ALLAH ASAD HAGIO🥰💯

  • @aminoxaaaji4297
    @aminoxaaaji4297 3 роки тому +1

    Wallayaalow nosoo duceeya xalada south Africa way xunthy alle in uu cawaandan naka qabdo😭

  • @farxiyamohmed7744
    @farxiyamohmed7744 3 роки тому

    Allah hadiin xiiftiyo waxen wallo kunahe halkan waxan idiin jecalhya Allah Dartl rabbihatuuso adigo kusocanya lugaha waxan ku jiirna ayamihi khayrka badna eedulxaj alxdullah

  • @mohammedmoney8596
    @mohammedmoney8596 3 роки тому +2

    Asad hagijo iyo ifraah in ee isku nuurayan yaa ila arkay love saar hada illa araktay 🥰💖

  • @suleqamohamed9898
    @suleqamohamed9898 5 місяців тому

    Waan cusubayahayee asadow ma la,esoo dhaweynayaaa❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Muktarrage
    @Muktarrage 3 роки тому

    M.a waa gabadh dadka jecel allah dhaafo team 27 love kudhooba

  • @umuhmicraaj3369
    @umuhmicraaj3369 3 роки тому +1

    Inta ila aragty in asad iyo xuseen cuntO jecelyiiN like sara 🤣🤣🤣 kaftanku wuu furanyay

  • @beec_waaye
    @beec_waaye 3 роки тому +12

    Are you single 😂 Adiga Qoraalkayga Aqrinayo 😂✌

  • @ahmaduu1436
    @ahmaduu1436 3 роки тому +1

    Waa ku salaamay walaal asad hagio

  • @umuiqbaal1767
    @umuiqbaal1767 3 роки тому

    Mnshllh ifrax iyo asad farxdiina waa farxadayada Mnshllh Wll isjecl is garab istaaga Mnshllh

  • @hamdaabdulaziz7775
    @hamdaabdulaziz7775 3 роки тому +1

    Ifrah waa gabar aaan jeclhy guleyso marwlbo my sis💪🥰💯💯

  • @ismaaciilmarka271
    @ismaaciilmarka271 3 роки тому

    Keep going my brother asad hagio book shoop.
    Thanke you my brother asad hagio book shoop.
    Are you ok my brother asad.

  • @guredheere5777
    @guredheere5777 3 роки тому

    Abdulahi hagio camiramaan m.a keep going

  • @ashraffcj3315
    @ashraffcj3315 3 роки тому +1

    5:51 Cilado jiro awdeeed maa keenteen hadane Af-Soomaaliga naga saxa Acudubillah “AWDEED”

  • @rowdomaxamed2501
    @rowdomaxamed2501 3 роки тому +1

    Xuseen usheek waamahad santahy majirtamiyaa dilaaye

  • @HassanAli-cr8gh
    @HassanAli-cr8gh 3 роки тому +1

    Masha Alh gabar qalbi wangsan ✌

  • @hodmannuura5691
    @hodmannuura5691 3 роки тому

    Ifraax qalbi xamxam Ilahay haku xafido asad garabsii marwalba wll

  • @updifatahcampiasso7386
    @updifatahcampiasso7386 3 роки тому +2

    Intii ila aragty inay isku nuurayaan asad io ifraax like saaR 🥰❤💯

  • @malyounbawazir8870
    @malyounbawazir8870 3 роки тому +1

    Masha allah asadow wileyga wan ku salamay

  • @omarmadey9921
    @omarmadey9921 3 роки тому +1

    Pepe u hv appetite like a carpenter😂😂

  • @Jackcadnaan1234-d8p
    @Jackcadnaan1234-d8p 3 роки тому +3

    Legend asad hagio ❤

  • @barwaaqoyusuf5442
    @barwaaqoyusuf5442 3 роки тому

    Waxan ka hela sid dagdag ee uu ucunayo arimaheen hjhhh asad adiga iyo xuseen dilaa mshaa alaah wan jcl raga amteedkodu aadka ufuran yahay😍😍😍😍

  • @maxmedcarte2169
    @maxmedcarte2169 3 роки тому +2

    Asad ilhy haku xafido aad ayaan kuu tagera abti

  • @nimoupraham2057
    @nimoupraham2057 3 роки тому +7

    Habeen danbe anaad iicasuumantihiin inshallah

  • @badalfilmsvlogs5697
    @badalfilmsvlogs5697 3 роки тому +2

    Plz challenkan ha lii soo boqdo
    Azad friends
    Asadow wey kaa boobeen sxpow iska Cali dhuuniyaasha kkkkk❤️✌️❤️
    Team Asad hagio ismuujiya ❤️✌️❤️

  • @maxamadabuukaraxmad6706
    @maxamadabuukaraxmad6706 3 роки тому +1

    Asad keep going

  • @ugbadabdilahi403
    @ugbadabdilahi403 3 роки тому

    Masha allaah hamblyo wll asid haige

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 роки тому +22

    Fisrt like maheli karaa hee😂😂

  • @Updulkerim
    @Updulkerim 3 роки тому

    Waa sheekada nurdiin iyo atarisho badiyo cml kuwan wan sugenaa aroskoda asad iyo ifrah🤩🤩🤩

    • @foosaadan3589
      @foosaadan3589 Місяць тому

      Ifraax nin kalaa guursaday hada aaway arooska

  • @Usaamefunny
    @Usaamefunny 3 роки тому +1

    Keep foing

  • @sabiriincabdi2515
    @sabiriincabdi2515 Рік тому

    Masha.allaah casho wacan

  • @unknowgame6037
    @unknowgame6037 2 роки тому +1

    Macalin waakuwataa

  • @saciido1235
    @saciido1235 3 роки тому

    Mn sha allaaa ifraax alle hsku xafido wad dharaffay wiilasha adina markaga waa inay ku shsrfan siba asad park.n lee ku dishee casumad usamee gabadha asad ok 👍🏻❤️💯💯💕😘

  • @najmonajmo7131
    @najmonajmo7131 2 роки тому

    Allha idinbarayeyow wllheyega ma sha allha

  • @makaftamebilaa4622
    @makaftamebilaa4622 3 роки тому

    Waan ku wataa saxib asad

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 3 роки тому +2

    Dilaga wayn ee xuseen pepe kulahaa😂😂😂 keeP goinG prozyyy

  • @bigman4135
    @bigman4135 3 роки тому

    Yes iam singal

  • @hackerboykhadar7715
    @hackerboykhadar7715 3 роки тому +3

    Arimahena sidu wax ucalalinayo fiiiri☺️😂

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 роки тому +1

    Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha allah Masha alllaha niidaaweeyo cashadaas
    600k coming soon wow congratulations
    Wali waxaa ka dhiman 90k bes waan gaaraynaa insha allah🤗😎💪🤚👍🤲😎😎😎

  • @saamiyomaxamed4533
    @saamiyomaxamed4533 2 роки тому +1

    Xuseyn m,shall

  • @XamdiKalgacalHamdihalgan
    @XamdiKalgacalHamdihalgan 3 роки тому

    Mansha allh ifrah qali 🎂🎂🎂🎂

  • @najmahusseinnalka9855
    @najmahusseinnalka9855 3 роки тому

    Wow asad xajiyow waa ku salaamay

  • @abdikadirabshir2884
    @abdikadirabshir2884 3 роки тому

    Heesta ogu hore mageced akhyarey

  • @wadjirofficiall4382
    @wadjirofficiall4382 3 роки тому

    Asad iyo ifraax wey isku nurayiin wllhi

  • @h.z.m4867
    @h.z.m4867 3 роки тому +2

    Asad allah lugahada ku soo ciliyo 🤲Amin

  • @inaabdifaratolaxmad1540
    @inaabdifaratolaxmad1540 3 роки тому

    alaha ku siyo cafimad taam lugahana ku cafiyo in sha alah

  • @abdimalikmustafzata7426
    @abdimalikmustafzata7426 3 роки тому

    Kusali nabigeena muxammed scw

  • @claahiclaahi226
    @claahiclaahi226 2 роки тому

    Sooxasuuso saan sxp asad😇😇

  • @zhakiipyare1896
    @zhakiipyare1896 3 роки тому

    Asad gabadha zxp guurso waa funny wlhi

  • @kaapa5523
    @kaapa5523 3 роки тому +4

    Ahahahahahha Alla asadoow makhayadaada halena kuye😅😅

  • @salmansalah846
    @salmansalah846 3 роки тому +14

    *waalid Ku barta quraanka adi iyo ubadkaaguba mudo 1(year) fadlan kusoo biir groupkan **chat.whatsapp.com/LSbSu933xpBCm8iiCusVrP🥰*

  • @aragtiofficial7586
    @aragtiofficial7586 3 роки тому

    Bro Ifraax Khaliif Maa iska Guursatit. Waad isku qalantiin yaaq.

  • @qaxaaye1117
    @qaxaaye1117 3 роки тому

    Gurigaan adinka bis maa tagan neh Asadow

  • @ruqiaali5181
    @ruqiaali5181 3 роки тому +1

    Manta anaa ugu horeyey komantiga

  • @riomalik8978
    @riomalik8978 3 роки тому

    M.a wll team asad ismuujiya👍👍👍

  • @rumaanchannel3923
    @rumaanchannel3923 3 роки тому +2

    Masha allah wllkey asad allaha ku xifdiyo kuna barakeyo madaxa ii saran tahay boqortooyo hagio

  • @daahahajidaahahaji4685
    @daahahajidaahahaji4685 3 роки тому

    Asad cumar iyo adiga waan ku salaamayaa

  • @istahilaragzan3342
    @istahilaragzan3342 3 роки тому +3

    Wow ifirst inta jiifka yes istill single kkkkkkk

  • @asmaosman7031
    @asmaosman7031 3 роки тому +1

    MashAlllh

  • @sacdiyamaxamed2812
    @sacdiyamaxamed2812 3 роки тому

    Ifraax khaliif tagero ayaan u ahay waxa ka sii daran walalken asad hagio keep goin wlalahy dhaman ilaa arimahena all I love you 🥰🥰🥰

  • @FatmaMohamed-123
    @FatmaMohamed-123 3 роки тому

    Hussein keep going

  • @nasromohamed4661
    @nasromohamed4661 3 роки тому

    masha alllh wlll asad alaha ku xafido