GABAY AAD U CAJIIB IYO ABWAAN HADRAAWI

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Plz subscribe saar

КОМЕНТАРІ • 100

  • @cabdigood226
    @cabdigood226 4 місяці тому +2

    Shiikh maxamed ibraahim warsame HADRAAWI. ILAAHAY HA U NAXARIISTO. wuxuu ahaa addoon wanaagsan oo dadka soomaliyeed ay tahay ineey ku daydaan

  • @cabdikarimck9040
    @cabdikarimck9040 3 роки тому +35

    Addunka kuma noola ayaan isleyahy qof kaa aqli iyo maskax iyo miisan badan inuu noolyahya addunka

    • @al-macrifa6739
      @al-macrifa6739 3 роки тому +2

      War abwaan wuu dhaafay waa fiilasoof

    • @zakiali9305
      @zakiali9305 3 роки тому +2

      Mshlaah waan jecely cimriga alla haw barakeeye.

  • @jaygoodle953
    @jaygoodle953 2 роки тому +6

    ILAAHAYOW kuu naxariisto. Inna lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun. He moved on today. I am tears. I am grateful you were in this world with us. I am listening to this probably for the 50th time. Inshallah, bi'idnillaah sheekadani kol kale, maalin qoran ayaad inoo sii wadidoonta. May the almighty welcome this kind wonderful great grand son of Adam

    • @Xoriyo_xarago23
      @Xoriyo_xarago23 2 роки тому

      Amiin yaa Allah

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 2 роки тому

      waayahy walaale, ma af soomaaligaa kugu adag

    • @jaygoodle953
      @jaygoodle953 2 роки тому

      @@Qubanaha_Uurdoox mise af ingiriiska ayaa kugu dhib ah. Abwaanka ka hadal...

    • @Qubanaha_Uurdoox
      @Qubanaha_Uurdoox 2 роки тому

      @@jaygoodle953 i know more than you this silly poor language you think it's like whole knowledge
      af soomaaliba wax laguugu sheegee inaad af soomaali ku qor unbaan ku idhi anuu

  • @maxamuudmohomedjama7189
    @maxamuudmohomedjama7189 3 роки тому +23

    waa dhif iyo naadir qof hadraawi oo kale ah aduunkaan !!!

  • @noahD1636
    @noahD1636 3 роки тому +11

    عمي الغالي هذه الكلمات من قلب يحمل لك كل الحب والتقدير أعجز وصفه بهذه الأسطر. أسأل الله العلي العظيم ان يشفيك شفاء لا يغادر سقما اللهم اشفيه. كل من يقرأ هذه الكلمات ان يدعو له بالشفاء

  • @user-uo2hb8uc7i
    @user-uo2hb8uc7i 9 місяців тому +3

    Alla abwankani mucjiso ayuu ahaa waa ninka ugu caqliga badan aduunka Allow u naxaniiso😢

    • @azadfaqdiid9066
      @azadfaqdiid9066 8 місяців тому

      Aamiin wll lkn nabigeenaa ah ka ugu caqliga badnaa dunida scw❤

  • @axmedcade5195
    @axmedcade5195 3 роки тому +12

    Cajiib
    Faylasoof somali ah waa kaasaa
    Meel.kale ha uraadin

  • @mohkayse3396
    @mohkayse3396 3 роки тому +9

    Qofka ugu sharaf tabadan addunka abwan hadarawi ale cimriga iyocaqliga ha kusiyadiyo

  • @FARHIAMOHAMED360
    @FARHIAMOHAMED360 Рік тому +1

    Allah ku naxariisto abwaane Xasuus an gureyn bad ino ahaan doonto Janadi fardowsa allah ka warabiyo ❤️

  • @abdihakiimmuuse9300
    @abdihakiimmuuse9300 3 роки тому +5

    Abti mahamed ibraahin warsame alle hakusiyaadiyo aqontada

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 2 роки тому +1

    Alle ha unariisto abwaan hadraawi
    Runtii habeenkii aan dhegaystay 2019 caawa na wan ki ceshaday

  • @kamaheelomuraanka697
    @kamaheelomuraanka697 2 роки тому +1

    Maanto ooy thy. Khamiis. 18/7/2022. 2:56. Waxn maqley geeridisi. Subxanalah. Alle hawnaxariste. Waxn jeclaadey inan dib Uu daawado mansada uu mansoo yinkiisa ugu jecla🥺🥺🥺🥺🥺🥺libaan male Aduun yadu

    • @galadguule486
      @galadguule486 2 роки тому

      Wll bisha iska sax bisha 7 maaha ee waa bisha 8 oo aan hada ku jirna
      Mahadsanid

  • @asiaasli9437
    @asiaasli9437 2 роки тому +1

    Mantaba waa mayd
    Alle haku naxaristo qabrigana haku wasiciyo

  • @baal-dahabtv7398
    @baal-dahabtv7398 2 роки тому +1

    masha allah hadraawi waa isha iyo afka iyo maskaxda abwaanimada allah haku karaameeyo adeer

  • @HAGAAJIYE24
    @HAGAAJIYE24 2 роки тому +4

    رحمك الله اللهم اجعل قبره روضة من رياض الجنة ولا تجعله حفرة من حفر النيران

  • @munaahmed8364
    @munaahmed8364 2 роки тому +2

    Ilaahay qabriga haw nuuro abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi😭

  • @abdirizaktaher384
    @abdirizaktaher384 2 роки тому +1

    ALLAH HA U NAXARIISTO MAXAMED IBRAHIM WARSAME HADRAAWI

  • @raxmamaxamed4442
    @raxmamaxamed4442 3 роки тому +11

    mansha allh adeerkay alle hayka caafiyo runtii waan kugu faanaa cimridheer iyo caafimadsan

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 роки тому +4

    Ninbaa halkaa kusoo qoray magac runtii aan is odhan karo waa halkudhig hadraawi sheegistiisa koobzanaya waxa uu yidhi ninkaasi (aabihii dadnimada) ninkaasa asii bay hadraawi waa aabihii dadnimada

  • @gaaleefyare6988
    @gaaleefyare6988 Рік тому

    Illaahay naxariistii Jano hasiiyo macalin nolosha wax badan nooga iftiimiyay abwaan maskaxdiisa in badan noo shiilay buu ahaa oo wiliba erayada ugu wanaagsan ee wax lagu qeexo noogu qeexay abwaan hadraawi

  • @xaawamaxamed7885
    @xaawamaxamed7885 3 роки тому +13

    Allaah cimriga iyo cafimaadkaba hawsiyaadiyo

  • @al7ayat-alsa3yda
    @al7ayat-alsa3yda 2 роки тому

    Walee hadalkani hadal abwaan kaliyaata maahee ee runtii wa falylasuuf ... maa shaa' allah

  • @ahmedabdalla5857
    @ahmedabdalla5857 Рік тому

    Allah how naxariisto abwaan Mahamed Ibrahim Warsame (hadraawi)wuxuu ahaa qof naadira isagoo kale

  • @axmedcabdiraxmaan4067
    @axmedcabdiraxmaan4067 2 роки тому +1

    Maxamed ibraahin warsame hadraawi Allah haku caafiyo awoowo

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 3 роки тому +3

    Hadraawi waa caqligii ugu culusaa aduunka

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 3 роки тому +8

    Wax last waad bayaanisay laakiin way dabamareen dadkeenu

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 роки тому +9

    Aabhii dadnimada😍

  • @yussufdubow4933
    @yussufdubow4933 3 роки тому +5

    إنى جاعل فى الأرض خليفة

  • @aliyqodax
    @aliyqodax 2 роки тому

    Allah Ha u naxariisto.Abwaanka oo maata oo jimce ah lagu aasayo Xabaalaha baqiiq ee magaalada hargeisa 3:00pm 19-August-022

  • @user-df6qs3kd8r
    @user-df6qs3kd8r 10 місяців тому

    Alle hakuu naxariista adeero janatul fardawsa haku geeyo😊

  • @abdurahmanmohamed3613
    @abdurahmanmohamed3613 2 роки тому +2

    Allaha unaxariisto abwaan Hadraawi.

  • @caydaruusmuumin4582
    @caydaruusmuumin4582 6 місяців тому

    sheekada hadraawi aad baan u dhegaystaa ilaahay hawnaxariisto

  • @Abdikareem875
    @Abdikareem875 3 роки тому +1

    Ilaahy cilmiga iyo cimriga iyo cibaadada hakuu barakeeyo adero

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 3 роки тому +4

    Abu Hadra xayaakalaah 😎✋

  • @roodacismaan952
    @roodacismaan952 2 роки тому +3

    Caafimaad degdega alle haku siiyo
    Xikmadii aduunkoo malaasan moowjadaheda ayaad taahay

  • @saidalidahir7129
    @saidalidahir7129 2 роки тому

    Alle hawnaxariisto abwaan maxamed ibraahim warsame hadraawi .
    19 Aug 2022.
    Jumce

  • @walaalak1976
    @walaalak1976 4 місяці тому

    Alle ha unaxariizto abwaan❤

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 2 роки тому +2

    Hadraawi.Waa.muxuu.yahay?
    Hadraawi.Waa.dhaqan.iyo.akhlaaq wanaagsan.Waa.layd.ama.faynuus.iftiimiyay.hagay.dhaqanka.suuban.ee. somaaliyeed

  • @Xoriyo_xarago23
    @Xoriyo_xarago23 2 роки тому

    Ilahaay haa unaxaristo samir iyo iman dhaman family iyo Somali wayn

  • @abdirahmanhashi1210
    @abdirahmanhashi1210 Рік тому

    Allah ha u naxariisto qabrigiisa Allah ha u waasiciyo

  • @khaledmahamoudabdi7098
    @khaledmahamoudabdi7098 2 роки тому +1

    الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته فردوس اعلي

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 3 роки тому +5

    Waa somaliga qudha ee fiilasoof noqon kara

  • @Apdifatah_TaaxO
    @Apdifatah_TaaxO Рік тому

    Allah hakuu NaxariizTO adeer

  • @MohamedHasan-ms8wv
    @MohamedHasan-ms8wv 2 роки тому

    Allah yarxamah abwaan Mohamed Ibrahim warsame.

  • @SomfilmsFHD
    @SomfilmsFHD 2 роки тому

    Maanta 18.08.2022 ayuu Geeriyooday Ilaahay ha u naxariisto

  • @user-gg4ho6cd2f
    @user-gg4ho6cd2f 9 місяців тому

    AlaW u NaxariisO a waan ka❤😮

  • @maxamudibrahin3177
    @maxamudibrahin3177 2 роки тому

    inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajacuun illaahw unaxariiso

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 роки тому +1

    Maansadan waxaa la yidhaahdaa AFKU_SIRAN

  • @hodonmaxamud6097
    @hodonmaxamud6097 9 місяців тому

    Alle ha ku naxariisto

  • @mohamedabdi160
    @mohamedabdi160 2 роки тому +1

    Amin amin

  • @abdilaahijaamac6644
    @abdilaahijaamac6644 2 роки тому

    allaw unaxariiso aaamiin aaamiin aaamiin

  • @mustafemaxamedxuseen7666
    @mustafemaxamedxuseen7666 3 роки тому +3

    Waa kuma hadraawi

    • @HothoHeego
      @HothoHeego 3 роки тому +4

      Waaaa apwaaN somaliyeed cilmi iyo caqlipa IlaHeY ugu deeqay sharafi korkiza ha ahateh🥰

  • @safiyomaxamedofficial9818
    @safiyomaxamedofficial9818 2 роки тому +2

    Allow cafimaad buuxa sii abwaankeena qaaliga ah

  • @Nuura01
    @Nuura01 2 роки тому

    Allaah yarxamuu ya rabi

  • @xasanshiine5615
    @xasanshiine5615 2 роки тому +2

    Hadraawi

  • @mohamedgaariye7439
    @mohamedgaariye7439 3 роки тому +2

    Caafimaad iyo cimridherer kuwaar

  • @farduusaxmed47
    @farduusaxmed47 2 роки тому

    Alle haku naxariisto abwaan 😭

  • @sabaadbudul7503
    @sabaadbudul7503 3 роки тому +3

    Hadrawi wanka hela gabyashisa runti

  • @aaminxasan3520
    @aaminxasan3520 2 роки тому

    رحمة الله عليه رحمة واسعة

  • @Abuobeida-nj3xi
    @Abuobeida-nj3xi Рік тому

    رحمه الله تعالى

  • @user-rw1tv8oj3n
    @user-rw1tv8oj3n 3 роки тому +1

    Shoolad iftiimaysa.hadraawi

  • @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346
    @mustafeqiimeeqofkaagasilag1346 4 роки тому +8

    Afku siran Abwaan Mohamed ibrahin warsame

    • @mohamedkoronto7538
      @mohamedkoronto7538 3 роки тому +2

      Waayaha aduunkiyo taariikhda kaawayn wxa loo wakiishaa ninka waya Araga

  • @hamziahmed3079
    @hamziahmed3079 2 роки тому

    Allow unaxariso

  • @saranoor4655
    @saranoor4655 2 роки тому

    Alle qabriga haw nuuro

  • @adoontiialle1602
    @adoontiialle1602 2 роки тому

    اللهم ارحمه وغفر له

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 2 роки тому +1

    somali halyeegooda kuma faanaan

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 роки тому

    Gabay qiimo badan

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 2 роки тому

    Allow unaxriiso

  • @maxamedcalibulaybulay8205
    @maxamedcalibulaybulay8205 3 роки тому +1

    Wuu guhamay dalka soomaliya

  • @Yacquub21
    @Yacquub21 2 роки тому

    Maanso mooye gabay ma tiriyo miyaa abwaan hadraawi

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 2 роки тому

      Anu waxan ka hayaa laba gabay
      Gudgude , iyo durdur lkn badanka maansooyika kale ubadanyey

    • @axmedcali8433
      @axmedcali8433 2 роки тому

      Galangal ku dar

    • @axmedcali8433
      @axmedcali8433 2 роки тому

      Dhulgariir ku dar

    • @Balaashaan-burcaawi.
      @Balaashaan-burcaawi. 10 місяців тому

      Yaaa, war gabayga, geeraark, masafada, jiiftada, waxaas oodhammi waxay soo hoos galaan maansadda..