If it is true this is not something happened unexpectedly i think it was planned for a long time ago maybe 35 years or 50 years that is the reason somali had a civil war and this was only waiting a war in gaza that started October 7 2023 all this sat up planned for a long ago this somali got civil war some western countries were relocating to America, canada,Australia it very sad for somali
Soomaaliya waxaa kama sheekeese falastiin xabad baa lagaga kaxayn waaye dhuranka iska dhaafa ma dagaalbuu ka maqnaa mareykanku dagaalka.wuu ku jiree maxaa u soo kordhay reer galbeed mareykan waatuu janata caydiid u eryadaye maxaa ka hadleysaan
Aaway soomaaliya
Dowlada soomaliya waa I ay jawaab kabixisaa
Waan soo dhawaynaynaa walaalaha falastiin ku soo dhawaada meel nabada Somaliland.
Ma dhacayso in uu somalia dadka qaza keeno trump.
This is very sad news really cade
Allaahu akbar
Amirica iyo somali wa is yaqaanan
Taram was.iskahadlay dunida Allah ba Kataliya Allah na Wayan karajeyneyna Allah in uu nagaqabto Taran awodisana nagadhextuso Taran oo Oyaya
😢💔
Urkan shedank ay u s a yahudy galady xun alle ha iskujabinyo amin
Waax kasto oo somaliya kuu dhaaca waaxa keeni ninkan ee xasaan shiiq waa lagayawaa in oo gatii dadka soomaliyed
Waxaas hadey jawaab kabixin weydo dowladda waxaa janishelaya argagixisada dalka
Xasan hungari nimkaani waa qof imanka la o hursan lacag hadu maqlo halkeeno ayu leyahay lacag baa diintisi ah
If this story become true and l hope so not come true this sad story
Maa raap no falastiin iin noo iimaado😡🇸🇩
Somaliland cid keeni karta ma jirto falastiin
Taraam. Mesha. Qaniisiinta. Maalageeyo. Fall. Halafu. Galee
Sooliya..kamajaabto
Af..adamawa.. Haa.. maraykan
Cidina..kamacabana
Waa diidney in uu noo keno, shacabka qasa dhulkooda ayagaa iska leh, maalinta dambe Soomaaliya ayuu rarayaa sow mahan, waa diidney nooma keenaysid
Soomaali waxaa la gartay iney dhul iibin ku jiraan, oo Kala qaybsan, oo isu haysta ah cadowga weyn iney isu yihiin.
Soomaaliya ma hooyadiis baa leh? Waaka soomaalidii maraykan kasoo tarxiilayee!
Soomaalidana ha diidaan
Somaliya ma nabad baa ka jirta iyadaa la ilaaliyaba e
Niin dhuLkisi Laqaday hadi dhuLkaLe Lasiyo wayaab
Donal Trump waa mindless caqli maleh waa dabaal Soomaaliya Soomaali baa leh
اىن سمال
If it is true this is not something happened unexpectedly i think it was planned for a long time ago maybe 35 years or 50 years that is the reason somali had a civil war and this was only waiting a war in gaza that started October 7 2023 all this sat up planned for a long ago this somali got civil war some western countries were relocating to America, canada,Australia it very sad for somali
Somaliland dartaa baanu u keenaynaa nacasaw
No,away this is very wrong ideas from Donald trump 😳
😂😂😂 war trump waa nin
WaaLan oo waxuush ah
Afka kama uu hadLin
Ee dabadiisa xun oo xaarka Leh ayuu kahadLay nacaLad qabaha
Dani asaga Dowlad Somaliya isracda diiday dadkisana waKa reali halo geeya kkkkkk somaliland halo Geediyo goosashada gumeysiga saarsan ha dhadhamiso Somalia inteeda kallana xuriyad haku nolato ha isracdo didaye ha isramsate daa
Soomaaliyo waxaa bohol ku riday hogaamiye kooxeedyo
Calooshood ushaqeysteyaal ah
Dhulkeeniina kalaqeybsaday hunguri dartiina dowladda shisheeye ula saaxibeey si danahooda gaarka ah aay u helaan taasoo mustaqbalka dhaw noo horseedi karto in dhulkeena laqeybsaddo
Waayoo waxeey arkeen in aan ka dhugulnahay dhanka qabiilka
Taasna aay uga faa iideysanayaan dhalinyarada iyo waxma garadka
Marka soomaaliyeey waxaa malooga baahanyahay in aan isku duubanno
Qabiil iyo qurunna iskatuurno tuugada lacagta xaaraata ah soo urursaday yaan wadanka masuul looga dhigin ee kuwa diinta asluubta iyo xalaalcunista usaaxiibka ah haloo dhiibo masuuliyadda markaas ayaan heleynaa soomaali mideysan
Xasan sheikh ayaa shillin gurato ah ee xamar hadejiyo s
/land ma ogolaaneyso.
Kalayo ka dhig somalilnd gobol abahogii amuson ilalinaysay wase
duqa waalan ee cudurka dawaco eeyga qaba
dilmooye daawo ma leh
Asc hadii s liya aqabasho midaa waa dallakago lagaalla wareegay ilan adigaa dallabaday dadakan dallakod lala wareegayo inaad qaba katahay dallakod ina lala wareego waxa tahaya qofa dallakodii ugu bedellaya kaaga oo yuhuud iyo marakan kasiiyay sidaa daradeed inagu xuduud lama lihin yuhuud ina kasata oo xabashidub tahaya yuhuuda afarika marak inaya xabashidun badha qaadato maxa u diidaya arinak waa ina laga digatonad cidin dallakod kana maranto 😂
Kani wariye maaha waligiiba inuu been ku waramo kma waynaado
Soomaaliya waxaa kama sheekeese falastiin xabad baa lagaga kaxayn waaye dhuranka iska dhaafa ma dagaalbuu ka maqnaa mareykanku dagaalka.wuu ku jiree maxaa u soo kordhay reer galbeed mareykan waatuu janata caydiid u eryadaye maxaa ka hadleysaan
Wuxu putland ucawinaya ma waxasa buraha damac kagalay
Beenale
Waan soo dhawaynaynaa walaalaha falastiin ku soo dhawaada meel nabada Somaliland.