GURYAHA NAIROBI IYO KIRADOODA. GURI 450$ KU KIRAYSNAA MAKU DAGILAHAYD 1100$.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @samiirasamiira1318
    @samiirasamiira1318 7 днів тому

    Asc wll qaali waaxaan rabaa inaan usoo guuro nairobi xagee ugu fiican

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 Місяць тому +3

    Wlhi Somalidu waa dad dhaqan xun Kuwa qurbaha ugu daran maxisabtaman guri Waxad arkaysa bulacad hortaal, Afarta Qalbo dabaqyo kale kajiraan biya aan lahayn lacag macquul gal ahyn Lagu daganyahay Bal maxay Ka faidayan ani jamkan Ku arka gurigas dadkan in laga mudaharado waye iyi dadka Somalia Kasoo didaya xitaa kenyankiii dalka dhibsaday dulaalkuna haba shegin Waa benlow kale

    • @ahmedtaakow
      @ahmedtaakow 11 днів тому

      Saxiix dadka qurbaha ka imanaya ayaa wadanka walaya walalayalow illahay kabaqa oo umada u naxa hadii alle adiga kusiyay. Dadban haysan

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 Місяць тому +2

    Dadka qaar meesha ay lacagta ka keenaan waa laga yaaban yahay, xitaa masar waa saas

  • @umuahmedofficial6604
    @umuahmedofficial6604 Місяць тому +1

    Kipp going xabiibti 🎉🎉🎉❤❤

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Місяць тому +1

    Guryaha iibsada ama dhul iibso oo tartartiib halayskaga bixiyo.

  • @ibtisaam4553
    @ibtisaam4553 Місяць тому +3

    Dad aan xisaabtamin wax Isku faliso, faan badan . Wax iska gorgoriya si aada mar walba

  • @shacninuur
    @shacninuur Місяць тому

    Wllo plz xilima la Guri kara ama nisje ugu fican

  • @AbAhmed-st1tp
    @AbAhmed-st1tp Місяць тому

    Wadankiina kalaya kenya mxa yaala

  • @Sumadeena
    @Sumadeena Місяць тому +1

    Xataa kuwa guryaha iibiya ee soomaalida ah waa tuugo. Soomaaliyeey Kenya guryaha 50 000 bay joogaan magaalada banaankeeda. Kitengela iibsada.

  • @Yaboy.22
    @Yaboy.22 Місяць тому +1

    Waxaas dabeecadeena waaye

  • @Cabdishamaa
    @Cabdishamaa Місяць тому +2

    Waxa nairobi loo soo diraa waa maamooyinka oo caruurtii jiidaaya markaas ayey leedahay wllyaalooow guri si deg _deg ah iigu soo raadiya
    Even hadii layiraahdo waa kuu heynaa waa 2000$ oo dollars wey ku ordetsaa markaas bey wecee odeygii oo taxi ama truck wada malintiina shaqeeya 16 saac markaas bey leedahay guri waan helay waa 2000 kaliya muxuu sameeyaa hee
    Aniga waxaa ila degan niman caruurtii iyo xaaskii nairobi u diray qaar waxay bixitaan just guriga 2000 dollars can you believe it
    Waa saaas xaalku

  • @ahmedtaakow
    @ahmedtaakow 11 днів тому

    Qurba joog waye dhibka dhan