Guri Barwaaqo Vs tik tok

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 448

  • @khadarismail4935
    @khadarismail4935 3 роки тому +24

    Waxan rajaynyaa inaan malinuun kula kulmo guri barwaaqo sidan ku jecelahy alle hakuu jecelado 😘😘💛

    • @taqwamedia11k70
      @taqwamedia11k70 3 роки тому +1

      Wallal qaali 🇸🇴
      Subescribe iisaar ..

  • @pirllolaztking4670
    @pirllolaztking4670 3 роки тому +153

    Sixirole ma iHi lakin waxan oGaY inaad ado amusan comanTiGaYGa aakhrinaYso lke saar 😂🤘

  • @abdikarinhusseinomar10
    @abdikarinhusseinomar10 3 роки тому +8

    Wecom to the house gb drama acter 🤣
    Salan sare gurey iyo asxabtisa from sool

  • @abdimuse5433
    @abdimuse5433 3 роки тому +4

    Waa lagu soo Kala horaynayaa sida aakhiro 😅😄
    Guri barwaaqo waa tagay🤩

  • @ahmedzayid1432
    @ahmedzayid1432 3 роки тому +48

    Guri barwaaqo bowe gacliye bosassan ka soo salamayaa😂🤣 aa ku aaminsnhy ilhy balankiis

  • @abdirizakhersi7576
    @abdirizakhersi7576 3 роки тому +1

    Inuu gaaray guushiyo libtii sow la garan maayi🥰♥️😅🤩 Walaal guri barwaaqo

  • @salmaanmaxamed7998
    @salmaanmaxamed7998 3 роки тому +8

    😘Guri parwaaqo legend of legends🥰😇

  • @manka0968
    @manka0968 3 роки тому +1

    Guri barwaqo legend waa kuwata from xamar

  • @dheman1418
    @dheman1418 3 роки тому

    😁😁😁😁😁😁😁😁😁guri barwaaqo wan kusalaamay from Dubai 🇦🇪🙋‍♀️

  • @abdulabdul6584
    @abdulabdul6584 3 роки тому

    Zxp guru Dulku waa lockdown ee video noo badi

  • @Abdirahmanmaanka7
    @Abdirahmanmaanka7 3 роки тому +46

    TEAM GURI BARWAAQO ISMUUJIYA LIKE SUBSCRIBE NAGU CIMAAMADA REER BURCO 🤣🤣🤣

  • @brokaab2998
    @brokaab2998 3 роки тому +1

    Wadad lagam dabo dhufto jaclka sar love amd wixii kale🥰🥰🥰

  • @abuamiirguure5734
    @abuamiirguure5734 3 роки тому +4

    Hhhh markuu idhi guray aar ma kawsar baa markii danbe isku mar baan nidhi aar ma qadan baa 😂😂😂😂 😂😂

  • @canab9992
    @canab9992 3 роки тому +1

    Kkk war wan ka heley wllhi harow soco wll😂😂😂😂😂😂👌🇩🇯

  • @pilanpoqoro9125
    @pilanpoqoro9125 3 роки тому +13

    😂😂😂2:50 weeye duhur nimo

  • @nicwarofficial2570
    @nicwarofficial2570 3 роки тому +2

    Keep going dhamn Azxapta guri barwaqo An horumar igadhsiya oo subseripe isara

  • @abdalesalah4850
    @abdalesalah4850 3 роки тому +1

    Guri barwaqoy ninkii ugu horeeyey

  • @drmouledmohamoud1914
    @drmouledmohamoud1914 3 роки тому +5

    hhhh aydaa isdhaante kani waa mid daye😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @mksomali7792
    @mksomali7792 3 роки тому +2

    Bisadaydu waa dul mantahey kula
    Haa guri barwaqo nin tagey dadku iskuma jiraan ee Guribarwaqo waa top mahajilayste horey u soco sxb. From borama

  • @jamiiladhagayare3337
    @jamiiladhagayare3337 3 роки тому

    Inshallah wan jeclahay inaan guri barwaqo soo fadhiisto

  • @awilmohamed904
    @awilmohamed904 3 роки тому +3

    LEGEND ismaaciil APDI LAAHI Ali kKEEP giong zhp ❤✌

  • @daacadofficial4664
    @daacadofficial4664 3 роки тому

    Nambar 1 keep going bro gury barwaqo

  • @mubarikaar2131
    @mubarikaar2131 3 роки тому +1

    Waaa sida aakhiroo kale 😂

  • @sukhramohamed473
    @sukhramohamed473 3 роки тому

    Mnsha Allah
    Guri barwqo kugu xiitay kulaha hoyaded wa bila dabecad

  • @britishsomaliland1398
    @britishsomaliland1398 3 роки тому

    🤣🤣🤣😂😂😂 funny batay guri barwaqo

  • @abdirisaqahmed8889
    @abdirisaqahmed8889 3 роки тому +11

    Wr ana bisdeyda ayaan idn baryaaye😭😭

  • @najuum2550
    @najuum2550 3 роки тому +1

    Guriyooooow big lov

  • @suldaansuhaib5029
    @suldaansuhaib5029 3 роки тому +12

    1:40 gurow A11 maanuu ahayn bahalku inaga qari nio 🤣🤣

  • @ahmedabdirahman7913
    @ahmedabdirahman7913 3 роки тому

    Number one guri barwaaqo love ii saar

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 3 роки тому +1

    Hal maalin cabdikariin cali shaah soo fadhiisi reaction ka waa iga cod Guribarwaaqa masuul sare

  • @cabdiahmed2318
    @cabdiahmed2318 3 роки тому

    Guri barwaaqo ku taageeraa zxb keep going

  • @lilyou4308
    @lilyou4308 3 роки тому

    Viva guri barwaaqo gar iyo gar darapa awliyo wan ku wadanaaa wa xagii wadamada jaarke keep going legend asxaabta halagu so yaaco #barnamijka LA Cawee GURi_BArWaaqo anigu diyaar ban ahay num 4 xaadir 😂😂😂 wcs

  • @eriksune8497
    @eriksune8497 3 роки тому +1

    Raga buraanburaYa way saxan yihin guri barwaaqooY ka hore inta uu dhexda galiyay ayu ka dambena xaga dambe mariyay u yara fiirsi keep going pro 😂😂😂

  • @abdifatahabdilaahi4312
    @abdifatahabdilaahi4312 3 роки тому +10

    Waa Yadoof two weY kani🤣

  • @abdirahimahmethashi924
    @abdirahimahmethashi924 3 роки тому +3

    Welcome brother
    First comment manya ahay
    Thank you zhp qli

  • @maanomario2608
    @maanomario2608 3 роки тому +1

    IzmaeL c.LaHi CaLi Mr #guribarwaaqo# 💯✨

  • @samadoonmediaproduction300
    @samadoonmediaproduction300 3 роки тому

    Guraaw GAR IYO GARDARO WAAN KU WADANAA LIPAX KEEP GOING GARABKAAGA NAGA EEG.

  • @wlldeeq5599
    @wlldeeq5599 3 роки тому +16

    Aar odaYga mobile kiisa halaga leexdo🤣😂

  • @Abdikariim_Omar
    @Abdikariim_Omar 3 роки тому +4

    Keep going❤

  • @fadxijihath7776
    @fadxijihath7776 3 роки тому

    Guri funyy wlhi musiga saad utuntay hubka dhiga😅😅😅

  • @dj.muzcapizmael5323
    @dj.muzcapizmael5323 3 роки тому +2

    Ismacil ClaaHi Cali wan KU salamay From to Hargaysa Clkariin Cali shaaH MESHA Haka so Muqdo Wan KU WATA GAR iyo gar daraba zhp

  • @lii6537
    @lii6537 3 роки тому

    Guri barwaaqo waan kuwataa mar walba waan ķgu xidhnay fadlan iisoo jawaab

  • @jamaalmostafe6157
    @jamaalmostafe6157 3 роки тому

    Gurei BarwaaQo keep Going pro

  • @diintakaliya
    @diintakaliya 3 роки тому +9

    Qofkaste commentigan soo akhirya Alle janada ha ku geeyo. isoo duceeya idinkuna

    • @miski9627
      @miski9627 3 роки тому +1

      Sido kle wlle adna rabi hakaa raali noqdo aamin

    • @likiepoy561
      @likiepoy561 3 роки тому

      Sidokale

  • @apdulhakiemhassan1428
    @apdulhakiemhassan1428 3 роки тому +1

    Wa sida Akhira o kale😂😂

  • @mohanke447
    @mohanke447 3 роки тому +1

    Keep Going 🔥🔥🔥

  • @abdullah_yuusuf4897
    @abdullah_yuusuf4897 3 роки тому

    Zxp guri barwaaqo intro ga please baddal dhagihii na barjoobe

  • @apdirashiidgenny2809
    @apdirashiidgenny2809 3 роки тому

    Bisadaa waanu kaasugaynaa gurayow

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 3 роки тому

    GB u are good intertainer

  • @user-bp6vk1nh8u
    @user-bp6vk1nh8u 3 роки тому

    Kkkkk bisad gurigayga jogta way dulmantay😂😂😂😂😂😂

  • @suhaybibrahimmohammed6509
    @suhaybibrahimmohammed6509 3 роки тому +1

    Welcome to the house GB Drama huuno fartuma
    Nio Zuaal aan ku waydiye hpnki markd Zexatid maku zalazha😂😂😂😂✋
    Wn ku wata nio 😂✋

  • @kaydhaabsede1605
    @kaydhaabsede1605 3 роки тому +2

    Aniga baqal ii dira gulaha 😂😂 manooli 😂😂

  • @amiiroqueen7323
    @amiiroqueen7323 3 роки тому

    Gurey sxb malta ayaan kaa soo salaamayaa

  • @ibraahinhasandaahir1899
    @ibraahinhasandaahir1899 3 роки тому

    Guri barwaqoclagend✋✋

  • @Yacqoubmahat52
    @Yacqoubmahat52 3 роки тому +4

    Garaca qoslaya waa fanaan jamiil weheliye

  • @rahmaofficials4020
    @rahmaofficials4020 3 роки тому

    Walaal nalasoo socodsii waanu imane

  • @xaawoali8912
    @xaawoali8912 3 роки тому +1

    Guri barwaaqo marka arko iska qoslaa wllhi from puntland wllo nolow

  • @marialove2208
    @marialove2208 3 роки тому

    Waaasida aakhira ookale guray waakuwadanaa😘

  • @cabdigaraad6013
    @cabdigaraad6013 3 роки тому +75

    Somaliyey like .axad iskaga adkeysan 😂

  • @shucaybdeeq7173
    @shucaybdeeq7173 3 роки тому

    Frist one

  • @ubaxmxamed4534
    @ubaxmxamed4534 3 роки тому +1

    War guir barwaaqo heestii asma love 001 soodah

  • @gabdhokalakacsan8777
    @gabdhokalakacsan8777 3 роки тому +1

    Hhhh kursiga wuu hadlayaa zxp

  • @asuumash.jaamac2877
    @asuumash.jaamac2877 2 роки тому

    Horta kowsar ma inan aad jeceshahy baa la dhahaaa jilaaa ⭐

  • @shucaybdeeq7173
    @shucaybdeeq7173 3 роки тому

    And like first one

  • @khadraxasan6427
    @khadraxasan6427 3 роки тому

    keep going pro

  • @zakariegardam2517
    @zakariegardam2517 3 роки тому

    Guri barwaaqo Keep going bro

  • @zimpaofficial5835
    @zimpaofficial5835 3 роки тому +2

    Guribarwaaqo wax kle✌

  • @ahmetpalloh5791
    @ahmetpalloh5791 3 роки тому +2

    MEezHu waa AkHir0 Waa LagU zo kaLa HorEyaH😂😂😂

  • @mosamibrahim2619
    @mosamibrahim2619 3 роки тому

    GB Drama Huuna Fartuuna😁🤣

  • @sharmoak4713
    @sharmoak4713 3 роки тому +1

    Saalax sanaag heesta Cusub reaction kasobixi

  • @user-pv6dt4ws9z
    @user-pv6dt4ws9z 9 місяців тому

    Guuri

  • @zuhaipplatinum8583
    @zuhaipplatinum8583 3 роки тому +1

    GuRoW Bro DaD DhamaCa keeN paaF WeeYe WxaNiYe Thankz Team Guri parwaaQo

  • @israismail395
    @israismail395 3 роки тому +1

    Subxaa nalaah 😂😂😂😂

  • @muniiriitaalp3942
    @muniiriitaalp3942 3 роки тому +1

    😂😂😂😂😂bisad maxaya nin walan

  • @cabdigaraad6013
    @cabdigaraad6013 3 роки тому +9

    Inta guribarwaqo qadan mar walba kuu hadal qabsadaa😂

  • @ks0cn287
    @ks0cn287 3 роки тому

    Saalax sanaag iyo najma nashaad kasoo bixi dee zxp maxaad uga sii daysaah

  • @zuhaybsaalaxxdayib
    @zuhaybsaalaxxdayib 3 роки тому +1

    Hhhh liph guray hore uzoco ❣

  • @nazriinmohamed4145
    @nazriinmohamed4145 3 роки тому

    Walhi guraw xariif xaraaba aha baad tahay war nio hore usoco

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 роки тому

    Guri barwaaqo nin an aminsanahy🥰💕💪

  • @khadramustafe512
    @khadramustafe512 3 роки тому +1

    Wooow hore uusoco wll

  • @guuleedaxmed2762
    @guuleedaxmed2762 3 роки тому

    Gurey sxb tageryashada bisada bar xaqada sii

  • @lebanlambo7471
    @lebanlambo7471 3 роки тому

    Waar gurow wadna shiday mrkn🚀🔥

  • @inaahmedofficial3304
    @inaahmedofficial3304 3 роки тому +1

    BASADIIR BUU JILAYAA KAA ABIHII BIDAARTAY KA DHIRBAAXAY

  • @iqrocabdulahicabdi911
    @iqrocabdulahicabdi911 3 роки тому

    🤣🤣🤣🤣 bisad guriga iijogto wey dulmantahay🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @subeyrgiriig5954
    @subeyrgiriig5954 3 роки тому +7

    Halyeygii guntiga gaabsadee
    Golongolkii reebay
    Ee guunyadii doojiyee dirirka gaadhsiyey
    Gol barwaaqo goobtuu furee saw la garan maayo inuu gaadhey guushiyo libtii saw la garan maayo

  • @ZultanJubooss26
    @ZultanJubooss26 3 роки тому

    Hadba Maalintaynu Haleela Ahaa😂✌
    Gurey Maalin Walba Kelmed Banka Qoraa.

  • @aktarsharmaarkeofficial3837
    @aktarsharmaarkeofficial3837 3 роки тому

    Ilaahay dambigiisa hadhaafo isaga iyo hoyadiiba qofka hal subeskareebka iisaara aamiin

  • @queenubah8126
    @queenubah8126 3 роки тому +2

    Gurayoo horta wllo Ma xaaskaagaga la dhahaa Qadan waadigan Afkaga hadhaye pls iga jawaab

  • @abdinasirceegaag3689
    @abdinasirceegaag3689 3 роки тому

    Abwaan caabi waan salamayaa was nin reer sanaag reer xingalool ah

  • @mohamedhaldoor544
    @mohamedhaldoor544 3 роки тому +1

    Saalax sanaaG gurow zh0 reaction ka soo bixi

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 3 роки тому

    Mobelkani. Maaha kiihore 🤣🤣🤣😍😍🤣🤣🤣

  • @hodanmaxamad3495
    @hodanmaxamad3495 3 роки тому +1

    Manta aniga horeya wankutagera hore usoco

  • @faatimatahliil2008
    @faatimatahliil2008 3 роки тому +1

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 yanyuurta gurey wey dulmanthy

  • @itz_xassan
    @itz_xassan 3 роки тому

    Tagera bro

  • @kayrofabdala4854
    @kayrofabdala4854 3 роки тому

    Guri barwaqo ila wagad agagaska ahayd o anwan guray wada socoten waku wata nin raged sxb noolow in badan

  • @Bashairosman1516
    @Bashairosman1516 3 роки тому +1

    Guri wllp. Ka so bixi heesti. Ali iyo. Najma iyo. Hasaan galtal

  • @hanadshowhd9370
    @hanadshowhd9370 3 роки тому +1

    War sxp gurayoow adigu meelkasta mafarahaad lagalin waakanba aad kamankii isku tunteeee

  • @yalaxcigale1690
    @yalaxcigale1690 3 роки тому

    Guri barwaqo wan ku tagera waxan jogaa galhareri somalia

  • @mohamethapdirahman8325
    @mohamethapdirahman8325 3 роки тому +2

    Gurow odaygi zalax sanag zoo labye zoo dhawe wiilka

  • @ayaanqueen6609
    @ayaanqueen6609 3 роки тому

    Wankuslamey wll gurey barwaaqo