Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Lagaaddada iyo Silan Sugan, Abijaan 1995

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Hummaagyada Lagaaddada iyo Silan Sugan

КОМЕНТАРІ • 20

  • @libaaxasomaliland1066
    @libaaxasomaliland1066 2 роки тому +7

    Wllhi Gaariye wxu ahaa mar la arag ama qof illhy hibo u siiyay faham xikmad balaqad cod-kar aftahan suganyahan taariikh-yahn dad-yaqan macalin musharax abwn saynis-yahan barofiseer kaftanyahan geesi halyeey run--sheeg iwm wxu ahaa maskxdii dunidoo malaasan mawjadaheeda illaahaw u nxariiso amiin

  • @cabdirisaaqsharmaarke2791
    @cabdirisaaqsharmaarke2791 3 роки тому +1

    Nasiib umaan yeelan inaan ka mid noqdo ardaydii hoos fadhiistay Macallin Gaarriye, waxaanse nasiib u yeeshay inaan soo gaadho dhaxalkii uu ka tagey. Alle haw naxariisto abwaan Gaarriye, adiga oo Boobe ahna Rabbi ha kaa abaalmariyo sidaad wakhtigaaga ugu hurtay kaydinta taariikhaha iyo dhaxalka ummadda Soomaalilaand ee kaydisay.

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 роки тому +1

    Abwaan qaasin ilaahay haw naxariisto,macalin gaariye Ayaa abti u ahaa isna ilaahay haw naxariisto

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 2 роки тому +5

    Allaha u naxariisto Abwaanka

  • @abdulwahabaden2116
    @abdulwahabaden2116 3 роки тому +1

    Boobe waxay weeye buuga taariikhda ee la akhristo oo kale masha allah adeer ilaahay cimriga iyo caafimaadka hakuu barakeeyee taariikhda dhalinta soo kacaysa u gudbi insha allah

  • @MubaarikMabo
    @MubaarikMabo Місяць тому

  • @shagaxle11
    @shagaxle11 3 роки тому

    Allah ha u naxariisto abwankan/macalin Gaariye ilahay xigmadii iyo suganti iyo xiniinyihii uu siyay si la mid ah janadiisa ha usiiyo library suugaaneed oo soconaya... ilahow badalkaagii nasii kolay cidi ku gadhi maysee mid naka yar xasuusiya uun

  • @Clahi.fana23
    @Clahi.fana23 Рік тому

    AUN abwaan Maxamed Xaashi Dhamac #Gaarriiye wuxuu ahaa Macalin buuxa

  • @cawilxuseen745
    @cawilxuseen745 3 роки тому

    Alle ha u naxariisto gaariye waa mahadsantahay saad nooola wadaagtay

  • @lolamoon3870
    @lolamoon3870 3 роки тому +1

    Ilaahow unaxriiso abwaankaygii jantulfarduusa

  • @somtech.somalitechnologyst8724
    @somtech.somalitechnologyst8724 3 місяці тому

    Arinta Geeridu Waa sheekadii Nabi Suleban CS iyo Malakul mawd dhex Martay, o raba inu nafta qaado waliba Mel aad uga fog mesha u marka joogo.

  • @AwrkiiCirka
    @AwrkiiCirka 2 роки тому

    Ilaaheey janadii fardoso haka waraabiyo Abwaan Gaariye maxaa aqoon diini iyo Mid maadiba isugu darsantey

  • @teamkasow9553
    @teamkasow9553 3 роки тому

    Abwaan .mucalim mufakir
    Alle qabriga haw nuuriyo

  • @CabaasCarabey-xd4bd
    @CabaasCarabey-xd4bd Рік тому

    Macalinkii macalimiinta suugaanta afsoomaaliga

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 10 днів тому

    AHUN

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 Рік тому

    Waa markii soomali lakicinayay ee laysku dirayay calamo baday uun baa laga dhaxlay

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 Рік тому +1

    Ayle iyo suwaaq roonta xumi ha suryeeyeene seetada ha iigaabiyen sibiq la aaneede sanka ha iga mudo inan gumeed loo sarayn jiraye

  • @osmaneden3754
    @osmaneden3754 2 роки тому

    4/10/2021

  • @SM-lh8be
    @SM-lh8be 3 роки тому

    10/8/2021

  • @yasiinyastoyasiinyasto8446
    @yasiinyastoyasiinyasto8446 4 місяці тому

    Wana layna kala soocayaa subaxan dherayn lakala soocba