Asc, walal barnaamijyo fiican waad soo dhigtaa waana kugu xiranahay, laakiin inta badan kama hadashid deegaankaaga iyo dadkaa ee waxaad ka hadashaa deegaano dad habeyn iyo maalin u hadla haysta. walaal waxaan kaa codsanaya inaad dadkaaga u hadasho.
Mareexan Darood aan ahayn miyaan leeyahay Ilahow garabkiina aan ka bixin Mareen walaalkay aan ku dhisanahay Puntland garabkeeda koowad Waa Mareexan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍👑👑👑👑
C/llaahi yuusuf dhibaatadii uu soomali galiyey oo illaa hadda taagan allaha ku abaal mariyo Tan kale Puntland awoodda ay leeyihiin may xassan sheekh somaliya uga xoreeyaan somalia cadowkale ma leh
War hawiye dunida ayaa laga bartaye is bara dadka ciyaal yutuber ah dhar yaan loosooxirine ciyaalka schoolka haloodiro odayaashana geedahooda ha iska hoos seexdan dadkaan kala jaanka ah nin walbo meeshu ka yimid halooodiro 😀😀😀😀😀😀
Guleysta rer punt land Rer ayeyahay marexan israca Isdifaca Guuleysta rer gedo Yan la idan gadan Manta Xasan culusaw& damal jadiid wa galbatay 🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Insha allaah puntlaan waa guulaysanayaan Waxaan xasuustaa hada ka hor baa gabaryar oo shabeelada hoose ku noolayd baa tiri mar argagixisadu puntland ku soo duushay bay tiri hooyay hadii ay xoogaa leedahay puntland maa laynoogu yeero inaga ha ina xoreeyeene Runtii balantaa waan qaadnay lkn gabadhii yarayd waa la dilay iyada waalidkeed laakiin waxaan dhiman hadalkeedii oo weli nool soomaali waa mida aan u dhalanay dhibaheeduna waa na Dan qayaan taas waa xusuus aan ku xasuusiyay Garashada soomaali rabi habedelo garish khayr iyo isu daqnasho
Jaallayaal muuqalka like saara aragtidiinana hoos noogu reeba
Asc, walal barnaamijyo fiican waad soo dhigtaa waana kugu xiranahay, laakiin inta badan kama hadashid deegaankaaga iyo dadkaa ee waxaad ka hadashaa deegaano dad habeyn iyo maalin u hadla haysta. walaal waxaan kaa codsanaya inaad dadkaaga u hadasho.
Guul
Mareexan Darood aan ahayn miyaan leeyahay Ilahow garabkiina aan ka bixin Mareen walaalkay aan ku dhisanahay Puntland garabkeeda koowad Waa Mareexan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍👑👑👑👑
Well said.❤
CIIDAMADAN OO QABIILKA KU DHISAN WAA KUWII ITOOBIYAANKA WADANKA SOOMAALIYEED KEENEY OO LASOO DAGAAL GELEY WAQTIGII C /YUUSUF YEEY MADAXWEYNAHA KA AHAA MANA AHAA CIIDAN SOOMAALI ISKU HALLEYN KARTO QARANIMADEEDA SIDOODA KUWAAN WAQOOYI BARI JOOGTA IYO KUWAA KOONFUR JOOGTA MIDNABA. SIDAAS DARTEED QABIIL QARAN MANOOQDO SIDOODA.!!!!!!!!!!
Mashallah Puntland waa qayb wayn oo ka mid ah awoodda ummada Somaliyeed.
Walaalahayo Mareexaan waa la dhimanaynaa waana u dhimanaynaa❤❤❤❤❤
Mareexan Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo dagdad dowad udhisa dhuusamareb iyo caabudwaaq ilaa gado dowalada mareexaan
From y.s.f
Maashaa allaah mahadsanidin tolkay mareexaan thanks wariye sare mowliid
Masha Allaah kanaxow Nafta waa Nacabkow ku samir Gacalkow ku Naax Guul iyo Gobanimo Dalka iyo Dadka iyo Diintaba Difaaca Allaha noo Xafido Ciidankayaga aamiin Yaa Allaah
Walahan guul hmpl ciidanka difaca dowlada puntland
❤❤❤❤❤❤ guuul puntland walee malinba malinta ka dambaysa cashar cusub ayey dadka barayaan
Masha Allah Xafidullah puntland sweetheart states of Somalia 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯💯💯🇸🇴💕💕💕💕💕💕💕💕💕😍😍🥰🥰🥰🥰🥰😍🙏🙏🙏🙏💎💋💋💋💋💋
Ciidamadaan waa qaybta gobolka Bari Boosaso ❤❤furimaha kale ee sool iyo sanaag iyo galkacyo meelahaas bey jiraan ciidamada puntland qaar kamid ah ❤❤
Masha Allah tabaarakalaah🇸🇴💪🙏Allaha xafido 🤲🏽
Walal qudbada miyaadan dhageysan ayagaaba sheegay in meel walbo puntland kamid ah lagasoo aruuriyay ciidankaan wxaad hubto aya lasheega😀😀😀😀😀😀😊
@abdulfatahyusuf8669
Adigu ma buuraha ayaad kujirtaa
Meel waliba kajoogee Meel waliba ciidamada puntland ayaa kuugu diyaarsan mooryaan baad tahay
@@abdulfatahyusuf8669 Taangiyaddii 25 ka Ahaa ee Gobalka Mudug Yaallay Yaaba Sooqaadday? War Puntland Hubkeedda Waaqarsataa. Garoowe Xitaa Lagama Keenin Sannaag iyo Sool na Waaba Furin Waxii Hub ahaa ee isaaq lagaqabsadday Miyaad arragtay? War Ilaahay baa kahaya Urur Samaale Harti wallaahi 😂
Good job. Thanks
MASHA ALLAH BUDLAND CADOWJIIN HA JABO INSHA ALLAH🙏🙏🙏🙏🙏🙏💪💪💪💪💪💪❤❤❤❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Mansha allaahu mansha allaah mansha allaah🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Yes thanks adeer abdullahi Yusuf ahmed adi iyo adeer Mohamed siyaad bare ba thanks asna brother
Nabad iyo naxariis korkiiisa haw ahaato Abdullah Yussuf 🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤
Mansha Allah gul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha Allah khayr Allah ha ku siiyo ❤
Ugaas kugu maalnaye horay u soco..
Sax kabtan ayuub waa adeer cabdulllahi Yusuf oo yar Allah ha xafido amiin kulgeyn
Aamiin alle ha u naxariisto c/laahi yuusuf axmed
D5 guuuuul❤❤❤❤
Masha Allah Puntland guul guul Puntland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
MashaAllah puntland
Maanshaalaah ciida.
nka ilaah ha unaxariisto antigeen cabdulaa
Nabad iyo naxariis korkiiisa haw ahaato Abdullah Yussuf Ahmed ❤🎉🎉❤
Kabtanka caadi ma aha laascaanod afkisa buu ku xoreyay hadalkisa waa nuyigleer gantaalo baa ka baxayo alle isha cadowga haka qabto kabtan ayuub
Allaha u naxariisto halyeygenii dhintay nooga tagey dhaxal wacan oo dheemana masha allaah guuleysta madaxdeyday iyo shacabkaygow aamiin dani qurux❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💜✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅✅❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Deni good job 🔥🇺🇿👀💪🏽
Guul puntland ❤
Guul reer buntalaand kanaxow nafta waa guul iyo gobonimo reerbuntalaand
Guul d5
Zxb inta mudug joogta baa kabadan inta lasobandhigay
Ind waad ku mahadsan tahay,sida xaqiiqda aad uga hadleysid,maa sha allaah ku dir.
Puntland guul ,ciidamadana Guuleysta ❤❤❤
C/llaahi yuusuf dhibaatadii uu soomali galiyey oo illaa hadda taagan allaha ku abaal mariyo
Tan kale Puntland awoodda ay leeyihiin may xassan sheekh somaliya uga xoreeyaan somalia cadowkale ma leh
Mahadsanid gudoomiye
Allah uu naxaristoo wllkin❤❤❤❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo
Thank you my brother
Khatummo, puntland, jubbaland disposent le plus vaste militaire de somalia ❤❤❤❤❤❤❤
MAASHAA ALLAAH puntland ALLAAHA unaxariistee asaga iyo G,m siyad bare
Ciidankaa waa bosaso kaliyah gudeheeda dowalada puntland
Awalba ayaa keenta dowalada fadaralka oodhista
Oo mooryaan kaqabata muqdisho
Dowalada somaliyad
Guuuuuuuuuuul Iyo gobonimo dowlada puntland
Waa cadow ciilqabayaal ah. Kooxda. U.S.C ee. XAMAR. Jooga. PUNTLAND HA GUULEYSATO idankaallaahu maashaaallaah
War hawiye dunida ayaa laga bartaye is bara dadka ciyaal yutuber ah dhar yaan loosooxirine ciyaalka schoolka haloodiro odayaashana geedahooda ha iska hoos seexdan dadkaan kala jaanka ah nin walbo meeshu ka yimid halooodiro
😀😀😀😀😀😀
Illahow guulee buntlaand iyo iyo ciidankeedaba
Allaha ha u nqxariisto ader cabdulaahi yuusuf 🤲🤲
MashAllah MashAllah
Aad baa umahad santahe ugaas mowlid 👏👏👏♥️
Punland MashAllah be very strongly ever Insha Allah
Thanks bro viva puntland
Maashaa Allaah maasha Allaah tabaarakalaah ❤❤❤❤❤❤❤
Waa qaybka mid ah ciidamada puntland ciidamada kale gobolada kale joogaan ciidamada puntland 100.000 ciidan waa gaaraan
Putland cidankeda 10 kun xita madano bro
Galwaaq mhdsanid uncle
Allah haynaxariista
Markaste like waa kuu saaraa. ❤hore u soco Boowe.
Manshallaah budlaan ❤❤❤❤❤🎉
Says masha Allah guul iyo gomnm guul guuul 🎉🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱👑👍👑🇸🇴💯🤲🤲🤲🤲🤲
Masha allh Puntland Guul I.a
Awood gooni ah meesha ugama jeedo gaari suug iyo gaari shilke iyo gaari cabdibile iyo qori bekey-em iyo aake somaliya meel uusan oolin majirto somalia
Masha Allah mundane dani guuleso
Masha allah, wa qeybta gobolka bari kaliya, mudug nugaal iyo sanaag qeyb kama ahan gulufka sifeynta buuraha
❤❤❤❤❤❤ guuul iyo gobonimo waxan urajen in ad guul iyo gobanimo sohoyisan jamahiirta milatriga butland guuul
shukran mawliid
Horta Xasan dhiiqo meesha halaga saaro Markaasaan uyeeranaynaa puntland MashAllaah Guulaysta walaalaheen Puntland❤🇸🇴❤️🩹👍🤍
Allaha u naxariisto Col. Cabdullahi Yusuf, Jantu Alfardoso Allaha geeyo.
Aamiin yaa allaah rabbii haa u naxariisto 😢😢😢😢
guuul guuul puntiland
War qoor 😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Maashaaallaah guuuuul puntlanda forces
Allah ha unaxariisto madaxawaynah Abdullah yusuf
Jah ❤I’m so proud of my people
❤Guul puntland😂❤
Boowe like waa ku sarey amiin adeer Allah ha u naxaristo
guuuuuuul cidan darod
Mashallah ❤
Allah unaxariisto Abdullah yuusuf Ahmed
Als
Asc ale ha unaxariisto adeerkay cadulàhi yuusuf axmed ciidamada
puntlland guuuuul weeryn
GUUL DAAROOD
Guul iyo Gobanimo 5D Masha'Allah weeye Boowe
Guleysta rer punt land
Rer ayeyahay marexan israca Isdifaca
Guuleysta rer gedo
Yan la idan gadan Manta
Xasan culusaw& damal jadiid wa galbatay
🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Viva rer Puntland you re Super nation ❤❤🎉🎉💚🤍💚🇺🇿🇺🇿💙💙🤍❤❤🤍🤍❤❤💙💙💚💚💚🇺🇿
Bowe. Kuwani. Waa Ciidankii kar kar iyo bari..iyo.kuwa..madam.tooyada..kuwii..mudug..iyo..Nugal..iyo.sanag..meeshoda..soma.dhafin..xududay.joogan
Guul indha allah ❤❤❤❤❤
HORAY BAA REER BUNTLAND UGU LE,DEEN MUQDISHO MANA RABNO WIILDAMBENA INUU DAAROOD KAGA DHINTO KUMA TALO JIRNO MAGAALO MADAX DAMBENA XAMAR NOO NOQON MEYSO MAGAALO MADAX CUSUB WAA IN LASAMAYSTAA XAMAR MAGALO MADAX MANOQON KARTO GUULEEYSTE GUULEEYSO MANSHA ALLAAH TABAARAKALLAAH
Allaha uwado NaXariisto Adeeradeen Madax Wayne yaashii Soomaaliyeed Siyaad barre iyo Abdullahi Yusuf.
Guul soomaaliya
Masha Allah guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
ماشاء الله تبارك الله
Insha allaah puntlaan waa guulaysanayaan
Waxaan xasuustaa hada ka hor baa gabaryar oo shabeelada hoose ku noolayd baa tiri mar argagixisadu puntland ku soo duushay bay tiri hooyay hadii ay xoogaa leedahay puntland maa laynoogu yeero inaga ha ina xoreeyeene
Runtii balantaa waan qaadnay lkn gabadhii yarayd waa la dilay iyada waalidkeed laakiin waxaan dhiman hadalkeedii oo weli nool soomaali waa mida aan u dhalanay dhibaheeduna waa na Dan qayaan taas waa xusuus aan ku xasuusiyay
Garashada soomaali rabi habedelo garish khayr iyo isu daqnasho
Maansha allaah isha caraway dadan
Masha allaha guul iyo gobanimo pundland ilaah hano xifdiyo amiin yaa allaha 🤲🤲🤲❤❤🥰👏❤🔥🎉🎉🇸🇴💪💪💪✅️ guuleyso mowlid?
sax weeye ✅️💯
Guul juboland gedo mr ssc khaatumo guul 🇸🇴🥰👏❤️❤️❤️💯🔥🔥🔥👏👏✅️
Ilaahow dalkena diintena iyo dadkena nooga badbaadi xasan xarash qaran iyo waxa uu wato amiin 🤲
Ilaah ha 11:41 u naxaristo abti cabdulahi Yusuf 🤲❤️
We love mareexan❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤heart and we love
Doladi dorood ismciil mashay ka nolayahiin Waa🇸🇴🇸🇱Puntland mantay hawiiya qalabad basha
Viva my puntland
Maashaalh guulguul guul butlan
Mansha allaah b,land,c,hi yusuf allaah ha unaxaristo
Masha alaha noolow nasab baatahay
mawliid alaha ku dhaafo، alaha ku xafida، nooloow
War caqligu ha chaqeyo somali cadaw badan ayey ledahay wa wada bila caqli rer miyi 😢😢😢
Dhaqanka miyiga ma waxaa u taqaan inuu caqli la’aani taal? Caqli iyo xigmad iyo dhaqan iyo luuqad iyo hiddo iyo mansab iyo nolol Waxay taal miyi.
Jubaland by xorentonan
Ari’boowe sakiintà ha’leqaan xaasidka.
MaashaAlLaah dheh walaalkiis. Isha’baxarka!!!