#DRISIM

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 гру 2024

КОМЕНТАРІ •

  • @FAADUMOXUSEEN26
    @FAADUMOXUSEEN26 8 годин тому +5

    Ilmaha xanunsan fatamin la aani masababikarto wayo hoyoyin aad ubababasan aya dhalay ilmo cafimad qaba ilhey ayana siya subxanallah

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj 12 годин тому +12

    Maxad noshegtay adigu hada oo cilmi ah Zink vitamin maaha waa macdan horta baro ninka Qadarka Alle kujeesjeesay miyaad qiil uradine adaa cirka roob kuog

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 Годину тому

      Not only Zinc compromised immune system ma qaadhan karaan. Wax kasto aad qadhaneysid waa dhaqtarkaaga in aad la socod siisid.

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 9 годин тому +4

    Afmiishaarnimadiisa horay ayaan ka fahmay . Adiga xataa in aad ku raacdo qadarka Allah ma jiro qalad ayeey kugu tahay. Nin Allah ayaadkiisa bernka sheegay ha noo buinbuunin.

  • @luulmohamud
    @luulmohamud 7 годин тому +3

    Subxaanallah waa nasiibdaro in maanta la maraayo heerkaas cilmiqeybka Allah un baa garanayo iska daa in tafsiirkii quraanka lagugu qaldo waqti xaadirka oo Allah noo saqiray sidan ku helilaheyn Allah ha naga qabto fitnada ninkaa xasbunullah wa nimcal wakiil Ruumi xbbti waa ku salaamay totally wuu qaldanyahay sey ku dooratay Mey is ogeyd mise wey rabtay yaa Rabi Allow na sug

  • @NaciimoCismaciil
    @NaciimoCismaciil Годину тому +1

    nin kan qabki Alle ayuu beniyey

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 6 годин тому +2

    Teeda kale Abaayo qof kasta vitamin iyo minerals uma baahna Hal aayad mahan ee quraanka iyo culumada ayuu caayaa

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 6 годин тому +2

    Walal ninkaan diinta alle ayuu ku ciyaaraa sidee qiil ugu raadin reerkiisa ayaan aqaan wiilkan xataa nurse iyo bahda caafimaadka mahan

  • @hudarahma2465
    @hudarahma2465 9 годин тому +3

    Maa ninka yidhi ilmo xanusan hadad dhasho ilhay xanunka umaqadarin adiga usababa kuyidhi hoyadi dhashay yahuu naa umada muslimka kaxisho waxba hadifacin cilmanigas dinta kucayarayaa

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 13 годин тому +3

    Markuu vitamin ka qoraayo siduu ku ogaaday inuu qofkani u baahan yahay? Taas ayaaba khaladda midda kale diinta wuu ku ciyaarad si khaldana wuu u turjumay dadka caamadda ah ayuu xidhxidhay

  • @raqiasaid2031
    @raqiasaid2031 5 годин тому +1

    Waa shaydaankii oo qof laga dhigay dabeecadaha uu leeyahay dadku ma laha qaar ayeey lehihiin laakiin isagu inti xumay oo ilaahay inooga digay ayuu leeyahay waa fitno shaydaan

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 16 годин тому +5

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam

  • @umua3483
    @umua3483 15 годин тому +2

    Mudo aya igu danbeysay TikTok lakin wagii an firsan jiray wan arkay ninkas waxyaabaha uso dalishado ama sida uu aayadaha ilah ufasiro waliba si qaldan subxanalah

  • @habonali9734
    @habonali9734 15 годин тому +3

    Xataa dadka block 🚫 ow sara hadow daremo inaad been tisa fahantay😂😂

  • @faizoadan4719
    @faizoadan4719 7 годин тому +1

    Waxan layaabay ninkas dawaashadisa waxan ii diday welig madhamesan muqaal u leyahay hadaladisa kamanan helin gebi ahaan ba

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 6 годин тому +1

    Naago wax magarato ah baa kan dhagaysta

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Годину тому

    waxan leyahay wa dhaqtar book booc jeebkisa ayu ka keenay maalmo cfmaad ka hadli jirey dada lacago u direy baan maqley ani mar hore baan arkey iska dayey

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 8 годин тому +1

    waa shaydaan waynaadey eey eey dhalay

  • @abdijabarismail2278
    @abdijabarismail2278 10 годин тому +1

    Asc walol ninkan kafuqa waxbubartay saxirnamaha cilmi dadisu cawinaya allaha barakeyo

  • @Dhancade
    @Dhancade 3 години тому

    Nasiib daro waxa ah in qofka somali kujira la cunayo

  • @CarfiAbdi
    @CarfiAbdi 9 годин тому

    Aniga xataa waan dawaday ka dib waan ka booday siduu u hadalayo waan ka tagay

  • @khadrhassan8724
    @khadrhassan8724 18 хвилин тому

    Anigu qolalkii umuhaatul khayr ayaa lagu soo xidhi jiray 22gii aniguba waagaasaan ka booday maxaa yeelay dhakhaatiirta fikradohooda wuu ka soo horjeedaa dhakhtardhan warkiisa ma maqli karo tayda raac buu ku dhahayaa

  • @ayaandagan5176
    @ayaandagan5176 9 годин тому

    Halmalin ayan arkay siduu uhadlayo ayanka yaabay mardambe ma anan daawan alle aya iga badbadiyey

  • @anisaabdulkadir6068
    @anisaabdulkadir6068 5 годин тому

    dr Asim walalkey ba hada ka hor intan si fican lo baran khadka talefanka iso galiyey o i baray wuxu i dhahay cuntoyinkas iyo Vitaminadas qado
    ka dib ninki telki inu qabto waba diday 😂 marka waxa iso baxdey inu dr buuxa ahayn

  • @Ilwaaadcaday
    @Ilwaaadcaday 11 годин тому +1

    Dalqo dheer hadalkaaga yara gaabi doqonyahay adigaba fitna tahee dumarkaad dhahdaa ragiina lacagta ka xada oo aruursada waxas aqli miyaa meeqa haysataan cawaan jaahilad ah war badnidaaa maba neefsaneyso naa yur

  • @BisharoMaxamud-jj5xj
    @BisharoMaxamud-jj5xj 16 годин тому

    Abayo waa nin qadarta iyo qadaha iyo quraanlana siqalda ayuu ufasarin

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 16 годин тому

    WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ALLAAHU ☝️❤

  • @casalasal6466
    @casalasal6466 14 годин тому

    Asc binti bintina wa beyt beytinaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 13 годин тому

    Ilahay waxa ku siyo kuma finally vitamins 😅

  • @aishamawlid
    @aishamawlid 16 годин тому

    Cawa iigu horaysa ninkaan bal ansofiriyo dadka badanaa ma amino aniga wallahi ruumi sanadkaan dhecdiisan kugu sobiray

  • @habonali9734
    @habonali9734 15 годин тому

    Ruumiyey ninkas waa fatalee weyn ar dumarka wax kasta waa dhagestan maa dhaq tar keyga utago bal😂 hadan wax inan weydisto rabo ileen cafimad aan lacag ku dhibahe😅

  • @AmiiraAli-o4h
    @AmiiraAli-o4h 16 годин тому +4

    Ruumiyey, haddana ma waxaad aamintey vitaminada, vitamin autism ma celiyo. meeqa waxey cunaan heysan ilmo caafimaad qabana dhalaan.

    • @Aymo72
      @Aymo72 15 годин тому +1

      Abayo sometimes vitamin d haduu hooyada kamaqanyahy wey keeni kartaa hooyooyinka somaliyeet oo qurbaha kubadn stress aa badankoot hesto ama nimankoosa xagiisa hakahaado ama sikale teasing wexey keeneysaa iney hooyada isxasuusaniweyso oo cunugaas caloosheeda kujiro dhibaata usababto

    • @shukrinoah3987
      @shukrinoah3987 14 годин тому

      Gabdha problem ka qabsado xiliga uurka wey dhacdaa iney ilmo xanuunsan dhalaan arikaas gabdho dhowr ah aan ka wareystey wey I sheegeen waxaan ka shaqeyn jirey school caruurtaas dhigtaan

  • @HusseinAli-w8c
    @HusseinAli-w8c 14 годин тому +1

    Mareykanka dhexdiisa ayaa isku heysto talaalka ayaa laga qadaa Autism

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 55 хвилин тому

      That's true talaalka waa keena.

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 4 години тому

    Waa kufri in uu yiraahdo Autism ilma ah adigaa dooran kara

  • @AishaLadan-z1j
    @AishaLadan-z1j 16 годин тому

    Sax wllo si fiicanbaad uga hadashay afka soomalidu waa margi dadka jahlibadan ayaa haayo ninkaan waa bini aadam waxna waa qaldaa waxna waa saxaa

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 16 годин тому

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @xasanxusenfadume7864
    @xasanxusenfadume7864 16 годин тому

    Hada marka ninka cadaw lagu yahay miya baro garemkisa kensaday miyaa

  • @raxmayoonis-p5g
    @raxmayoonis-p5g 15 годин тому

    ua-cam.com/video/xY1mKpn6ovA/v-deo.htmlsi=HadH79nAc-Uiy-KR

  • @raxmayoonis-p5g
    @raxmayoonis-p5g 15 годин тому

    ua-cam.com/video/X_dQ2hcs1TQ/v-deo.htmlsi=1K1j5cuyBbmPw8BN