Wey saxantahay willkeda qalbigiisa ayey ilaalineysaa waayo wuu dawanayaa waana caruur waliba kuwa guriga joogo intey u shidaan bey dhahayaan hooyadaa kuma dooran kuma jecel waana ciyaal run buu u qadanayaa labadaba wey jeceshay qof aan hooyadiis number one u aheen ma jiro
Adeer nabad gali inanta hadaad adigu tobanaan dhashay oo dayacday maalinba ad mid aroosto iyadu wiilka yar bay nagtaada u hurtay hooyana waa qaali mid la simana ma jirto Allah ha no xafido❤
Hamamed waan ku salaamay Aniga cuurtayda aa mar mar ii dhaha hooyo aniga Iyo hooyaday oo dhimatay yaa jeceshahay i dhahen ana waxaa dhaha hooyaday oo dhimatay Ayaan jeclahay ma idinka dooranayo aan ku dhaha haday dhimatay xataa waan jeclahay ilahay ha u naxariisto adinkuna igu duceyaa ❤❤ I Love My mum ❤❤❤
Nabi mahamed caleyhi salaadu wasalam ayaa dhahay 3 jeer hooyada hooyada hooyada marka Hooyo waa number one
Ku sali nabigeena muxammad scw scw scw
nabiga maxamed scw aan jecelnahay❤❤❤
ilaah ha iidaayo hooyaday mcn qof ka horeeyo ma joogo aduunka ani ahaan ❤❤❤
My mum is no 1 caruur wey kategee karaan lakin hooyo unconditional love
Walhi hooyo macan kuma dooranaayi wiilkeyga wanka xumahay amiira hooyo macan ilaah janada ha ugu bishareyo 😭🥰🥰🥰😭
Hooyo macane waa Labar one iyodan doorane lahaa alle ha unaxariisto hooyo
She is right every mother loves her children
Mum is always no 1
Runta wa run,Hooyo na wan 1,Ilmahahagana wa 1 marka isku mid ayn ka dhigi laha.Hooyo ilmaheda booska 2da galineysa ma fahmin
Aniga waxaa number one ii ah
Hooyadeey macaan
Allaha u naxariista jana fardosa aclaa allaha geeyo hooyadey iyo aabahay macaan❤❤❤❤❤
Exactly 💯❤ Hooyo❤ macan❤ waaaa Number one ❤🎉🎉🎉
Jawaabta weyba fudud tahay hooyo waaye jawaabta hooooyo❤❤❤❤
Ku sali nabigeena Muhammad scw scw scw
Waa runta aboowe hooyo markasta iyadaa number 1 ah
Horta Maxaa Kaa Galay Adi Waxee Rabto Hadoo Rato iidee Utaalaa Dadkaan Shaqo La'aan Aa Heeso Wllhi Yaab 😅😅😅😅
Cunaga cuqdad u qaadayo
Waa sax hooyo wiilkeeda waa jrceshahhay
Aaba ma haysto hooyadeed waa jeceshahay amiiro
Nin soomaali mafahmi karo Amiiro.. hooyo waa lajecel yahay ilmahaagana waa akbaadunaa tamshii calal ardi (اولادناتمشي علا ارض)
HOYADEY MCN IMITAXANADKA QABRIGA ALLAH HAKA BADBAADIYO HOYO SIRADKA IYO SU ALAHA ALLAH HAKA BADBAADIYO HOYO MALINTA SHANIGA IYO DHIBATADA UU SAXIIBKA AH
ALLAH HAKA DHIGO KUW CARSHIGA LAGU MARTI
QAADO HOYADEY MCN
JANATUL FARDOWSA ACALA
MAKAANU HOYAADKAGA
ALLAH HAKA DHIGO.
UMADA NABIYU LAHI MAXAMAD CALEYIHI SALATU WASALAM. KUWODA MUSULIN MINTA AH ALLAH HAKA BADBAADIYO HALAG IYO HOG ALLAHU MA 🤲 AMIN 🤲 AMIN 🤲 AMIN.
Wlhi hadii la idhaho ilmahaaga iyo hoyadaa mid dooro hooyadeey ayaa doranaa ilhoow cimrigeeda ii dheereey
Haa Hadayba Noqoto kala dooro Hooyadaa iyo wiilkaaga Hooyadey ayan doranaya wiil wad dhalaysaaye Haduu Alle ku siiyo Lkn Hooyda madhali kartaa waye Gabadha way khafiiftey Allha Fahansiiyo Hooyada macnaheeda
امي حبيبتي يا بعد دنيتي❤❤
Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
My mum is number one of all my kids Alxamdulilah she is everything I need after Allah ❤❤
Waa jeeceshihin iinad amiir ceeba uu yeeshin
Qof dheer oo caqli leh ma jiro cunugeyga hooyadey ma simi kari hooyo macan ilaahey dambigaagi hore iyo kaga danbe ilaahey ha dhaafo
Dadka dhadheer oo dhan ma imtixaan bd ka qaadey
@11naa44 dad badan basn arkey oo zero ah 😃 😀 😄
Wa fikradada dherar iyo caqli shaqo isku maleh
Hooyo lamahelo laakiin wiilal badan baa ilaahay siinkaraa Hooyo is number one ilaahow iidaa
Hooyo macaan masha allah ❤❤❤❤❤💝💌🙏👌🌺🌷💘🌺
❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉
Aniga waa Hoooyo Macaan❤❤❤❤
NO1 HOOYO MACAAN
My mum is first one ❤❤❤ and I love more then anyone else hooyo ayaane doranaya maxa yelay hooyo waxa lamid aah majiro
Hooyaday cidna lama simen asxbey igu soo duceeya way iga dhinten waalidkay illaahay ha unaxariisto dhamaan waalidkoo dhan aamiin
Allaha haunaxariisto dhamaan wllo
Hooyo waa no 1 ❤❤❤
Hooyo cid aan lbarbar dhigi karo majiro waayo cidkale ima soo korin waayo dhidid kale macunin aboowe❤
Aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲
One ☝🏾 My Mum ❤️❤️❤️❤️💋
Hooyada miya cunug illahay ku siiyay ayaa hooyada kula mida Walaahi maya hooyadey ❤❤❤❤hooyadey ❤❤❤❤❤❤ hooyadey ❤❤❤ hooyadey walaahi maya
May maam is number 1❣
Wey saxantahay willkeda qalbigiisa ayey ilaalineysaa waayo wuu dawanayaa waana caruur waliba kuwa guriga joogo intey u shidaan bey dhahayaan hooyadaa kuma dooran kuma jecel waana ciyaal run buu u qadanayaa labadaba wey jeceshay qof aan hooyadiis number one u aheen ma jiro
Hooyo marwalbo waa qaali xitaa aabo iyadaa kahoreeyso hooyadaadoo raali kaa ah janaaku galee we❤ur mom
Taasi wax la iswaydiyaba ma. aha. Janadabad ku gelaysaa ixsaan aad hooyada u samayso. Hooyo cidna laka a horraysiin karo. Hadana ixiska ahsyn😮😮😮
Hooyo macan😭❤️🙏🥰
Hooyo mcn
Number one hoyo waaye
Hooyo macaan ayaan dooran lahaay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo waa hooy hooyo macaan ookale lama helaayo❤❤❤❤❤❤
Hooyo macan ❤❤❤❤❤
اللهم ارحم امي وابي
Igusoduceya walaalayaal
Adeer nabad gali inanta hadaad adigu tobanaan dhashay oo dayacday maalinba ad mid aroosto iyadu wiilka yar bay nagtaada u hurtay hooyana waa qaali mid la simana ma jirto Allah ha no xafido❤
Ama 10 heyso ama hal heyso mar walba hooya number one ah runta maa diidi hadi aad caasi tahy moyee
Absolutely hooyadeey Ayaan dooran la haa ❤❤
suaasha marka hore khaldan jabateeana adeer midna lagma maramo hooyo dunidab aiyada kugu xaq wayn lakiiin hoooyona xaqeeda leedahy ilamahagna xaqiisuu leeyahay ka dooro wa khalad marka hore amiiira hooyaded iyo ilamaheedaba way jeceshahay wana kaaragana dadkashar lawareegaya kala dooro maxa meesha keenay labada aduunkau jecelayd
Hooyo macando ❤❤❤
Hooyo is number one
Walaalo hooyaday qof aan ku dooranaayo majirto
I’ll go with my mom ❤
Hamamed waan ku salaamay
Aniga cuurtayda aa mar mar ii dhaha hooyo aniga Iyo hooyaday oo dhimatay yaa jeceshahay i dhahen ana waxaa dhaha hooyaday oo dhimatay Ayaan jeclahay ma idinka dooranayo aan ku dhaha haday dhimatay xataa waan jeclahay ilahay ha u naxariisto adinkuna igu duceyaa
❤❤ I Love My mum ❤❤❤
Waxaandoorn Hooyo waxaadhacday walaashay labaatansano kohorbay igutidhi ilaahayo anaakahoreeyaa Hooyo Allah wuukaqbalay wallalosaabaykuhoyatay allahunxariisto walashay waaqfkiifahansan Hooyo waxaytahay
Hooyo macn 1❤❤❤❤
Me too wa hooyo macaan❤
Waa la yaabay markey tiri ma kala dooranayi ilahayow hooyoyinkeena u naxariiso aduun iyo aaqiraba aniin
1 hooyon macaan❤
Of course, mom 🤲👑🌹💯👍🫶♥️🫶
Of course, my mum is first ❤
Amiira wa iska doqon xoga caqliga wa low qof dheer caqli maleh amiira qurux iska dhaafa waba aragten hab dhaqankeda judging ma xamili karaano dadka hda jirano hde qaldan yihiin tartib dadka udhaw hau saxaan wax iyada la fiican dadka kale la xun dadka isku mid ma ahan
Waa runteed qasabna maahan iney kala doorato soomali qiiro jabaan in badan hooyooyinkood intey ku ogyihiin ayadaba heesato hooyadeed iyo wiilkeeda
Exactly.
Hooyo macaan allaw ii daa
Cid lala Simo miyaa jirta
Love them
Hooyo mcn nambar 1
My mom she is number one
My mom is number one
Ilma wa la dhalaa lkn hoyo lama dhalo
Hoyo macn hoyo macn❤❤❤❤
Inta ka hore shaadiyo sharaf aya la suaale kala dooro wiilkada ama ninkada cfitaax waxay doorate cabdifitaxa taasba wa joogta 😢😢😢
Ayada wiilkeedaa saas dhahaayo 🥺 hoyo mcn 1 waaye Aduunka 😊 Amiira intaan iney ka qalli badan thy Ayaan moodi jirey 🙄😳
Hooyada ilahey ayaa xaqiisa ku xijiyay xaqa hooyada qof ka sareeyana ma jiro marka Hooyadey mcn ayaa ii ah no 1 ilahey janada hageeyo
Hooyo macaan baandoortay
Ilmo waaladhalaa laakiin hooyo lamadhaloo
Inadeer automatic maha hooyo in ladoorto sababto ah hooyo kuso abustay oo noloshada ku dhibtay side number 1 aan udhaa? Isheeg?
Scw Scw❤
Hoyo one carurteyda 2 nafteyda 3
Jiijadan o amiiro labaxdey sundus ayanle o kayar baka aqli badan marki su ashan la weydiyey walshey banka jeclahay bey tiri wiilkeyga m.a
ام حبيبتي
Hoyo mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢
@Buskut adiga hadi nasiib ku siyeey hooyo wacan dadku mawada haystaan
Hooyo mcn ❤
8 ayaa dhalay 100 jeer hooyadeey Cid lama simaayo wlhi
Hooyo macaan
Hooooooooooooooooyo❤❤❤❤❤
Taas aqli badan maleh yeysan idin dsnbaajin😢
Hooyo lamahelo waa labar 1 markaste ilmo waa ladhalaa ogoow Naaya waxba haka mermereysen wiilkaaga markuu weynaado wuukaatagayaa Ogoow
gabhan waa xoolo
Amiira waa doqon
Hooyo 1 One
Busku doow hooyadaa caaynaaysay naagta afka waayn yey ucaaysay naagtii xumaayd oo carabta aheydç
scw scw scw❤❤❤
❤❤
Asc
😭😭😭😭😭😭😭😠😡👀😔💔💔💔💔💔💔💔
Mala qasbaa amiiro runteed waaye. Kala saaar jeceel iyo xuquuqda waalidka.
Hoyadey baan doranaa adunka markan imanayay hoyadey baa isoo barbarisay carurtna hada lee arkay barina nin iyo nago kala racayaan
Sualaaha waakhalsd mid doore
Hooyo qaali