Faysal Cali Waraabe oo u mahadnaqay Abwaankii sameeyay Heestii Itoobiya lagu amaanay.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 чер 2024
  • #SAABTV #WARARKA_SAABTV #WARBIXIN_SAABTV
    Waxaanu Diirada Saarnaa Dhacdooyinka Saameynaya Nolosha Bulshada Iyo In aanu Gaadhnoo In Ka Badan 1Milyan Oo Qoys Oo Ku Kala Nool Adduunka Oo Dhan, Aragtidayadu Waa Mid Ay Ku Kalsoon Yihiin Dadka Ku Xidhan Saab Tv Ee Kunool Daafaha Dunida, Saab Tv Wuxuu Kuu Soo Gudbinayaa Warar, Wareysiyo Iyo Faallooyin Ku Saabsan Arrimaha Caalamka, Afrika Iyo Soomaalida.
    Find us on Facebook: / saabtv
    Follow us on Twitter : / tvsaab
    Follow us on Tiktok: / saabtv
    Check our website : www.saabtv.com
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 15

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 3 дні тому +2

    Sommalian iyo Soomaaliya mar ayay xoriyada wada qaateen. Oo Kowdii July. Waar dadka beenta aynu kadeyno.
    Garoowe ayaan qabsanayaa waxaa ku xigtay in aad maanta aad amaantid.

  • @GooniGoosadka
    @GooniGoosadka 3 дні тому +1

    Itoobiya xuduud lama lihid ee dhul Soomaaliyeey oo Itoobiya haysato.

  • @user-ns3hi3nh1m
    @user-ns3hi3nh1m 3 дні тому +1

    Odaygu muxuu xidhay maanta

  • @keyen19
    @keyen19 3 дні тому +1

    Wa ka ganacsiga isku dirka iyo Kala fogeynta.

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 3 дні тому

    Xanuunka soomaali naceebka ah iyo wixikale ee kuuwehliya Allaha kaacaafiyo.

  • @farhannuh6174
    @farhannuh6174 3 дні тому

    Allaha caafiyo ninkan buka ee maskaxiyan ma awoodo

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 3 дні тому +1

    Umada Soomaaliyeeed laf dhuunta gashey ayaad ku noqoteen. Isaaqow is qabta walaalyaal isqabta.
    Aqli kalena la imaada.
    SSC & Awdal iska dhaaf. Deedna goosta hadaad rabtaan ee baxa.
    Soomali 1 day ayeey ku hesheen hadii Isaaqa kaligood iska goostaan

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 дні тому

    Wixiisu waa OLOLE DOORASHO
    Faysalow cod kuuma hayno😂

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 дні тому

    Feysal cali dhurwaay maanta ma xashiish ayuu cabay?

  • @momedhussein7737
    @momedhussein7737 3 дні тому

    Haye maca salaama inugu kala wada

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 3 дні тому

    Weerka dumarkaa xidha.... waxaan maaha dhaqan soomaali ee waa dhaqan OROMO

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 дні тому

    Fasal munaafuq weeye xaasida oo mucaadir maaha.
    Faysal zaad marabtaa.

  • @user-ie8ws3hj1m
    @user-ie8ws3hj1m 2 дні тому

    Soomaaliyey xaal gudoon. Inta xanuunsana Allaha caafiyo, Ninkaan baa siyaasi ah 😅😅😅 siyaasadey xaalqaado.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 дні тому

    Fasal faaqur manta ayaad noqotay.
    Fasal siyaasi ma aha ee muusuu caawiyaa.
    Fasal waa muxaafid wali.

  • @CabdimaaligIsmail-rb3sx
    @CabdimaaligIsmail-rb3sx 3 дні тому

    Munaafaq duli ah