SHAKIRA QISADEDA O AD UGILGISHEY DADKA SMLYED MARKII ILMO LA AN LOGU CARIYAY MAGALADAY DAGANAD

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 4 місяці тому

    Masha Allah
    Ilahay waxaan ku faraxdo ha ku walaalo🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤

  • @ifrahismailhoggren5550
    @ifrahismailhoggren5550 4 місяці тому

    Aamiin Ilahay qalbiga ha ku dhayo🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 4 місяці тому

    Ilaaheey haku caafiyo abaayo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 місяці тому

    Walaal ilaahay iyo kitaabkiisa wehel ka dhigo akhri quraanka wehel ka dhigo waxba kaa cumaan Maanyaan

  • @NaimaGaid-ui3cr
    @NaimaGaid-ui3cr 4 місяці тому

    Shakira sharable badan ala haku xifdiyo cadawgagana cejkii warder ka yj❤❤❤❤

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 місяці тому

    Walaal aduunyo ha ka horaysiin cibaadadaada adkayso safar baad tahay Goormaad aad dunya ka faaruqayso ma ogid alleh waydiiso arsaaqo aan kaa fidnayn cibaadaada

  • @khadrahajiyusuf9982
    @khadrahajiyusuf9982 4 місяці тому

    Alle ha kugu deeqo awlaad khayr qabta mcnto amiin🤲

  • @khadrahajiyusuf9982
    @khadrahajiyusuf9982 4 місяці тому

    Axax misgiin😢

  • @mukhtaarmaxamuud5234
    @mukhtaarmaxamuud5234 4 місяці тому

    Bisle beertiisii ayay magaaldu gaadhay oo lacag badan maraysa wuu mims misayaa

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 4 місяці тому +2

    Subxaanalah 😢

  • @eddumahir1368
    @eddumahir1368 4 місяці тому

    Page ki waa haleysay cimraan waxy mesha tiktok baad kadhigtay awe Qisoyinki🥸

  • @khadraali8373
    @khadraali8373 4 місяці тому +1

    Daahircalasow aa 😂😂 9months pregnant 🤰 masoconkara caarkiyo caloosha iskubaxe

  • @Miimisom
    @Miimisom 4 місяці тому

    Sheekadii kale aaway

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 4 місяці тому +2

    Wiilkan estress kii maraykanka ku dhuftay miyaa iskaga tag walahi waad caafimadi meeshad farxad ku dareemaysa dawa ku ah qafku markuu dhul mar iyo midh mar ahayn qurbaha nolosha uma adkaysan karo laba mid bay noqon inaa waalato iyo inaa balwad isku daji so isaga carar hada saas u nogu shahay

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 4 місяці тому

    Bisle intaadan bixin walaal doctorka cilminafsiga inaad utagtaan kugula talinsyaah hatagin wadanku adigoon arag walal ,si markaad wadankaagi tagto aadan ugu baahan.astaqfaarta ,saliga badi

  • @amiiraarush8561
    @amiiraarush8561 4 місяці тому +1

    illahay culeeska fudeed hakugu badalo wallal

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 4 місяці тому +2

    War waxbaa nacayda kugu badatay waa depression yaan si kale laguu turjumin aayar iska bax wadamada gaalada wa lagu waasha wiilka waxaa mooda inuu gurudanbays ahaa oo uu reer uyaraa dhul mar maha dhulkan waan tagaya duu haya sidii naag ninkeedii ka dudaysa 😂 war wadankan mar aad so gashay iyo mar aad ka baxayso midna warkuuma hayee awal ba adaa diiday inaa dhulkaaga ku aamin qabto hadana aayar iska bax qaf jilcan meeshan kama lug bixi karo

  • @ImanHassan-w6z
    @ImanHassan-w6z 4 місяці тому

    Walaal aduunyo ha ka horaysiin cibaadadaada adkayso safar baad tahay Goormaad aad dunya ka faaruqayso ma ogid alleh waydiiso arsaaqo aan kaa fidnayn cibaadaada