Masha Allah Tabaaraka Laah Ilaahay ha xafido oo ha barakeeyo reerkaas Waa reer Qaali ah oo sabray , Hooyada Ilaahay dambi dhaaf badan Allaha siiyo aamiin Allahuma aamiin insha Allah,Mom Fariid ah bay ahayd
Brother u said there's no thamasho there's even in English is called craved or craving means powerful feeling for something specially when woman is pregnant mashAllah keep on going
Masha Allah Tabaaraka Laah Ilaahay ha xafido oo ha barakeeyo reerkaas Waa reer Qaali ah oo sabray , Hooyada Ilaahay dambi dhaaf badan Allaha siiyo aamiin Allahuma aamiin insha Allah,Mom Fariid ah bay ahayd
Subhanalah Hoyada ma ayadaa gabadha guursanaysaa ilmahana ilahay swt ayaa haya
cimraan adiga dumaashi halkaan idin ka salaamey al haku xafido inshalaah
Subxaana Allaah,islaanta ,Wiilka Gabadheeda -
Qaba ,Waxaas ku Samaysay .Yeey Cafin ileyn -
Waa Wiilkeedii ,Habar baas ,Gabar baas bay -
Ahayd , Bal May Fahanto ,Gabadhu ‘Habarta -
Shaydhaan .AMA ‘Umadda magaalada Dagani -
May Fahmaan ,Nimanka Maneenada loosoo -
Alifayo .
Minneapolis iyo Ohio ayey jogaan ayaa la shegayey dadka wax sixra. Subhanalah
Sheeko macaan ayeey aheyd Subhana allah soomali dad dhibadan ayaa ku jira
Mashalah tabarakalah good news ayey kudha matay
Cimraanow meeshaas ka sii wad salaan Sare adiga iyo Baarliin Quruxeey thanks 🙏😊
Jamasho waa jaceel oo kale
Maasha alaah wale cimraan waa sheeko aad u xiiso badan maamadii xagee ku danbaysay
Maasha allaah sheekoyinkaaga aad ayaan oga helay
Bismiallh islaandhiban
Mansha Allaah. I’m ran. Aad ban ujecelahay. Qisoyinka Aad ka shekayso. 💚
Brother u said there's no thamasho there's even in English is called craved or craving means powerful feeling for something specially when woman is pregnant mashAllah keep on going
Scw scw scw
Wayab
Asc wallo Cibrian waad iga qoslisay Bali bali ka dhiga
masha Allah
Asc masha alaaha 👍👍👍
Subxana Allah
Masha allah waa iga qoslisay walahi jamasho ma jirto miya
Sixiroow waa gaal jasadiisa waa cadaab
E
masha allah thank you
Gacan midig bu mar walba ka hadla qof dumara on dhar fican qabin buna mesha so sara acudubilahi mina shaydani rajim
Cimraanow aniga da dii kowaad ayan hoyaday agteda ku u mulay lkn markasta hoyo laguma umuli karo gurigeda
Ma ruba Hodanonline ninke abshir wuu dhintay
Haa Alaha unaxaristo
subhanallah subhanallah
Odoyaashan baan ku kacsanahay hoyoyinka jebinaya walakeedna kama celiyo ciiloway
Asc
Qurbaha waxaas ma jiraan
Mmmmmmmmmmm
Ascww please 🙏 isoo booqda walaalayaal
Waan daawan rabay lkn markaan arkey #44daqiiqo waan kabaxay runtii maad ka dhigtaan part_yo xitaa 44 yaa daaawan karo
@a b c d e f h g i j k l m n o p q r s t u vwxyz waa sax lkn 44 macquul maaha filim maan daawaooynaa hhhhhhhh
Usaame wakhtiga wuxu galiya heso iyo waxan qisada qusayn sasay u dherata
@@hodanc6255 aniga maba daawan .
Ma qisadaa heeso iyo wax qisada quseyn ku jiraan
@@usaameosmaanmoallim8197 aniga qusoyinka wan jeclahay waxan karahsaday hes iyo waxan qusan bu marwalba wakhtiga galiya wa markasta
@@hodanc6255 walee ma,aqaan meeahii lasoo qaadan lahaa aayadaha quraanka iyo xadiithka xiligaan hada lagu jiro hees ayaa lasoo qaadanaa waan marka ilaahey heesaha hanaga madoobeeyo anaga dhan inkastoo aniga aan heesaha xiiseynba
😂😂😂😂
Caajib been raad ma leh 🤭
Odyiig ininkyara waya kudadatay
Cimraan this is boring story.