Saxib macaane balwaanow nin raga a yaatahay aabbo horay uqadil aabbo qadli wa af axmaariye afsomaali waa hory usoco aabbo cabdulaahi balwaan saxib macaane guulayso
Balwaan xafladihii hore kama hadlin ee tani maxaad ugu hadashay xassan sh dhulkiisa ma tagi karo wax gaajo la dhaho ma jirto ceyr ayey qaataan beenta jooji
FAHAD YASIN WAA NINKA KA KU DIRAY FARMAJO KHAYRE KANA DHAADHICIYAY FEDERALKA IN LA BAABIYO DOWLAD DHEXENA LA HOOS FARIISTO WAA XAASID CUDADAYSAN WUXUU RABAY IN U CALI SAMATAR KA NOQDO DOWLADII FARMAJO SI DADKA LOO GUMEEYO
Axmad Geedo Naar iyo Gurguurte waxba kuma kala duwana ,waa laba tuug oo u horseday burburinta dowladnimada ,,,, dhibaatada ay umadda ku haayaan waa loo wada jeedaa oo cidna daah uguma saarna .
Guuuul guuul insha Allah iyo gobanimo jubalaaand 🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🥰🥰🥰🥰🦁🦁🦁🦁💪💪👑👑👑🫶🫶🫶❤️❤️💪💪💪
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sharaf iyo karaamo balwaan bravo garashadaada Allaha Ku siyaadiyo❤❤❤❤❤
Fahad jajuus Qatar kursigis ayudifacan waye Ahmed wa geesi jubaland wey gulaysatey keep going balwaan thank you
Ahmed Madoobe guul guul Jubaland❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
madax weyne xasan shiikh maxamud waxaa lataliye uah dad neceb muqdisho iyo dowlad nimada somaliya iyo dasdurka somaliya iyo gur yaha danda gud iyo xasilonida iyo midnimada somaliya iyo jiridanka jland?
Asc ma sha alaha abdulahi balwan mw jubland ahmed madobe wa geesi libax landheere ah fahad yasin oo runta ka hadlay waxu yiri wa laga adgadey odeyga 80jrka xasan munafaq marxun xamza doqn candho shurshurki horgaladi argixisada madaxtooyada villa damajid wey fashil man wey jaban
Ballwaan guuuuulayso ❤❤❤❤❤
Sowsheekhaash maaha
Taawaankuognahay
Dhamaantood
Waaogaadeen ladirir
Saxib macaane balwaanow nin raga a yaatahay aabbo horay uqadil aabbo qadli wa af axmaariye afsomaali waa hory usoco aabbo cabdulaahi balwaan saxib macaane guulayso
Runta baa kuqasabtay façade jaajuus in uu xasan dhiqo runta kasheego😂😂😂😂😂kkkkkkk
Fadlan balwaanow goormaa tabisay warkaan fadlan noosheeg malinta iyo bisha
LFtagareen iyofadah yaasin labadood waa kabaqaadka xasanxaar eelaayeda illaahaye baaumaqan waxa abaal malihid abaal malahid fahadn abazl malaha waalabo luug
Fahad yaasiin waa tiftif daneeyeste waxaba mara hagooganwaxaad tahaye. Abaal laaee lfata gareed waa cadawga eelaayeda waa qof kabaqaadxasanajajuuswasladilayaalabadood
Asc salaaan sare uhadal danyarta maa shaa allaah 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
Somali Rip😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭🇸🇴😭
Balwaan iyo jubaland guul ❤❤❤🎉🎉🎉 fahad iyo Cid walba oo nacaba ogaden maba arko mana xysuba ee saaxada dagaalka car fahaw adi waxa kushalatba imaaday cuqdad kuuma baahnee meel hawye dhagta lagu dhufatay yaa xusaya masakinta
Nin dhergan nin baahan kama naxo yaa allaahu
Fahad waxaa uu rabaa in siyaasadda somaliya uu daaha gadaashiisa kamaamulo,balse waxa uu cuqdad ka qaaday,dadka uusan u dhuumankarin ee fahamsan waxa uu rabo,sida maamulada j.land iyo p.land.biyo hoostood yuu ks dagaalamayaa iyaguna waa ogyihin.
waa wuxuu uraacay mowqifka guracane mw xasan sh waayo ruux damiirleh aan kuu yeeriyo ma ogolo
Lafta gareen hala yaabin waa eelaay dhergay naf ma leh
Iyagaa raba ee waqti ha iskaga dhumin eelay iyagaa Hawiye raba ama ha laayeen ama dhul haka qaateen maxaa naga galay
Cancel
Fahad yaasiin wixiisu waa (xaaja fii nafs yacquub) joker ka kelya ee siyaasada xamar buu fahad jecelyahay in uu noqdo lkn dadka siyaasada dalka falanqeyn karaa fahad il khaas ah bay ku hayaan😊
Eelayed iyagaa hawiyaha raba waligood baye gumayesan jireen dhulka halaga qaato laftagareen ayaa kamasuulah hadaye dabada udhigtaan iyo hadeye naageestanba lfataiyo xasanmunaafaq aadanmadoobe iyokuwabadansid odayega samsam aabbehed
Raxan wayn hiil ma leh
Madaxda Soomaaliyeed waa wada duli hantida dalka iyo dadkaba boobaya
Balwaan xafladihii hore kama hadlin ee tani maxaad ugu hadashay xassan sh dhulkiisa ma tagi karo wax gaajo la dhaho ma jirto ceyr ayey qaataan beenta jooji
❤❤balwaan sxp sxp waliga ku dhimo runta wixii ka qarsoon bulshada u iftimi waa ayaan darada haysata dadka soomaliyed
Axmed waa madaxweynaha jubalaan weye ninkii kaxunow dilaac
FAHAD YASIN WAA NINKA KA KU DIRAY FARMAJO KHAYRE KANA DHAADHICIYAY FEDERALKA IN LA BAABIYO DOWLAD DHEXENA LA HOOS FARIISTO WAA XAASID CUDADAYSAN WUXUU RABAY IN U CALI SAMATAR KA NOQDO DOWLADII FARMAJO SI DADKA LOO GUMEEYO
Lafta gareen waa nin kolba ninkii villada fadhiya is daad raaciya oo waa asal ma doorshe aan waxba diidin.
Balwaan sxb waa wiil fariin kaaga wada madaxtooyada jubaland marka gaar iila bax si aan kuu so waco
Lafta Gareen iyo Xasan waa isku mid oo wax abal ah malaha.
Rer konfur Galbed Baay iyo Bakool waxna u maqaban.
Lafta Gareen wuu ku abal dhacay Farmajo.
Fahad waa inan gumayd wariye ah
Aren’t you sick and tired of seeing that Fahad Yassin and his creepy smile?!!
👍👍👍👍
Axmad Geedo Naar iyo Gurguurte waxba kuma kala duwana ,waa laba tuug oo u horseday burburinta dowladnimada ,,,, dhibaatada ay umadda ku haayaan waa loo wada jeedaa oo cidna daah uguma saarna .
Axmed madoobey maahee daaroodka oo dhan ayuu u qabaa
Warbax
Fahad ahmed madoobe waa mevebyahay
Xoolo tahay adi kis yar lagu siiyo ka dooratay qarankaga
Beenalee xarami