Heestaan waxaad moodaa inay aniga iga hadlayso, waxaan jaceyl xad ka bax ah u qaaday gabar Farxiyo la dhaho, oo muqdisho ku nool, waxaan had iyo jeer ahaa mid balmihii aan wada galnay adkeyn jiray, maalin maalmaha ka mid ah si lama filaan ah ayeey igu tiri waa lay guursan lahaa 💔💯😭, wlhi maalintaa dareemkeyga siduu noqday Alle subxaana watacaalaa un baaa og. Hadane wax cuqdad ah uma qabo mar walbo waan u duceeyaa
Xaqiqdii aduunka hal qof ayan u jeclhy qofkaasna ma hesto Jacelka wa xanun bdn yhy hadi u mar kuso maro mid dhab wa adag tahay sida ku ilowdo Inta jacel hayo alow u sahal jacelkooda
Cawa oo kale 10-06-2024 waxan qalbigeyga kabexe qof igu qali aha runti calafka aya nakala geye sorry ilhan nasib malihid waxad iska qasarise naf naftatha kajeclan leheyd ooo kudar yeli lehed 😢 waxan dib uso boqan doona comentigan i.a cawa oo kale 10-06-2025 anigo hesta boqorad kale ❤ that queen i cant wait you to be in my life abayo welcome mcanto❤ 😢
Jcylka maxan baxnanshey maxan ka ilaashey beylah maxan balantii adkeeyey.........marka iga baadey waayo inta aragaa u baahdey mxan baxsanow ku raadshey Maxan baafiyey warkaga!?💔😭 2021 sanadkii madooba ee noloshyda iso mara sanadkan io jcylkaba allha iga dhameeyo💔
Yaa sidayda Boholyoobay Oo arin ku baahday😢 dadki iga soo horyey kolay jacayl darti bay halkan usoo galeen😢 alle boogaha ha inoo dhayo💔💔 Daraarada maxaan basaasay
Unoqo walaashay hadaad adigu khaladka lahayd khaladkaaga qiro una sabir intuu caro baaba ayo. Lkin haduu nolol kale samaystay ka samir. Waxaa rajaynaa inaad hesho in shaa allah
Walee wllshey kaltuumo waa heystay runtii alle ha xafido waa geesiyad heestaan xasuus ayaan galay jecl ayaan dareemay qof aan jeclhy neh ma jirto runtii💖💖💋 mid baari ah oo jecl u qaado ayada neh i jecl alle ha ii sahlo
1 July 2022 hyderabad India sabti haben axad so geleyso qofkasta qalbiga allaha u dejiyo hada waxa igu daran waa xanuunka haaya hooyadey ee an India u keenay allaha ii cafiyo amiin amiin yarabi
2019kii bee aheed markii la ii sodiray heestaan dan iyo heelo kama leheen 2022🥺jacayl waa boog hari noo haduu mar kusoo baleeyo inuu ba o lagama yaabee ❤️🩹🅰️💔🥺
Wan salamaya qof kasto qalbi jaban oo meshan ku jiro waxana u rajaynaya inay dib ula kulmi donan qofkodii saxda ahaa 😢💔💔💔
Waan kaqaday💔😥
Insha Allah
Insha allah
🥺😭😭😭 heestan waxan dhageysanya anigo oynayo 😢😢 oo qalbi jaban 2019ki waxan is baraney wil aad ban uu jecela balse isaga ima jeceleyn oo jecelka ba kaliga ban ku aha intas oo sano 😭😭 jecelkas wilkas burburka iga so garay darted waxan noqday labo ruux wayo waxan aha gabar qalbi wanagsan oo hadana dacad ah o rajo weyn nolosha ka leh 😢😢 hami walbo an laha wuu burburay 😢😢😢 waxan rajeynaya sanadkan sanadkisa kle anigo qalbiga ka gubaneynin inan hestan xasus ahan u so labto 😭😭😭😭😭
Axx sorry abaayo sorry 😞 😔 😟 🙁 Qoraalkaaga wuu I xanuujiye runtii 🥺🥺🥺
😪😪😪
Ax, sorry wllo alle qalbiga hakuu qaboojiyo qofkaad jeceshahayna alleh qalbigiisa hakuu soo jeediyo🥺
Caloosha adkeey wll waxaa kuu dambeyn doonto guul insha allah
Sorry Mcnto Abayo 2019 ilaa hada ma jcshy
Heestaan waxaad moodaa inay aniga iga hadlayso, waxaan jaceyl xad ka bax ah u qaaday gabar Farxiyo la dhaho, oo muqdisho ku nool, waxaan had iyo jeer ahaa mid balmihii aan wada galnay adkeyn jiray, maalin maalmaha ka mid ah si lama filaan ah ayeey igu tiri waa lay guursan lahaa 💔💯😭, wlhi maalintaa dareemkeyga siduu noqday Alle subxaana watacaalaa un baaa og.
Hadane wax cuqdad ah uma qabo mar walbo waan u duceeyaa
😢😢😢😢 balan qofna hla galin😢😢😢
😢😢
Waxn jeclhy gabr lahdaho deeqo kunool caasimada qalbigeyga alah idayo runtii aad baan u jeclhy 😭😭🥺😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺😭😭😭😭
Ma isla socotaan wali😍
😢😢
waar ma heshay deqa hello 😂❤
Jacaylku dhibtuu ku marsiiyey markaad jacaylkaga hanatun baad ilaaweysaa ilaahayow nolosha ila wadaagsii jacaylkaya marun❣️❤️🙂
ISAR SUBSCRABRA
Ma heshay wllo
Aamiin wLlshy😍🥰
Manooshay 5; sano kadip waye 😂😂
Adoo ubaqoolay meelkale 😭
Intaan kadaba baroortay
Daraadaa maxaan basaasay
Maxaan baad quudan waaye 👉 1/9/2020 maku ilaawi doono weligay abdirizak 😭😭
Ilaahay ha kuu fududeeyo jacaylkaaga aamiin
Ilaahay hakugu simo wllo abdirizak
Alle haydinku guleeyo jcylkas
Sorry walashey 🥺🥺
@@DafleStudio ANIGANA SIDAAS OO KLE AYAA LAY HAYAA NI0
Xaqiqdii aduunka hal qof ayan u jeclhy qofkaasna ma hesto
Jacelka wa xanun bdn yhy hadi u mar kuso maro mid dhab wa adag tahay sida ku ilowdo
Inta jacel hayo alow u sahal jacelkooda
Ilhy ha Ku so fudeyo qli
AmmmiN 🤲
Amiin wll anba sidaa ayaan ahy mrkasaa kwda go ay dhmntood hablo oo idil mrkasan aminay inuuna jacyl jirin
Wlhi waa runta Amin
@@abdiwahabinayonisabib1571 iska ilaw mar hadadn hysan wlo nolosha horw mooye dib loma socdo good lucky ayakurajayn bro🤗
2022 maaa idin ku jiraaa qof dhagaySa cawaa 😂🤣✌🤩💪
Haa ani cml
Waxba abti beri ba la gaaraya INSHA’ALLAH 🙌🏾
Guled meel walba ma iga horaysaaa face book ku naceee
Haa aniga dhageyznyo
Aniga lagu sii qaadye iga soo hor martey🤔😂
I'm Ugandan watching in 2019 but This track made me fall in love with somali tunes... great work
Thank you brother welcome
Me kenya
Karibu 🙏welcome brother to your second country somalia 🇸🇴
@@sacdiyazaytun1577 ninka ugandizka makugu darna
Welcome
Cawa oo kale 10-06-2024 waxan qalbigeyga kabexe qof igu qali aha runti calafka aya nakala geye sorry ilhan nasib malihid waxad iska qasarise naf naftatha kajeclan leheyd ooo kudar yeli lehed 😢 waxan dib uso boqan doona comentigan i.a cawa oo kale 10-06-2025 anigo hesta boqorad kale ❤ that queen i cant wait you to be in my life abayo welcome mcanto❤ 😢
Jacayl waa boog aan hadhinoo
Hadduu mar kusoo balleeyo
Inuu ba’o lagama yaabo😍
Asc honu
4 years ago Hodo Maqal majiraa
Heestan waxan saaid udhageysan markaa iskoolka dhigan jiray 2015 xisada markii laiga soo bixiyo banaanka ku dhageysan wlhi hadan tiktok kasoo raacay 😢💔🤭🫣💘
Really true love remains with our somali ladies.Big respect for them, our lovely sisters.Wlhi dumar sida gabdhahyna u wcn, samir iyo dhulqaad badn. ifkan majoogan. Brothers dumarkayna xuquddooda an ilaalino waa iga talo.
Ali Farah jacaylka macaan baxnayshe
Waa laga wada siman yhy abt
#rag&dumar!
Thanks wlo qaliya
Ok lgnd
@@mohanad4891 ll
Adoo ubaqoolay waajib
Maxaan kaa Daba baroortay
Daraadaa maxan basaasy
Maxaan Baad Quudan waayey😔
4/1/2019☝️✌️
Mamo kaltuun bacado noolow waayo our Queen 👸 💝
adoo. Ubaqoolaywaajib. Maxaan. Kaa daba. Baroortay
Adoo u Baqoolay Waajid weeyaan . Mahadsanid
Jcylka maxan baxnanshey maxan ka ilaashey beylah maxan balantii adkeeyey.........marka iga baadey waayo inta aragaa u baahdey mxan baxsanow ku raadshey Maxan baafiyey warkaga!?💔😭 2021 sanadkii madooba ee noloshyda iso mara sanadkan io jcylkaba allha iga dhameeyo💔
30/1/2020 heestaan erayadeda baa cajiib ah jcyl miiran🔥❤️❤️ Yaa ila dhagysnyo 2020
Heesahu dhadhan gooni ah ayey ii yeeshaan markaan commentiga dhibanayaasha jacaylku soo qoreen aan akhrisanayo.🥺💔
2020 yaa ila dawan😢😭😭😭
Aniga kula xaadira😎
Axaxax heestan markan maqlo wan iska qirodaa😭😭😭
Aniga😭😭
@@amiiraadan3017
Ayahe qurxlayeey dareenkenu ma same baa meel walba mxaa isugu keen keena. 😉
Ma nooshahy😂😂
Yaa sidayda Boholyoobay Oo arin ku baahday😢
dadki iga soo horyey kolay jacayl darti bay halkan usoo galeen😢 alle boogaha ha inoo dhayo💔💔
Daraarada maxaan basaasay
Aaamin sxb
Ala jacaylku xuma😫😫😭😭😭
@@Abdiasisfahadwliba mrku qofkaagi dhinto wx kaxun male 💔
@@Najka275 walahi ban ku dhaarte qofka sida dhan u jeclaa waa geeriyooday hurdo iyo wax walba wan ka go’ay 🥹 wan dareemaya dhibka
@@Najka275wlaahi wax ka xun ma jiraa wll😢
From musasalka arday👏❤️intii iga danbaysa 👍
Wow lagayaba
Heestii laylo abdullahi kadib bacado dib u soo qaaday anyway well done bacado
Heestan wlhi xasus igu ledahy 2017 dhegeysan jiry wiil Ayaan jeclaa lkin asi ima jecelen kadib go..aa Ayaan Gary asi dhan alle iga madobeyy walidka xita wee ididi jiren hada 2022 alxm farxad family 👪 leyhy alxm🫂❤🥺
2024 xasuus gaara 😢
Ka iga dambeeyow like ii saar wll
maalinkaan ku helo ayaan heesta ku shidi doona waa balan ilahay ha igu guuleeyo helitaankaaga zulthankaygii🤒🤒😓ina cumar adan
Shaqo ayaa kuu taala
Ilaaah ha ku sahlo Wlshey
Shaqa ku tale ale hku fudydiyo abayo
@@kowsarabdisalam8630 kkkkkkkkkk
Maheshay mase wali waad raadineeysaa😂😂😂😭😭😭😭😭
Walle anigaa Dhadamiyay jaceyl nuuca ugu qaraar Allaha desto dumarka soomaaliyeed
Cakuye Jaceylka dhib badana😦
Adoo ubaqoolay meelkale
Intaan kadaba baroortay
Daradaa maxaan basaasay
Maxaan baad quudan wayay😥
I'm listening 6/3/2023😫
ax zhp aniga xata adunka waan nacyi
I'm from Canadian I love this song ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️👌👌👌
Hhh sxp waan kuu jeednaa waa caadi 🤣
@@wiilkahamigafogleh4318 😂😂😂😂
New year 2023. I missed this golden voice of Kaltuun bacado 🥺🥰❤
0:35 0:37 0:38
After 10 months Do you live this time 😂
@@Odayhore5 Yes Alxmdullillah man. You wanted to eat "Sab"?... 🥺😂😂😂😂🤪
@@Ehel_Caashaq12024😂 lamaroya
@@Ehel_Caashaq1😂😂😂😂 Sab ma jirtoo ku dheh
Intii oo qof heestan dhagaynsanayso like igu qabo
Maxay ariin igu baahaday bohoolyow maxan laa caadabay Ax 😢😭😭 2019-5-26 maalin axaada saacadun taahay 16:30 gaalbnimo 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Wll qaali whatsapka iga soo qabo +254722738127
@@suleimanhussein9111 ok🤣
Cawa i waran😢
12/4/2021 Maanta kuceshtay after years ago, walahi waa xasuustaa alow ku xafid meelkasta aad ku nooshahay adiga iyo ubadkaga iyo qoyskagaba....... Aduun,😌😌😌😔
Adoo u baqoolay waajib
Intaan kaa daba barooray
Daraadada maxa basaasay
Maxaan baad quudan waayay😢😢😢
Heestaan 2017kii baa igu horraysay aad baan ugu riyaaqay codka kaltuun iyo laxankaba caawana gaalkacyo Ayan ku qayilayaa fadhi wanaag 6:03 T 28/5/23
Mustafa dafle waa number 1 musician fekerkeyga wlh kama daalo heesa uu tumo long life bro
Xasuustii Leylo Cabdullaahi Cumar. Ereyadan waxaa 1980s qaaday Laylo Cabdullaahi Cumar. Waxaa ereyada heeskan lahaa abwaan Shube
xasuus wacam
Still 2021 ma ilawin jaceylkeygii 2014_ilaa 2019 waqti io calafow xumudiina mxa dadka is jecel ukala fogeysaaan mar wlbo maxad qalbiyo dhawacdeen bilaa sabab😭💔
Jaceyl waa boog aan harino hadu mar kuso maro inuu ba,o lagama wayo😥☝️
Sᴏʀʀʏ ᴡʟsʜᴇʏ 😥
Woow hees iga hadlaysa weeye runtii
Hestan waxan dhageysana 26 october 2023 malin qamis ah sacad ay thy 18.31 alh un baag waxaan jacwylka nna dhax mare sidaa ah malin oo ilowi donin 1 .4 2023
2016dii ayan ku dhagaysan jiray gaalkacyo baraxley Xasuus hadana USA ayan ku dhagysanaya Aad ba. U jeclaa walhi
Sxb isoo qabo
Goormaan dib u heli doonaa talaw jacaylkaygii aan dayacay anigu 12/16/2018 ayaan qorayaa commontigan😢😢😢
Onsha allah waad hheli doontaa niyada khayr u sheeg
Wa kan hadii aad khaladkaagii garaty
Unoqo walaashay hadaad adigu khaladka lahayd khaladkaaga qiro una sabir intuu caro baaba ayo. Lkin haduu nolol kale samaystay ka samir. Waxaa rajaynaa inaad hesho in shaa allah
cafis weydiiso abayo, kadibna qofna been ha u sheegin adigoo run kaa aheyn qofna jaceel hala sameenin
Iska dulqado wad helaysa mar uun😭
2019 Iyo Kaltuuntayda Caashaqa Yaa Isku Helay 🔥😘🌹👌
Walee wllshey kaltuumo waa heystay runtii alle ha xafido waa geesiyad heestaan xasuus ayaan galay jecl ayaan dareemay qof aan jeclhy neh ma jirto runtii💖💖💋 mid baari ah oo jecl u qaado ayada neh i jecl alle ha ii sahlo
Iam somaali ilove this song and the excitement of your dream is the best mustafe dafle
Am from Canada I love this song♥️♥️♥️
@@abdihakimabdullahi2178 😂😂
Alaa wey iso jodatay hees wax aye iso xasusisay😢❤
The first day I am hearing this song 🥺, insha allah maalin uun heestan waankuu shidi doonaa Abdow 20 Jan 2023,
Wa ikna I daaar hee😂😂😊
2016 make me especial feeling and listening Maxaas, Hiiraan, Somalia 🇸🇴
Waxaa inta ikeenay waxan arkay gabar cod macan oo musasalka ARDAY kamid ah oo hestan ku luuqueyneyso
Haa anba halkaasaa n kasoo maly 5yers kahor baan aaad u dhagysan jiry alx jcylkaygii waan hely 3 caruuraan u hayaaa ❤❤❤
Hoboladii qaranka 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Baafiyay wargaga cumar
Belse matay waan KU helay
Aadban ujeclahay heestan waayo waayo marbaan aad ugu dhageysan jirey xuddur
I swear our Somali queens give de best love,I salute u .Iqro habon teydhi ♥️ Salan sare✅
Adoo ubaqoolay Angered
Hammerkulen Sweden
Intaan kaa daba baroortay
Daraaddaa Mxn basaasay
Mxn baad quudan waayey😭😍
walll allaha ku sahlo from London
Aammiin wlle mhdsanid from Belgium
Jacayl waa boog aan hadhinoo
Haddu mar kuso balleeyo
Inuu ba’o lagama yaabo💔😭
Bergsjon hda dhihi lahayd
waxan dhagesanaya maanta oo ay taarikhdu thy 02/10/2023 xaladahana igu cakiran yhn plze waa iska xaal aduun wx wlpo sidee maanta yhn beri ma ahaan doonana inta iga danbyso like ta haila dhaaafina
Hadadse barigani ilajoogto bilkhayriyo waa nasiiboo dhibtii hore wan ka bantoo😍
Inuu ba'o markey dhahdo axxx daraadaa maxaan basaasay maxaan baad quudan waayay 😢 11/07/2023 3:21
Somali jacayl ba wada haya markad hees calan cal dawato comantigeda wad yabisa❣️❣️❣️
Habeen kale habeenada aduunka ka mid ah laakiin xaalado gaar ah keligii leeyahay.
10-12-2024
10:27
Caku xumaa qofaad jeceshahy hadane Aan kuu ogeyn 🥺Jacaylku haduu leeyhy maxkamad looga dacwoodo mar hore Ban u tagi lahaa💔😢
Anay hada ihaysataa wllhi abayo 😢😢😢
😢😢 wiil maa tahay@@SabrinaMohamoud-n2n
2024 ayan dib u dhageysanya ❤❤
Jecel wa boog An harino 😢 hadu marku baleyo inu ba o lagam yabe😢😢jceylkyga wan ku xisay iso labo😢😢💔💋
Maxan abdiyow ku radsha maxan bafiya warkaga💕👍👊 Manshallah mama Kaltun afka ala kuma qabto
Ms Ogaden Queen sided ku qayastay lkn Inan abdi ahay
Ms Ogaden Queen qof waxgarad ah batahy
Ms Ogaden Queen afkaaga cano lagu qabay xpp sidad i radisy ana ku dondonaye
Ms Ogaden Queen huunooy abdigaas ma abdi ileey baa lol
Sadiq Omar doqon mxd tahay war mesha laxnimada kala tag nefyahoo
Kaltuun bacdo cod wuu guku dhamaday nice song
m.allh musicga iga gadan walhi gacantaa ilahey haku xafido mustafe keep zgoing lipax sare 💯💯💯
Yaa dawanaya 7 October 2019 xasuus😍😍😘
Aniga sxp la goo go ay sidaan udaawanaayay wlhi🔥💪
Kaltuun bacado gabar iga dheh ii nooloow abidkaa. Hees macaan iga dheh.
Jey in the house aaaaapo😜🤳 avril 8 2019 like wixi iga danbeya aan is tagerno
1 July 2022 hyderabad India sabti haben axad so geleyso qofkasta qalbiga allaha u dejiyo hada waxa igu daran waa xanuunka haaya hooyadey ee an India u keenay allaha ii cafiyo amiin amiin yarabi
Heestan cajiib wlhi wa 26/7/2023 habeen khamiis ah harta sheekha
Keep going mamo kaltuun bacado❤
Heestan waa jeclahay ❤ hadaad iga dambayso like isaar
Taariikhda wa 29/10/2023 waa hbn isniin ah caawo waxaa lasoo jeedaa xanuun ah dareen jacayl uur kutaalo ah ax😢 qof aad is jeceshihiin o aad is fahmay cakuye jcylku xanuun hadana ax ilahow inta is jecel isu sahal ana qofkaygu igu beeg allahayow🤲🏽😭🥰💔💔💔💔
ax yaa heestan waan ka dhargi waayay
Kaltuum waa halka fanan ee aan ugu jeclahay fananinta oo dhan
Qof kasto jacel hayo alle xa u sahlo inta jecelkoda iscalfatay sida anoo kale oo hadana waqtiga kala fogeyay alle ayakoo nabada xa isku keeno
Amiin wlky
Jcylka maxaa baxnashay 😢 maxaan ka ilashy bayla 2024 sandkii qalpi japka 5bilod jcyl sariir usaarna😢 ax yaa jcyl xanuunka ka qaaday wali waa la jiifaa 😢 11:10 2024/12/26😮sanadka cusup ilahýnabd hangu gaarssiyo😢
Heesuhu iyagaa dadka jacaylka kusii qaloociya.
Adooba iska iloobi lahaa bay kugu dhaq dhaqaajinayaan.
31 May 2019🥴🔥•#Kaltun_bacadO’ Xusuusahayga ka shaqaysiisaa’
Xususti’ #LaylaAbdilahi
Muritdii Abwan #Shubbe 😍 EID MUBARAK
Viva 2019 wali ma ilawin
Hadadse barigan ila jogto Hee like reer 2020
Wlhi heestan kama daalo dhageysigeeda waa hees mcn 2019
21/1/2023 habeen axadi soo galayso 23:00 anoo heestan dhagaysanaaya exkaygi oo aad ujeclaa ku soo xasuusyau naziib cawan kuu rajaynayaaa cawaale💔🥺
Legend always Legend mastafe Dafle salan sare ugaas 👋
Jacaylku wuu jira lkn hada jacaylka hada jira wabeen iyo khayali allaw jacayl anan dhib kumarin nasii😭
xasuuus axyaaa😍 jcaylkaa mxan baxnaanshay maxaan ka ilaashay baylah mxan balntii adkeyay 😍 2010
Waxabad modaa inay aniga iga hadlayso haaban kuhaya bacado
Inta haa uhaysa like igu qabta🚴♂️🚴♂️🏅🥇
Wxan dhagaysan 2/12/2019 Sacadu 8:30 anoo udhagaysanaya jcylkayga xamse wakhtigu nakala geyey lbo wadan🙈🙈😭
Wow 👏 laxankaan kahelay heska
2023/5/29
Isniin salaasa sogelayso
09:48 habenimo
Sacada bariga africa
26/4/2023 ❤2:40 oo duhurnimo 😢
😢
2018 yaa dhagesto wali🔥🔥💙💙✔
Toomsom 🔥🔥🔥🔥
September 9, 2018 🎶🎵🎵🎧🎧🎧
anigaa zxb
2019kii bee aheed markii la ii sodiray heestaan dan iyo heelo kama leheen 2022🥺jacayl waa boog hari noo haduu mar kusoo baleeyo inuu ba o lagama yaabee ❤️🩹🅰️💔🥺
Waa hees qiimo badan iyo fanaanad qaali ah
Jacaylku wa nawada hayaye wan la amusanahay
Who's here 2024😂
Legend
3 weeks ago anigana manta imaday malin talado 25/6/2024 sxb illahi waqtiga hano dhereyo labadenabo🤝👋💔🥺
Aamin ❤❤❤❤❤@@bashirabdi2692
Jah😂😂
Me
Intaan ka daba broorty
Darada mxn basaasay
Mxn baad quudan wayey
18nov2022😕
Fanaanadan kama daalo dhegysiga heeseheeda. Alla maxy Fanaanad tahay Kaltuun! ❤🔥
woow bacado illahay hakudayo
viva bacado
heestay wa ixasuus
Nolow maamo
markan heesaha jaceelka ah dhageesanaayo uun jaceel dareemaa
markY dhamaatana waa baz 🤷🏼♂️
Wowwoow
Vib
Maxan uxiisay aragaaaga 😢😢😢jcylow aabaha was😭
🤣🤣🤣
Yaa 2021 ila dhegeysanay. Waxaan hubaa macal adoonan jacayl ku hayn hadaad heestan dhegeysato kalgacayl baad dareeemaysaa
Ilma aderayalow mustafe dafle qaabku wax umatayo mayla aragtan another level