Koox dhaliyaro ah ayaa socdaal laakiin waxaa ku dhacay wax argagax leh ||DYATLOV PASS

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 20

  • @AdaMMahameth
    @AdaMMahameth 5 місяців тому +9

    Qaabka wax uso tabineyso 10/10 iyo codkagaba hore u soco bro

  • @Fariiha12
    @Fariiha12 5 місяців тому +2

    Qof waliba oo qiso kahadlo madaa wado iyar mooyee
    Codkaga 10/10
    Qisada 10/10
    Keep goin sxp

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 5 місяців тому +1

    10/10 Weeye Muuqaalkani.
    Qisada Beri Hore Ayaan Akhriyey Muuqaalna Ka Daawaday Lkn Adiga Si 100% Ii Fahasiiyey😂
    Well Done Bro.

  • @mcawil9153
    @mcawil9153 5 місяців тому +1

    Zxpkey hore u soco

  • @abdirizakdhoodhe9136
    @abdirizakdhoodhe9136 5 місяців тому +1

    Muuqaalkan Shan Qof Baan Ku Casuumay "Share U Dhahay".
    Wlhy Sxb Top Ayaad Tahay Lkn Joogtayna Ayaa Ka Maqan, Fadlan Muuqaalada Joogte Anaga Waxkasta Kugu Taageeri Karo Waa Ku Samaynayna.

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc 5 місяців тому +2

    Sxb tusalahaan ugudambeya macquula

  • @AbdullahiHirsi-jo7ib
    @AbdullahiHirsi-jo7ib 5 місяців тому +1

    sxp horey usoco

  • @Abdirahman-en1ti
    @Abdirahman-en1ti 5 місяців тому

    Nooo soo badi wllo❤❤❤

  • @Seynap-o5v
    @Seynap-o5v 4 місяці тому +1

    Dadka deegaanka amay dileen 🤔

  • @meaktooni
    @meaktooni 5 місяців тому +4

    Waar shp 8 bilood kugu xidhanay lagama hayo muqalo soo baadi qisooyinka

  • @AbdiaziizShire
    @AbdiaziizShire 4 місяці тому

    Masuul dadaal qofkii uhoreyo sheekadiisa aan dhageysta tahay dadka qisooyinka so gudbiya si farshaxan leh bad uso gudbisey

  • @MaxamedCarab-z1c
    @MaxamedCarab-z1c 5 місяців тому +3

    Abdala zxp keep going

  • @AbdisalamabdilaahiAbdisalam
    @AbdisalamabdilaahiAbdisalam 2 місяці тому

    ❤❤❤

  • @Fitaax_geedi
    @Fitaax_geedi 5 місяців тому

    Zxp codkaga wuu fiican yahay

    • @qcabdalla
      @qcabdalla  5 місяців тому +1

      Wali mic 🎤 xumo ayaa i heyda lkn wuu hagaagi doonaa insha Allah

  • @mohazadaq6991
    @mohazadaq6991 5 місяців тому

    Zxp noso badi i.a❤

  • @xakimomaxamed6647
    @xakimomaxamed6647 4 місяці тому

    Kkkkkkk qoladii baritanka soteey raad raceen dadkii tendhada gadasheeda kabaxay hadanah markeysolabten see med ogahelen tendhada kkk flim miyaaa