Falanqeyn::Turkiga Ma Wuxuu Ku Fashilmay wada-hadallada Soomaaliya iyo Itoobiya?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 вер 2024
  • Falanqeyn::Turkiga Ma Wuxuu Ku Fashilmay Dhexdhexaadintii Soomaaliya Iyo Itoobiya.
    Disclaimer!
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and UA-cam
    © Color luts music and all graphics Motionarrays.com
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond UA-cam!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

КОМЕНТАРІ • 16

  • @EngsaidIbrahim
    @EngsaidIbrahim 3 години тому +1

    Fantastic

  • @xuseeabdulaahi6383
    @xuseeabdulaahi6383 3 години тому +1

    Ilaahow somali xaqeeda usahal

  • @HassanHassan-pf9ic
    @HassanHassan-pf9ic Годину тому +1

    Dowlad Somaliland majirto waa dhul Somalia

  • @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz
    @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz 2 години тому +1

    Xoolahaan Hanjabaya muxuu ahaa oo weliba Jaahilka ah

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 39 хвилин тому +1

    Wakane waxba mayaqaan, wax somaliland ladhooho majiro ee wa uday walan warki.

  • @SMF-GSM2
    @SMF-GSM2 Годину тому

    doctor abdi aziz hadalkaaaga waxbadan an kusaxnen dowladnimada iyo madax bananideeda ayaa kujira
    1 in xukumada aysan haysan ogolansho
    Een xukumada xasan mahan kumel gaar wa xukumad federaal ah dowlad goboled yada ay la leedahay xiriro so mida wa point ad u adag sida ad uga hadashay
    2 waxaad dhahday in somaliland in wax laga waydiiyo o goobta la keeno
    Somaliland wa maamul goboled kamida somalia so maxay kaso donne halka o laga waresana wa ayada baylahda ah sida udhamese
    3 waxaad kutilmantau heshiska abiy iyo muuse dhexmaray inuu yahay mid dhameystiran o saxan
    Marka hadaladaada la eego waxad tagesan tahay gooni goosad iyo in heshiska u yahay mid xalal ah

  • @Michealfot
    @Michealfot Годину тому

    Wax barashada waa muhiim. Somali jaahil ayaa wadanki qaribtey qabiil qaran moodo iyo kuwa kale oo wada waalan

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Годину тому

    Etopia Viva. Sorry Mr.Hasan sh.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 години тому

    Turkigu waxad mooda inu qasbayo itopiya ka dib markay ku gacan saydy shirqolki masar jibuti iyo gur gurti u so maleegin itopiya iyo somaliland

  • @ajm13131
    @ajm13131 2 години тому

    Dad nolosha ka dhacay miyaa gacansi xirka gelinkaro 🤣🤣🤣🤣 dad masaakiin ah oo tiktok ka tuugsado anaga ha noo keenine wax caadi ah meesha keen libaax

  • @mrwadaniciilan8799
    @mrwadaniciilan8799 Годину тому

    Kkkkkkkkkkk dawladii Somaliland ayaa ka maqan wax lagu qoslo waye 2024 ayaa dad riyo kujiraan

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 години тому

    Garowe sawta konfur ka maqan saamaynta ku yaalatay waati lascnodna waa sida uun dee 😂😂😂

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan Годину тому +1

    Do your job mr.south somali Italy. Mogadisho will be for Hawiye only. Putland gone, raxanweyn gone. Lets see and wait the results. we believe no more Somalia Govn,t.

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 години тому

    Somaliland ba gobolo ka maqnyehin kulaha tuulada yari xadka saaran afrta qof jogan bu gobol ku sheegay 😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 години тому

    Lascnod adiga qabil ahan u jaray kenya garowe xamar jig jiga meel walba laha dhulkuda halgu baxo mantna somaliland bad dacayad ahan igu adeegsnysa gobol ba maqan 😂😂😂

  • @ApdalleAli-r3k
    @ApdalleAli-r3k Годину тому

    Somaliland state waye dawlad maha wll