Diyaaradaha Ciidamada Cirka oo ku biiray howlgalada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka socda Jubbaland.
Вставка
- Опубліковано 24 січ 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Maasha Allah guulaysta 👍👍👍❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Guuleesta ciidanka qaranka soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴
❤❤❤ wiilasha somaloyeed wey heshiiyeen. Kuwa cadowga u shaqeyo alsheydan. Daaci iyo Imaaraad.
Wa habeen insha allah
😂wax caadow ah ma jiiro ee adi kalay kismayo xoog ku qaabso Adiga Somali ah kaliga ah
Mohamedsuuber ha ka yeelan
M.a Somalia guul wcn
Masha Allah masha Allah masha Allah ciidanka SOMALIA Guul
Maa shaa alaah mw dal xoreeye,
Guul & Gobonimo💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴
guul iyo gobonimo
MAsha Allaha guuleystaa wadanka waa Ina laga baxo reerland
Congratulations to somalia air force.
Masha Allah guul somalia 🇸🇴
Masha allah guuuuul dowlada from afmadow no kaalaya
Guuul cidanka xoga dalka somaliyeed
Masha allha guul iyo gobanimo xooga dalka geesiyasha qaranka🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥷💪💪👋❤️
Guuuuuuuui guuuuuuuuuuuuul
Guulayista insha allh
❤GUUL❤IYO❤GOBNIMO
Allaha idin xifdiyo
Guul Somalia
ina lilahi wa ina ilaho rajicun naga xishod oo indhaha dadka waxaa ka qari 😢😢
Xooga Dalka Goorkasto Hadaa Shacab Nahay Waanu taagereynaa lakin Maalintaa Shacabka Somaliyeed ee Jubbaland Weerartaan Bey Idiin Dhamaaneesaa kuseexda Taas❤
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Okay walaal LAAKIIN subscribe lama tuugsado ee wax lagugusoo raaco la imow!
Hada waankuu saaray laakiin ani iyo dhawr qof oo kle oo kuu damqaday waxba kugusoo kordhin maayaan
Ninkani waa halyay,muwaadin Somaali dhab ah...
Wcs iraqii
GUUUUUL GUUUUUUL GUUUUUUL CXD SOMALIYEED
Guulaysta ciidamada qaranka inshaa alkash guul cadawga baqo iyo csrzr sllaha ku rido haloo duceeyo insy soo sf jaraan argagixisada iyo xabashid oo ah cadaw dadkii ka shaqaysan lahas. Waa cadaw allsha jebiyo cadawga.
😂xabashida miyuu ilaawey, mw, in laga eryo dalka iyo khawaarijta, somali kale iyo gobolada yaan lataaba,😅.
1 diyaarad oo ah kuwii kasoo haray dagaalkii vietnam wll wxan wax lagu faano ma ahan xasana wxuu wiilasheena somaliyed u geestay allah ka jaasiyo
brgovis Serbia ma naga sosalantay😂
Im back
Etoopiya soo gashaya soomaaliye maa difaacadan hadaa waxa difaacayasan riwaayada wadaan waa lladinlla gudhinaya👁️
Qabri quute adiga oo ooynjiray umus edeb malibide. Dhismihi ciidanka Somalia cadowba ku aheyd
Alla qurux badana allow cadow jabiii melkas te o ey jogan YAA RABII SOMALI GUUL
M.a guuuul.
Guuleysta. Intee baan sugeyney.
Xoogagan maad gaza ugu hiilisaan
adiga maxaa u fadhisaa?
Saan ayaa larabaa cadawgu naxdin ha iskaaga tani ma ahan mid ku jeeda cid aan cadaw somaaliyeed ama cadaw muslim ah bal waa intaad difaaceedii oo biloow fiicaan ku socdo koley waxaan iiman sanahy intaa aan hor kusoo xusay wax ka baxsan cidii u isticmaasha ayey tahay in uu sharcigu soo qabto midakle axmad madobe ugu yaran waa somali somalina xambad xal iskaga keeni meeyso marka waxaan oran lahaa miiska wada hadalka halagu dhameeyo wax walboo somali ka dhaxeeyo cidii si gooni ah udiidana holey Somalia cadaw ayey ledahay ee sidii cadawgaas loola dhaqmi lahaa haloola dhaqmo intaa hal dhinac looga soo wada jeesto soomaali mid ah hadii la waayo markaa anigaa leey tooganaa lkn dhamaan caqliga halagu soo wada laabto ciidankaasna kuwii j hoose dhamaan dhulka soomaliyeed xoreyn lahaa ALLAH SUBXAANAHU WATACAALAA hainooga dhigo inshaa allaah
Guul Ciidanka xooga dalka Somalia 🇸🇴
Hawiye qalbadaa madoow sababtoo aha shabaab waaa ka baqayaan ma aadi karaan dolad gobaleed beey ceer sanayaan
Waa arin farxad iyo reyn reyn mudan in ciidanka cirka la howlgaliyo guul iyo gobanimo insha allah
Axmed madoobe iyo kuwa uu kakeensaday itoobiya ileen waa wada cadaw waxayvlaqabsadeen jaceelka iyoobiya itoobiadi waligeed kumaadi jirtay maantay dhulki noosoo haray rabaan inay cadawgeena soo jireenka itoo biya kateeli mayno waan iska celin insha allah somaliya haguulesato ilahay idanki ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
BADDA WAXAA LAGA SOO CELIYEY CADWGII SOMALIDA.GUUL
❤🇸🇴❤
Qaran ayaanadeeqa diida inuu kalaqoqob walalaayal qabiil meeshuu nadhigay waan aragnay walalaluaal aad ayaad umahadsantihiin guul ayaan idiin rageeynaa geeshiyasheenow hur usocda
Bahal qanax baad noo xayeysiinaysaa caadi iska dhiga.. dji
Bal Quruxda dalkeenna fiiriya markaasaan reer galbeed u ordaynaa. Viva Somalia. Viv Jubbaland minus Axmad geeda naar
Federal soomaali waa kukala tagray, confederation ayaa loo baahan yahay si lookala badbaaddo,xoog AUN siyaad baa wax ku qaadi waayey,
Xasan dhiiqo maleeshiyadakiisa waa llasoo Afjraya ee ku soo duuleye juballan hada waajibada gudanayasan maa shacaba lla barakicinayo iyo taalooyinka laduminaya difaacadan👁️
Axmed madoobe intay goori goor tahay Ha qabsado Ranskanbooni airport
Dhaawacayada ma kuwa wiilasha askartaa lalaynayaah waxaa laguqaadini kuwa Shacabka nabada ah salkicinaya oo kowekayahaye qiraaqi caaqa shacab iibsade Xasane xabaaqote ku guulaysanmayo
Xasanoow caruurta Gaza garab ayay kaaga baahanyihiin adoo 60 kii kudhow ama dhaafay
Wa in dhulka lasso dhigaa diyarada wa duulan koxda masiibo Qaran kuso qaday shacabka jubalan
Good
Aaway miiigag iyo dronska mleh miyaa oo qeyb weyn ka qaata. Dagaslka. helikobterb baan aragnas
Somalida ha ogaadan ciidanka somalia haday idiin imadaan ma ahan inay degaanka lawareegan ee waxay u imadeen difaaca dalkiina iyo diintiina gaalka itoobiyaanka ama kiinyaanka waxay rabaan inaad sidaan goadoon ugu jirtaan oo dalka nabad ka dhicin axmed waa jaajuus waxuu lashaqeyaah sirdoono badan no 1 waxa u ah Israel iyo imaaraatka shayaadiinta qarniga axmed waxa laguladl dagalamah dowladkasto somaliya kadhalato waa cancer dadkiisa ayuu gumaadka kabilaabah sibaysan xilka ugu qabsan. As oo shaati suud ah inta toshoy siyaasada u makeyaah inay tahay boqotooyo isagu leeyahay
Hada indhihiina kala fura intaad sahalsataan ama aad is dhigataan yaan la idinku soo dhex dhuuman oon la idin dhibaateen cadowgu wuu dhagar badan yahay.
Maxaa raskambooni lagala doonayaa diyaaradahan,sawtan viila dameeralay AS ay kor fadhiyaan, bal aan eegno.sida wax u dhacaan
Raaskaanbooni waa meel amni ah, maxaad ka doonteen. Maad coosweyn iyo degmooyinka kale ee hiirshabeele
Mantoo dhan hadal lama hayee as meeshay jogan wa la wada ogyahee bal car dagaal ku qaada oo umada ka qabta shadadiinta
Dowlada shabab yeeysan been kasheegin hadhahaan juballand ayaan aadnay waayo dhulkaas shabaab maysan haysanin 10kii sanee udambeesay
Ogaadeen maanta talo ayaa u hadaysan axmed meesha ka wareejin si nabad ah, kismaayo gacantooda way ka bixi doontaa mareexan iyo hawiye ayey u gacan galaysaa
EMC transport helicopter waaye Daddka ka daaya beenta hana ku cayaarina caqliiyadda shacabka,
Dawlad. Khawaarij. Ladagaalamaysaa. Majirtee. Beenta joojiya
Diyaarad militiri iskadaaye xitaa hadaad jiniyo adegsataan. Namacabsigelineyso
Al diiyaarad meexatay waa so riidayna
Dhaawacayada ma kuwa wiilasha askartaa lalaynayaah waxaa laguqaadini kuwa Shacabka nabada ah salkicinaya oo kowekayahaye qiraaqi caaqa shacab iibsade Xasane xabaaqote ku guulaysanmayo Ciraaqi kowe laguqaad Waayo meele nabada baa Doorasha xasane Xabaaqote ku laynatsaa Shacabka masaakiina ah salkicinaya
Mawadi yaqann diyrada
Uf uf
Diyaradhi Ethiopia kula dagali lehen ma diig somali ugulaso lawaten 😢
15beri ahmed madoobe idin qabtay marka lagaaro shoodaan waxeey idin qabato aan aragno
Kismayo ila jigjiga ayaa isku fuuran
Helicopters gaboobey weeyaan. Diyaarada dagaal ayeey moodayaan Badawnimo darteed out of the date meel aduunka ka shaqeeyaan bell helicopter weeye
Xasan gurgurte tuugii uga weeyna ee soo marey dalka
Look how old it’s sad
Yaa shego keenay shabaab xaga istaag sheg koonbo koonboow hadana sahminaya iskudhidhiib kubad miya umoodeen dadka
Guul cirka Somalia 🇸🇴 guul dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 qoysaskeena oo dhan waxee ku jireen ciidan cirka iyo dhulka Somalia 🇸🇴 dowladii siyaad bare waa ku faraxsanahay from jigjiga marka kale dowlada fedaraalka Somalia 🇸🇴 from jigjiga. Ethiopia 🇪🇹 waa in watanka Somalia 🇸🇴 Laka saaro
Shabaab ayaad qadiimo ugayseen walahi 😂😂😂
Maxaad u soo sawirteen Dekeda Gudda ciidanka doomohooda?
Warya kaboni ma ahe bu,aale hatagto doowlada
Ciraaqi
Guuleysta ciidanka xooga dalka
Walee axmed madoowe godkiisa biyo ugu galay😂😂😂
Aawaye kuwii siyaad Bare bartii Baymarayaane Qanaxyadaan
HHhhhh ila sawiro waxaa soo socota tabtii afghanistan😂
Hora looshaga Ogaden ayumbaad ku arki mid Walaahi ibsada TPLF mailawden way idiinku yaraatay ee Reer dameer ayaa maantan idinkala iibsanaayo😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!!!
Arsenal maiyaad iska celisaan 😊
Oromo ma tahay
😂😂😂😂!!!
HEEDHAHA MA LABA DAN HELICOPTERS EE SECONDHAND KA AH EE LAGU DAGAALAMAY DAGAALKII VIETNAM 🇻🇳 1967 KII AYAY CIIDAN CIR KU SHEEGAYAAN 😅😅😅😅😅.
MAXAY SAMAYN LAHAAYEEN HADDII AY HAYSTAAN KU WII SIYAAD BARRE HARGEISA IYO BURCO KU BURBURIYAY 😅😅😅.
Beenta ummada ka daya
Been iyo maaweelo badanaa 😂😂😂
Alshabaab = itoobiyaan
Maxaa amxaarada looga cabsanayaa ?
Soomaaliya hanoolaato
Ahmed madoow fulay😂😂😂 waari mayseteh war hak haro😂 baranbarteh xassa gurgurteh mateh buufisted😂😂 ino hawiya futoo madow manteh jogo dulka darood wa ayan daroo😂😂
somalli hnoolaaaati
Ciidanka daraawiishta jubaland ha ogaadeen inaan loo adeegsan duulaan ka dhan ah ciidanka xooga dalka, iska diida in leydiin adeegsado siyaasad , waa ciidan kiina waa walaaladiin xooga dalka
Axmed madobe intow adaa markaa