Amazing waad ku mahadsantahay warbixinta xiisaha badan ee aan laga daaleyn daawashadeeda bro waxaan rajeynayaa in ad magaalooyin badan oo kale na dul gey doontid (warbixin) sida Delhi, Tokyo, Qahira, Dhaka, Belin, Abuja, Lagos, Kigali, Darusalam, Stanbul, Paris, Washington, New York iyo Oslo keep up
Asw marka hore waa in aan ilaahii na uumay aan si wayn ugu shugrinaa mida labaad uu naga dhigay muslim mida sadaaxna na siiyey nicmo aad u badan haday tahay dhul haday tahay dhicmooyinka aan lasoo koobi karinmarka marka aan arkay dad noloshaan ku nool ilaahay ayaan ku shukriyey mida kale hadaan nahay Soomaalida waxaan nahay dad aan arkin nicmooyinka uu ilaahy nasiiyey alxamduli laah ma arkin dadka Soomaalida faqiirka laakiin nolosha saan u ciriiriga ah ma ku jiraan waa nolol aad u xun nolashaan aan hada arkay waa jiraan dad anaga naga mid ah oo faqiir ah laakiin ma aha sidaan oo kale soomaalidu maba u dulqaadan lahayn nolosha saan ah calaakuli waa inaan nahno alxamduli laahi rabilcaalamiin shukran yaa rabi walaal aad ayaad umahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay barnaamij kaan waa fiican tahay unaad wax kasto oodunida ka jiro inaad ogaatid waxaa laga yaaba dad isdhahaayo aduunka qofkaa faqiirsan majiro laakiin markuu arko dadkaan oo kale hadduu qof muslim yahay oo iimaan leh waa xaqiiqo inuu ilaahiisa umahad celinaayo. Thank you so much brother. Have a good night.
Waa parnaamij wanagsan. In wax laga qatana mudan. Dhanka qurxon ayan ka aragna lkn nolol kle tas ka badalan ba halkas ka jirta. Somalia dalkena am hagajisano
nolashan hadda soomaaliya ayaa ku socota hadii aan wax laga qaban ka qayaas qaado muqdisho sida ee tahay nolashii dhaxe wa ee sii dhumeesa dad ayaa moodo hormar lkn hormar ma.ahan
MAGAALOYINKA SOMALIDU DEGTO AYA WXA IN DHAWEYD IYANA KUSO BADANAYA IN LABA DABAQADOOD LO KALA BAXO QOF 1 DOLLR MAALINTII KU QADEEYA IYO MID 100 DOLLR MAALINTII KU ISTICMAALA KA CUNTEYTA HOTEELADA WAA WEYN
Sxp noo soo badi xaafadahaan isku raranka ah ee daafaha dunida ku yaalo kuwa Latin America iyo kuwa Africa iyo kuwan Asian ka kala ah
Waa arin layaab leh
Wa magaalo yaableh meel somalia kaqashin badan adunka maleh ayan islaha balse kuwan aya naga daran thanks wariye sare🙌
Adig xasid ayat tahay inet kuwas okal nogs dhigeg
Nio bal isheg somali wax lagu amano 2024 aya amnigena waxa sugaya turkey!Yacni dowlad mahin dal jira mahin sowmaha!#
@@fuaadabdalle7331 ha sxb tasi wan ogahay lkn kuwa nolsha kadhacay hoganka inow hayo maxan tari karanan sxb Bala isheg
ITAAL media ❤❤❤ wax badan oo aan aqoon u lahayn ayaan idinka faa iiday thank you so nuch❤
warer waye walahi
Sxb qali malmahan decometeryada wd yareysee soo badi one love bro
thnks wll
amazing sxb aad ayaa ugu mahadsan tahay
Macalin an jeclhay sharaxaadiisa noosoo badi zxp
Thanks
Mombia magaalo cajiiba weeye wale 🥺💔😩🤦♀️✋🇮🇳🙏
Walaal video yaasha saan camal soo badi waa ku baryaahee
mahadsanid sxb
So badi zxp
Hayderabad ka soo samee muqaal bro horay u soco
𝐏𝐚𝐫𝐭 2 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐦𝐚𝐲 𝐛𝐫𝐨🥰
Mumbai City of Dreams
Amazing
waad ku mahadsantahay warbixinta xiisaha badan ee aan laga daaleyn daawashadeeda bro
waxaan rajeynayaa in ad magaalooyin badan oo kale na dul gey doontid (warbixin) sida Delhi, Tokyo, Qahira, Dhaka, Belin, Abuja, Lagos, Kigali, Darusalam, Stanbul, Paris, Washington, New York iyo Oslo keep up
Sxb mhdsnd soo badi muqaalka kale ka soo sameey magaalo kale oo hindiya ah
#Mahadsanid
Awes sxb
Amazin bro keep going
M.a us.taad aar allah haku sharfo 🙏🏼♥
GOLD VOICE KEEP GOING BRODA
Waahadsantaahay
Golden voice 🔥
Wlhy wa cajiib
Itaal media barnaamijyadaada waan kahelaaa bro
Subscribed ✔
Haw waa waaliye
Waa yaab
Asw marka hore waa in aan ilaahii na uumay aan si wayn ugu shugrinaa mida labaad uu naga dhigay muslim mida sadaaxna na siiyey nicmo aad u badan haday tahay dhul haday tahay dhicmooyinka aan lasoo koobi karinmarka marka aan arkay dad noloshaan ku nool ilaahay ayaan ku shukriyey mida kale hadaan nahay Soomaalida waxaan nahay dad aan arkin nicmooyinka uu ilaahy nasiiyey alxamduli laah ma arkin dadka Soomaalida faqiirka laakiin nolosha saan u ciriiriga ah ma ku jiraan waa nolol aad u xun nolashaan aan hada arkay waa jiraan dad anaga naga mid ah oo faqiir ah laakiin ma aha sidaan oo kale soomaalidu maba u dulqaadan lahayn nolosha saan ah calaakuli waa inaan nahno alxamduli laahi rabilcaalamiin shukran yaa rabi walaal aad ayaad umahadsan tahay sida aad noogu soo gudbisay barnaamij kaan waa fiican tahay unaad wax kasto oodunida ka jiro inaad ogaatid waxaa laga yaaba dad isdhahaayo aduunka qofkaa faqiirsan majiro laakiin markuu arko dadkaan oo kale hadduu qof muslim yahay oo iimaan leh waa xaqiiqo inuu ilaahiisa umahad celinaayo. Thank you so much brother. Have a good night.
Waa parnaamij wanagsan. In wax laga qatana mudan. Dhanka qurxon ayan ka aragna lkn nolol kle tas ka badalan ba halkas ka jirta. Somalia dalkena am hagajisano
Cajiib
Fadlan Hyderabad Ka soo diyaari
Bangladesh 🇧🇩 kama heeno
Germany 🇩🇪 kasohadal zxb aweiz 🙏
Turkey 🦃 ayadana kusodar zxb
Tankale aadbaaa umahadsantahy zxb
Waxbarashadz Mumbai kasoohdal pl🥺🥰🥰
Markaa kan arkey tan magalkeyga qurux ayuba ila noqdey, dadka kaa hooseeya fiiri markasta subxanallah😢
Waa sax maxaa usababa dhacdoyinka dhexmaraa majiraan faqiiriint iyo taajiriinta hindiya
Wan yabeyeye
Mahad danid
Bal somalia magaloyinkeda nosoo gudbi
cajiib
Qof mumbai jooga baan u baahanay please?
nolashan hadda soomaaliya ayaa ku socota hadii aan wax laga qaban ka qayaas qaado muqdisho sida ee tahay nolashii dhaxe wa ee sii dhumeesa dad ayaa moodo hormar lkn hormar ma.ahan
Alxamdulillah calaa nicmatil islam
Wasaq iyo qashin hadaad aragto waa uun sabool bac qafiif badana wuxu
Mahad sanid wllo
Aragtidaydu wa ugu danbayn faqiirka ayaa werari dadka tijaarta ah
India faqrigaa latakooraa
Waxan ka codsanay wll inaad Qayb labaad nooga so diyarisid Mumbai, Aad ban uga helnay, Mahadsanid
hhhh legemad😂😂😂
Itaal barnaamij cajiiba.
🥰🥰🥰👌
Wall noosoobadi
Pro waxn maqlay hindiya shaqo mataalo O ka ahayn fursad ah inu flim jilo O actar noqdo maxa ka jira arinkas plz kaso hadal wllo
Sxb Thanks laakin cadaalad xunmj kajirta Indian baah san wayu dadka fiqirka ah maa loosaneeyu adeeg dawladnimu
Sxb barnaamij yada noo soo badi
unfair😟
itaal waxa idinka sugeyna wadanka talyaaniga
Maclin ino suubadi barnamij yadan wax badhan Mahad sanid
MAGAALOYINKA SOMALIDU DEGTO AYA WXA IN DHAWEYD IYANA KUSO BADANAYA IN LABA DABAQADOOD LO KALA BAXO QOF 1 DOLLR MAALINTII KU QADEEYA IYO MID 100 DOLLR MAALINTII KU ISTICMAALA KA CUNTEYTA HOTEELADA WAA WEYN
Waa kaafiyo kaleh dheeri .
been ayaad shegaysaa muslimiinta hindiya dhib ayay ku nolyihiin xaga puliska iyo dawlada shicibkagab
Unsubscribe sxb
Hhhhhh mxaa dhaca6
Wuxuu bilaabay sheeko siyaasad markaa ana kama Helo haday sheekadu siyaasad gaadho waa intaan oo kaliya....
@@umalkheyrmaxamed1267 camal la'aan baa tahey by
@@fiazali5734 camal yeelo adigu adigaa camal la,aan ku haysaa ok
Ma siyaasad buu kahadlay🤔
💝As long as the poor want help,❤️🔥 help the nations 🥹😔😭😿
Cajiib