Madaxweyne Kuxigenka Kenya oo weerar Qabiilaysan kuqaaday Nura-din Yusf Hajji

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 лип 2024
  • Dal Jire Tv is a Free Somaali Media

КОМЕНТАРІ • 26

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 24 дні тому

    Waxaan salaamayaa nuuradii maxamed guulayso adeero geesi soomaali ah from awdal

  • @guirehmoussa8848
    @guirehmoussa8848 24 дні тому +2

    Somaalida ha is difacaane.

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 24 дні тому

    Ruto iyo ragena somalida Allaha Ku gargaro dhaman howlahoda iyo mas uliyadoda cadawga a cagta hosteda allaha grliyo hakuguleystan gobanimada iyo gesinimadosa😊

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 24 дні тому

    Kenya waa inlaga soo saaro soomaalida Tuugada ahee dalka
    Kharibtay laaluush Iyo qudhun baye
    Ka buuxiyeen wadankaas

  • @theruler411
    @theruler411 24 дні тому +1

    Darood qaxooti saqjaan xununka gaalada jeceshiin. Amxaaro iyo Kenyati dabad u dhaqa

  • @user-yd1ob9tq7h
    @user-yd1ob9tq7h 24 дні тому

    Jamacow anaga wuqoyi bari hada nahy Kenya marti kuma nihin hadey mida niyada gashadan wey edayan wlhi Kenya wax ban wada lahanena wax kayar noma qalman anaga😎😎😎😊

  • @theruler411
    @theruler411 24 дні тому +1

    Daarood ha la soo tarxiilo gabi waa quraanjo camal

  • @suubanseeraar3
    @suubanseeraar3 21 день тому

    Horgal waa un ina horgal. Aabihiina waa kii Soomaaliya ku soo hogaanshay Kenyatiga.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 24 дні тому +1

    Waa in la iska celiyaaa kukuyaha afka qadhmuun

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 24 дні тому +1

    Waa shirqool uu madaxweyne ku xigeenka ka danbeeyo somaliduu ka mazeyrsan yahay waa najis

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 24 дні тому

    Wey riyonayan wallahi kuwa somalida neceb hady ruto raban iney ishacabka u adegsaday sasna Ku aburan kacdon shacaba kaga turan idasna somalida buq iyo biliqo lagu sameyo wllahi awoda Allah qawiyu cazizu Aya noga filan wayo WA nacayb somalida waxa ruto lo magayo lakin waxay ku weyn dinan northeast

  • @fosiyaabiib9380
    @fosiyaabiib9380 24 дні тому

    Kuukuuyo markasta somalida waa necebtahay

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 24 дні тому +1

    Waa argagixiso cagdheer nuuradiin xaaji madaxwayne ku xigeenkuna waa ku saxsan yahay

    • @myasmamysumaya3382
      @myasmamysumaya3382 24 дні тому

      Nice try 👹👹👹👹👹👹👹🦴🦴🦴🦴🦴🦷🦷🦷🦷🦷🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑🐑💯💯💯💯🦴🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶🐶

    • @luulluul1427
      @luulluul1427 24 дні тому

      cagdheer kenya iyadaa leh waad la weyday cagdheer commente waxba kagama qaadi kartid nacaybka calooshaada ku jira adiga unbaa caafimaadkaaga waayi insha allaah

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 24 дні тому

      @@luulluul1427 Malaha waaqaxoonti kiiniya kiniyaati maa leh xaarood qaxooonti marti edeb daran

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 24 дні тому

    Hahaha.
    Jaamacoow
    Magaca MD ku-xigeenka Kenya waxaad ugu dhawaaqday sidii af-itoobiya.

  • @ruqia-yl1pk
    @ruqia-yl1pk 24 дні тому

    Dhaliisha maxaa qabiil loogu badalay somali wadankooda ay gubeen maamulka dowladeed dhaxal maaha

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 24 дні тому +1

    kenya soomaali ayaa lehe mida kale nuuradiin yuusuf xaaji ka naxoow nafta waa kuwan cagdheer halaga qabto kenya leh kaalay adiga ka qabo af wax mataro ogaadeen ayaa kenya iska lehe hadaad soomaali diiday ood cagdheer tiri uuuuuùiiii

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 24 дні тому

      Dalkaagiibaa soo gubtoo markaasaad dad dal koodii ku haysataa kkkkkkkkkkk qaxoonti idha adag marti abaal daran

  • @mubarigyusufawed7075
    @mubarigyusufawed7075 24 дні тому +1

    Kuukuuyadu waa inay ka hortaan argagixisada somalida ee dalkooda la wareegaysa

    • @luulluul1427
      @luulluul1427 24 дні тому +1

      uffffff afkaaga xun ku cara bax kkkk wax kale maqaban kartide kaalay adiga wax ka qabo ciyaal suuq

    • @user-yd1ob9tq7h
      @user-yd1ob9tq7h 24 дні тому

      😎😎😎😎cagdher mar bey qawasho lahed kudheh hadada waxbo lagama qawan karo wa tagen dowladihi ba cawanayo cagta 😎😎😎😎😅😅😊​@@luulluul1427

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 24 дні тому

      @@luulluul1427 Xaarood qaxoonti soo erya waa marti edeb darane Amaano kugu raagtay yadaa baa la moodaa meesha way ku raageen inay leeyihiin bay moodeen xaarood

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 24 дні тому

    Ninkani madaxweyne ku xigeenka ah waxaba lagu xamanayey in uu ka xun yahay in nin somsli ah uu nabadsugida uu madax ka noqdo mazeyr uu qabo awgee wakaas ku dhawaaqay ha is casilo dhibkaba waxa ka danbeya madaxweyne ku xigeen wa eey ninkaasi