Itobiya oo Af Somaali kusoo Karbaashtay dowlada Somaliya iska cabaada!

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 143

  • @burhansalad1701
    @burhansalad1701 2 місяці тому +10

    Mahadsanid Jaamacoow inaadan eeda ku kala reebin Xassan iyo Xamza

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 місяці тому +2

      Somalia waxaa madaxweyne ka ah xasan sheekh maxamuud. Wixii sumcad ah wanaag iyo xumaanba waxaa iskaleh xasan sheekh. Waayo xukuumada waxay fulisaa ama kushaqeysaa fikirka iyo aragtida madaxweynaha.

    • @Hurusocod
      @Hurusocod 2 місяці тому +1

      Waa sax ,laakiin dunidu sida ay u shaqayso, waxaa waaye in madaxwaynuhu ka mas' uul yahay dawladda waayo isaga ayaa ummadu soo dooratay.
      Xukuumada haddii ay xummaato, isaga ayaa laga rabaa inuu bedelo, balse isaga ayaaba sidaan rabba.
      Kolay anigu haddaan Xamse ahaan lahaa, xilka waan isaga tegi lahaa si aanu ceeb iiga racin.

  • @abdiwaliyusufomaromar5746
    @abdiwaliyusufomaromar5746 2 місяці тому +3

    Xasan Sh.ayaa qasbay ineey Af Soomaali wax ku qoreen waana tii Axmad Gurey ❤Good job Prs Xasan

    • @Ahmed-ki3tb
      @Ahmed-ki3tb 2 місяці тому

      Miskiin mooryaan qabyaaladda fahma qaranimana aan rabin oo lacag raadis ah weeye xasan .
      Xabashidu iyaga somaliyaba haysta ii sheeg meel ayna joogin ama ka talin miskiinyow

  • @snw9257
    @snw9257 2 місяці тому +5

    Ishisa laga arka ushisa lagu tuma. Xasan magaca Somaliyeed wuu uus xabaalay. Anaga oo nool ayu na’aasay😡😡

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому +3

    Intaa ay sheegeenba waa run Ilaahay ayaa ina dilayee. Ma been uun baynu isku akhrinaa.

  • @osmanibrahim5449
    @osmanibrahim5449 2 місяці тому +2

    Love you, Jama..❤😂❤

  • @gare12
    @gare12 2 місяці тому +1

    ITOBIYA HADII EEY XITAA AF JINI KUSOO HADASHO WAXBA ISKAMA BEDELI DOONTO BADA SOMALIYA SOMALI BAA LEH ADIGUNA WAXAAN DAN UGU JIRIN UMADA SOMALIYEED IN AAD BUUNBUUNISO MAAHAN

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 місяці тому +7

    waxaas oo dhan ma yimaadeen hadii xidhiidhka loo jari lahaa mar hore.

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 місяці тому +1

      Xasan sheekh isagaa isku keensadey in maanta far waaweyn waxloogu sooqoro oo haddana far somali ah.

  • @salebanmohamedmahmoud2483
    @salebanmohamedmahmoud2483 2 місяці тому +3

    waa ay kusugtey itopiya

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 2 місяці тому +7

    Adeer Ethiopia so soco dheh! Waxan kala heelno ayaan leenahay /// from jijiga

    • @AhmedHassan-c2o
      @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому

      Sowta ku haysata imikadan. Xabaduun bilaw haddii aad rabto

    • @ShamisAli-r3u
      @ShamisAli-r3u 2 місяці тому +1

      Ethiopia ayado is hesato Somali wadatee 2006 waxba qadi weysay hadere oromo bis yihiin miyee waxnaga qade cidankeda ha dee baxayan wasaqda America nagu heso mahane

    • @abdihakimmohamed3196
      @abdihakimmohamed3196 2 місяці тому

      @@AhmedHassan-c2owar aamus orom yahow isagoo jigjiga jooga ayuu wiilkaas sidaa uhadli karaa adigoo hargeysa joogana kuma dhacdid xitaa qoraal

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 місяці тому +1

      @@AhmedHassan-c2o Adigu ma ethiopuan ayaad tahay?

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 2 місяці тому

      @@YasserAA93 kkkk soo soco oo ma socod baa u hadhay , gudaha madaxtooyaday degan tahay. , baydhabo. Bakool, hiiraan , intaba way joogtaa, ma gurigiina hoyadaa iyo abaaha baad u jeedaaa, miskiin

  • @abdirashidabdullahi-x7j
    @abdirashidabdullahi-x7j 2 місяці тому +3

    Xasan sheekh waxaa laganwayay xiriirka u jar etoobiya

    • @abdicash8787
      @abdicash8787 2 місяці тому

      😂😂😂😂 waa kula fududahay inaad tidhahdo hadalkaa laakiin carkeeeeeee

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 2 місяці тому +2

    Kaxaxabiya dheh madax kushega noo jooga

  • @MaxamedJaamac-s5b
    @MaxamedJaamac-s5b 2 місяці тому

    Ethiopia iyo cid kale waxay doonaan ha ahaadewn ee kuwan wax naga soo gaadha allah ha keeno soomaaliya

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 2 місяці тому +1

    🎉🎉

  • @sumyohasan4036
    @sumyohasan4036 2 місяці тому +1

    Mogadisho❤

  • @abdulhassan8563
    @abdulhassan8563 2 місяці тому +1

    Asc walakeeu dadkan afka somaliiga ku hadla waa dad jaajusiin caloisha u shaqeystayaal

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 місяці тому

    Dhibka Somalia 🇸🇴

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 2 місяці тому

    Ithobi iyadu maxebahay waxkuledahay.
    Ithobi waxi yuriskadhihilahaa bayweydey.
    Haiska tiqtiqsato marka😢😢

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 2 місяці тому

    Ethiopia naftaa haysa mar hore ayaa looga baahnaa inay af soomaliga bartaan koleey somali ahlu qabuur ah ayaa u qoraye

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 2 місяці тому

    Jamac Beenaleh Soomaaliland waa Soomaaliland laascano waa Soomaaliland

  • @luuljiib977
    @luuljiib977 2 місяці тому

    Wanaag iyo xumaan waxay keentaba soomaaliya soomaali uun baa leh

  • @duniadunia7492
    @duniadunia7492 2 місяці тому

    Camiil liin somalia baada da ka wada Ethiopië

  • @m.k.7788
    @m.k.7788 2 місяці тому

    Soomaalida Adoomadeena Ayeey Ahaayeen Sanadihii Ugu Dambeeyey, Waa Eeyna Sii Ahaandoonaan

  • @ismailjama3411
    @ismailjama3411 2 місяці тому +1

    Cuqdad xaasid nacayb Somaliland ah ayaad muujisay

    • @saja9892
      @saja9892 2 місяці тому

      Itoobiyaan soomaali yaqaana baa soo batay hada bada shacabka soomaaliyeed baa waardiyeysanaya

  • @sahramuse955
    @sahramuse955 2 місяці тому

    riyada abii itoobiya oo eretereya iyo tigre iyo axmaaro iyo.oroma .aywada socdaan ayayna Cabsinagu hayn oo aan hortaagnayn maantay oo oromo barkeed aykuhartay makulatahay Inay soomaaliqabsan karaan

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 місяці тому

    TAAS WAA OOHINTII ETHOPIA MARKEY SOMALIA WAX KA QAADI WEYSEY SOMALIA OO TABAR YAR HADUU XOOG IYO ITAAL HAYO HA IMAADO LUGHAYE IYO BADA SOMALIA TAA WAA CALAACAL 😭

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 місяці тому

    WAA BEENTEED BEER JECLEYSI AYEY KA RAADINEE WAA MUJRIM ILAA HADA AYEY AL-SHABAAB NOO BUBEYNEE YAA DHAGEYSANAYO

  • @AbdelghaniMohamed-t5z
    @AbdelghaniMohamed-t5z 2 місяці тому

    Jaamac Galaddow dhareerka iyo ilmada is kadu

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +2

    Ethiopia airlines sababta loo mabnuuci layahay waa maxay? Hadal kalikiis dal madifaaco xasan sh. Lacag u ruursi ayaa waxkasto kalabmuhiimsan

  • @hassandjamila3107
    @hassandjamila3107 2 місяці тому

    Alylahe wasax aretariya wa 5 milyan itopiya kudhacdo somaliya wainkabadan 40 milyon hadh iyo haaben ayayka adeegata wana kaqaybsananta imisa calan ayajira imisa madaxwayn aya jira may

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

    kus ma adkee wax kajilicsan buu helay itoobiya waay burburtaye nerf baay aragtay xabaalaha qodanaya ee aan dan kalahaayn dalka iyo dagka inkaar illaahay haku ridee

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 2 місяці тому

    33 sano qas ayay kashaqeeynaysay ethiopia
    Ee waxba noomahagaajinaynin

  • @fadumaahmed684
    @fadumaahmed684 2 місяці тому

    ABIY OOHINTII AYAA KA DHAMAATEY 😭

  • @AhmedAbee-xt4eb
    @AhmedAbee-xt4eb 2 місяці тому

    ❤wallahi.walale.awa.wankoutagersayahay.rountachegtay.🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💘💘💘💘💘💘💘💘💘💘💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @gare12
    @gare12 2 місяці тому

    WEEY ISKA HADLEEN OOYIN LAGA YEELIMAAYO ABIY AXMED WELIGAABA OOY

  • @warsameabdilahi4495
    @warsameabdilahi4495 2 місяці тому

    War adigu ma Ethiopia ayaad u ololaynaysaa, Waa adiga Soomaaliya dhulka la dhacee. Xabashi Soomaali isma qariyo.

    • @AbdiDuulane
      @AbdiDuulane 2 місяці тому

      Dee Wasaarada wxay ka qorto dalalke cadawga u aragto in lala socdo soo ma aha hadii wadanki u jawaabi laha misa la looltami laha madaxa hoos u dhigaya.

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 2 місяці тому +1

    XASAN BAQTI Usajuude IYO Xamze Dowladnimo SOMALIYEED Waakuxaareen

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 місяці тому

    “Kulkanaanta”😂 waa af cagdheer😂
    Isxoreeya oo kudhawaaqa Ogaaadeenland😊

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Ahmed fiqi isaga oo dowlad da fadaralka somaliya ka ah wasiir inu kufano dhibatadii ay Al shabab ka khawarij ta ah ay umada Soomaaliyeed ugesten 18sano oo uu sheegto wasiirkii dowlad da sow ma ahan nasiibdaro

  • @CantarBaliile
    @CantarBaliile 2 місяці тому

    Asc jaamaca soomaliya iyado tababarheeysanin ayeyladagalami jirtay hada weyisledahay gobaladada xariirlaledahay lakin soomaliya waamarkey 1noqonlahed

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 місяці тому

    Wadan aan madaxweyne lahayn weyan somaliya

  • @AlaaleAlaale-kq1qr
    @AlaaleAlaale-kq1qr 2 місяці тому

    Afka xabashidaa nagula hadlee daanyeeryahow

  • @CabdiidirissheekhXaashi
    @CabdiidirissheekhXaashi 2 місяці тому +1

    Jamacow soomliya midnimo way dhimataye hadaanu soomlilaan nahay nagu tagera heshiiska mou ga iyo aqoonsiga soomlilaan

    • @ShaaficiMaxamed-q3w
      @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому +1

      adoonsi waligaa baad doonaaysaye aad yaa kugubhaaysta adeer dhulka isaaq baad xukuntaa uun adeer sii itoobiya laakiin walagaa daawlad noqon maaysid nin kale dhulkiisana kuraaci maayo oromo

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Waa nimanka ku shaqysta itopiya bisha septemper wada balansnhy heshiska ka laabnysa beentay sheegyan nimnka bogska yar xamar ku jira beesha calmku ku shaqysto

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 місяці тому

    33 Itoobiya waxay ku Mashquulsaneyd sidey Soomaali ukala Jarjari laheyd iyadoo Garab ka heleysa Imaaraad.

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 2 місяці тому

    Asc xasan iyo xamse
    Iyaga halkaa in dhigay
    In itoobiya Ina quudhsato waxa doontan inagula hadasho in itoobiya cidna kama jilic sana
    Maalin ay ka liidata ma
    Jirto muu cadhiyo ciidanka muu cadhiyo diyaaradooda muu cadhiyo dhaman gacansigeeda muu cadhiyo safaaradeed
    Xaguu ka baqayaa

  • @abdifahabdi2758
    @abdifahabdi2758 2 місяці тому

    Ishiisa laga arka ushiisa lagu tumaa xamse iyo xassan iyaga ayaa halkaa dhigay dalki dadkii dawlad nimadi war soomaaliyeey kaca itay goori goortahay

  • @AhmedHassan-c2o
    @AhmedHassan-c2o 2 місяці тому

    Ogaadeen la abaabulo ayaa ka horaysa ree Awdal oo la abaabulo adeer.

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому

    Jaamacow dowladii habaar baa ku dhacay, abey wuxuu fahmay villada in rag joogin

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 місяці тому

    Waa nasiib xumo weyn runti
    Wax walba wxaa sabab u ah
    Dafiifnimada iyo dowladnimada aqoon la aanta damal jidid

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 місяці тому

    ADIGA LAFTAADA AYAA JAMAAC KINTOROW KAHLAAQAD SAXAAFFADDA KA ARRADAN OO QABYKAADA IYO MACAYN KU HAYAA LAXEEY

  • @somaliasomalibaleh7822
    @somaliasomalibaleh7822 2 місяці тому

    Ethiopian wareey noqoneeysaa UN somaaliya dowlada somalia weey istaahishaa .Aamusnaata waa qirasho cabsi .ciidanka xoogga dalka ha la kala diro dadka oo dhanna shacab ha noqdeen.

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 2 місяці тому

    Xuduudaheena waa beylah iyo Baddaheena Cadowga waa kaa nagu soo Qulqulay mana iska Saari karaan Dowladan

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 2 місяці тому

    Ugaadeen ayaa warqadaas qorideeda kadanbeeyey 😂
    Dad lagumeysto, gobmaahaan😊
    Gala Dagaalka!

  • @rahh4137
    @rahh4137 2 місяці тому

    cimrigaagoo taagaa wax walba wuu ku tusaa waaba Itoobiya oo arimaha Soomaaliya ka hadlaysa.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 2 місяці тому

    Kuwani soonaali maahan, waayoo waxay taageersan yihiin Ethiopia.

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 2 місяці тому

    Hoyada Awdal lagu wasayaye. Awdal ma hoyadaba leh

  • @SofiaHassan-e2u
    @SofiaHassan-e2u 2 місяці тому

    Tolay soomaaliyay midooba shacabow kaca

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
    @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 2 місяці тому

    War jamacow istaaqfureyso mw Hassan sheik mahamud carabiga waxa u kayaqana buldaanana Ii,,gormu bartayena

  • @Imaan92546
    @Imaan92546 2 місяці тому

    Waxey etobiya u Hadleysa in ay dalkena xukunto hubka na soo galayo iyo xeebaheena waxa ka galey waxaas waxaa noo keenay doqaan xassan madaxweyne noo ah

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Ethiopian way kusaxan tahey wayo markii lo firiyo sidey uhadlan madaxda dowladda fadaralka somaliya waa dhaqan xumo tii ugu liidatey
    Wasiirka arimaha dibada ahmed fiqi hadalkii uu kajedi6ey shirkii qatar noca uu uhadley keliya qof Al shabab ah oo khawarij ta ah unbaa sidaas aamin san aa gormee Vila somaliya ay Al shabab ka lawaregen

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 2 місяці тому

    ,.Laxba shilalkay is dhigtaa lagu qalaa waa ooram liita wiilka madaxdeena sidaa u bahdilayaa

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 місяці тому

    Hu is raiyts hi is sharbuuto somali wish landis hi is from dis waman

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 2 місяці тому

    war daarood yaahuu iska calool xumaada ilaa 91

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 2 місяці тому

    Isaaq baa u qoray. Shalay India na caayeeysa. Russia iyo Ethiopia waa isku deganyihiin, ogaada in India iyo Russia la shaqeeyaan xabashka oo waliba meel Somalia laga burburiyo Somalia raadinaa

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 2 місяці тому

    ❤😂😂😂😂😂😂

  • @Khadija-i8s
    @Khadija-i8s 2 місяці тому

    ETHIOPIA JAADKA IYO DIYAARADAHAA KUFILAN OOLAJOOJIYA
    SALKEY DHULKA DHIGI LAHAY
    SOMAL7NE DIFAACDAL LOOMA SHEEGO WAA LAANGARE MACRUUF.

  • @sahramuse955
    @sahramuse955 2 місяці тому

    Jaamac haday kuu cadaatay in xasan shiikh waxaan dhaqaala ahayn uusan raadinayn si soomaali cadawga looga badbaadiyo xasan skhiikh soomaali lacag haisigu darto oonadaa hatiraahdo warkaygaas xasan iyo soomaali gaarsii

  • @saja9892
    @saja9892 2 місяці тому

    Xasan iyo itoobiya way is ogyihiine hubkiina waxaa larabaa in raadkiisa la baabi’iyo dadkana loo been guuro dadaw yaan laydin khayaamin

  • @AliOsmanAinanChauffeur
    @AliOsmanAinanChauffeur 2 місяці тому

    Ok name osman ainan

  • @goldennature3129
    @goldennature3129 2 місяці тому

    Wuqdadii daaroodku waydhsmaatay

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Waa afka ay fahmi karan ee kaliya

  • @fahdabdi6678
    @fahdabdi6678 2 місяці тому

    Awdal bay ku waalatay

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 місяці тому

    Wixii ayagu iskaraameeyo ayaa la karaameeya Madaxdeeda Soomaaliya jaajuusiin ayey u badanyihiin

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 місяці тому

    War xasanow meesha ka kac saan talo mahine imaarada ayaa kaga daran xabishida

  • @mahadsubow1290
    @mahadsubow1290 2 місяці тому

    You were the one advocating for the Hawiye tribe to remove President Farmajo from power and to support Hassan Sheikh as the leader to take Somalia to the next level. Why are you now in tears?

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv 2 місяці тому

    Afkii Al shabab ka ayuu kuhadley wasiir ka arimaha dibada aa Somaliya fikirkii khawarij ta ayaana isaga uah tariikhdiisa tas buna kaga faney fagaaro calamiya marka afgenbi aan la shacin miyaa somaliya ay kula waregeen miyaa khawarij ta

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 2 місяці тому

    Adigaba af soomaaligu kugu adag yahay sidad ugu dhawaqayso
    😂😂😂😂😂😂😂

  • @YussufMohamed-m5k
    @YussufMohamed-m5k 2 місяці тому

    Grtui

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 місяці тому

    Message warqad baa lagu gudbiya meelah lagama had hadlo

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 2 місяці тому

    Fule wadada noogu xaar awdal ugaadeen maaha

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 місяці тому

    Xeba malaha itobiya maxa ka galay

  • @mohamedjibrill2508
    @mohamedjibrill2508 2 місяці тому

    Wixii siyaad barre hub haysta ayaa wax tari waayey. Jaahil ugaadee n wadada noogu xaar!!!

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 2 місяці тому

    Hamza asaga wasirka dulumadka jooji madhihi karo yabnaye tankale wan uga mahad celineena inoo cidanka naga saaro lkn inoo jadka iyo diyaarada joojiyan waye

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Waa nimanka dacaydu iyo been munfaqd iyo hebel ba sida yedi ku shaqysta

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 2 місяці тому

    Page kooga hamay cidiba daawanaysa Agaaa 😅😅😅😅😅

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 2 місяці тому

    SOMALI DA IN LA MAMULA BY KU WACAN TAHY TAAS NA QURBAHA BAN KU BARTE WAYO AYAGU ISMAMULI KARAN 😂😂😂

  • @CalimaxamedBaaruud-ps1ku
    @CalimaxamedBaaruud-ps1ku 2 місяці тому

    Warya jamacaw ssc inay maamul madam banaan in ay ahaato waad ogoshay maxad u ogalaan wayday somaliland in ay madam banana to maxad kaladonaysa somaaliya

  • @sahramuse955
    @sahramuse955 2 місяці тому +2

    Inta tuhunsan soomaali baa tabaryar warhooy timir lafbaakujirta xasan iyo xamse yaykuumuuqan walee soomaali waa soomaali waxaan col ahayn manaqaan soosoco

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 місяці тому

    jecliyaa marka soomaali koonfur la karbaasho😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @m.k.7788
      @m.k.7788 2 місяці тому

      Adoonoow Iska Aamus

  • @abdicash8787
    @abdicash8787 2 місяці тому

    😂😂😂😂 Jamac galad , adigu is xoree horta , somaliya ha kuu danbayseeee

  • @AliOsmanAinanChauffeur
    @AliOsmanAinanChauffeur 2 місяці тому

    Kkkkk war Éthiopie shabab ah disisxeh

  • @somalilandnew
    @somalilandnew 2 місяці тому

    Dadka reer awdal ma ahaa cawamin sida kuwa lascanoood ee dhulkoodi la burburiyaay! Iyaga dadka wax bara ee iyaga waxaba lama baro! Somaliland iyaga dhisay! Guurigooda dab sidhi mayaan

    • @saja9892
      @saja9892 2 місяці тому

      Laakiin dhulkooda iyo badooda adiga way kuu banaantahay unaad cadaw ku wareejisid waa hadaad ka aqli badan tahay

  • @bossman1024
    @bossman1024 2 місяці тому

    Adigu somali matihid miya inad
    Hadal bila macno daro ah KU hadasho hadad ka xuntahay ha dhibto inad kadagalanto Isku day dalka labadasi male kaligod

  • @KingisharariBahrdahar
    @KingisharariBahrdahar 2 місяці тому

    Is not ritin ethopiya down laying

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 місяці тому

    xaarwaynhe awdal ragbaa ka taliya miyay keeni karaan ciidan

  • @maryancabdulaahi6144
    @maryancabdulaahi6144 2 місяці тому

    Hhhhhhh is kahadal lamarbo ethiopia lughaye not

  • @akhalif579
    @akhalif579 2 місяці тому

    War heedhe afka mid aad soo qortey waaba u egyahaye hortase yaaba ku og hh. Teeda kale Xamse iyo xassan dee sidii naago waalan uma hadlaan bariiska ha iska daadin kk

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 місяці тому

    Haha.
    Arreey, Jaamacoow
    Xaad ku qososhay hee biriga?
    Itoobiya walle cadow ma ahinoo.

  • @w410921
    @w410921 2 місяці тому +1

    Caqli darood, wuxuu kuleeyahay Awdal hala dumiyo si Itoobiya wax looyeelo.
    Jaahil adigu is xoray horta.
    Warqadan aad ku mergatay akhriskeeda Somaliland baa soo qortay.
    Viva Ethiopia

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 2 місяці тому

    xadhigaad qabsataaba kuu kab iyo lax waxaad tahay nin la raro waar is xoree xabadi ku qiiqdaye😮😮