"Taiwan iyadii baa laga yaacay Beri ayay ahaan jirtay..." Prof Axmed Ismaaciil Samatar

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 179

  • @ciraaq9290
    @ciraaq9290 2 роки тому +8

    Kusali NABIYA swc swc 🥰🥰

  • @sudawaabqurux423
    @sudawaabqurux423 2 роки тому +15

    The profesor with respect miss calculated on the issue of TAIWAN. There is no way that China will recognise a country that had the same issue like Taiwán. In this case Somailand. It is a futile. So why waste time on China hoping to gain recognition from it. To establish good relationship with Taiwán is the option and embark a different International relationship system free from the hegemony of dictatorial tendency. Long Live Somaliland.❤️

    • @warsamaosman-Sool
      @warsamaosman-Sool 2 роки тому +2

      odaygu wuxuu rabaa inuu shiinaha ka amaahdo dhawr billion oo uu jeebka kushubto
      somaliland'na kaga tago qaan aanay waligeed bixin karin iyo inuu ku diro reer galbeedka dollar kooda
      xawaaladaha loo soo dhigo ee ay somaliland ku nooshahay si ay dadku gaajo uugu madhaan inta ka soo
      hadhayna ay zoomalia isugu iyagoo jilbaha ku socda.

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 2 роки тому +2

      Oday runtii ayuu u sheegay kuwa lacagta yar ka qaata Taywan.kkk
      Taiwan waxa loo hoos joogaa hunguri iyo macdan la xado.
      Wax kale oo siyaasad ah ma haysaan kkk
      That why you feel the heat

    • @pirate5489
      @pirate5489 2 роки тому

      The only way Somaliland Will ever get recognition is through liberal reform , secular constitution Thanks TO Allah almighty that will never happened in Somaliland. Everybody knows Somalis are the most religious here in London Somali girls are know their hijab and modest. you really think 3 million people without wealth and education can fight off greedy multinational companies. if we get get recognition globalist will rape and and exploited our country just like all other African country .This professor has hidden agenda and that is sell all of our resources and social reform.

    • @samowsamale3490
      @samowsamale3490 2 роки тому

      Meesha af Somali ayaa lagu wada hadlayaa maxaa kugu kalifay inaad English wax ku soo qorto

    • @cmostech2765
      @cmostech2765 2 роки тому

      Absolutely 💯. Agree with you. His theory is old fashion and he doesn't know that even China manufacturing depends on Taiwan.Taiwan has been able to distinguish itself from its competitors and dominate the global marketplace. Taiwan semiconductor sector accounted for US$115 billion. O'Day DAALAN OO MACALINIMO KU GABOOBAY, Muxuu siyaasad ka yaqaanaa !?

  • @hakeim8211
    @hakeim8211 2 роки тому +8

    Ahmed ismail
    Samater please hala waydiiyo tawian waxay citiraaf uga baahantahay maanta inagu dadkeena inay shaqo abuur nagu sameeyeen❤baynu u baahan nahay

  • @nurjilacow3627
    @nurjilacow3627 2 роки тому +7

    waad noo wada sheegtay 🇸🇴🇸🇴

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +5

    One thing I might say is that : ictiraaf Allah ayaa laga hella markaas Do not waste dadka masaakeemta ah shilinkooda. I say dadka Iyo dalkaba dhis,ictiraaf wuu iska imane

    • @mariamismail993
      @mariamismail993 2 роки тому

      👍🏾💐🌺🍃

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 2 роки тому

      Muna
      Aqli fiican baad leedahay..
      Ma gabadhbaa tahay aan ku aroosee kkk
      Aan sidaa kugu qaato

  • @mistycloud4455
    @mistycloud4455 Рік тому

    Somaliland is Somalia, one Somalia!

  • @mahamedyasiin633
    @mahamedyasiin633 2 роки тому +4

    Masha Allah aqonyahan sare

  • @KnowL-oo5po
    @KnowL-oo5po Рік тому +1

    Somaliland is Somalia's internal affairs, china and the African union is on our side

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому +2

    Somali Week
    Ayan Ashur BIG respect...

  • @xsnnur1
    @xsnnur1 2 роки тому

    Tuuuuuug

  • @MohamedIBRAHIMISMAIL
    @MohamedIBRAHIMISMAIL 2 роки тому +2

    Waa been Taïwan waa wadama ugu hodon san.

  • @maxamednasteeex4359
    @maxamednasteeex4359 2 роки тому

    That is point

  • @mustafesiciid9954
    @mustafesiciid9954 2 роки тому +3

    Professor Axmed Imaciil Samatar
    Aqoon yahan tegay 🤵

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 роки тому

    kulahaa citiraafka wax wayn waa in lagaliyaa
    waa baarasho jeebka umada oo hor leh. war cadawsanaa soo jir islaam kuma yaalo
    Ilaahayoow umadan u naxariiso

  • @muhiyadiinahmed6133
    @muhiyadiinahmed6133 2 роки тому +3

    🇹🇼

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 роки тому

    Wadajirka Jamhuuriyadaha Somaliland & Taiwan ha jiraan oo ha joogaan. Jaamac Cawil Tarabi. Waa bilaahi towfiiq 🙏✌️👍💯🌷🌷🌷💐

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 2 роки тому +2

    Great Somaliland.

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 роки тому

    Ilahayba Ictiraafka haya, mushkuladdu wa in la helo nidaam caddalad ku dhaw iyo hurumar dadka aqoonta iyo khibradda leh aya suuqa wadhan.

  • @ahmedsuleiman2423
    @ahmedsuleiman2423 2 роки тому +4

    Is he just a taker or realistic, it's big question to put forward

  • @muniitaomer5925
    @muniitaomer5925 2 роки тому +2

    Taiwan🇹🇼

  • @anaskulane5984
    @anaskulane5984 2 роки тому +1

    Kkkkkk waa Runtiis isaaqu wax ma maqlaane wax u sheeg ictiraafaa waalee

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 роки тому

      silka hoyada ayan waxba maqal anaga ilahay swt aya na citirafay duli yahow futada ka qoslaya odaygan bila caqlige isku dhex yacay cidna wax uma shegi karo

  • @muxammadsheekh3152
    @muxammadsheekh3152 2 роки тому +1

    ASC,Axmaddoow, immikanna ma waxaad billawday in aad masaakiintan yar ee beesha dhexe ,Ee buka in aad TAYWANTOODDII ka canbaarraysid,
    Marmarsiiyo kalle baabbad halkaasna ka siisaye,
    Addigga iyo ataashba gudcur baydin guddaysaannoo,
    Ma taqaannaan masaakiintan beesha dhexe'e ,
    Ka baxa dunnidda siyaasadda,
    Oo iska cibaaddaysta 12 billood ee duuggankii ka hadhay,
    Hanna iskagga ciyaarrinna dhaqaallaha yar ee aydin haysataan,
    Maxaa yeellay coddadkiinna guddaafadda ayaa laggu daaddin doonnaa,
    Siddaas awgeedna,
    Doonni mayno murruggadda aydin wajihi doontaan,
    Iyo murtuggadda ay wajihi doonnaan taaggeerrayaashiinnuye,
    Wa BILLAAHI tawfiiq.

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 2 роки тому

    Shinbirtu maxay leedahay maanta?

  • @Uqariy
    @Uqariy 2 роки тому

    Walhi mashaa Allaah runtii hadey maskax daisies muuse ku jirto xaga hore sheekadu

  • @abdilaahimahameabdi8717
    @abdilaahimahameabdi8717 2 роки тому +1

    Somalia waa mid

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 роки тому

    Prof Samatar, saaxiib waqti xun baad socotaa, wixii la soo qabtay 30 sano iyo ka badan iminka habeen keliya kuma ogaan kartid ee ha jidiin qalalin.

  • @HRU20
    @HRU20 2 роки тому

    HA DAWAKHIN DUQYAHAW...
    WAXAAD AAD KA SHEEKEYNEYSAA ARLADA KAMA JIRAANE...
    REER HEBEL MOOYEE HAMI KALE LAGUMA HAYO SOMALILAND OO RUN AH...

  • @moh4127
    @moh4127 2 роки тому

    Somaalilaand wixii ugu jaahilsanaa baa xukunkii lagu wareejiyay .
    Nin sida geela loo raaco yaqaan oo reer samarar ah ab iyo isirna aan dawladnimo ulahayn baan xil u dhiibanee ma anakaa icriraafba rabna!
    Waxba adna ha xiiqine jaamacadaha wax ka dhig oo stress relief ka dhigo adeer.

    • @hamsemohamed6613
      @hamsemohamed6613 2 роки тому

      Reer samatar ma hooyadaa ayay hortaada ku rimiyeen beedeyahow , mise aabaha ayay hooyada ku hor waseen kaadi soo raacyahow kaadi soo raacu dhalay

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 роки тому +3

    Somaliland waxaan leeyahay hal mar barooweeya xukunka u dhiiba wax uu kuhayaa cirkaan geen saanaan yeelin hadii hadii hadii Professor Ahmed Ismacail Samatar bootuu nugu dilay kkkkkkkkkkkkkkk

  • @ismailomar2537
    @ismailomar2537 2 роки тому +1

    Priofessorka waa ka hoos baxday arrinta Taywan.
    Waayo haddii indhaha biyaha ka keentidna Shiinaha weligaa kuma ictiraafeyso. Ileen waxaa horyaallo gaditadda Taywan

  • @samaronsaid4676
    @samaronsaid4676 2 роки тому +12

    This man is all the time out of subject

    • @munayusuf4949
      @munayusuf4949 2 роки тому +2

      This man is most qualify for the job. And he he on the subject . That we are alla about qabiil which is the reason why we are not where we supposed to be. Do not select Simone base on their qabiil rather their capabilities for the job.! That is how we can get ahead !

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 2 роки тому +1

    Baadi laga doonay meel anay jirin waa lagu dalaaye odayga wxn leeyahay baadida kaamaqan

  • @jamuriyadabarakaysan1858
    @jamuriyadabarakaysan1858 2 роки тому +3

    China marna ma ogala sabab iyaada Taiwan ku dajisaan ee solidarity ayanu Taiwan la garab taganahay wa ceeb in imika xididka lo jaro

  • @khadarbadri3457
    @khadarbadri3457 2 роки тому +2

    Kani waa nin waaalan

  • @abdiroble5107
    @abdiroble5107 2 роки тому +1

    Ninkani waa nin aragti gaaban, abuur baa waano ka horreeyey, waxba yaan la eegin shahaadada ee waa nin madhan.

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 роки тому

      walahi waad garatay kani adbu u madhan yahay aragti gaban iyo tu dher midna male

  • @cabdirabbicabdilahi3464
    @cabdirabbicabdilahi3464 2 роки тому

    Niyaw markaa ictiraaf la'aan miyaan wax laqabsan Karin adeer haduu qorshahaaguba yahay ictiraaf raadis oo lacag dhan oo umadu ubaahnayd galiso , ictiraaf lahayne maanta waxaan ubaahanahay qof ictiraaf la'aan horumar keena qorshaheedana dajiya madaxwaynaha aan sugaynaa waakaas

  • @gulledabdi1221
    @gulledabdi1221 2 роки тому +1

    Ii wad sheekada

  • @abdirashirdigninow1084
    @abdirashirdigninow1084 2 роки тому +1

    Prof xaal qaado.kani goortu Soomali weyn wax ka waayey ayuu raba inu ilma .isaaq wax ka helo

  • @HRU20
    @HRU20 2 роки тому

    BASHIIR SH. CUMAR GOOT WAA NINKII QORAY BUUG UU U BIXIYEY ILMIHII FADQALALADA GEESKA AFRIKA 1989 ..

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 роки тому +3

    Viva Jamhuuriyada Somaliland ✌️♥️

  • @amdualeh5802
    @amdualeh5802 2 роки тому +1

    Shine ma ogola in somaliland ka godo somaliya,markaa sidee Buu kuu aqoonsanayaa isaga oo ku doodaya inay Taiwan tahay gobol ka mid ah chiinaha on ka go'i Karin,axmedow fikirkaaga wax ka bedel.

  • @mirejr484
    @mirejr484 2 роки тому +1

    hilaac❌
    hillaac✔️

  • @warfaaden6369
    @warfaaden6369 2 роки тому

    Nin waalan

  • @abdilahiarashid7584
    @abdilahiarashid7584 2 роки тому

    Horta dalka yaa kula taliyay Taiwan xidhiidh la sameeya

  • @radiohormuud
    @radiohormuud 2 роки тому

    Ninkani waa jiniboqor meelaanu joogin isla jooga, waxaanu dafirayaa halkii laga keenay Somaliland iyo in aynu ognahey jidka aynu umareyno danaheena.

  • @abdulahimahamoud4997
    @abdulahimahamoud4997 2 роки тому +1

    Horta iyadu ha is citiraafto intaan cid kale citiraafin hadaan taas la helin halkaasaay taagnaaneysaa ee waxba yaan marba gidaar cidlaa laysku qaadin

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 роки тому

      Inagu waynu ictiraafnay qarannimadeena qof walba oo SL jooga inuu dawlad leeyahay wuu aamin sanyahay waliba si adag...

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому +2

    siyasi kasta o neecb taiwan dalkan waligi madaxweyne ka noqon mayo ururkisuna so bixi mayo sababto ah cid kasto werarta taiwan waaxay anaga no xisab sanyihin inay yihin cadowga jamuriyada barakaysane somaliland o ka xun waax tarta ay taiwan kuso kordhiso dalka iyo dadka waxanan ugu baqayna madaxweynaha iyo xukumadisa inay difacan taiwan kana difacan dadka benta ka shegaya e cadowga ku ah e ka xun xidhidhka saxibtinimada jamuriyada barakaysane somaliland iyo taiwan waxanan ugu baqayna dadka jeecel jamuriyada barakaysane somaliland inanay codkoda sin ururkasta o ay hogaminayan siyasin neeceb taiwan sababto haday taiwan neceb yihin idinka ayay iein neceb yihin waxay neceb yihin horumarkina iyo madax bananidina

    • @uk16944
      @uk16944 2 роки тому

      Weldone 👍
      Bismiilla ALXAMDULILA MANSHALLA SOMALILAND 👍 ♥

    • @uk16944
      @uk16944 2 роки тому

      Ahmed Ismail wa somali faqash isaga iyo walalgiba the are only pocketing $$ and abusing their knowledge . (Wa calman la yenfac wana fitno kuku daxnool.)

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 2 роки тому

      Adoo ayo ah?
      Waaba hadii ay sii jirto Somaliland.
      Saa uma eka wax sii jiraya.
      Ethopiya will take over this land.
      Dadku waxba ma taqaanaan.
      Maanta Berbera ayay ku leedahay 1 terminal oo Dpworld u dhistay.
      Free wax ugu maraan.dadka waa laga qariyaa.

  • @abdulkarimomar5323
    @abdulkarimomar5323 2 роки тому

    Ninkan waa kii Kulmiye u ololeeyay waana kii Somalia Madaxwayne iskugu sharaxay warkiisa nin aan aqoon ayaa dhagaysanaya

  • @adama2578
    @adama2578 2 роки тому

    Proffesor Samatar is a well known talker He keeps talking non-stop,plus who can trust him ,the only reason he is in Somaliland is the Mogadishu so called government
    Refused to elect him as president,but Stil he is a unionist and all somalis knows that .he just want power
    He is hungry for power,proffesor ‼️ give me a break.

  • @mariamismail993
    @mariamismail993 2 роки тому

    erayadaada waa soor iyo salool 🌾
    In xal laga gaadho dhibaatooyinka biyaha, laydhka iyo caafimaadka Somaliland.. Samee mashaariic la taaban karo 😒✍🏾🍃

  • @nimomuhumed9917
    @nimomuhumed9917 2 роки тому

    Madaxawayne bilasha ayuu Ku shaqaynayaa ❤️

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 роки тому +1

    Great Somalilad waa runtii Taywan Dan inooguma jirto

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 2 роки тому

    Topic taiwan proff hawl somaliland hada u taala maha wixi umada dan u ah aqoon iyo caafimad iyo dhaqaale taas muhiima sida loo qaban kara umudu taas bay rabta cidii maanta dalka wax u taraysa In la soo dhawayo waa muhiim

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 2 роки тому +2

    Waxaan sugayaa in ow inoo sheego one thing oo somsliya iyo domaliland kukala duwanyihiin markaan farqigaa helno aan kukala fuwanahay markaa baan aqoonsi laraadi karaa oo la orankaraa war dee farqi baa inoo dhexeeya ingirisbaa nagumaystay iyo talyani baa gumaystay war mahee wax kale onoo sheega

    • @alimuse6980
      @alimuse6980 2 роки тому

      Republic of Somaliland 🤲🙏💪
      Somalia failer state 🇸🇴🐒🦍

    • @yonisman2089
      @yonisman2089 2 роки тому

      @@alimuse6980 maxaa kuligiina niiwada waalayne? Sual buu wiidiiyay adigune matagaan baad soo qortay kkkkkkkk

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 2 роки тому +3

    Somaliland iyo Somali waxaa kaliya ee ka dhexeeyaa waa Qomiyada Somalida. Carab waxaa ka dhexeeyaa waa Qomiyada Carab nimada. Yamanigu waa Qaran. Masriguna wuxuu haystaa Qarankiisa laakiin waxaa mideeya Qoomiyada Carbeed.

  • @beydanxujale4105
    @beydanxujale4105 2 роки тому

    samater is not a practice man but rather then a man of talk

  • @technologies3943
    @technologies3943 2 роки тому

    Professor ku ama aha Inuu ufakaro inaan nahay sidii dal la aqoonsanyahay Taiwan maraykanka iyo ingiriiska waa dalalka kaliya ee arimaha Somaliland dhaqaajinkara horumarna uhorseedikara ictiraafna gaadhsiinkara

  • @zakiahmed7427
    @zakiahmed7427 2 роки тому

    Aqoon yahan balse dadka shacabka slland wali may bislaan shacabkuna wali qabyaalada ayaa ku jirta balse ee allow qabyaalada naga saar slland dhexdeeda

    • @moh4127
      @moh4127 2 роки тому

      Haa may bislaan cay iyo kan baa na diiday iyo kan baa sidan ah baa bay kaga soo hadhay.
      Waa dad iska jaaahiliin ah oo aan waxba kala garanayn.

  • @Hakammed
    @Hakammed 2 роки тому

    Hhhhhhhhhhhhhhh

  • @mohamedadenahmed7644
    @mohamedadenahmed7644 2 роки тому

    Pr. Axmed ismaaciil samatar anigoo ixtiraamayaa Hadana waxan uu kasheekaynaayo maaha siyaasada dawladuhu ku shaqeeyaan iyo midda maanta socota labadaba ee feker uu isagu aaminsan yahay una eg ama ahba siyaasada ardayda maskaxdooda lagu barbaariyo ee maaha siyaasada dawladuhu ku shaqeeyaan ilaa ay taa fahmaan mooyaane weligood ma guuleysan karaan

    • @masuulofficial7014
      @masuulofficial7014 2 роки тому +1

      Mxaad markaa rabtaa main sitaasad xumadii taywan kuu gaysay ee horay dalka loogu aqoonsan waayay

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 роки тому

    Ogaada labadaba dhawaanbaa la soo afjarayaa

  • @adanibrahim9402
    @adanibrahim9402 2 роки тому

    Mafia and worlds will not divide Somalia 🇸🇴 Somali land Somali land Somali land snitches get Stitches

  • @barkadabdi198
    @barkadabdi198 2 роки тому +1

    Adeer chinee wuxu racsanyahay somalia markaa maxaa ku walay midakalee China diday somaliland inuu imadoo ayay Taiwan qaranimada ogalatay oo ay safir ka furatay. Adoo idhahagaa kuu arkayaa ayay Taiwan horomarin. Xitaa kovidkii ayay kaa cawisay. Maxaa kugu diray taiwan

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Рік тому

    هل سخريه والاذلال بين الصوماليين بعضهَم بعضا سياتي الثمار؟

  • @munayusuf4949
    @munayusuf4949 2 роки тому +1

    A man who know what he is talking about! Manshallah, I am going to boots for you just because of your believes and ideas and not your qabiil . In fact dameeraheenuna meel ma wada daaqaan, . It is about time we hired ppl base on their knowledge and not because of their tribal shit. We need more educated like him . Guuleyso Ina Samarter

    • @JamaTarabi
      @JamaTarabi 2 роки тому

      I'm so sorry for Prof Ahmed Samatar is absolutely out of the topic and you have the same mentality 😐🤬

    • @IB_Adam
      @IB_Adam 2 роки тому

      @@JamaTarabi
      “Uur Hooyo ayaa eex leh”ayey maahnaah Somaliyed aheyd.Cabdi Ismail Samater is the real scholar and intellectual heavyweight.Ahmed is a very shallow man who likes to lecture people.The man doesn’t know what he is talking about!

  • @uk16944
    @uk16944 2 роки тому +1

    How many years you have been against somaliland recognition, how can I trust you after somali give you 👎
    We can't trust you to the top of office of somaliland. You are not honest person.

  • @sacadmawliid7459
    @sacadmawliid7459 2 роки тому

    Is the old man crazy, Somaliland itself needs projects, so keep quiet, there is no work, there are no roads to walk on, there is no money, when the English came to the country, there was only one thing.

  • @محمدبناحمدبنالشيخفارح

    Dawladaha aad leedahay aan ka dhaadhicimo goonigooska somaliland
    Sida jaynaha oo kale waxay ku gaadheen awooda ay leeyihiin midmimo iyo wax wada qabsi .
    Tusaale jaynahu oo bilyan iyo 300 oo milyan ah waa awooda labaad ee aduunka .
    Waxaad rabtaa soomaalida oo 30 milyan ka yar inaad kala qaybiso ..
    Xagay martay aqoontaadiii cajiiiiib

  • @xikma9748
    @xikma9748 2 роки тому

    Oo markiihore maxaad uga hagranaysay soomaaliland inad udoonto Aqoonsiga mamarkaad madxweyne notid baad soomaalilandr tahay waanfahanay

  • @khadarxasan6799
    @khadarxasan6799 2 роки тому

    Calmaani waa ninkii iskuulka qalax tagay ardaydiina uugu sheekeeyay kuna yidhi isagoo tusaale uugu soo qaatay boobka gaalka ah boobkuu markuu tago iskuulkii yaraantiisii intuu ciida soo qaatuu dhunkadaa lakiin imika wuu gaboobay oo ul ayaa dhulka uu ka qataa taasaanu dhunkadaa markaa anaa ushaasaan dhunkanayaa markaa waxaa la soo baray waa diin la dagaalka af macaan ayaanu inagu sirin ukaga calmaaniga ahi

  • @sb9191
    @sb9191 2 роки тому

    Somaliland isn't recognised which means no DIRECT international aid, financing and investment. Everything has to be approved by Mugadishu first. That's why the professor wants to prioritise international recognition or at least establish relationships with major powers. Somaliland's 4/5 Presidents were Issaq, so did they achieve success? Unemployment and corruption figures are shocking, famine is widespread and there's no basic health care. It's 2022, it's not about tribe, please shut up and give a chance to an educated person.

  • @beydanxujale4105
    @beydanxujale4105 2 роки тому

    ninkani hadal uun baa hayaa intii uu wadankan yimi wax uu qabtey ma aragteen hadal uum buu wadaa

  • @abdirahmanmohamedabdi9932
    @abdirahmanmohamedabdi9932 3 місяці тому

    Koonfurta suudaan marka ka go.aysay suudaan inteeda kale ..masidaa aad sheegee ayey u kala dhigtay .mise waa un la aqoonsaday oo way mudatay??ninkaa wareersan 75 jirka ah nasiino siiya

  • @abdilaahicabdi8590
    @abdilaahicabdi8590 2 роки тому

    War madhan weel madhan ma buuxiyo

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 2 роки тому

    Ninkan hala doorto

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi Рік тому

    N0! N0, this is absolutely a wrong idea of Prof Ahmed Samatar about the diplomatic relationship between the two Free Republics of Somaliland and Taiwan. The Rogue China doesn't like Somaliland's relationship whatsoever, the reason been it has bilateral diplomatic ties with the Southern Somalia. However, Mr Ahmed it is too little and too late to talk about this matter While you were Presidential candidate in Mogadishu, Somalia. Now and then, the Republic of Taiwan is a good friend of Somaliland and its People. 😐🤔🤬

  • @ahmedhassan3002
    @ahmedhassan3002 2 роки тому

    Duqaan been badan waxaa ka fiican cabdi ismacil samatar

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 роки тому

    Odaygu siyaasada waxab kama yaqaano. china waligii inma aqoonsanayo
    waxa tusaale inoogu filan Kosovo. china ma aqoonsana Kosovo sababtoo ah
    waxa uu lasaaxiibyahay Serbia oo sheegata Kosovo. teeda kale china isagiibaa
    4 dal sadexna xoog ku haysta midna sheegta, sadexda uu xooga ku haystaa waa
    1: Tibet 2: East Turkeystan 3: Inner Mongolia. Iyo Taiwan oo uu sheegto. Taiwan waa dal
    madaxbanaan oo aanu waligii xukumin xisbiga shuuciga ee cadawga ee alle diidka ah
    Taiwan waan waxa la saaxiiba dhamaan dalalka reer galbeedka ah Taiwan waa dalka uugu
    horeeya xaga samaynt semiconductor'ka oo ah waxa aduunka casriga ah uu maanta ku kala
    socdo. sababta uu china u doonayo inuu Taiwan qabsadaana waa Semiconductor'kaa awgii.
    Sidoo kale hadii aynu Taiwan xidhiidhka u jarno oo aynu shiinaha xidhiidh lasamysano
    waxay taasi inaga horkeenaysaa reer galbeedka aynu dollarkooda ku nool nahay. shiinuhuna
    booskaa reer galbeedka inooma buuxin karo. oo waxa dhici in xawaaladaha laynaga joojiyo
    oo ay somaliland macaluul u wada dhimato.

  • @blessingchanne1866
    @blessingchanne1866 2 роки тому

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 роки тому

    war tuugan doonaya inuu wadankeena iibiyo yaan lasoosaarin ururkiisa.

  • @محمدبناحمدبنالشيخفارح

    Run ahaantii kalaqybinta umada soomaaliyeed waa caqli daro xagii u danbaysay .
    Umad wada muslimiin ah oo hal dhaqn hal af hal diin wadaaga sidee loo ka la qybin karaa .
    Iyadoo la wada ogyahay in caalamku uu is xulufaysi iyo midnimo u jeestay sida midowga yurub oo kale

  • @musdafamohameddahir3002
    @musdafamohameddahir3002 2 роки тому

    BARFASOOR HADUU SIDAAN YAHAY KA WARAN KAN JAAHILKA AH? HADA KA HOR BAA NIN AAD U MADOOW LA ORAN JIREY CADAAWE MARKII LA WEEYDIIYEY MAGACIISI WUXUU YIRI MAGACAAYGI WAA CADAAWE MARKAASAA LAGU YIRI HADAAD CADAHAY KA WARAN MADOOWGAAGI BARFASOOR SAMATAR HADAAD SIDAN KU TAHAY BARFASOOR KA WARAN KAN JAAHILKA AH?
    HADABA AAN KU BARO QAAYNUUNKA AMA SHARCIGA DUNIDA LAGU DHAQMO DAL HADUU DAL KA GO AYO DALKA LAGA GO AYO WAA IN OGOL LAGA HELAA TAN LABAAD DADKA GO AYAA INTA UGU BADAN %99 IS WADA OGOL YIHIIN OO DALKAASI BUUQ IYO IS JIID JIID KA JIRIN
    SAGAAL KA MID AH 15 SAKUURITI KONSOLKA WAA INUU U CODEEYAA IYO SAHANTA VIITOOWGA LEH SHANTABA OGOLAADAAN
    BARFASOORKA WUXUU LEEYAHAY DALAL BAAN XOOG SAARAYAA SI AAN UGA DHAADHICIYO INEEY II SIYAAN UCTARAAF BARFASOOROOW GURIGA SOO MA AHA MARKA HOREEYSA IN ILBAABKA LAGAAFURO ILBAABKA FURIHIISI WEXEEY TAALAA SOOMAALIYA SIDAA U BARO AW BARFASOOW

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    taiwan lagama yacin e walagu so yaca lakinse waxa laga yacay adiga o benale ah o bila caqliya o munafaqa o ka xun xidhidhka taiwan iyo jamuriyada barakaysane somaliland iyo saxibtinimadoda wanagsan

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 роки тому

    Waar Shiinaha Shuuciga ah iyo Somalia waa ku lid jiritaanka Somaliland . Taiwan waxay noo tahay dal aad nooga caawiyey dhincayo badan oo waa midho gacanta noogu jira. Waar ma isaga Billion-ka Shuuciga ah Shiinaha gacanta ku haya . Waar aqoonsiga Shuuciga ma isaga gacanta ku haya. Uu iska riyoonaya. Maxaa wadne beri hore South Africa lagu qalay sheekadiisa maanta Somaliland uga dan ah KKKKKKK. Hawaawi ayuu shubaya odaygani

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 Рік тому

    Somaliland is ruled by gun and clan or tribe. Therefore, does not need an English teacher. He always says , we. Need to do big things. But never showed anything teachable. Ahmed is empty can or empty container. Is only useful when one used on right time.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    odaygan siyasda lama socodo Taiwan saxar inu gaadho calamka ma ogola waxaa dunida ku kala socoto iyaga leh waxay na yidhahden hadii aay na soo weerarto china wa buburinayna hadii la burburiyona waxa weeye dunidu way isku yaacaysa Taiwan markan balan buu qaday u dagalmo iyo dunida odhan waayo qofwalaba dantiisu aduunkan eeganaya dunida Taiwan qiimo wayn bay ugu fadhiyaan odagan sheekooyinkiisi uu dhigi jiray ha isaga noqdo mar hadu taagan yahay Taiwan baa laga yacay
    China africaba inay dib ugaymaysto rabta wataas itoobiya sunta ku shubtee dadki xoolahiiba washeen wata itooobiya loo guraman wayay wayo china keenan dadka dunidana manta africa ku tartamayan ogow China inty tidhahdo waan ku dhisay aayay ku odhan bixiin kari wayday ana qadan hada ugaandha ayay ku dhacaday dunida meeshay yimaden wado africa intay u yimaden ayay dharka ay ku shaqeen xata china ku qoran ciidayda siidee lagu dul qaraa magac kale ader china faaiidaeeda khasaraheeda ka badan kuwan Taiwan ayaa ka wanagsan kun jeer
    odagan waxan moodi jiray inu fahansan yahay hadu yidhi Taiwan baa laga yaacay wa been dantooda isku wataan mooye danta ugu wayn dunida waxa lagu qaba Taiwan

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 роки тому

      ninkan taiwan wuu isku daba qarinaya e wuuxu cadow ku yahay qadiyada iyo wanaga ka dhexeya taiwan iyo somaliland waaxay cadowga somaliland didan yihin waax tarka ay taiwan kugu so kordhinaysa waliga la soco cadowgu manta shadhadh kala duwan ayu xidhan yahay

    • @hereaftergolory9114
      @hereaftergolory9114 2 роки тому

      Caalamku waa ayo?

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 роки тому

      ​ hereafter golory caalaamka ayaan ku sheega miya iska sug intan ku sheegayo

    • @sidrasirad9475
      @sidrasirad9475 2 роки тому

      @@alexkeith1260 cadowga iyaga jabaya dalkan iyo dadkan barkaysan ilahay ba ilashada dadkiisa ilashada Somaliland nooc walaba ay yihiin waanu la soconaa wax ay inaga qadayan baa iska yar Taiwan ha waxay u diidayan waa maxa noo keenay china oo diidan goida ayuu taagerayaa wa iska oday hadal tiro mooye waxba kale ogayn siday cirka iyo dhulka kala hayan ayuu kakalena u hadala cirka soo dumiya labaduba wax ba naga maqan bay ku meeraysatan walahay labadoodaba waxba ma sheegayan

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 2 роки тому

    Qadiyad khaldan ayaa istiraaf lagu raadin🙄S/land aan lagasoo bilaabin dadkii 1960kii lamidoobey koonfurta ayaa larabaa in laladhex ordo soomaaliya iyo caalmkii, horta reer waqooyi iyagu heysasoo ictiraafo oo hakusoo heshiiyo, hadiikale dhush dhush dhushtii aad sheegtey ayaa socon

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 роки тому +1

    Waxan hubaa hadii Ahmed ismail samatar aynu madaxweyne u doorano inay SL noqon doonto singaporeta afrika 10 sano ee soo aadan insha'allah...

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 2 роки тому

    Prof Samatar waa aqoon yahan weliba aftahan ah oo la hubo. Laakin, dawladaha iska liita sida Somaliland iyo shacabkooda oo dad jaahil ah u badan , ma doortaan qof Samatar oo kale ah, waxay ka door bidaan mid aan ayaga wax badan dhaamin, oo wax kasta oo uu sheego ay si hawl yar u fahmayaan, waana sababta keentay in ay aduunka kale aad uga dambe yaan.

  • @IB_Adam
    @IB_Adam 2 роки тому

    Just running his mouth as usual!

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    war waad maqlaysan dadka rer somalilandow cadowga idin cadaystayu e weraraya taiwan isago ka ben shegaya dhinaca kalena amanaya china o africa odhan dayn galisay dhulkodina kala waregtay hadaba codkina ha sinina nin cadowa o ka xun horumarkina iyo wanagina ogada nin kasto taiwan werara waa cadow ka xun inay manta taiwan la saxibto somaliland kana cawiso waax yalo fara badan ninkani waa nin dantu ku qasabtay inu somaliland yimado marki ay somalia ku tidhi orad somaliland tag tamar dara kentay lakinse sidi ayumbu u neceb yahay qadiyada iyo madax bananida jamuriyada barakaysane somaliland lakinse taiwan wuu isku daba qarinaya e indhaha fura dadkinan hurda

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    ninkan waad arkaysan inu wali hayo cadawadi u hayay qadiyada iyo madax bananida jamuriyada barakaysane somaliland lakinse wuxu aha nin dantu kentay kuna qasabtay inu jamuriyada barayaksane somaliland hos yimado marki lagaso eryay somalia e lagu yidhi orad somaliland ku noqo waxa tana cadaynaysa sidu u weraray taiwan e u waliba caqli xumadisa benta uga shegay cadow kasta o neceb somaliland wuxu werara taiwan sabbato waxay ka xun yihin dawlada aynu saxibka nahay e is ken garab tagtay e manta dhincyo badan inaga cawinaysa o ah wadamada ugu dhaqalaha badan adunka iyo wax sosarka o ah wadan ay la saxib yihin wadamada ugu dhaqalaha badan adunka ninkani waa ninka caqli xumada ku darsaday benta wadanka ay maraykan iyo xulufada reer galbedku garab tagan yihin ayu yidhi waa laga yacay yacnio waa benale benta ka gadhay darajada ta ugu sareysa

  • @muhiyadiinahmed6133
    @muhiyadiinahmed6133 2 роки тому

    Ina ismacil samataraw kaakama ibsamayso in ad tidha taiwan 🇹🇼 garan mayno

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 2 роки тому

    bal odaygan sidi somalida u hadalaya oo yaa is waydiinaya diinta iyo isku muslim bad tihin isku af baad tihin waxas yaa is waydiiya war ilahay yaqana aduunka imisa isku afka kala luqdada war qadiyada Somaliland ilahay malintu ogolado aya la ogolanaya dadkeenaa aad uguma dedalan qaar badan lakiinse somaliland citafkeeda wuxu ku xidhanyahay sidanu wax u qabsano sidaaynau aduunka u tusno inanu investment la nimadno dunida ka noqono dad wax qabsanaya qaadkan aduunki wuxu amainay dadka qaadka cuna waxaba maha hadaba qaadkan lajoojiyo maalkii wadanka la degay lacagahaan gurayaha la fadhidan isku darsada wax soo saarka badiya wax beertaa dunidu iyada marka khasab kugu soo raacaysa mooye wax qoran iyo sheekadasii socon mayso waa la arka waxad tahay odhan ado qorin aya la arka wax qabso aduunka ka maran cidna ha u joojin dan iyaga kuu bahan doona dunida wa dhowr wershadood anu samaysano cuntadeena isku filnaano biyaha aad ula soo baxno qadiyadada si walaba ku heli karta hada joojisan qayladan iyo buuqan waxay is leeyihin markay dowlad noqdan armay islaayan siyasi walaba intu soo fadhiiso meeshu wa qabyaald qudhun la soo fadhisto adiga iska horjooga horumarka markaas dhaalaha ha la kordhiyo beesha calamka waxba inama siiso siday u siiso somalia wataas oo la sii kordhiyo ganacsatada somaliland maalka isku dara wax walaba keena guusha taasay ku jirtaaye

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    maraykan ,ingiris, france iyo dawladaha ugu dhaqalaha badan adunka aya taiwan garab tagan iyado taiwan iskedna ah dawladaha ugu dhaqalaha fican adunka lagama yacin e walagu so yaca lakinse adigu waxad ka mid tahay cadowyada jamuriyada barakaysane somaliland waxanad werartan cid kasta oy taiwan ka mid tahay o dalka iyo dadka waax taraysa

    • @masuulofficial7014
      @masuulofficial7014 2 роки тому +1

      Twain maxay haysaa iyadiiba maalinkasta chains u hanjabayaa mida kale mxaa kahorjooga dalka chaina iyo France inta aad tawian oo iyadiiba aqoonsi hayn aad kucararsyso wax aqliga gala umada haloo sheego

    • @alexkeith1260
      @alexkeith1260 2 роки тому

      @@masuulofficial7014 bila caqli ayad tahay adunka ma cid isku hanjabta aya ku cusub malin kasta dawlada isku hanjabe muxuse china kaga qadi kara taiwan hanjabad u cidlo ka hanjabayo war jamuriyada barakaysane somaliland cidi waax la qabsanaysa e danteda wada ayay racaysa sona dhawaynaysa lakinse cidi isku dayda inay waax u yedhiyan ka aqbali mayso sababto ah waa dal xora o madax banan waligedna taiwan saxib ayay la ahanaysa saxibtinimadsani waay si xogaysanaysa mar walba

  • @alexkeith1260
    @alexkeith1260 2 роки тому

    ninkani waa ninki marki somalia laga so eryay e u maraykanka kuso noqday aya lagu yidhi bal somalia ka waran ninkasi wuxu bixiyay jawab xita ilmaha yare 7 jirku anu bixiyen wuxu yidhi xamar waa mel wada gudafad mel walba xashish aya yala hada waa mel dadkidhibataysan yihin o dadkiba silcayan ayu ninkasi wuxu ka hadlay isago cadho hadlaya eriday laso eryay darted gudafad iyo xashish wana isla caqli xumadisa ta manta ka knetay inu yidha taiwan aya laga yacay o adunka reer galbdko dhami garab tagan yihin waliba marakaynku ugu horeyo ninka nocasa dalkan jamuriyada barakaysane somaliland waligi xilka ugu sareya dalka ka qaban mayo lona dhiban mayo wayo waa cadow bila caqliya dalkana ma jecla e danta ku qasabtay marki somalia lagaso eryay cadawadsina wata manta u kentay inu taiiwan weraro isago ku daba qarinaya cadawada u hayo qadiyada madax bananida jamuriyada barakaysane somaliland

  • @warsamaosman-Sool
    @warsamaosman-Sool 2 роки тому

    kkkkkkkkkkkkk. alla odaygu muxuu hurdaa kulahaa Taiwan baa laga yaacay kkkkkkkkkkkk
    waxaan filayaa inaanu wararaka dhagaysan oo uu sheeko muqaaxida aad u dhagaysto sababtoo ah
    hadalka maalaayacniga ah ee uu ku hadlayo ayey ka muuqataa.

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 Рік тому

    Ahmed Ismaaciil samater,
    Si Xun aruux u Baxay baad tahoon samuhu deeqaynin,Siraadka Somaliland u Baxay NIN aan Araga Siineynin , tawain iyo Somaliland waa laba mataanood . SHIINAHA Aqoon ma u leedahay!?
    Haddii aad wax garad tahay fiori wadamada derisks la ah Somaliland ee SHIINIHU jooga,

  • @JamaTarabi
    @JamaTarabi 2 роки тому

    Adeer Md Samatar, dadkan aad leedahay maxay yihiin? Adeer waa dadkii dalkan u soo Halgamay ee adigu xaggaad jiray oo ku maqnayd. - iga dheh Xamar iyo Amerika 😐

  • @cmostech2765
    @cmostech2765 2 роки тому

    Wadaadkani, waa Out of the topic and point. Shèekadiisu waa Aniga kaliyaa wax Aqaan. Qaddiyadda Haddad fahamsan tahay- Your record is on the table. Taiwan waxba kama taqaanid, lama aqoonsana, laakiin ogow in Somaliland aanay Aqoonsi ka Rabin Taiwan. Waxaynu Taiwan ka baranaynaa, adigoon lagu Aqoonsan sideed isugu filaan kartaa !. Haddii aad Taiwan la saaxiibto, waxaad la saaxiibtay USA. Adeer intii aad taqaanay wey dhaaftay, Sheekadadu waa Old Fashion. Welcome to the modern world.